|

Sheekh Ahmed Madobe oo ku soo laabtay Kismaayo

sheikh-ahmed-madobe-0Gudoomiyaha Maamulka KMG ah ee Jubboyoynka Sheikh Ahmed Maxamed Islan oo ku soo laabtay magaalada Kismaayo saakay, kadib Howla shaqo oo in mudda ah ugu maqnaa Magaalada Nairobi.

Dhanka kale Magaalada Kismaayo waxaa ka socdaa qaban qaabada shirka Maamul usameynta Jubboyinka oo sida wararku sheegayaan lagu wado inuu furmo dhamaadka bishan.

Waamonews.com

15 Responses for “Sheekh Ahmed Madobe oo ku soo laabtay Kismaayo”

  1. jigjigaawi says:

    a/c meel libaax soo,galay loda majoogeeyso liin iyo caano waa lakala leexiyaa waxaan filayaa 2013 waa sanadka absamaha waayo kol hadeey is heleen walaalihii lakala ilaalin jiray ooy gacmaha is qabsadeen waa ilaah mahadii jigjiga kismaayo gaarisa waa guul eebe ina siiyay alxamu lilaahi

  2. goobwayn says:

    war ilma adeera yaal markaad wax qoraysaan badala bagaca absame oo sheega magaca jubba land sababtaan sidaas uleeyahay midka qabiilka qaxaa kafiican midka dalka labada magacna waa isla adigii oo inaggaa iska leh bal arintaa aad halooga fiirsado .

  3. garaad says:

    waa war wanaagsan waana guul waxaasi jeclaan lahaa in waxkasta waxaa ku fiicanyahay wada tashigee bal la isku dayo xoraynta degmooyinka maqan jubaland sida xagar jamaame jilib bu aale saakow salagle . tasi waxay sugi lahayd lahaansha dhulkeena iyo xuduudaha gobal waxayna ka hortagi lahayd daandaansiga qaawan ee beelaha qaar sida walaalaha bay bakool sidaasi muwaafaqo fiican

  4. Buubaal says:

    Masha alaah ilaahay waa Soo Nanad celiyey hogaamiyiih beesha absame

  5. Ali Abaskuul says:

    Guulayso hogaanka Absame Shekh Ahmed madoobe,nabadgal oo guulsyso inshallah Aamiin Aamiin

  6. Ali Zubeer says:

    I have serious question about Ahmed Madoobe trip to Nairobi.

    Suaashu waxaa weeye:

    Yuu la kulmay?

    Muxuu kala hadlay?

    Yaa la socday?

    Muxuu mediyaha uga hadli waayey everyday while onslaught of Hawiye socday?

    Marka laga dhigo Ahmad Madoobe = Absame iyo adeerkiisa dee waa political suicide.

    Muxuu la jiitamaya maamul u samaynta Jubbaland State?

    What is going on?

    Maxaa loo samayn waayey hadda ka hor?

    Waxaan doonayaa in Axmed noqdo madaxwaynaha Jubbaland Republic

    Laakiin ma qarin karo khaladaadka siyaaseed ee uu galay ama Kambooniyiinta ama beesha galayaan.

    Khaladaadkaa waxaa ka mid ah:

    Sababta uu ugu yeedhay shisheeyaha sida ilka yar inay maamulka la dhisaan?

    Muxuu u odhan waayey dee anigaa qabtay dalkayga aniga ayaa u talinaya?

    Lama aamini karo snakes like ilka yar.

    Lama oggolaan karo in wax lagu darsado iyaga oo Gedo xaaraan ku haysta?

    Maxaa loo samayn waayey guurtada, civil society, gole culimo iwm si loogu jawaabo Hawiyaha hororka ah.

    Ali Zubeer waxaa u muuqda khaladaad siyaasadeed ee keeni doonto jab ballaadhan haddii aanan la sixin.

    Puting all Absame/eggs on Ahmed Madoobe basket is really a political blunder.

