|

Madaxweyne Xasan Culusow oo ka hadlay arima ku saabsan federalka iyoJubboyinka

culusowMadaxweynaha dowalda federaalka Xasan Maxamud Culusow oo wareysi siiyay idaacada VOA-da isagoo ku sugan dalka Mareykanka ayaa ka hadlay Arima ku saabsan federaalka iyo Jubboyinka.

halkan ka dhageyso Madaxweyne Xasan Culusow oo ka hadlay federaalka iyo Arimaha Jubboyinka.

 

Waamonews.com

7 Responses for “Madaxweyne Xasan Culusow oo ka hadlay arima ku saabsan federalka iyoJubboyinka”

  1. Jubaland Democratic republic says:

    Kan ilaaha igu og wax uu dawladnimo ka yaqaan ma jiro scope kiisu wuxuu ku egyahay guriceel ilaa caleyaalo waa afarsano oo khasaartey ee daarood suunanka xirta waxaynu saaran nahay dayaarad uu wado nin dhego la oo hadana indho la ,waa hawl beesha daarood u taala in ninkaan khatarihiisa la iska eego markaan meesha ka saarnana waa inaan u istaagnaa oo maal iyo maskax iyo hadii loo baahdo dhiig ku bixinaa iney Somalia markale dawladnimo dib u hesho inagoo la tashanayna somalida dawladnimo Somali rabta iyo xitaa kuwa dudey ee reer sheekh isaaq iyagu dawladnimo way rabaan weyna yaqaanaan dhaqanka iyo noloshana waxay kala mid yihiin beelaha daarood ee waa inaan gogoshooda

  2. Jubaland Democratic republic says:

    Sorry ,continues ,@@ ugu tagnaa oo weliba iyaga u tanaasulnaa magaaladoodana caasimada loo rara,waayo iyagu waxay buufis siyaasada. Iyo taariikh ka qaadeen beesha daarood waana inaynu walaaladeen iidoor soo dhaweynaynaa. Iyagu a ayna Somali uga bixin wixii taariikhdu samaysay

  3. Ali Abaskuul says:

    Waxaan ka fahmay hadalka gaaban ee culusow inuu rabo power kaligiisa oo ku cad qudbadiisa,wuxuu yidhi annagu shacabka wax inay samaystaan uma diidanin balse waxaan diidanahay kuwa iyaga ka midka ah ee u samaynaya maamulka,kkkk waa cajiiib haddaba yaa u samayn lahaa?halkaa waxaa ka cad inuuna xasan culusow rabin maamul cid kale samaysato oo waliba uu aaminsanyahay qabyaalad iyo qudhun oo marnna laga sugayn rajo fiican.arintu aan hawsheena wadano ilaa aan dhisano maamul soo celiya jiritaankeena adeer kani waa USC.

  4. Ader xasan sh maxmuud wa madaxwenahada shala obama aqonsayda is buuxda waliba oo gabasho laheen marka marka mamul dambe majiro sida pungland iyo somaliland marka somalia we are 1 adeer ninki ka hor yimada dee sharciga qaban marka hadanunahay rer wamood wanu so dhawenahay hadalka madaxwenaha iyo maxamed xasan xaad hadalkisi qimaha lahaa

  5. Muxsin says:

    Dameer culusow warkiisa qiima malaha ee yaanan lagu lugo’in ,macnaha magaca madaxweynenimada yaanan meel looga dhicin. dameer culusow qabqable dagaal hawiye action group u ololeeya weye afka halagu dhdufto.

  6. xasan dhuxul iyo hawiye culays nagumahayaan oo iyagaba liita ukxantodin dadsanyihiin ceelasha biyaha—–ee adeer hawsha inootala waa in aan mardanbe shaati been ah la’inosoxidhan oo dadkodhan uusan kuu noqon bini’aadan cadi ah

  7. Faafxadhuun says:

    Marka hore waan idin salaamay Amaa bacdi, Xasan Dulmi jadiid marka uu dadka hortaagan yahay wuxuu u sheegaa wax dadkaasi ay ku qancaan, marka telvision ama radio laga waraysanayana wuxuu u hadlaa sigooni ah, marka uu reerkiisa la joogana wuxuu ula hadlaa sigaar ah, kitaabna wuu ku dhaartay,intaas oo dhanna wax is leh ma jiraan.Markastana wuxuu bixiyaa akhbaar kala duwan,oo khayaana ku jirto, oo uu ku wato danihiisa gaarka ah, oo qabyaaladi ku jirto.

Leave a Reply