Home » Uncategorized You are browsing entries filed in “Uncategorized”

Bisha Ramadaan ku Afur Cunto Caafimaadleh iskana ilaali Cunooyinka Saliida ku badantahay(Baro Cuntooyinka Fiican )

Bisha Ramadaan ku Afur Cunto Caafimaadleh iskana ilaali Cunooyinka Saliida ku badantahay(Baro Cuntooyinka Fiican )

Waxaa fooda inagu soo hayaa bishii barakeysneed ee Ramadaan, Ilaaheey nabad hanagu gaarsiiyo hana naga dhigo kuwa Acmaashooda laga Aqbalo . Walaalaha Muslimiinta gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed waxaan doonayaa inaan idinku baraarujiyo ,inaan il gooni ah ku eegno Caafimaadkeena iyo Cuntooyinka aan ku Afureyno. Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaa wanaagsan in la iska ilaaliyo Cuntada […]

June 1st, 2016 | Posted in Uncategorized, wararka caalamka | Read More »

Daawo: Warmurtiyeedka laga soo saaray Shirki Beesha Sade ee Kismaayo

Daawo: Warmurtiyeedka laga soo saaray Shirki Beesha Sade ee Kismaayo

Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii Beesha Sade ee Kismaayo.

March 25th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Tacsi: Nabadoon Maxamed Baahale oo Saaka ku geeriyooday Magaalada Nairobi Iyo Jaaliyada Jubaland ee UK oo ka tacsiyeysay.

Tacsi: Nabadoon Maxamed Baahale oo Saaka ku geeriyooday Magaalada Nairobi Iyo Jaaliyada Jubaland ee UK oo ka tacsiyeysay.

Allaha u naxariistee waxaa saaka magaalada Nairobi ku geeriyooday Nabadoon Maxamed Baahale oo kamid ahaa Odeyaasha dhaqanka deegaanada Jubaland sida weyn looga yaqaanay. Hadaba Jaaliyada Jubaland ee wadanka UK iyo Bahda waamonews waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ahelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay Ilaaheey Naxariistii Janno haka waraabiyee Marxuum Maxamed Baahale. Samir iyo iimaan […]

March 17th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo:Dowlada Jubaland , Midowga Yurub iyo Dowlada federaalka oo kala saxiixday Mashaariic Hormarineed

Daawo:Dowlada Jubaland , Midowga Yurub iyo Dowlada federaalka oo kala saxiixday Mashaariic Hormarineed

Dowlada Jubaland , Midowga Yurub iyo Dowlada federaalka Somaliya oo kala saxiixday Mashaariic hormarineed oo ku kaceyso dhowr iyo toban milyan.

March 7th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo: Guddoomiyaha Gobolka Jubbada hoose oo kormeerey xaruumaha booliska Afmadow

Daawo: Guddoomiyaha Gobolka Jubbada hoose oo kormeerey xaruumaha booliska Afmadow

Gudoomiyaha Jubada hoose oo kormeeray Ciidamada Amaanka ee degmada Afmadow . Ciidamada amaanka Afmadoow ayaa ah kuwa tayadoodu aad u sareyso isla markaasina si wanaagsan u sugay amaanka deegaanada ay gacanta ku hayaan.

March 2nd, 2016 | Posted in Uncategorized, wararka caalamka | Read More »

Wafdi ka socda Jubaland oo maanta Gaaray Degmada Afmadow(Daawo)

Wafdi ka socda Jubaland oo maanta Gaaray Degmada Afmadow(Daawo)

Wafdi uu hogaaminaya Gudoomiyaha Gobalka Jubada hoose Cabdirashiid Gooni ayaa maanta gaaray degmada Afmadow, iydoo Gudoomiyaha uu ka warbixiyay Mashaariic laga fulinayo degmada Afmadow.  

March 1st, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Dhageyso: Wasiirka Arimaha Bulshada Jubaland oo ka badbaaday qarax la fashiliyay iyo dad loo xirxiray

Dhageyso: Wasiirka Arimaha Bulshada Jubaland oo  ka badbaaday qarax  la fashiliyay iyo dad loo xirxiray

Wasiirka Arimaha Bulshada Macalin Maxamed oo ka badbaaday Qarax lala damacsanaa balse markii dambe fashilmay. Qaraxani oo gaarigiisa lagu rakibay ayaa fashilmay kadib markii laga warhelay dhagarqabayaashii ku xiray oo sheekeysanaya. Ilaa 30 meeyo qof ayaa qaraxa loo xirxiray waxaana ku jira qaar kamida Staf kiisa.  

February 17th, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

BAC iyo CAAG Waa Dhaqanka Cusub ee Dalka Somaliya ku soo kordhay ,Dhibaato Ba’ana Ku Hayo Dalka , Dadk iyo Duunyada(Akhri oo Daawo)

BAC iyo CAAG Waa Dhaqanka Cusub ee Dalka Somaliya ku soo kordhay ,Dhibaato Ba’ana Ku Hayo Dalka , Dadk iyo Duunyada(Akhri oo Daawo)

Qoraalkan iyo muuqaaladan waxaa ku soo bandhigeynaa waxyaabahii badalay dhaqanka iyo hidaheenii iyo Dhibaatada ay ku hayaan Dadka ,Dalka iyo Duunyadaba iyo waliba sida ay saameeyn ugu yeesheen bay’ada dalkeena. Hadaba waamonews waxuu idiin soo Gudbini isbedalka Khatarta ah ee ku dhacay hab dhaqankii Bulshadeena Soomaaliyeed.  Waxyaabahii hore ee aan dhaqanka u laheyn ee Dabiiciga ahaa […]

February 14th, 2016 | Posted in Maqaalo, News in English, Uncategorized, wararka caalamka | Read More »

COMMUNIQUE OF THE 55THEXTRA-ORDINARY SESSION OF THE IGAD COUNCIL OF MINISTERS ADDIS ABABA, ETHIOPIA, JANUARY 30 – 31, 2016

COMMUNIQUE OF THE 55THEXTRA-ORDINARY SESSION OF THE IGAD COUNCIL OF MINISTERS ADDIS ABABA, ETHIOPIA, JANUARY 30 – 31, 2016

READ MORE:COMMUNIQUE OF THE 55THEXTRA-ORDINARY SESSION OF THE IGAD COUNCIL OF MINISTERS ADDIS ABABA, ETHIOPIA, JANUARY 30 – 31, 2016

January 31st, 2016 | Posted in Uncategorized, wararka caalamka | Read More »

Daawo:Madaxweynaha Jubbaland oo xarigga ka jaray dhismaha aqalka martida iyo xaruunta shirka 10-ka Janaayo(Hormar wanaagsan)

Daawo:Madaxweynaha Jubbaland oo xarigga ka jaray dhismaha aqalka martida iyo xaruunta shirka 10-ka Janaayo(Hormar wanaagsan)

Madaxweynaha Jubbaland oo xarigga ka jaray dhismaha aqalka martida iyo xaruunta shirka 10-ka Janaayo. waa hormar wanaagsan oo ay ku tilaabsatay dowlada Jubaland ilaahey ha u siyaadiyo wanaaga.  

January 5th, 2016 | Posted in Uncategorized, wararka caalamka | Read More »