Home » Maqaalo You are browsing entries filed in “Maqaalo”

Daawo: Dalka Itoobiya oo yeelan doono Bad Cusub oo kala qeybisa dalkaasi(Barnaamij Xiisabadan )

Daawo: Dalka Itoobiya oo yeelan doono Bad Cusub oo kala qeybisa dalkaasi(Barnaamij Xiisabadan )

Sida ay sheegeen Quburada Cilmi Baarista Dhulka waxaa soo baxaya ififaalo dalka itoobiya uu yeelan doono Bad Cusub oo ka soo farcanta Bada Red Sea. Sida Muuqaaladan Hoose aad ku daawandoontaan, waxaa socda baaritaano ay wadaan qubura Caalami ah oo ku taqsuustay Cilmiga Dhulka isbedalada ku yimaada( geological mapping team) oo Cabiraya Khariirada dil dilaaca dhulka sii […]

February 27th, 2016 | Posted in Maqaalo, News in English, wararka caalamka | Read More »

BAC iyo CAAG Waa Dhaqanka Cusub ee Dalka Somaliya ku soo kordhay ,Dhibaato Ba’ana Ku Hayo Dalka , Dadk iyo Duunyada(Akhri oo Daawo)

BAC iyo CAAG Waa Dhaqanka Cusub ee Dalka Somaliya ku soo kordhay ,Dhibaato Ba’ana Ku Hayo Dalka , Dadk iyo Duunyada(Akhri oo Daawo)

Qoraalkan iyo muuqaaladan waxaa ku soo bandhigeynaa waxyaabahii badalay dhaqanka iyo hidaheenii iyo Dhibaatada ay ku hayaan Dadka ,Dalka iyo Duunyadaba iyo waliba sida ay saameeyn ugu yeesheen bay’ada dalkeena. Hadaba waamonews waxuu idiin soo Gudbini isbedalka Khatarta ah ee ku dhacay hab dhaqankii Bulshadeena Soomaaliyeed.  Waxyaabahii hore ee aan dhaqanka u laheyn ee Dabiiciga ahaa […]

February 14th, 2016 | Posted in Maqaalo, News in English, Uncategorized, wararka caalamka | Read More »

Wax Ka Baro Dhaqankeenii Dabar Go’ay Qiimaha uu noolahaa dal iyo dadba(Akkhri oo Daawo)

Wax Ka Baro Dhaqankeenii Dabar Go’ay Qiimaha uu noolahaa dal iyo dadba(Akkhri oo Daawo)

Umad Kasta oo Dunida ku nool waxay leedahay hida iyo dhqan gooni u ah miyi iyo magaala intuba, Iyadoo umadaha Aduunka ay ku faanaan hidaha iyo dhaqankooda.Bahda Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ku dhacay dhaqan dooris, iyadoo ay umadii Soomaaliyeed ay dhan kasta ka dhaqan rogantay. Hadii ay noqon laheyd Miyi iyo Magaalo , dhaqan iyo xishood […]

February 13th, 2016 | Posted in Maqaalo, News in English, wararka caalamka | Read More »

Heesaha Naarta Jahannama ayaa lagu galaa, Fanaaniintuna waa Ciidanka Shaydhaanka(Daawo oo ka har heesaha intaad nooshahay)

Heesaha Naarta Jahannama ayaa lagu galaa, Fanaaniintuna waa Ciidanka Shaydhaanka(Daawo oo ka har heesaha intaad nooshahay)

Walaalaha Soomaaliyeed heesaha waa halis weyn oo lagu galo Naarta Jahannama, Waa howlaha Shaydhaanka farax geliya Ilaaheeyna ka Careeysiiya. Qofka heesaha qaada, ka dhageysta iyo kan sii faafiya waxay kamid yahiin Ciidanka Shaydhaanka, Waxay Adeecayaan Shaydhaan, Waxayna ka Careysiinayaan ALLAH RABUL CIZA. Hadaba Fanaaniinta waa Shayaadhiin inta ay hayaan howlaha Shaydhaanka ay ku raali gelinayaan, […]

November 26th, 2015 | Posted in Maqaalo, wararka caalamka | Read More »

