|

Kulankii Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya uu la yeeshay Qorba Joogta UK(Daawo)

Kulankii qorba joogta uk uu la yeeshay Wasiirka Airmaha dibada Itoobiya

Waamonews.com

4 Responses for “Kulankii Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya uu la yeeshay Qorba Joogta UK(Daawo)”

  1. samatar says:

    waxaan soodhaweyneynaa kulankaas,DDS waxay gaadhey heer au scholarship bixiso gayiga soomaalida shan shano gudaheed kilil5 wuxuu noqonayaa hoyga waxbarashada,alaah ayaa mahadaa leh ,noolow al ustad cabdi maxamuud cumar

  2. Magan says:

    Waxaan ku farxsanahay heerka aan maanta marayno hadaan nahay DDSI . waaa naqaanaa cadawgayaga iyo nasteexayagaba. Long life for our committed president Abdi mohamoud Omer

  3. Dirirdhaba says:

    Ddsi waxay deeq wax barasho siisay mamulgoboleedyada sland blnd xaga waxbarashada 2 sano ee u danbeysay kaalin buuxda ayay ka ciyaartay hormarka deegaanka kaalay soodaawo maashaa allaaaah guuuul ddsi

  4. Abdiasis says:

    s.cw war annaka waddankeena Ogadenia ayaa la dhahaa waxaana ka faaneynaa dullinimada iyo itoobiyaan nimada . waxaanu ku faaneynaa islaanimada iyo soomaalinimada . ilaah ka baqa oo ha is hoos dhigina dad idinka liita oo gumeysi ah

Leave a Reply