    Taageeraddeena Axmed Madoobe waa inay la socotaa dhisidda dhidibada bulshada Absame ee Jubbaland.

    Alle ma qadaree haddii Axmed Madoobe tii Alle ku timaado maxaa u diyaarsan Absame iyo adeerkiisa?

    Serious questions u baahan jawaab.

    Jubbaland anigaa iska leh

  7. ABDI ALI says:

    ABSAME BOY SAYS:

    ALI SUBEER ADEER AAD IYO AAD AYAAD U QALDAN TAHAY SIDA AAD MOODO MA AHA ARITNU. HADAL XUN MA AHA WAXAA AAN KUU SHEEGAYAA WALAALKAY ALI SUBEER MAAMUL SAMAYNTU MA AHA WAX SAHSAL WAA HAWL U BAAHAN FEKER BADAN WADA TASHI BADAN DEG DEGA WAA LAGA FIICAN YAHAY.

    TAN KALE ADEEROW BILAA CALAYG ISKA DAA CAYDA AAD CAYNAYSID BEESHA MAREEXAAN WAA DAD AAN WADA DHALANAY OGOW MAANTA MARAYKANKA WAA DAL AWOOD LEH HADANA WUXUU LEEYAHAY DALAL BADAN OO AY ISKU XULUFO YIHIIN HADAAD MAREEXAAN DIIDAN TAHAY MA HAWIYAAD RABTAA ADEER? MASE OG TAHAY MAANTA IN IRIR OO DHAN AY U HANQALTAAGAYAAN JUBALAND MA OGTAHAY IN ABSAME CADAW BADAN LEEYAHAY, MIDNIMADA DAAROOD WAA MUQADIS, MARKA CALI SUBERYOW ADEER IN AAD SIDAA WAX IILA GARATO AYAA LOO BAAHAN YAHAY. FADLAN JOOJI AFLAGAADADA MAREEXAAN WAA WALAALAHEEN. HA NOQONIN DADKA UU XASAN CALASOW SOO DIRAY EE KALA FURFURAYA JUBALAND PEOPLE. WAXAAN AAMIN SANAHAY IN WADAN JACAYL AY KU QAADAN WAANA KUUGU AMAANAYAA TAA NIN FICIL DADAN AYAAD TAHAY SIDA AAN KA DHADHANSADAY HADALADAADA LAAKIIN LAAKIIN LAAKIIN QUNYAR SOCO KANA SHAQEE MIDNIMADA DADKA JUBALAND.

    THANKS BROTHER ALI SUBEER.
    ABDI ALI
    ABSAME BOY

  8. Ali Zubeer says:

    Abdi Ali

    Qoraalkaada waxaa uu isoo xusuusiyey mid cisho dhowayd quesion gareeynayay Absamannimadayda.

    kkkkk, Masaakiin.

    Tan maamul u samaynta Jubbaland iyo ka fiirsasho badan ayay u baahan tahay waa riwaayaddii nalagu madadaalinayey labadii sano ee aynu soo dhaafnay..

    Suaalahan imminka waydiinayo forumka laba sano ka hor ayaa ku celcelinayey saaxiib.

    Midda kale Adeer anigu waxaan ahay buug furan oo doonaya in beesha Somaaliyeed meel la isugu keeno.

    Lahaadaan dawlad caadil ah oo dadka ka dhaxaysa.

    Haddii la waayo sida imminkaba muuqata waxaa doonayaa in dhallinyarada iyo dadka Absame iyo adeerkiisa u ifiyo:

    - Inay Jubbaland leeyihiin sheegaan si kabasho lahayn

    - Dhowraan xuquuqda dadka yar ee dhex dega sida jariirta iwm-

    - Laga saaro beelaha boobka ku yimid Jubbaland sida ilka yar oo xaadh xaadhatay Beerxaani iyo sheekhaal oo martinnima ku qabsadey Ceel Jaalle near Goobwayn iyo Hoosingow oo ah dhul reer Cabidlle.

