Xildhibaan Yusuf Xasan oo ku soo laabtay Nairobi Kana Codsaday Shacabka Soomaaliyeed inay is muuiyaan oo ay u codeeyaan Doorasha Berito dhaceysa(Daawo)
Xildhibaan Yusuf Xasan oo ku soo laabtay Magaalada Nairobi uguna baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo ganacsatada Islii in ay isugu soo baxaan doorashada berito Khamiis ah isla Markaasina u codeeyaan Mudane Yusuf Xasan.
Waamonews.com
Waa in lagarab istaagaa ninkan – maahan nin la heli karo. Allow soo qabo kuwii dulmigan gaystay nin ushaqaynaaya dadkiisa.
mudane yusuf alaha ku caafiyo noolow waa nin somalinimada dhab ka tahay guuuuuuuuuuuuuul
aadbaan ugu farax sanahay inuu soo laabto waxaana illaah uga baryayaa caafimaad dag dag ah
isagoo kale lama arag .
MashaAllah. good news
Somalida waa inay doortaan ninkan haddii kale gaala madowga ayaa xoolahooda dhici doona dumarkana ka fara xumayn doona