|

Madaxweyne Xasan Culusow oo lagu mudaaharaaday iyo Jawaabta uu ka bixiyay(Dhageyso)

banaanbax2Magaalada Minneapolis waxaa ka dhacay Mudaaharaad ka dhan ah Madaxweynaha Somaliya Xasan Maxamud Culusow , kaasoo ay dhigayeen dadka nabada jecel ee doonaya in la hirgeliyo nidaamka federaalisimka.

Hadaba Maxweynaha Somaliya oo ka qeyb galay kulan ka dhacay isla magaaladaasi ayaa u  jawaabay dadweynaha nabada jecel ee dhaliilay qaabka qabiyaalada ku saleysan ee Madaxweynaha uu doonayo in uu dalka ku maamulo.

 

Dhagayso Mudaharaadayaasha oo ka hadlaya Ujeedkooda

 

Dhagayso Madaxweynaha-Xasan oo Jawaab siiyay Mudaharaadayaasha.

xasan 2banaanbax3
b
banaanbax3
x
banbb

10 Responses for “Madaxweyne Xasan Culusow oo lagu mudaaharaaday iyo Jawaabta uu ka bixiyay(Dhageyso)”

  1. Salaan sare idilkiin,
    Mudaaharaadleha u hadlay shacabka ku mudaaharaaday Madaxweynha DFS Mudane Xasan gar bay u leeyihiin inay dhaliilaan maamulkiisa curdanka ah ee ku salaysan qabyaaladdii qaranka burburisay inay wali meesha ka madhnayn. Laakiinse jawaabtiisa laf baa ku jirta iyo inuu jilayo ka hogaamiye dowlad maamul wanaagnimo ku shaqaysa.
    Dadkan ku muduhaaraday Maraykanka ayay ku noolyihiin oo sharciga waddankaa ayaa xuquuq u siinaya inay si nabadgelyo ku jirta u muujiyaan fikradooda. Laakiinse, suaasha aan isweyddiin karno waxay tahay DADKA UU SHEEGAYO INUU WADAHADALKA LA GALAYO EE UU DOONAYO INAY KALA HADLAAN DOWLADDIISA MUQDISHO KU KOOBAN CABASHADOODA MA KUWA MINIAPOLIS JOOGAA? Mise WAA XUBNAHA BAARLAMAANKA MUQDISHU UGA JIRA EE KA SOO JEEDDA BEELAHA CABANAYA?
    Mase kula tahay Xubnaha ku jira baarlamaanka inay iyaga oo Muqdisho ku nool inay kala hadli karaan cabshada shacabkii soo doortay dowladda? Maxaysa la aamusan yihiin oo ay uga doodi la’yihiin fadhiyada aqalka baarlamaanka isugu yimaadaan?
    Jawaabtu waa mid caruurtaba garan karaan, xukuumadda DFS waxay u afduuban tahay reer Muqdishu iyo eheladooda.
    Markaa Jubbaladeey hurdada ka kaca oo ajenda cad ula imaada shacabka saddexda gobol ee xaqii uu dastuurka siiyey laga hortaagan yahay sababa la garan la’yahay darteed.
    Xubnaha Baarlamaanka uga jirana waa inay si degdeg ah Kismaayo isaga soo xaadiryaan si ay ula shaqeeyaa maamulaka ku meelgaarka ah iyo siyaasiyiinta Jubbaland ee ku hawlan maamul u samaynta dowlad deegaameed u gaar ah inay yeeshaan. Ka dib sida dastuurka Federaalismka Somaliya u xoojiyaan ka sharci ahaan.
    Ha la wadahadlo ma xuma laakiinse yaan lagu wada hadln wax ka baxsan Dastuurka Soomaali oo idil ay isku wada raacday UMA SHAQAYN KARTO Maddaxweyne Culusow ¥