    - In ilka yar tahay cadowga Absame iyo adeerkiisa ee soo hagay Goobaale, Seeraar, indhacadde ama iljeeex ee yidhi waxaynu nahay walaahala galgaduud oo sagaal sano gumeysanayey geyigeena Jubbaland.

    - In aan la qarin karin khiyaanada qaran ee gunta ilkayar ka geysteen jubbaland.

    - We say loud and clear neither we forgive ilkayar heinous crimes against Absame nor we forgive.

    - In war criminal Barre Huraale la soo qabto lagana gudo jabkii uu ka geystay Jubbaland isaga oo ah iljeex project of Jubbaland

    - In Gedo tahay dhul Absame oo maqan oo u baahan Absame inuu soo celiyo . Sidaana Absame iyo adeerkiisa ku yihiin Absame Gedo riman.

    - In Dhabayaco tahay aniga oo leh Jubbaland cidda igu qortay wakhtigii Abdirizaq Laaji

    - In Daroodnimadu tahay midda ilkayar iyo Dhabayaco wax ku cunaan like PM, President, Ministers, DGs etc halka Absamana Daroodnimada tahay mid lagu qadiyo oo la igu jabiyey oo aan mar dambe la igu beer laxawsan karin

    - In Hawiye yahay weligiina ahaa cadowga Absame iyo adeerkiisa

    - In Absame iyo adeerkiisa yeeshaan hadaf qaranimo, keni adayg, hadal adayg ay ku sameystaan, kuna ilaaliyaan Jubaland Republic.

    - In Absame iyo adeerkiisa isku tashaadaan oo ayan sugin beenta la yidhaahdo Darood.

    - In Ciddi Absame ee raacda Dhabayaco, ilka yar, Hawiye iwm black list lagu dhigo.

    - In deportation lagu sameeyo beelaha ku soo duulay Jubbaland oo laga sifeeyo dalka

    Adeer intaa ninkii doonayay waxban ma hallayn ee iska dhaaf riyada beenta ah.

    Ilka yar is Absame iyo adeerkiisa Mortal enemy.

    Ishii buktaay ku bikaacso

    Jubbaland anigaa iska leh

  9. wiil gedo says:

    kkkkkkkkk anaga absame caayi meyno adna marexan cay wax ogama qaadi kartid ee maskaxdan fuundada ah kala dhexbax bulshada iljeex iyo ninkii keenay adeerka ayuu ahaa ina cumarjees ee lobaxshay caasho ceydiid sxb mareexaan dadka lagama celceliyee dadkuu wasaaa ee haku rimin meeshan axmed madobe ayaad waxaad ku eedeynayssaa muxuu mareexaan usodhaweystay sxb waxay galaan ayuu yaqaan iyo howsha socota tan aad leday gedo riman gedo adaaleh ee buale iyo hoosingow hadaad soceliso gedo waxa aad kuleedahay waa diyaar midakalee aad leeday beerxaani ayaa mareexaan dagay sxb beerxaani waa magalo talxe ee adoo safar ah intaad marto warkaasdheh absame nama caayin ee adeerkood nin sherganayo ayaa nacayey asna lax ciday iga dheh

  10. sokorey says:

    cali subeer fadlan jooji aflagaadad koley baas ooge ayaa tahey dhibaadna rabtaa inaad abuurtid adiga allaha kugu koobe . waryaa aniga iyo adiga isku reerbaan ka soo jeednaa kugumana raacsni waxa ad sameynayso fadlan jooji aflagaadada ad mareexan u jeedinayso. waa dad tolkeen ah dhalasho iyo deeganbo wadaagno marka xishoo hana is ceebeen, tolkaa hadii ay wax qaban loo jooge fardo laysu hayo maxaa laa isaga fanaa. waayo markasto afxumi iyo faan ciddlo ah ayaad heesaa . orad oolasoo dagaalan xabashida hesato dhulkiina jubbo logama baahno dagal iyo dhiig so keyse ummdana ha ku noqan sheydan dad ueg.

