Jaaliyada Maakhir oo taageertay dowlada Jubaland State
Madaxweyne Xasan Maxamud Culusow oo jagooyin badan u magacaabay beesha Digil iyo Mirifle si ay joojiyaan Mooshinka ka dhanka ah ee Xukuumada Ra’isul Wasaare Saacid. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan qalalaaso siyaasadeed ,iyadoo 110 xildhibaan ay mooshin ka diyaariyeen Ra’isul Wasaare Saacid si cad loo hor istaagay isla Markaasina loo diiday inay shiraan nama [...]
Dowlada Kenya oo shaacisay inay dib dalkooda ugu soo celineyso Somalida tirada badan ee ku xareeysan xeryaha qaxootiga Kenya. Xerada qaxootiga Caalamka ugu weyn ayaa waxay ku taalaa Dhaadhaab Kenya,waxaana ku jiraan in kabadan 6-boqol oo kun oo qaxooti ah oo ku soo qulqulayay ilaa 91-di. Boqolaal kun ayaa ka dhooftay. Deegaanka dhaadhaab ayaa dhibaato [...]
Wafdi Caalami ah oo ka socda Beesha Caalamka oo saakay soo gaaray Magaalada Kismaayo, Wafdigan oo uu hogaaminaya Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Arimaha SomaliyaNicholas Kay,ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay garoonka Caalamiga ah ee Kismaayo International Airport, Waxaana loo sii gudbiyay Xarunta Madaxtooyada ,iyadoo halkaasi ay kulumo kula qaadan doonaan Madaxweynaha Jubaland [...]
Ogaysiis Xaflad taageerida Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeena Jubaland London Waxaa dadwaynaha sharafta leh ee ku nool UK laga codsanayaa, inay ka soo qaybgalaan Xaflada taageerida doorashada Madaxweynaha Dawlada Goboleedka Jubaland Mudane: Al-sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Mudane: General C/laahi Shekh Ismaaciil (Fartaag). Goorta Sabtida 25,May,2013 Time 16:00 until midnight Goobta The [...]
Asalaamu Caleykum Warax matullaahi Wabara kaatuhu. Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Aniga oo ah Abdullahi Abbas Yusuf, Waxaan Shacab weynaha Soomaalieed ee sharafta leh, Halkaan ugu soo bandhigayaa Gabay aad iyo aad u qiimo badan oo la magac baxay ”JUBBA LAND” Gabaygaani oo ka hadlayaa arimo badan oo ku saabsan dhibta lagu hayo Shacab weynaha Jubbooyinka iyo [...]
Ogaysiis dhamaan umada somaliyeed ee kunool wadanka sweden waxaa la ogaysiinayaa in ay kasoo qaybgalaan xaflad balaadhan oo lagu sodhawaynayo dhismaha dowlad gobaleedka jubaland state of somalia iyo madaxda loodoortay jubaland xafladan baladhan oo kadhicidoonta magalada västerås västmanland xalfataas oo ah xalfad aad losoogasimay goobta waa västerås centrum adressku waa [...]
Jubbaland State of Somalia Dhamaan dadwaynaha Soomaaliyeed ee degan wadanka Sweden gaar ahaan Stockholm iyo nawaaxigeedka waxaa la ogeysiinayaa in Jaaliyadda reer Jubbaland ay qabanayso xaflad balaaran oo loogu hanbalyeynayo madax waynaha Jubbaland Ahmed Mohamed Islaam iyo Gel. Abdulahi Sh. Ismail (fartaag). Taasi oo dhici doonta xaafadda Tensta. Maalinta Sabtida 25 may Saacadda 18:00 – [...]