Magaalada Garissa oo Caawa 5 qof lagu dilay 4 kalena lagu dhaawacay
Magaalada Garissa waxaa Caawa lagu dilay shan ruux oo isugu jiro ragg iyo Haween Afar kalena waxaa soo gaaray dhaawac culus kadib Markii dabley hubeysan ay rasaas ooda uga qaadeen hotel ku yaalo Magaalada .
Dadka dhintay ayaa waxaa ku jiray shaqaalaha Hoteelka , dadka dhaawacmay ayaa waxaa loola cararay isbitaalka guud ee magaalada Garissa. Dableydi falkaasi foosha xun geysatay ayaa goobta ka baxsaday.
Magaalada Garissa ayaa muddoyinkan waxaa ku soo badanayay dilalaka qorsheysan iyo qaraxyada.
Waamonews.com
waryaada wali cadawgii madhamaan waa inaad karaadisaan dhinaca sokeeyaha waayo ragbadan oo cidda ayaa aamisan lugooyada ay ku jiraan dulyadayn ,kabajecel, iidle iwm dhanka kale halabaadho ciidanka jooga gobalka ee nabad galiyada xisaabsan waa in arinta dib loo baaraa.
Waa dad waxmagarata ah dadka falalka wuxushnimada ah kawada magalada suurtagal maha in garis cadey ay noqoto amar ookale
waa hawiye iyo wax magarato lagu adeganayo waxa dilka fuliya waa dad raba inay iska horkenan kenya iyo absame, waa sheeko dheer oo kismayo kusalaysan oo iririsma kadanbeyso… daaroodka waxan kulatalin laha inay walalohod kenya lashaqeyan si,ay juboyinka iyo gado u hantan hadwiyaba waxay sowaten jabuti sheekada fahan adinka laraba in lagu cirib tiro
Waar nacastan reer Garissa ma waxay u baahan yihiin in loo aqoonsado ina gumeed.
Waar dalkiinna ka saara:
Ilka yar
Raxanwayn
Dagoodiye
Garrre
Hawiye
Sheekhaal
Mooryaanta Shabaabka
iwm
Haddii kale ogaada inaad is nolol duugaysaan.
Waar dhulkiinna, bayac mushartkiinnii iyo beerihiinna waxaa la wareegay mooryaanta kor ku xusan ee hurdada ka kaca.
Haddii kale daamaanka wayn ku meermeeriya waa nala qarxiyey oo waa nala dilay.
Nacas fowqa nacas
NFD real Absame iyo adeerkiisa ayaa iska leh