  11. mj man says:

    ninkan cali zubeer waxaan filayaa inuu qurbaha kuwaashaye yaan hadalkiisa laqaadan waayo qofku maaha haduu miyir qabo inuu dadkiisa caayo mida kale cali subeer waxay kaga dhegtay cayda mareexan iyo majeerteen qofka nacaska ah waxyaabaha lagu garto bay kamid tahay sxb irir baa duulaan ah oo waxay rabaan inay inagoo dhan wadanka inaga saaran maanta waxay joogtaa sidi dadka laysugu soo dumi lahaa laakiin majoogto arintu in dadka walalha ah lakala dilo ama lakala fogeeyo waxaane umalayna inaadan ahayn reeraha aad sheeganeeyso hadaase mooday cayda tolkaa inaad jubalan kuyeelaneeyso iyo anigaa iskaleh sxb sidaa waxba laguma yeesho cayda iyo aflagadadana jooji meeshaan jubalana adiga malihid darood iyo umada kaleba way inala degenyihiin meel hada ladegeyna maaha sxb ilaa talyaani iyo ingiriis baa og dadkii degenaa iyo umadihii loogu yimi marka walal eedkaa soco aflagadadan jooji hadii aadan joojin waan kula googalysanaynaa ilaa iyo qiyaamaha

  12. ali jango says:

    Dhamman aqyaarta afkaarta halkan ku qorto.

    waxaan idiin sheegayaa ALI zuber zulu in uusan aheyn Darood waa la soo ogaadey. marka waxba ha ku luminina waqtigiina. midakale website waamo, maha darood website, it’s trap becarefull.

  13. Ali Zubeer says:

    Sokorey

    Maxaad tidhi? Isku reer baynu ka soo jeednaa ee cayda ilka yar jooji?

    kkkkkk. Miskiinah Wallaahi.

    Huunno —–waa haddaad dheddig tahay- inta qodob ee aan taxay ii sheeg halka runta ka hareer marsan?

    Waxaan qorayaa waa taariikh beel dhan oo u hadasha sidaada oo kale — waa haddii aynu isku beel nahay?

    My political discourse is unique, faithful, truthful, free from bais and favor and cheap political incorrect etc.

    I just comment Political history and social history of Jubbaland people.

    I don’t see you any authority in this regard.

    Marka ama naga baro taariikhda iyo dhacdooyinka soo maray Jubbaland iyo cidda jabka keentay.

    Or be honest critic of what I wrote with clear cut reference.

    Haddii kale gowlahaada iska ciyaar.

    For ilkayar inaan degaan iyo dhiig wadaagno?

    What did you said?

    Ilka yar ayaannu dhalyo iyo dhiig wadaagnaa?

    OMG (Oh My God)…..Waar tan ma another galaxy ayay ku nooleeyd for the last 22 years.

    Adeer ilkayar dhiig iyo deegaan lama wadaagi ee waxaa naga dhaxeeya waa gumaca iyo ka dhicinta Jubaland hororkooda hawiyaha horseedka ah.

    Ilkayar is Absame mortal enemy. Haddii aad intaa garan dee ay cidla ah ayaa ka jiibinaysaa.
    Be nice student of Jubbaland history iyo sida rag la isaga dhiciyo, taarikhda saxdna loo xuso.

    Haddii kale nacasnimaada meelahaasi ku biqlee.

    BTW, it was funny inaad Ali Zubeer ku tidhaa Ogaden aad Jubba waxban kuma lihid.

