Ogeysiis ,Mudaharaad balaaran oo looga soo horjeedo Xasan Maxamud Culusow oo ka dhacaya Minneapolis
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Minneapolis ayaa waxay wadaan abaabul banaanbax ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Maxamud Culusow oo socdaal ku jooga dalka Maraykanka.
Hadaba dadka Soomaaliyeed ee jecelel nabada iyo nidaamka federaalisimka waxaa loogu baaqayaa in ay ka soo qeyb galaan Banaanbaxaasi. Banaanbaxan ayaa waxaa soo abaabulay Jaliyadaha Soomaaliyeed ee cadaalad doonka ah, kuwaasi oo ka soo horjeedo xukunka dhikteeytarnimada ee uu la soo baxay Madaxweynaha Dowlada cardunka ah ee Somaliya Xasan Maxamud Culusow.
HALKAN KA DHAGEYSO OGEYSIISKA mUDAAHARAADKA Minneopolis-1
Waamonews.com
Jaaliyadda reer Jubbaland ee Absame iyo adeerkisa ee MN waa inay si buuxda uga qayb galaan mudaahaaraadkan looga soo horjeedo hororka Hawiye Action Group ee af duubay himiladii qarankii Soomaaliya.
Suggested Slogans:
Jubbaland belong to Absame iyo Adeerkiisa
Hassan is tribalist
Down Down Bloodletting Hassan …Down Down
Jubbaland is Mine not Habar Gidir Project
Down Down Hassan Ulusow
Yes for Federalism ….No Hassan Dictatorship
Protect Federalism from Hassan Dictatorship
No Hawiye Action Group
No Irirsm Action Group
Viva Raskambooni liberators
Ahmad Madoobe is President of Jubbaland
Bakool State of Somalia
Hassan = Alshabab
Hassan = New Blood = means another face of Alshabab
No justice means no peace
Muqdisho distict commissioner must be for all Somali tribes
Hassan = Colorful Terrorist
Jubbaland is death trap of Hassan Alshabab disguise
We Say No to Hassan intervention of peaceful Jubbaland State
We will defend you Jubbaland by our souls/Swords
Hassan Must go from Somalia
New blood = Terrorism = Hawiysim
No Justice means no peace
Below link is FYI only
http://www.allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/1679-hag-oo-magac-cusub-la-baxay
WALEE CALI ZUBER INAAD XAYAWAAN TAHAY, CAQLI XUMIDAADA HADAD TIRAAH “ABSAME AYAA JUBBALAND LEH” MA UMELEYSAA INUU DAROOD OO DHAN KA SOO QEYB GELI DOONO MU DAAHARADKA, JAWAABTU WAA MAYA.
Absame keligii ma laha jujubbaland. markii leysku daro Jubba hoose,jubbada dhexe iyo jubbabad sare. waxaa leh DAROOD.
Axmed Ali
Self defeatist like you…..oh mise ilka yar/dhabayaco ayaad ahayd…..always think Darood inuu leeyahay Jubbaland.
kkkikkk. Miskiin Wallaahi.
Adeer Ali Zubeer political correctigaasi waa ka gudbay.
Midda kale ma ogid miyaa in MNPLS/St. Paul majoritiga deggan yihiin Absame iyo adeerkooda.
I was talking to them at large.
Haddii Afar dhabayaco iyo ilka yar soo raacaan in which I doubt will ever accept my slogans that wasn;t my aim. Xitaa Cusmaan dhabayacaha deggan Cedar building lama hadlayn. Waa haddaad wax garanayso.
Ali Zubeer speaks truth in the age of lies, political incorrect, cowardness iyo self denials.
I come from Jubbaland and from Kismaayo and I speak with volume truth.
N no appology.
To me you are nothing but Jaalle Darood who is doing side empty shows.
Darood baa leh kulahaa.
Miskiin
illayn doqoni daamankeey meermeerisaa.
Jubbaland Absame iyo adeerkiisa ayaa iska leh
Cali zubeer mahadsanid , I Like your political comments.
Down down dhuxulow down
Ali zuber.
First i don’t think your Absame you must be IMITATOR . u maleen maayo inaad Absame tahay sidaad u had leyso xayawaan kuba uma hadlo. Caqligaagu wareersan waxuu Qabaa meel walba Absame iyo Adeerkis ayaa u badan xataa minnesota. hadad Darood tahay, take this advice ama Qaado taladaan “GACMO WADA JIR BEY WAX KU GOYAAN”, maanta Qaran nimadii DAROOD khatar bey ku jirtaa. adna waxaad wadatee caqli dameer “anaa leh jubbaland”, ma u maleysaa inaad iska difaaci kartid Hawiye+ idor + samale iyo Qashinkooda. jawaabtu waa maya, within two hours they will run over you, laba sacadood gudahood ayey idinku dulmari waa xaqiiq taa.
Jubbaland Daroodka dage waa la yaqaan iyo magaaloyinka ey dagaan, jubbada hoose kama maaranto jubbada sare sidoo kale jubbada sare kama maaranto jubbada hoose, also jubbada dhexe kama maaranto labad jubbooyin. JIritanka jubbaland waxeey ku xiran tahay hal meel in laga soo wada jeesto hadii kale Jubbaland state will ceases to exist.
I was born in mogadishu and i grew up both cities mogadishu and kismayo. marka sheekadaan ah anaa leh JUBBALAND ma soconeyso mana socondoonto, jubbaland Darood baa leh.