Daawo: Gurigeena Rasmiga ah ee loowada noqon doono iyo Gabaygii Abshir Bacadle raximullah

Daawo: Gurigeena Rasmiga ah ee loowada noqon doono iyo Gabaygii Abshir Bacadle raximullah

Qabriga waa guriga rasmiga ah ee ruux kasta oo nool uu geli doono isla markaasina loo baahanyahay in la xasuusto loona tabaabusheysto inta aan la gelin ka hor. Nafta daqiiqad kasta ayaay bixi kartaa, waxaana lagu hoyani Godkaas argagaxa leh ee hadii aan loo tabaabusheysanin khasaaro ka weyn uusan jirin. Ilaaheey Jidka toosan hanugu dillo […]

November 20th, 2015 | Posted in Maqaalo, wararka caalamka | Read More »

Maqaal: Dalkeena Soomaaliya in loo soo haajiro ayay aheyd ma aheyn in laga haajiro (Daawo Barwaaqada Somaliya)

Maqaal: Dalkeena Soomaaliya in loo soo haajiro ayay aheyd ma aheyn in laga haajiro (Daawo Barwaaqada Somaliya)

Soomaalidu ilaaheey waxuu siiyay nimcada aduunka tii ugu sareeysay ee uu adoomadiisa ku maneysto. Dalka Soomaaliya waa dal hodan dhan kasta ka ah, Waa dal ugu xeebta dheer Afrika, Raaskaambooni, Raas caaseyr ilaa Lowya Cade. Waadal bada ku daraf ilaa daraf bada isgaarsiisantahay, dhanka kalena ilaahey ku maneystay Barri Barwaaqo sooran ah oo macdanta dhex ceegaagi. […]

May 7th, 2014 | Posted in Maqaalo, News in English, wararka caalamka | Read More »

Socdaalkii London Illaa Mareerey Qaybtii 2aad(daawo)

Socdaalkii London Illaa Mareerey Qaybtii 2aad(daawo)

03 May 2010 aroornimo ayaa waxaan socod ku gaalaa bixiyey marerey (Hargeysa yareey) guud ahaan xaafadaheeda. Jawiga tuulada ayaa aad u qurux badnaa iyada oo roobabkii gu’a ka da’ayeen tuulada. Waa xili uu dhulku aad u rooban yahay dhirtuna ay leedahay ubax gooni ah geed waliban uu cumaamtay ubaxiisi iyo midabadiisi kala jaadka ahaa xiligan […]

November 25th, 2010 | Posted in Maqaalo, wararka caalamka | Read More »

Socdaalkii London Illaa Mareerey qaybtii 5

Socdaalkii London Illaa Mareerey qaybtii 5

Galabnimo 08 Jun 2010 ayaa ii suurta gashay inaan  socdaal ku aado jaziiradaha gobolka jubbada hoose, iyo dhulka jooray loo yaqaan, gaar ahaan bus-busle, iyo sadex-lugood oo hoos-taga degmada badhaadhe.   Sida aad wada og-tihiin qayraadka dabiiciga ah waxay u kala baxaan laba qaybood.   Qaybta hore waxa la isugu geeyaa khayraadka asalkooda ka soo […]

November 21st, 2010 | Posted in Maqaalo, wararka caalamka | Read More »

Kismaayo:Imtixaanaadka sanad dugsiyeedka 2009-2010 oo loo soo gabagabeeyay Ardeyda wax ka barato Iskuulaadka Magaalada Kismaayo.

Kismaayo:Imtixaanaadka sanad dugsiyeedka 2009-2010 oo loo soo gabagabeeyay Ardeyda wax ka barato Iskuulaadka Magaalada Kismaayo.

Imtixaanaadkii teeramka 3aad ee sanad dugsiyeedka 2009/2010 ayaa loo soo gabagabeeyay ardeyda wax ka barato dugsiyada ku yaal magaalada kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose kadib markii ay 11 maalmood u fadhiyeen imitxaanaadka sanadka. Imtixaanaadka oo soo bilowday 05tii bishan May ayaa mudadii uu socday waxaa lag dareemayay Ardeyda wax ka barata iskuulada Magaalada kismaayo mashquul […]

May 27th, 2010 | Posted in Maqaalo, wararka caalamka | Read More »