    Miskiinah wallaah. Waar ila eega nacastan warkeeda foosha xun. Waxay leedahay ilka yar ayaa wax ku leh Ali Zubeer oo ka yimid Kismaayo kuna abtirsada Ali Buley, Dhoobley, Diidamays, Afmadow, Jiira, Qaran yadi, Luglow, Jilib, Hargeysa Yareey, Mareeray, Guduudeey, Yoontooy, Canjeel ,Beexaani, Diif. dhasheeg Waamo, Yadi, Kolbiyow, Raskambooni iwm ayay leedahay dalka umaadan dhalan.

    Nacasnimada dadka billadda ku qaatay ayaad ugu horreeysaa.

    Dhabacyco Man aka Mj man.

    Xaajada adeer waad ka dhacsan tahay ee sida loo hadlo ama wax loo qoro bal dib u soo dhugo.

    You don’t count in my world. Jubbaland waxaan ku leeyahay dagaalkaan ku qabsadey 200 years ago, dhaqankaan ku dhaqmay, taladii aan ku dhisay maamulladeeda oo dhan iyo degaanka aan ahay.

    Bal adiga taariikhda aad ku leedahay bal ii sheeg let alone degaanka aad ku leedahay Jubbaland.

    NADA….Zero, Eber …..Sifir cala Shimaal …….Waxba

    Adeer ha isku kay dheririn dhumuc iyo dadnimo midna Absame iyo adeerkiisa kuma gaadhide.

    Kalluunkaada isaga cun baargaal iyo Bosaaso.

    Daarood baa Jubbaland leh kulahaa. Aghrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr. Miskiin

    Ali Jango

    kkkkkkk. Wallaahi waa ay kaa caddahay. Miskiin.

    Dhabayaco waaxid la hoos dhigay.

    jubbaland Absame iyo adeerkiisa ayaa iska leh

  14. sokorey says:

    alisubeer
    waxaa ku taabtay hadalkii an ku iri balse wali nin ceytamayo ayaa tahay balse afcaaytamo ninkiisa ayuu dhibaa. dadka aad ka soo jeedo haweenka maceyaan eewey ixtiraaman. balse ina adeer dhugo hoostad ahadalkana yuu kaa bixin . aniga kuma ceynayo oo kuguma dayanayo ee yeelo dulqad. qabiilkana jooji, xaalada jubboyinka maanta meel fican bey mareysaa uma baahno qas iyo qalalaso.
    waxan leenahy caddow badan marka marka ma irir baan iska daafacnaa mise dadka deegaanka ayaan caddow ka dhiganaa anniga tariikhda jobbo illaa xoogaa waan la socdaa balse si walbo ha ahatee soo mahaboona inaad dadka waxlaqebsataa oo lahaansha goonida adjoojiso waxey kentaa ficil xun . fadlan jooji ficilka ,

  15. Ali Zubeer says:

    Sokerey

    Kuma caayin huunno ee Habalaheenna Absame iyo adeerkiisa haddaad tahay taariikhda degaanka naga baro ee raggan halgan taarikhda iftiiminaya ku jidha ha isku gudbin.

    Jubbaland aniga ayaa iska leh slogan cidna loo joojin maayo. Waa hal ku dheg taariikhda Absame iyo adeerkiisa geli doona.

    I’m in mission. My mission is not to appease to NO ONE.
    I’m in mission to educate to Dhallinta Absame si u ogaadaan:

    - inay Jubbaland leeyihiin

    -Inay difaacdaan, dhistaan, ku dhaqmaan Jubbaland

    - In Gedo tahay dhul Absame oo shalay la boobay

    - In Bakool tahay Dhul Absame iyo adeerkiisa

    - in ilka yar tahay Absame iyo adeerkiisa mortal enemy

    - In Dhabayaco waxban ku lahayn Jubbaland

    - In gumuca mooyee wax kale Somali kugu ixtiraamayn

    Inta kale aan dib u dhigto.

    Jubbaland anigaa iska leh

    Ficilka aad sheegayso miyeysan ilka imminka iyo hore u wadin.

Leave a Reply