Home » News in English You are browsing entries filed in “News in English”

Ma dooneysaa in Allah kaa dulqaado Dhibaata Kasta oo Aad Farxad iyo Baraaqo Ku Noolaato(Akhirso Ducadan had iyo goor)

Ma dooneysaa in Allah kaa dulqaado Dhibaata Kasta oo Aad Farxad iyo Baraaqo Ku Noolaato(Akhirso Ducadan had iyo goor)

Hadaad Dooneyso inaad Libaanto Aduunka iyo Akhiraba isla Markaasina aad ku noolaato farxad iyo baraaro, oo ilaaheey kaa dul qaado wax kasta oo dhibaato ah oo kula soo gudboonaado ku dadaal in aad Akhirsato ducadan. Ducadan waxaa ku duceystay Nabi Yunisi markii uu liqay Nibiriga ,isagoo ku jiro Caloosha Nibiriga ayuu Ilaaheey ku baryay. Waa […]

March 28th, 2016 | Posted in News in English, wararka caalamka | Read More »

Daawo: Dalka Itoobiya oo yeelan doono Bad Cusub oo kala qeybisa dalkaasi(Barnaamij Xiisabadan )

Daawo: Dalka Itoobiya oo yeelan doono Bad Cusub oo kala qeybisa dalkaasi(Barnaamij Xiisabadan )

Sida ay sheegeen Quburada Cilmi Baarista Dhulka waxaa soo baxaya ififaalo dalka itoobiya uu yeelan doono Bad Cusub oo ka soo farcanta Bada Red Sea. Sida Muuqaaladan Hoose aad ku daawandoontaan, waxaa socda baaritaano ay wadaan qubura Caalami ah oo ku taqsuustay Cilmiga Dhulka isbedalada ku yimaada( geological mapping team) oo Cabiraya Khariirada dil dilaaca dhulka sii […]

February 27th, 2016 | Posted in Maqaalo, News in English, wararka caalamka | Read More »

BAC iyo CAAG Waa Dhaqanka Cusub ee Dalka Somaliya ku soo kordhay ,Dhibaato Ba’ana Ku Hayo Dalka , Dadk iyo Duunyada(Akhri oo Daawo)

BAC iyo CAAG Waa Dhaqanka Cusub ee Dalka Somaliya ku soo kordhay ,Dhibaato Ba’ana Ku Hayo Dalka , Dadk iyo Duunyada(Akhri oo Daawo)

Qoraalkan iyo muuqaaladan waxaa ku soo bandhigeynaa waxyaabahii badalay dhaqanka iyo hidaheenii iyo Dhibaatada ay ku hayaan Dadka ,Dalka iyo Duunyadaba iyo waliba sida ay saameeyn ugu yeesheen bay’ada dalkeena. Hadaba waamonews waxuu idiin soo Gudbini isbedalka Khatarta ah ee ku dhacay hab dhaqankii Bulshadeena Soomaaliyeed.  Waxyaabahii hore ee aan dhaqanka u laheyn ee Dabiiciga ahaa […]

February 14th, 2016 | Posted in Maqaalo, News in English, Uncategorized, wararka caalamka | Read More »

Wax Ka Baro Dhaqankeenii Dabar Go’ay Qiimaha uu noolahaa dal iyo dadba(Akkhri oo Daawo)

Wax Ka Baro Dhaqankeenii Dabar Go’ay Qiimaha uu noolahaa dal iyo dadba(Akkhri oo Daawo)

Umad Kasta oo Dunida ku nool waxay leedahay hida iyo dhqan gooni u ah miyi iyo magaala intuba, Iyadoo umadaha Aduunka ay ku faanaan hidaha iyo dhaqankooda.Bahda Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ku dhacay dhaqan dooris, iyadoo ay umadii Soomaaliyeed ay dhan kasta ka dhaqan rogantay. Hadii ay noqon laheyd Miyi iyo Magaalo , dhaqan iyo xishood […]

February 13th, 2016 | Posted in Maqaalo, News in English, wararka caalamka | Read More »

Baro Ducooyinka Subaxdi iyo Galabti lagu duceysto

Baro Ducooyinka Subaxdi iyo Galabti lagu duceysto

Ducooyinka aadka u wanaagsan ee la doonayo in la akhristo oo lagu duceysto subaxdi iyo Galabti. Koow Akhri Aayatul Kursi, Sura  Al-Ikhlas, Sura An-Nas, Sura Al–Falaq. أَصْـبَحْنا وَأَصْـبَحَ المُـلْكُ لله وَالحَمدُ لله ، لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحدَهُ لا شَريكَ لهُ، لهُ المُـلكُ ولهُ الحَمْـد، وهُوَ على كلّ شَيءٍ قدير ، رَبِّ أسْـأَلُـكَ خَـيرَ ما في […]

