Madaxweynaha Somaliya Xasan Maxamud Culusow oo ku hungoobay in Cunaqabateynta hubka laga qaado Dalka Somaliya
Madaxweynaha dowlada Federaalka Somaliya Xasan Maxamud Culusow oo ku hungoobay qorsha uu ku doonayay in dalka Somaliya looga qaado cunaqabateynta hubka. Madaxweynaha oo socdaal ku jooga dalka Mareykanka ayaa waxuu dowlada Mareykanka ka codsaday in cunaqabateynta hubka laga qaado Somaliya isla Markaasna taageero caalami ah la siiyo dowladiisa.
Hadaba warar laga soo xigtay dumlamaasiyiin u dhashay dalka Mareykanka ayaa waxay sheegayaan in dowlada Mareykanka ay ka biyo diiday Codsiga Madaxeynaha Somaliya ee ku aadan qaadista cunaqabateynta hubka ee saaran dalka Somaliya isla Markaasina ay si cad u ugu sheegeen in aysan aqbaleynin codsigaasi. Inkastoo wararkan ay wali shaacinin dowlada Mareykanka hadana waxaa laga soo xigtay dublamaasiyiin u dhashay dalkaasi.
Dhanka kale Qubura Caalami ah oo ku taqsuusay Musiibooyinka ka dhaca dalalka dagaalada Sokeeya ka dhaceen sida Somaliya ayaa ka digay in waqtigan xaadirka ah laga qaado qunaqabateynta hubka dalka Somaliya, taasoo ay sabab ku dhigeen in hubkaasi uu gelayo gacan aan xafidneyn isla Markaasina ay dhici karto in loo adeegsado si qaldan oo lagu gumaado dadka aan hubeysneyn, maadaama bay yiraahdeen Somaliya aysan ka jirin dowlad awoodleh oo xaakameysa hubkaasi.
Waxay intaasi ku dareen in dib u heshiisiin dhaba wali la dhex dhigin kooxahi ama beelahi Somalida ee dhibaatada dhexmartay 22-kii sano ee la soo dhaafay,waxayna hoosta ka xariiqeen in ay dhici karto in hubka uu gacanta u galo Koox ama Beel gooni ah iyadoo loo soo marayo nidaamka dowlada , hadii ay taasi dhacdana ay khatar ku keeni karto jiritaanka dowlada Somaliya ee aan awooda laheyn iyo waliba amaanka guud ahaan geeska Afrika.
Marka laga soo tago walaaca ay caalamka ka qabaan in xilligan ay habooneyn dalka Somaliya in laqa qaado cunaqabateynta Hubka, hadana fikir kaasi lamid ah waxaa qabaan Bulshada Soomaaliyeed inteeda badan , Kuwaasi oo Caalamka uga digaya Somaliya cunaqabateyna hubka in laga qaado, maadaama hubkaasi uu gacanta u galayo kuna tagri faleyso beel gooni ah , taasoo horseedi doonto dagaal sokeeye.
Isku soo duubo Madaxweyne Xasan Culusow ayaa xusul duub ugu jiraa sidii Cunaqabatenta hubka loo qaadi lahaa dowladiisa,kadibna loogu fasaxi lahaa hub uu ku gumaado dadka uu umindiyo lisanayo.
Waamonews.com
Dowladii CABDIQASSIM sidan oo kale ayay isoogu dayday, lakin wuu ku hungoobay wxuuse hub ka helay dowlada LIBYA. cabdiqassim Markuu hubkii LIBYA gacanta ku dhigay wuxuu noqday mooryaan HUB helay, wuxuuna isju duway XAAD, INDHACADE, ILKAYAR, ALQAACIDA wuxuuna weerar kusoo qaaday JUBOOYINKA oo uu waligii ku hamiyayay, kuna xasuuqay hubkii umada jubooyinka tan iyo salaadiintii ABSAME sida (XAAJI QORAXAY) alla ha unaxariiste. Hawiye dad daahir noqda ma aha, mana ka suur towdo. Maanta ABAABLKOODU wuxuu ahaa inay hub raadsano nidhaahdo alshabaab ayaan la dagaalamaynaa kana xorayno MUQDISHO lakin damiirka ayaa inoo diidaya inaan dad Islaam ah xasuuqno.eesha caalamka hala dhaadhiciyo dhagarta HAWIYE iyo inaan cunaqabataynta laga qaadin MUQDISHO, hadii laga qaadana KISMAAYANA LAGA QAADO CUNAQABATAYNTA HUBKA..