    Waad mahadsan tihiin,

    Xagarka Dhuubow

  2. wiilwaamo says:

    xagardhuub sifiican ayaad udhidtay lakiin anigu waxaan kudarilahaa hada ninkan warkiisu
    wuu cadyahay jawaabta uubixiyana waa mid iskacad oo waliba jees jees kujirto loomana
    dulqaadan doono culusow waxyaalahan usamaynaayo waa wax iska cad runtana kafog
    tala ahaan inigu waxaan dhihi lahaa halagatashado culusow iyo mooryaantan xamar isku
    uruur satan danaheena aan qabsano culusowna waa in ladacweeyaa oo caalamka latusaa
    ninkan mamatalikaro soomalia runtu waataa anagu hadaan nahay shacabka soomlia
    waan kala noqonay kalsoonidii culusow cida uu md weenaha uyahay asagaa og
    meel kasta oo aduunka ah waxaan kadhigaynaa dacwo kadhan ah wb towfiiq

  3. Eng.Nuuriye says:

    ac
    Madaxweynuhu waa ka hadal wanaagsan yahay sidii hore,waxaana u arkaa in mudadii yarayd ee uu hayay maamulka uu horumar badan sameeyay, qof ceebkasaliin ah ma jiro ee kaliya waxaa loo baahanyahay in haduu qofku gaf galo uu isa sixi karo.
    hadalka madaxweynaha waxaa ku cad in uu guud ahaan qaatay dariiqa wadahadalka,waana arin aad u wanaagsan waayo dadku inta badan haday wadahadlaan way heshiiyaan. Dowlad dhexe oo cadaalad ku dhisan iyo Jubaland State oo cadaalad ku dhisan ayaan rabnaa mana kala maarmaan.
    waxaa gaf ah oo ay tahay in laga digtoonaado in adoo difaacaya dowlada dhexe aad ku tumato Jubaland ama adoo difaacaya Jubaland aad ku tumato dowlada dhexe.
    Dowlada dhexe waa dowladeenii,Jubaland waa Statekeenii,marka mid kasta xuquuqda uu kugu leeyahay sii ee mid ha ka hor iman midna ha taageerin.
    wc

  4. wiilwaamo says:

    saxiib haduu madaxwaynuhu ucadaalad yahay maxaa keenay inmaanta lagawada hadlo jubooyinka
    maxaa looga wada hadli waayay gobalada kale ee soo maaliya inkabada 21kow sono ayay somaliya
    kusoo jirtay kala qooba qoobayn iyo qabiilaysi maanta waxay ilatajhay waxaa ayaan dara ah
    inuu garan layahay waxii loodoortay maha micnihii inaan anigu kasoo horjeedo dowlada dhexe
    laakiin waxaan qiimayn kusameeyay qudbadahii culasow waxaan arkay ninkan inuu dhinac
    ubadan yahay kol haduu noocaa yahayna ma.ahan ninkii soomalia ubaah nayd maanta
    waxaa somali ubaah hantay ninsamata bixinkara oo dib uheshiin dhab ah ka dhaxsameeya
    soomalia laakiin hassan culusow waa qabiilaystwe xun waxaane aaminsanahay inuu lugkulahaa
    burburkii 91kii ee dowladii dhexe sidaa darteed ninkan nama matalikaro waana lugu khaldamay
    hadaan nahay shacabka soomaliyeed waxaan ubaahanay nin garan kara waxa shacabku ubaahan yihiin
    ninkan waa dagaal ooge worfdlord caadiye shaki kuma jiro inuu usc lugkulahaa wc

  5. Buubaal says:

    Waxaa la yaab leh Xasan xoolo oo aad ogtihii in uu yahay dameer hawiye oo iska dhawaaqay dadka la leeyahay waa Soo dhaweeyeen waa hawiye iyo maacuuntiisii dadwenaha beesha absame Hal qof Kama tegin iyo dadka dareenka leh ee daaroodka

  6. Wiil Absame says:

    Marka horee waxaan salamaya dhamaan umada soomaliyeed Marka labaad waxaan salaamaya Dhamaan qaybaha bulshada ee Jubalandstat.Waxaan aad ula yaabay hadalka Madaxwaynaha oon xaqiiqdi haday daacad katahay ooyna ka ahayn afka barkisa waan soodhawaynayaa waxaanan leeyahay maxaa marki horee ku diiday inaad saa uhadasho ood dhanka wanagsan wax ka dhawrto ilaa lagugu banaan baxo wax mafahantidi miyaa? Waxaan madaxwaynaha ugu baaqayaa in uu ogaado in maalin walba oo uu uhadlo khayrul masuulnimo uu niya jabiyo agoon abahood ku wayday xoraynta jubooyinka iyo gedo.