January 8th, 2016 | Posted in News in English, wararka caalamka | Read More »

Afrika: Qaarad Qani ah oo Kheyraadkeeda Ka Baahan yahay(Qeybta 2-ad ,Daawo)

Afrika: Qaarad Qani ah oo Kheyraadkeeda  Ka Baahan yahay(Qeybta 2-ad ,Daawo)

Sidaan horeyba idiinku sheegnay Afrika waa Qaarada ugu Qanisan guud ahaan dunida ,Marka la qiimeeyo Kheeyraadka ay kulan satay, Sida, Cimilada diiran ee dhex dhexaadka ah, Duur Joogta Allah ugu deeqay ee kala nooca ah, Bad iyo bari Kheyraadka dhex ceegaagayo, Sida, Shiidaalka, Miniraalka, Macdanta,Dahabka, Dhaymanka iyo Luulka, dhul dabiici ah oo beerashada ku haboon […]

November 28th, 2015 | Posted in News in English, Uncategorized, wararka caalamka | Read More »

Qaarada Qaniga ah: Afrika waa Qaarada Aduunka ugu Qanisan Balse dadkeeda ka Indha iyo Dhega Xiran Yihiin(Qeybta 1 -aad-daawo )

Qaarada Qaniga ah: Afrika waa Qaarada Aduunka ugu Qanisan Balse dadkeeda ka Indha iyo Dhega Xiran Yihiin(Qeybta 1 -aad-daawo )

Akhristayaasheena sharafta badan waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijyo ku saabsan Kheyraadka Qaarada hodanka ah ee Afrika ilaaheey ku maneystay ee hadana dadkeeda ka Indha la’yahiin amaba ay qaxooti ka yihiin. Qormooyinkan aan kaga hadleyno Qaarada Afrika ayaa waxaan ku qaada dhigi doonaa guud ahaan Qaarada Afrika iyo mida gaarka ah ee dalkeena Hooya ee Soomaaliya. […]

September 20th, 2015 | Posted in News in English, wararka caalamka | Read More »

Daawo sawiro iyo warbixin: isbadal dhanka ganacsiga oo laga dareemayo Kismaayo

Daawo sawiro iyo warbixin: isbadal dhanka ganacsiga oo laga dareemayo Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, waa magaalo leh marsad caalami ah oo ay kasoo dagaan shixnado ganacsi oo kala duwan, magaaladu waxay xudun u tahay ganacsiga gobollada Jubbaland, iyo qeybo ka tirsan gobollada koonfureed ee dalka Soomaaliya. Kismaayo waxa ay caan ku tahay waxsoosaarka noocyadiisa kala duwan, sida wax soo saarka beeraha, badda iyo […]

August 8th, 2015 | Posted in News in English, wararka caalamka | Read More »

Daawo: Muuqaalada quruxda Tuulada Goobweyn ee Gobalka Jubada Hoose

Daawo: Muuqaalada quruxda Tuulada Goobweyn ee Gobalka Jubada Hoose

Muuqaalo  quruxbadan Tuulada Goobweyn ee Gobalka Jubada hoose.

August 4th, 2015 | Posted in News in English, wararka caalamka | Read More »

Maqaal: Dalkeena Soomaaliya in loo soo haajiro ayay aheyd ma aheyn in laga haajiro (Daawo Barwaaqada Somaliya)

Maqaal: Dalkeena Soomaaliya in loo soo haajiro ayay aheyd ma aheyn in laga haajiro (Daawo Barwaaqada Somaliya)

Soomaalidu ilaaheey waxuu siiyay nimcada aduunka tii ugu sareeysay ee uu adoomadiisa ku maneysto. Dalka Soomaaliya waa dal hodan dhan kasta ka ah, Waa dal ugu xeebta dheer Afrika, Raaskaambooni, Raas caaseyr ilaa Lowya Cade. Waadal bada ku daraf ilaa daraf bada isgaarsiisantahay, dhanka kalena ilaahey ku maneystay Barri Barwaaqo sooran ah oo macdanta dhex ceegaagi. […]

May 7th, 2014 | Posted in Maqaalo, News in English, wararka caalamka | Read More »