Home » Sheekooyin You are browsing entries filed in “Sheekooyin”

Daawo: Jubaland oo ka qaaylo dhaamisay Badda ku soo fatahday Xaafadaha Kismaayo iyo Jaziiradaha Jubada hoose

Daawo: Jubaland oo ka qaaylo dhaamisay Badda ku soo fatahday Xaafadaha Kismaayo iyo Jaziiradaha Jubada hoose

Maamulka Jubaland oo qaylo dhaan ka soo saaray Badweynta hindiya ee fatahaadka ku sameysay deegaana badan oo ka tirsan Xeebaha Jubada hoose iyo Xaafadaha Magaalada Kismaayo ee biyaha badda soo galeen.

April 10th, 2016 | Posted in Sheekooyin, wararka caalamka | Read More »

Sayid Maxamad Cabdile Xasan Iyo sooyaalkii taarikhdiisa,1895-1920 Qaybtii 3aad.

Sayid Maxamad Cabdile Xasan Iyo sooyaalkii taarikhdiisa,1895-1920 Qaybtii 3aad.

Magaca Alaan kubilaabanaynaa asagaana barakaysanaynaa, Nabad galiyo iyo Naxariisna nabi geena korkiisa alaha yeelo. Walaalayaal waxaa iskugu keen danbaysay Sayid Maxamad oo ka diyaar garoobay Barbara kuna siijeeda ceelkii Qoryaweyn. Sayid Maxamad waxaa uu Barbara kabaxay bilowgii sanadkii 1898 kadib markuu Barbara joogay kudhowaad 2sano iyo dheeraad, waxaa uuna dagay ceelkii la odhanjiray Qoryaweyn waxaana […]

April 15th, 2011 | Posted in Sheekooyin, wararka caalamka | Read More »

DARIIQA JANADA QISO DHAB OO KA DHACDAY AMISTARDAM (HOLAND)

DARIIQA JANADA QISO DHAB OO KA DHACDAY AMISTARDAM (HOLAND)

Maalinkasta oo Jimce ah Salaada ka dib waxaa jiray Nin Iimaam ah iyo Inankiisa oo 11jir kuna Noolaa Magaalda Amistardan (Holand) ayaa waxa ay u bixi jireen Jidadka iyo Guryaha Magaalada ay Deganaayeen ee Amistardam si ay ugu qaybiyaan Kitub yar-yar oo Ciwaankoodu ahaa Dariiqa Janada Loo maro iyo qaar kale oo iyaguna ka hadlaya […]

April 23rd, 2010 | Posted in Sheekooyin | Read More »