DAWO, WAXBARASHO, MUCAAWINO intuba waan filayay inuu raadsado lakin ma filayn inuu xassan-xoolo Hub ku mashquulo maanta, meeshaa waxaa ka cad inayna natiijo kasoo soconin MOORYAAN LAND. Waa suaale hubka yuu iskaga difaacayaa? Ma UGANDA? ma Alshabaab? Mise jubooyinka ayuu ku weerarayaa? Muhiimada ay hubka u raadsanayaan way cadahay. Maamulka jubaland marka lagu dhawaaqo HALA SAMEEYO xidhiidh caalami ah oo hub lagu raadsanayo, dhidibadana liigu aasayo ismaamulka JIBBALAND. XASSAN-XOOLO waxaa ka shekhsanaa INDHACADE iyo CABDIQASSIM iyaguna gabood faladii ay ka gaysteen jubboyinka ninkasta wuu la socdaa. Dowlada SOMALIA haday jirto dibu heshiisiin ayay ku dhwaaqi lahayd, inay meesha bidhcad badeed haysato shaki yuusan inaga galin.
Wadanka cafmadkama jiro biyo lamahysto xaata hoy,laseexdomaleh hubka uu raadinayo soomaha inuu colaad harle, hurinayo mu cawmaad waydiisto oo uu dhaho waxbarashada naga caawiya? Aqli mooriyaan buuraba inuu aduunka lahoos imaado
For free public information regarding Xasan Dhuxulow:
ninkan:
Waa HabarGidir aka iljeex Project kadib markii ay fashileen 3 mashruuc oo habargidir lahayd:
Mashruucii SNA
Mashruucii Maxaakimta
Mashruucii Alshabaab
Oo way kuwada doonayeen in Beesha Absame iyo adeerkeed jubbaland looga qaado oo la dhaxal wareejiyo
Waa nin fulay ah
Bakhayl ah
Macangag ah
Haddana faan badan
Hawiysimka ay ku dheertahay
Xitaa la soo saftay markii USC Cayiid reer Xaayow Abgaal garaacayeen
Member of USC central committee.
Jecel ilkayar
Neceb Absamaha, weliba aamisan sida ilka yar in Jubbaland, Gedo, Bay iyo Bakool Absame waxban ku lahayn oo shisheeya yihiin
Jecel gaalada
Dhaqsadaba lacag urursi ku jidha
Irirismka ku wayntahay
Doonaya Somalia in laga dhigo laba dal.
Aanan lahayn waddaniyad iyo fiiro dheer
Isku keeni karin laba ruux iska daa inuu kala celiyee
Madaxiisa ka guuxayso necebka Jubbaland iyo beesha iska leh ee Absame
Ah CIA Payrolkeeda ku jidha
Diinta waxban ka aqoonin.
etc etc etc
Sidee baa lagu doortay xoolahan oo kale?
Absamaha NFD dowr wayn bay ku leeyihiin.
Maantuu shaqada qabtay wuu ka dhaariyey hal jago
Imminkana waxaa uu hubka u raadsanayaa waa nacaybka Absame iyo adeerkiisa.
Ninkan waa in laga hortagaa oo dadka la dul qaadaa.
Jubbaland anigaa iska leh
XASAN CULUSOW WAKAA AQOONTIISA BALDAYAAY!!!!!!!!!!!!!!
