“Author Archive”

Muxaadaro: Wax Yaabaha Soonka Jebiya iyo Kuwa aan Jabenin Sh. Maxamed Umal

Muxaadaro: Wax Yaabaha Soonka Jebiya iyo Kuwa aan Jabenin Sh. Maxamed Umal

Waa Muxaadara ku saabsan Waxyaabaha Soonka Jebiya iyo kuwa aan Jebinin, by Sheikh Maxamed Umal Xafiduhullah.

May 24th, 2016 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Tacsi: Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, Nabadoon Maxamed Xasan Uleex oo Dhoobley ku geeriyooday

Tacsi: Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, Nabadoon Maxamed Xasan Uleex oo Dhoobley ku geeriyooday

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi raajicuun. Waxaa Magaalada Dhoobley Maanta ku Geeriyooday Allaha u naxariistee Nabadoon Maxamed Xasan Uleex oo kamid ahaa Nabadoonada ugu Caansanaa guud ahaan Gobalada Jubaland. Anagoo ah Bahda Waamonews waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhamaan reer Maxamed Xasan uleex Gaar ahaan Gudoomiyaha degmada Dhoobley Siyad Maxamed Xasan Uleex,Samir iyo imaan […]

May 21st, 2016 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Daawo: Geel badan oo dhiiqo ku dhintay Gobalka Waqoyi Bari ee Kenya

Daawo: Geel badan oo dhiiqo ku dhintay Gobalka Waqoyi Bari ee Kenya

Gobalka waqooyi bari gaar ahaan deegaanka Garissa ayaa waxaa ka dhacday dhacdo la yaableh oo sababtay in ay ku dhintaan Geel farabadan. 22 Neef oo Geel ah ayaa ku dhintay dhiiqo ay ku daateen , iyagoo ka cararaya Baska Sabriin oo xawaara xoowli ah ku socday, taasoo sababtay in Geelii u argagaxo ¬†isla markaasina ku […]

May 14th, 2016 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Dowlada Kenya oo ku dhawaaqda in bisha November ee 2016 la xiri doono Xeryaha qaxootita Dhaadhaab(Daawo)

Dowlada Kenya oo ku dhawaaqda in bisha November ee 2016 la xiri doono Xeryaha qaxootita Dhaadhaab(Daawo)

Dowlada Kenya oo ku dhawaaqday xilliga kama dambeyska ah ee ay xireeyso gabi ahaanba xeryaha qaxootiga Dhadhaab oo ay ku nool yihiin nusmalyan qaxooti ah.  

May 11th, 2016 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Sadiq Khan oo khudbad Taariikhi ah Jeediyay kadib Guushii uu ka Gaaray doorashada duqa Magaalada London

Sadiq Khan oo khudbad Taariikhi ah Jeediyay kadib Guushii uu ka Gaaray doorashada duqa Magaalada London

Sadiq Khan ayaa noqday ninkii ugu horeeyay ee Muslim ah oo ku guuleysta duqa Magaalada London. Shacab weynaha reer London ayaa aad u soo dhaweeyay uguna farxay Guusha Sadiq Khan iyo Xisbigiisa Labour ka inay dib usoo celiyaan kursiga duqa magaalada London . Bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku dhaqan London iyo guud ahaan hay’adaha […]

May 7th, 2016 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Akhriso: Sharci aad u wanaagsan oo loo dejiyay Xeebta Liido ee Kismaayo

Akhriso: Sharci aad u wanaagsan oo loo dejiyay Xeebta Liido ee Kismaayo

Xeebta liido ee Kismaayo oo loo dejiyay sharci aad u wanaagsan dhanka diinteena iyo dhaqankeena suuban labaduba, waxaana la kala asturay Ragga iyo Dumarka hal meel kuwada dabaalan jiray kolkii hore. Waa talaabo wanaagsan in fusuqa laga hortago, maxaa yeelay fusuqa waxaa ka dhalata Cara alle, waana lagu halaagsamaa. Marka maamulka Jubaland waxaan leenahay talaabo […]

April 20th, 2016 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Dhageyso : Todobo ruux oo isku qoys ah oo lagu xasuuqay Shabeelada hoose guryahiina laga gubay

Dhageyso : Todobo ruux oo isku qoys ah oo lagu xasuuqay Shabeelada hoose guryahiina laga gubay

Todoba ruux oo isku qoys ah ayaa lagu xasuuqay gobalka Shabeelada hoose, waxaana dab la qabad siiyay gurigii ay deganaayeen. Dadka la xasuuqay waxaa ku jirtay hooya 80 jir ah. Gabadhi dhashay 5 kamid ah Caruurta la xasuuqay ayaa ka warbixisay sida ay wax u dhaceen.

April 19th, 2016 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Daawo: Madaxweynaha Jubaland oo Umada Soomaaliyeed uga Tacsiyeeyay Dhalinyaradii ku halaagsamay Badda mediterranean-ka

Daawo: Madaxweynaha Jubaland oo Umada Soomaaliyeed uga Tacsiyeeyay Dhalinyaradii ku halaagsamay Badda mediterranean-ka

Madaxweynaha dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islam oo umada Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay dhalinyaradii Soomaaliyeed ee ku halaagsantay Badda u dhaxeeyso dalka Masar iyo Talyaaniga ee¬†mediterranean.    

April 18th, 2016 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Daawo: Madaxweynaha Dowlada Jubaland furay shir wasiirada A/Gudaha Dowlad Gobaleedyada Kismaayo uga furmaya

Daawo: Madaxweynaha Dowlada Jubaland furay shir wasiirada A/Gudaha Dowlad Gobaleedyada Kismaayo uga furmaya

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxmed Islam oo furay shir magaalada Kismaayo ugu furmaya wasiirada Arimaha Gudaha dowlad Gobaleedyada dalka ka jiro.  

April 17th, 2016 | Posted in wararka caalamka | Read More »

Roob Mahiigaan ah oo ka da’ay degmada Dhoobley ee Gobalka Jubada hoose

Roob Mahiigaan ah oo ka da’ay degmada Dhoobley ee Gobalka Jubada hoose

Raxmada Allah ayaa siweyn uga da’day degmada Dhoobley ee Gobalka Jubada hoose, iyadoo dadka iyo duunyadaba ay siweyn ugu farxeen Raxmada Ilaaheey ugu deeqay. Roobka ka da’ay Dhoobley maanta ayaa waxuu socday saacada dhowr ah, iyadoo daadka xareeda ay magaalada dhex jiifto . Sidoo kale deegaana badan oo isla gobalka ah ayuu ka curtay roobka. […]

April 16th, 2016 | Posted in wararka caalamka | Read More »