Home » Uncategorized You are browsing entries filed in “Uncategorized”

Daawo :Hay’adda FSA oo degmada Afmadow ka wada howlo hormari need

Daawo :Hay’adda FSA oo degmada Afmadow ka wada howlo hormari need

Hay’adda FSA oo degmada Afmadow ka wada howlo hormari need oo isugu jiro Dhanka Caafimaadka iyo arimaha bulshada.

January 3rd, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo: Fadliga ay leedahay Maalinta Jimcaha iyo Ku kusalinta Nabigeena Suuban Caleyhi Salaatu Wasalaam

Daawo: Fadliga ay leedahay Maalinta Jimcaha iyo Ku kusalinta Nabigeena Suuban Caleyhi Salaatu Wasalaam

Muxaadara fadliga baaxada weyn ee  ay leedahay Maalinta Jimcaha iyo ku Salinta nabigeena Muxamad Nabad gelyo iyo Naxariis dushiisa ha ahaatee. Maalinka Jimcaha saliga nabigeena lagu saliyo (SCW)waxuu leeyahay faa’iido aad u tirabadan, Halkii mar ee Nabiga aad ku salido (SCW )waxaa 10 Goor  kugu salinayaa ALLAH Rabbil Caalamiin,Allahu Akbar,waa fursad aad qaali u ah […]

January 1st, 2016 | Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo: Madaxweynaha Turkiga si oo qiiroleh u akhrinaya quraanka Kariimka

Daawo: Madaxweynaha Turkiga si oo qiiroleh u akhrinaya quraanka Kariimka

Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ooo si wanaagsan u Akhrinaya Quraanka Kariimka.

December 11th, 2015 | Posted in Uncategorized, wararka caalamka | Read More »

Afrika: Qaarad Qani ah oo Kheyraadkeeda Ka Baahan yahay(Qeybta 2-ad ,Daawo)

Afrika: Qaarad Qani ah oo Kheyraadkeeda  Ka Baahan yahay(Qeybta 2-ad ,Daawo)

Sidaan horeyba idiinku sheegnay Afrika waa Qaarada ugu Qanisan guud ahaan dunida ,Marka la qiimeeyo Kheeyraadka ay kulan satay, Sida, Cimilada diiran ee dhex dhexaadka ah, Duur Joogta Allah ugu deeqay ee kala nooca ah, Bad iyo bari Kheyraadka dhex ceegaagayo, Sida, Shiidaalka, Miniraalka, Macdanta,Dahabka, Dhaymanka iyo Luulka, dhul dabiici ah oo beerashada ku haboon […]

November 28th, 2015 | Posted in News in English, Uncategorized, wararka caalamka | Read More »

Dhageyso: Taliyaha Booliska Kismaayo Gaboobe Xasan Bare oo ka warbixiyay Ciidamada Tababarka loo qaadayo

Dhageyso: Taliyaha Booliska Kismaayo Gaboobe Xasan Bare oo ka warbixiyay Ciidamada Tababarka loo qaadayo

Taliyaha Ciidamada Booliska Kismaayo Gaboobe Xasan Barre oo ka warbixiyay Ciidamada Booliska Tabarka loo qaaday iyo Hormarka Hay’ada Booliska ay ku talaabsatay muddooyinkan.      

September 26th, 2015 | Posted in Uncategorized, wararka caalamka | Read More »

Ciid wanaagsan dhamaan umada Muslimiinta ah meel ay joogaanba

Ciid wanaagsan dhamaan umada Muslimiinta ah meel ay joogaanba

Ciid wanaagsan dhamaan umada Muslimiinta ah meel ay joogaanba.

September 24th, 2015 | Posted in Uncategorized | Read More »

Gabaygii Jiib Absame

Gabaygii Jiib Absame

Gabaygan Jiib Absame waa gabay maad ah waxuuna ka hadlayaa tala iyo taya xumidii Beesha Absame 1993-gii dagaaladii u dhaxeeyay Absame iyo isbaheysigii Jaale daarood ee Dhul boobka ahaa .20 sano kadib wali Absame meeshi iyo meel ka xun ayuu taaganyahay . Dhagayso gabaygan DHAGEYSO>Gabaygii Jiib Absame waamonews.com

May 3rd, 2011 | Posted in Uncategorized, wararka caalamka | Read More »