“Author Archive”

Daawo: Ka Faa’iideyso 10-ka dambe ee Ramadaan ,Laylatul Qadarka, Sheikh Maxamed Cabdi Umal

Daawo: Ka Faa’iideyso 10-ka dambe ee Ramadaan ,Laylatul Qadarka, Sheikh Maxamed Cabdi Umal

Muxaadara ku saabsan Tobanka dambe ee Bishan Barakeysan ee Ramadaan ee uu ku jiro habeenka kunka bilood ka Kheyr badan LAYLATUL QADAR.

July 6th, 2015 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Daawo: Muxaadara Axkaamta Soonka by Sheekh Maxamed Cabdi Umal

Daawo: Muxaadara Axkaamta Soonka by Sheekh Maxamed Cabdi Umal

Muxaadara Axkaamta Soonka by Sheekh Maxamed Cabdi Umal

June 18th, 2015 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Roobabkii deyrta oo ka curtay qeybo ka mid ah Gobolada Jubboyinka.

Roobabkii deyrta oo ka curtay qeybo ka mid ah Gobolada Jubboyinka.

Roobab ay ku diirsadeen dad iyo duunyaba ayaa ka da’ay qeybo kamid ah gobolada j/hoose iy j/dhexe. Degmooyinka ay roobabkana sida weyn uga da’een ayaa waxa kamid ah Diif, Jilib,Afmadow ,  iyo deegaano kale oo badan oo dhamaantood katirsan gobolka J/hoose iyo j/dhexe. sidoo kale qaar katirsan deegaanada dhanka galbeed kaga began magaalada Kismaayo ee […]

October 31st, 2010 | Posted in wararka caalamka | Read More »

UNHCR oo ka codsatay dowladaha caalamka in ay soo dhaweeyaan dadka soomaalida ah ee u soo haajira dalalkooda.

UNHCR oo ka codsatay dowladaha caalamka in ay soo dhaweeyaan dadka soomaalida ah ee u soo haajira dalalkooda.

Qoraal ay soo saartay Hay’ada QM u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayay kaga codsatay dowladaha caalamka in ay si gaar ah ula socdaan codsiyada ay u soo gudbinayaan dadka ka soo haajiray konfurta Soomaaliya oo ay ka jiraan dagaalo daba dheeraaday. Warbixinta ayaa lagu sheegay in dadka kasoo haajiray Konfurta Soomaaliya ay u baahanyihiin kaalmo […]

May 11th, 2010 | Posted in wararka caalamka | Read More »

DARIIQA JANADA QISO DHAB OO KA DHACDAY AMISTARDAM (HOLAND)

DARIIQA JANADA QISO DHAB OO KA DHACDAY AMISTARDAM (HOLAND)

Maalinkasta oo Jimce ah Salaada ka dib waxaa jiray Nin Iimaam ah iyo Inankiisa oo 11jir kuna Noolaa Magaalda Amistardan (Holand) ayaa waxa ay u bixi jireen Jidadka iyo Guryaha Magaalada ay Deganaayeen ee Amistardam si ay ugu qaybiyaan Kitub yar-yar oo Ciwaankoodu ahaa Dariiqa Janada Loo maro iyo qaar kale oo iyaguna ka hadlaya […]

April 23rd, 2010 | Posted in Sheekooyin | Read More »