Home » Suugaan You are browsing entries filed in “Suugaan”

Gedo iyo Kismayiyo xagar guriga kaambooni Gumac iyo rasaas baan ku helay goboladeydiiye Kuma hanan gadhkoo aan qabtiyo, gacan nasteexaade Cidna ima gargaarinnee, Rabbaa hiish ii galayee, Waa Gabay loogu Jawaabayo nin u soo Gabyay Sh Ahmed Madobe,By Haldhaa

Gabaygani waxuu jawaab u yahay Gabay nin lagu magacaabo Saadaq Cali Xuseen (Sinane) u soo tiriyay Sheekh Axmed Madoobe. Hadaba ka boga Gabayga Jawaabta ah oo uu tiriyay Abwaan Mohamed-Deeq Abdi-madar “Haldhaa”. Adduunyadan garbaha loo dhigee, gudubka loo tuurayOo midaan kugaadhi karin, ganafka taagaayoAdduunyadan gamaamudanee, gees u bixi waydayAdduunyadan gafkii lagu batee godob la raacayoAdduunyadan guddoonkii sharciga […]

November 20th, 2012 | Posted in Suugaan, wararka caalamka | Read More »

Gabay: Qaran dumay dadkiisiina wuu dabar go’aayaaye bal dayaay masalo door ah baan idin dareensiine, By Ahmed Dahir Xaji Xusein.

Gabay:   Qaran dumay dadkiisiina wuu dabar go’aayaaye bal dayaay masalo door ah baan idin dareensiine, By Ahmed Dahir Xaji Xusein.

Gobaygan waxaa tiriyey Axmed-Daahir Xaaji Xuseen 23.82012, Cabdi Bile Cabdi ayuu ku halqabsaday oo ah oradyahan soomaaliyeed oo caan ah sababta oo ah wuxuu daawaday Cabdi Bile oo ooyaya kana xumaaday gabadhii orodyahanka aheeyd ee ka qayb gashay olypic aduunka 2008 oo ku geeriyootay badda liibiya iyadoo tahriib ah magaceedu waa Saamiya Cumar, gobaygan sidaas buu ku saabsanyahay […]

August 26th, 2012 | Posted in Suugaan, wararka caalamka | Read More »

Gabay: Halkii aan ka soo jeednay iyo waayihii horaba soomaali heebkeeda waan ugu horeynaaye absame hormuud buu ahaa taniyo haabiile ogadeena waa geed hadhweyn oo la hoos dego e, by axmed-daahir xaaji xuseen

  Ha’da gobay cabdow barihan iguma heeleyne wax umbaan hamiyey oo naftaan how la soo idhiye howraarta maansada anaoy hiladu ii buuxdo kuwa heesa baan uga hadhee kama hodnaadeene haamaha ka dhaansada hadaad ka hirqandoontaane Halkii aan ka soo jeednay iyo waayihii horaba soomaali heebkeeda waan ugu horeynaaye absame hormuud buu ahaa taniyo haabiile ogadeena […]

August 4th, 2012 | Posted in Suugaan, wararka caalamka | Read More »

Waa Duni:Sayid Maxamed Cabdille Xasan

Waa Duni:Sayid Maxamed Cabdille Xasan

Sebenku waa Xaaraama-cune, abaar gaag-mareeba ah ayaa geyiga Soomaaliyeed ku baahday.  Roobkii, gu iyo deyrba, ayaa la waayey.  Dhulku waa oomane dhurduhu dhegaha ku meero.  Xaabna Allaha ka dhigee, xooluhu waxay kor u qaadaan ma leh, dadkuna macaluul ayuu la il daran yahay.  Guud ahaan waxay Soomaaliyi u qaybsantay qaar Daraawiish taageersan iyo wax gumaysiga […]

November 18th, 2010 | Posted in Suugaan | Read More »

Geela: Raage Ugaas

Geela: Raage Ugaas

Waa mar kale iyo taxenihii ahaa “Rag waa raggii hore, hadalna waa intuu yidhi.”  Waxaan maanta soo qaadanaynaa Raage Ugaas iyo geeraar uu ka tiriyey geela gaar ahaan hasha iyo caanaheeda iyo ritiga iyo waxtarkiisa.      Geela oo ah lafdhabarta ummadda Soomaaliyeed, ayey in badan  abwaanadu gabay ama geeraar ku muujiyeen qiimaha uu leeyahay iyo […]

November 18th, 2010 | Posted in Suugaan | Read More »