  7. Ali Zubeer says:

    Dadkii Mudaaraaday well done. Thanks. Keep up pressure on this iljeex/Hawiye/Irir project.

    Everywhere he goes must be pressured interm of demos, booths, flyers etc exposing his past war crimes during USC and his ethnic cleansing of Absame iyo adeerkiisa in Jubbaland.

    Its now or never.

    Let the world know this man is doing ethnic cleansing.

    He shouldn’t get respite from your media blitz demonstrations.

    For his sarcastic answer shows his contempt to Absame people.

    He should be held accountable for his bloodletting policies.

    Absame iyo adeerkiisa …….add to any Justice loving people must recognize this man as WAR President.

    He must be stopped before its too late.

    Jubaland anigaa iska leh

  8. Kusow says:

    Wuxuu yiri dhurwaaga iyo caruurta waa loo kala sheekeeyey, wuxuu kaloo yiri dadka maanta waa laidhacay waa la I kufsaday, shalay iska ilow ee beri yey ku dhaafin. Labadaas arin waxay ku tusaysaa arimihii caydiid ku fashilmay waa aqaan sidii aan u fulin lahaana waa aqaan ee iska key dhici tii hore tu ka daran baan hula damac sanahee. Marka hawiye ma waala ee waxa waalan oo sixran waa jaale Darood, maxaa yeelay ninkii ku barakiciyey, oo maxastaadii laayey, hantidaadii shacay, caaaumadiina kaa sheegtay baa adoo intaasba kala xaajoon tiri si laab lakac ah aan dowlad shisano,oo ku meelgaar ka saaro, si aan qeyrkeen ula xisaabtano. Qeyrka lala xisaabtamayo iyo adi, adiguu cadow u arkaa. Marka adeer ma hawiyaa waalan mise anagaa waalan. Haddaad ani iweydiiso waxaan qabaa inaan anaga waalan nahay.

  9. ahmed guray says:

    waan idiinsalamay mudanayaal war laheelyaba talo laheel waa mah maah somaliyeed tankalana xasan makhaldana waxaa somalida ku mah mahda dhurwaa latag latag bartay dhiig ma maqlo nimanka hawiiye malinbay dawladii somaliya ladagalameen halkii dowlaad laga sugayay inay xukuman waxa adeen wado kale oo ah waxay kudhawaaqen dabar gonta darood waxa lagudagalaymay dagaalo kafoolka foola waxay kadheceen somaliya waxa hogamiyasha hawiiye isku taxalujiiyen marar badan galkacayo iyo kismayo in gacandooda gasho taase waxay kaqaaden jab lagu wiiqay siida kawar haysan dagaalkii u hogamiinayay genaral adan gabyow iyo gardheere waxa hawiiye oo dhan lagusoo shubay xamaar dagaalka waxuu kasooday oo safaaka hore ee magalada xamar carbiiska iyo aljasiira waxa dhanka bari dagaal kasoo qaday hogamiyii jamhada ssdf waxa iyo snf oo iskashanaya galkacayo qabashadeei kadiib waxa laqaabsaday dhuul badangalinsor wargalo intaan hubo ilaa hobyo wala haratiyay waxaa ka qaaldan waa inaga daadkan wax an waadagi karna waa in an xoog ku qabsano oo maynooratii ay nooqdan ama sayraban inay iyaga xoog inagu muquuniyan marka iyaga tamar ay beelwaynta darood kumuuquniyaan mahayaan waxan kutalinaya dhuulkena an ka ilaalino dowladkushega xanbaarsan magaca besha kagasha dulmiga iyo hantiiboobka belaha soamliyeed waaji diimeedbay inagula dagaalameen hadana wajii dowladeed an inaga diib isuugu labano qoolyahan gafurka dubta ee tartiibtana an lasheerayno dariiskana awoodan kulee nahay hawiiye karbaash ba usoo baxay sii kalee wax kumaaqlimayaan

  10. ABDI ALI says:

    xasan calasow or xasan culusow what ever don’t mess with me the Juband boy or the Ogaden boy I am darwish be carefull! kkkkkkkkkkkkk
    you are are mooriyaan mother fucker.

Leave a Reply