HAWIYE WUXUU ISKU DAYAY IN AY LA WAREEGAAN KOONFURTA SOOMAALIYA IDINKU DADYAHAW MAWAYDAAN XUSUUSAN IN AY BAY IYO BAKOOL QABSADEEN OO HIIRAAN QABSADEEN, ARINTU MA AHA JUBALAND OO KELIYE EE RUNTA SHEEGA TAARIIKHDANA DIB U EEGA. NINKA MAANTA YIRI HUB HA LAYSIIYO MA GARANKARTAAN UJEEDADIISA?
SOOMAALI WELI SI DHAB AH UMA HESHIIN OO HANTIDII MA GUURTADA AHAYD BAA WELI LA KALA HAYSTAA MARKA SIDEE BUU KU KEENAY IN UU DHAHO HUB II SIIYA CUNAQATAYNTA HA LA QAADO? INTA HAWIYE UU HAYSTO BEERIHII IYO HANTIDII SOOMAALIYEED SIDEE BAY KU HAWAYSTEEN CAQLIGOODU IN AY HUB KU RIYOODAAN. JAWAABTU WAA DHUL BALAARSI HOR LEY OO AY RABAAN IN AY KOONFURTA SOOMAALIYA OO IDIL KU QABSADAAN MA AHA JUBALAND OO KELIYA XITAA PUNTLAND WALAA SOMALILAND ALL.
THANKS TO ALAH MY PEOPLE THEY KNOW NOW THE HAWIYE PLANS SIDAAS AYAAN IDINKA RABAA HAWSHA WADA. GUULEYSTA WALAALAYAAL.
VIVA ABSAME NATION. MA TIHIIN QABIIL DOQOMAYAHOOW FADHIGA KA KACA ABSAME WAA QARAN MASHALAH.
President Hasan sheik of Somalia doesn’t have a clear plan of being federal,he believes an USC Hawiye ideology which means we still in a civil war.As we are jubbalander we should carry on doing what we believed it’s the best solution for our country which is a federal then our region has to be created by who? I believe BY US not by Hasan sheikh or USC warlords…
@Ali abaskuul.
OFCOURSE, Hassan NGO he doesn’t represent whole somalis,he represnt only dir clan. so, my advice to Darood clan is stick together and have one voice with vision or dir will eliminate you. stop this nosense Absame vs Sade or Harti. Darood clan live three different countries, somalia,kenya and ethiopia. their population compine is six million out of whole somali population eighteen million live all these countries.so, Darood should focus building their territories, specially these two states in somalia PUNTLAND which is readly have functioning local goverment. the second one is JUBBALAND we must build this state becuase if don’t than it will go under hawiye addministration and we don’t want that.
LET’S cut this bullshit and take step forward.UNITED WE SHINE DIVIDED WE DOOMED.
Ali Abasguul
Well said.
In addition to Above, Absame and adeerkiis people must understand that:
1- Xasan Dhuxulow don’t believe Absame belong to Jubbaland let alone Jubbaland.
He belief with strong fake conviction that Absame and adeerkiisa are foriegners to Somali Repulic.
He staunchly act on this stand when appointed ministers, deputy ministers, envoys. DG/s etc.
The guy think Absame iyo adeerkiisa dalka waxaa ka leh Irirka Jooga Jabuuti iyo IIdoor left over British, Oromada in Abyssinia,Tanzania or Uganda etc.
Dadka Absame ha ogaadeen in ninkan jiritaankooda khatar ku yahay.
Waa inayan ku gorgortamin:
- lahaanshada Jubbaland.
- Waa inayan hadal dabacsan kula hadlin
- Ama soo dhowayn oo xaflad u qaban mooryaankan ka dambeeya hadhaagii dal duminstii USC.
2- Xasan waa nin Hawisiymka ku dheer tahay oo xubin ka ahaa guddigii dhexe ee dooxatii USC.
Weli waxaa uu caynaanka u ahaa caqiidadii Hawiyism ee uu Caydiid beeray oo uu ku halaagsamay. Waxaana maskaxda kaga shugay aragtidaasi raqiiska ah Mooryaankii halaagsamay Caydiid.
Waxaa arrinkaasi caddayn u ah Cali Mahdi Abgaal iyo Caydiid iljeex dagaalkoodiii waa ninkii la saftay Caydiid.
