“Author Archive”

Afrika: Qaarad Qani ah oo Kheyraadkeeda Ka Baahan yahay(Qeybta 2-ad ,Daawo)

Afrika: Qaarad Qani ah oo Kheyraadkeeda  Ka Baahan yahay(Qeybta 2-ad ,Daawo)

Sidaan horeyba idiinku sheegnay Afrika waa Qaarada ugu Qanisan guud ahaan dunida ,Marka la qiimeeyo Kheeyraadka ay kulan satay, Sida, Cimilada diiran ee dhex dhexaadka ah, Duur Joogta Allah ugu deeqay ee kala nooca ah, Bad iyo bari Kheyraadka dhex ceegaagayo, Sida, Shiidaalka, Miniraalka, Macdanta,Dahabka, Dhaymanka iyo Luulka, dhul dabiici ah oo beerashada ku haboon […]

November 28th, 2015 | Posted in News in English, Uncategorized, wararka caalamka | Read More »

Daawo:Fadliga Istiqfaarta ay leedahay qeybta 1-aad

Daawo:Fadliga Istiqfaarta ay leedahay qeybta 1-aad

Fadliga ay leedahay Istiqfaarta , ilaahey keliya oo denbi dhaaf la weydiisto qeybta koowaad Sheikh Cabdiqani Qardhaawi.    

November 4th, 2015 | Posted in wararka caalamka | Read More »

sayidul Istiqfaar: Madooneysa inaad Jannada Gasho ku duceyso ducadan Sayidul Istiqfaar

sayidul Istiqfaar: Madooneysa inaad Jannada Gasho ku duceyso ducadan Sayidul Istiqfaar

Ducada Sayidul Isfiqfaar waa Sayidka Ducooyinka, macnaha ducada ducooyinka ugu ugu sareeysa . ku duceyso adigoo ku camal falaya Subaxdi iyo habeenki, ruuxa Subaxdi ku duceysto haduu geeriyoodo maalinkaasi waa Ahlu Janna, si lamida Habeenki ruuxa ku duceysta . Hadaba aan ka faa, iideysano, ilaaheyna hanaga dhigo kuwa ku camal fala.

October 31st, 2015 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Daawo: Qiso Cajiib ah oo dhexmartay Shaydhaan iyo Gabar uu baadiyeeyay.

Daawo: Qiso Cajiib ah oo dhexmartay Shaydhaan iyo Gabar uu baadiyeeyay.

Waa Qiso Cajiib ah oo dhexmartay Shaydhaan iyo Gabar uu baadiyeeyay inta ay nafta ka bixin ka hor.  

October 31st, 2015 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Daawo: Caalamadaha dhicitaanka Qiyaamaha la taaganyahay Qeyb 1iyo 2.

Daawo: Caalamadaha dhicitaanka Qiyaamaha la taaganyahay Qeyb 1iyo 2.

Calaamadaha dhicitaanka qiyaamaha oo intii badneyd la wada arkay Sh/ Max’med Cabdi Umal Xafiudlah

October 3rd, 2015 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Xeebta Calanley ee Magaalada Kismaayo oo olala nadaafadeed ka socdo

Xeebta Calanley ee Magaalada Kismaayo oo olala nadaafadeed ka socdo

Xeebta Calanley ee magaalada Kismaayo oo olala nadaafadeed ka socdo xilli xeebtaasi ay la ildarantahay nadaafad daro baahsan, maadaama 20 kii sano ee la soo dhaafay ay noqotay meel qashinka magaalada lagu qubo.    

October 3rd, 2015 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Daawo: Ugaadhii Jubaland ka qaxday 1991-ki oo ka soo laabaneysa Kenya

Daawo: Ugaadhii Jubaland ka qaxday 1991-ki oo ka soo laabaneysa Kenya

Duurjoogti ka xaqday dalka Somaliya gaar ahaan deegaanada Waamo ee hodanka ku ahaa Duurjoogta , kadib markii 1991-kii uu Somaliya ka bilowday dagaalkii Sokeeye ayaa haatan bilowday inay dib ugu soo laabtaan deegaanka Jubada hoose oo horey ay uga qaxeen. 25-ka sano ee dagaalka Sokeeye socday ayay Ugaadha Jubaland ka gudbeysay Xuduuda Kenya, iyagoo raadsanayay meel xasiloon […]

September 25th, 2015 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Daawo: Booliska Kenya oo si bini’adanimada ka baxsan ula dhaqmaya

Daawo: Booliska Kenya oo si bini’adanimada ka baxsan ula dhaqmaya

Booliska Kenya oo si sharciga ka baxsan ula dhaqmay Muwaadiniin Soomaaliyeed oon wax dambi ah gelin.

September 25th, 2015 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Daawo: Muxaadaro Sideen ula noolaan karnaa Quraanka

Daawo: Muxaadaro Sideen ula noolaan karnaa Quraanka

Muxaadaro sideen ula noolaan karnaa Quraanka Kariimka waxaa soo jeediyay Sheekh Maxamed Cabdi Umal.  

July 10th, 2015 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Daawo Muxaadaro: Maxaa Xigi doona Geerida Sheikh Maxamed Rashaad Raximuhu Laah.

Daawo Muxaadaro: Maxaa Xigi doona Geerida Sheikh Maxamed Rashaad Raximuhu Laah.

Muxaadara ku saabsan waxa xigi doona geerida kadib, Maxaad kala kulmi doontaa Qabriga Madoow, Qeybta 2 iyo 3, By Sheikh Maxamed Rashaad Raximuhu Laah.

July 6th, 2015 | Posted in wararka caalamka | Read More »