Madooneysaa inaad Bururto Daawo diisoow Laga Soo Duubay Afmadow.
Diisoow iyo Saarka waa Ciyaaraha dhaqameedka ugu Caankasan dhulka waamo isla markaasina sida aadka ah looga dheelo deegaanada waamo iyo gobalka waqooyi bari Kenya. hadaba nala daawo Diisoow C/rizak Xaji C/laahi ka soo duubay Afmadow 2003 -gi.
waamonews.com
asc salan ka diib kuwan rer afmadow mah muyada garissa marorora wean ruunta shea aniga aqana dadka masha ku jira wa muyadi weyan rer afmdow mah asc
axx ya waamo,walahi aad iyo aad ayan idhinku mahadhinaya inaad sogalisaan vidiowgan diisoowga eh ee xiisaha badhan. wuxu isoxusuusiye beri samadhki ,LAGDEERA oo aran eh beshu nabadh kubaridhe , galabtina barbaartana ey ciyaarta udareerto, oloh, tolkey baaye aaway ayaamihi wacnaa..
banki waasow oo aarmey ..loodha suuqa sabtidha ee Habaasweyne aan kagarsiyo..
waad salaaman tuhuun waar kani ma saar ba mise maa dhaanto wax walba la sheegyoo wax dhaanto somaligalbeed wax ku gaadha lawaa
Bahda waamonews aad ayaad ugu mahadsan tihiin in aad soo bandhigtaan cayaar dhaqameedka uu Gobalku ku caanka yahay. Waxaan filayaa ujeedada ka danbeysa cayaar dhaqameedka ma’aha oo kaliya dhaqanbarid balse ay tahay digniin aad ula jeedaan in ay Al Shabaab ogaato shacabka waamo iyaga oo isku duuban ay mar dhow xoriyadoodii lasoo noqon doonaan, ayna diisow ku tumani doonan degmooyin badan oo gobolka ah. Al shabaab ha ogaato diisdowgu in uu ka dhici doono Afmadow, saarkuna ay Ciidamada xaq udirirka ee KAANBOONIYIINTU ka boodi doonaan Kismaayo(Beerta Xoriyada).
Fadlan Videoga haku jiro qaybaha saree ee websiteka si aan udaawano
Thank you
Waamonews waxaan idinka codsanayaa in aad soo badisaan video gan oo kale. Aad & aad ayaan oladhacay ciyaarta diinsowga ah. Please we need more videos thank you.
caliyare saaxib waxan waa Riibi naga daa dad quman soo geli
Waa Catoosh oo idin mahad celinayaa bahda waamonews.com, sidoo kale waxaan u mahad celinayaa ninka cajaladan soo duubay Cabdirisaaq Xaaji Cabdilaahi Jinoole. aniga waxaa iiga dhexmuuqday cajaladan, Xareed Shimbir, Cabdirisaaq Gobays, iyo Maxamed Deeq
Thanks
Maxamuud adiga iga raali ah ii ogolow inaan in yar ku idhaahdo.
Haddii ay dhaantada kula fiican tahay aad Qoraxey, Dhagaxbuur iyo Jigjiga meeshaas baa laga yaqaanaaye oo quudhsiga aad quudhsanaysid dhaqanka iyo suugaanata Waamo iska daa! Taasi waa waxa ay dooonayaan inay ka xoroobaan shacabka Jubbalabd.
Jubba land anaa iska leh oo ku cayaaro Diisow.
Thank you Catoshow commentigaaga.
Asc,salan kadib,walahi ad bn ugu farxay markan arkay rag badan oo ka dhex muuqdo diisowga ay kamid yihin, c/risaq gobeys,siraaji,cumar xasan xaji iyo maxamed deeq .
Jaceylka an magalada u qabay awged waxanba go,aan ku gaaray inan ka tago qurbahan an ku rafaadnay.
Tankale, waamo news aad ban idinkugu mahad celinaya very good hard working.
Dhamantiin rer jubaland wan idin salamaya.
Catoosh
Waxaa aad ii cajabiyey sida uu Maxamadeeq u boodayey.hahahahhhaaaaaa
Aliyare saaxib waxan ka saara weebka, waad na ceebeeyseene, xoog iyo xininta waxan reer afmadow ma aha, waa muunyadii Gaarisa ama waxaa laga soo duube buulada Riibida. llllllllllllo
Diisowga waa ciyaar dhaqan ah oo Jubbaland iyo NFD laga ciyaaro. Keliya waxaan dhibsadey dumarka ka dhex muuqda. Markaan ciyaalka ahaa oo xagaa baxa Kismaayo ka iman jiray dumar ma joogin meesha diisowga lagu ciyaaro. Midda kale raggii hore si heer sare ah ayay u boodi jireen. Kuwa hadda boodboodaya waxaad mooddaa inay Chips cuneen kkkkk kaftan.
Tan kale aaway Saar lugeedkii. hmmmm mmm hmmmmm mmm hmmmmm hmmmmm
Waxaan u baahannahy in ciyaartan iyo diisowga oo rag qura ciyaaraan iyada oo miraheeda la hufay la international gareeyo oo UN tv iyo Somalida tvyadeeda, websityadeeda la gelayo. We have to invade other Somali cultural domains with Diisow and saar lugeed.
Haye ciyaara diisowga
Cagtaa geliyaa
Ku celceliyaaa
Ooo oooo oooo
asc all aqyaarta…… video aniga sua’aal ayaan ka qabaa. sua’asha ayaa ah ciyaarta maxay ka mid tahay mida reer waamaha mise dadka oo dhan ayay u dhaxaysaaa? waa first time ki aan arko ciyaar noocan oo kale ah wali maana arag waleee…………..Thanks
dad uma dhexeyso ciyaartani waxay goono utahay reer waamaha hadaadan hore u arag hada arag oo baro
a/s/c, runtii aad iyo aad ayeey noo.soo jiidatay aadna waan u,qiimeeyneeynaa waayo waxa ay ka mid tahay hidaha iyo dhaqanka reerka waana wax lagu farxo waxaan mustaqbalkana laga tumi doonaa godaay shilaabo qabdidahar iyo dhagaxbuur waxaana halkan idinku sheegayaa waa markii ugu horeeysay ee lamideeyo uruka dhalin yarada gaarisa+kismaayo+jigjiga kanaxoow nafta waa
Rag rag dhalay wiil Shilaabo.
Ina adeer ma sidaas bay wax u fahmayaan goondheerada galbeed ee ina qasay? Yaan la dafirin dhaqanka iyo hidaha reerka hadba dabeecadda ay ku dhaqan yihiin. Allaa ya cisag midnimada aad ugu baaqday.
Anaa iska leh Jubba Land State.