3- Ma aaminsana dowlad Soomaaliyeed.
Waxaa uu rumaysan yahay Irirism. Falalka maamulka ninkan ee Muqdisho iyo gobollada ku xeedhan iyo tallaabooyinka nacaska Cumar Geelle waxay daliil u yihiin sida ninkan ugu fikirayn qarannimo Somaliyeed.
4- Ma ahan nin Aaminsan midnimada Somaliya.
Waa ninka magacaabay habarta east london Jamaicanka 5 sano oo xidhiidh ku bakhti dileen oo aaminsan in Somaliya loo qaybiyo laba gobol oo wada Irir ah. Markii loo sheegay habarta whoreka ah inay shalay hargeysa ka qaylinaysay iyada oo leh madaxbannaanida beesha Iirdoor waa muqaddas wuxuu yidhi sidaa ayaan ku rabaa.
5- Nin aaminsan in ilka yar tahay Hiraab oo lagu jabiyo beesha Absame iyo adeerkiisa.
Xasan Dhuxulow ma qarsan jacaylka beesha Ilkayar markii uu magacaabay ina Caasha ama Hurdaaye.
Sidaa oo kale ma qarsan nacaybka uu u qabo beesha Absame iyo adeerkeeda markii uu si cad u yidhi afhayeenkiisa Xaad Jubbaland waxaa qasaya dad sijuwi ah ama kililka ka yimid oo aan u dhalan Jubbaland. Ninka ay Hawiya ka dab qaataan waa Xasan Dhuxulow, isaga iyo ilka yarna waxay ka dab qaataan iljeex oo ah caqliga mooryaanta Hawiye.
6- Womenized man
Waa nin habar iyo gabadh cirdigooda ay xalaal u yihiin. Mardhowna ka dhigi raba Villa Somalia brothel house. Waxaa warar badan sheegayaan inuu ka mid ahaa clientile ugu muhiimsanaa Dugsigii Xalane oo dumarka Somaliyeed sharatfooda iyo cirdhigooda gaalada madow/cad hadh cad ku ruugaan.
Kenya markii uu joogana kama duwana Somali MP-yada loogu geeyo dumarka kenyatiga gafuurka wayn ee fataalka ah.
Marka Absame iyo adeerkiisa waa inay ogaadaan in dib u billowday dagaalkii Dooxatadii Jubba oo maanta fadhida villa Soomaaliya
Hurdaayoow Toos
Jubbaland anigaa iska leh
Hassan Ali
Stop preaching lies and deception let alone political incorrect.
Cisho dhowayd ayaan tagay shaariqah waxaan la kulmay koox Somali qurbo joog ah.
Mid ka mid ah waxaa uu yidhi xitaa Dhulbahante waxaa uu leeyahay Jubbaland magaalo la yidhaahdo Far dhulbahante.
Intaan ku qoslay ayaan ku idhi halkeey ku taalla?
Ninku waa reer bari waxaa uu yidhi South Kismaayo?
kkkkkkkkkk. Miskiin.
You are playing the same ignorant tune.
Jubbaland is Absame iyo adeerkiisa land.
When you claim my Jubbaland as Darood playground then I will say firmly there nothing is called Darood. To me Darood is virus with same lethal like iljeex, Hawiye or Irirism.
Case point is:
Ilkayar greedy, foolishness and puppetness to Iljeex/Hawiye projects
Dhabayaco divisive lies and deceptions.
marka adeer markaad ka hadho sheegashada Jubbaland oo aad ooga harto Absame iyo adeerkiisa, Puntlandna ay noqoto Darood playground then we have coffee cup in Mogadishu Street.\
Waxayna anigaa leh waxaadana kula lihi waa caqliyaddii Hawiye
Darood kulahaa.
Miskiin wallaahi
Jubbaland anigaa iska leh
Correction
Hadal halmaan kuma jiree:
The last comment goes to Ahmed Ali not Hassan Ali
kuma donoye dalkayga aniskale daakaga iyo daadkayaga gurigaga iyo gurigayga dowladiina dowladada madwaybahaga maxwayhayaga