|

Raisul Wasaaraha Somaliya Hadiyadii Miyaa gaartay(Alarm Clock)

15_JAN_2013A

Raisul Wasaaraha Somaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon oo maanta dibada uga soo baxay Villa Soomaaliya tan iyo intii la magacaabay isla Markaasina gaaray degmada Afgooye ee gobalka Sh /hoose.

Booqashada Afgooye uu ku tagay Ra’isul wasaaraha ayaa ah socdaalkiisii ugu dheeraa oo uu magaalada Muqdisho uga baxo. Shacabka Soomaaliyeed ayaa ilaa iyo haatan la yaaban fadhiidnimada Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ee haba yaraatee wax howl ah aan ka haynin dowlada .

Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacbiga ayaa sheegay in Raisul Wasaaraha ku caajisay shaqa la aanta isla Markaasina uu ubaahday luga baxsi. Mudanahan ayaa isagoo kaftamaayo waxuu yiri ( malaha Raisul Wasaaraha waxaa toosisay Saacadii hadiyada aheyd (alarm clock )ee loo soo dhiibay “.

Si kastaba ha ahaatee Raisul Wasaaraha Somaliya ayaan haynin wax shaqo ah , Lamana garanayo sababta ay ku dhacday Raisul Wasaare dhan oo howlgab ah isla Markaasina aan loo ogoleyn inuu guto waajibaadkiisa shaqo.

 

Cali Yare

Waamonews.com

4 Responses for “Raisul Wasaaraha Somaliya Hadiyadii Miyaa gaartay(Alarm Clock)”

  1. Ali Zubeer says:

    Sababta Buulka looga dhigay waxaa weeye:

    1- Markii hore booskan waxaa iska lahaa Beesha Absame oo imminka xaqeeda dhacsanaysa

    2- Isaga oo ah dabadhilif Xabashi ah

    3– Isaga oo ah ilkayar kuwa aaminsan inuu yahay Mashruuc iljeex iyo Hawiye

    4- Isaga oo fulay ah

    5- Qaadwale cawska ka kicin

    6- Aqoon aan lahayn

    7- Shakhsiyaddiisu tahay mid aad u daciif ah

    8- Aaminsan in Xasan Dhuxulow loo nacamleeyo qudha

    9- Aqoon u lahayn sida Cabinetka loo run gareeyo

    Iwm.

    Nacasnimadiisa iyo dabadhilifnimadiisa waxaa ka mid inuu maanta booqday iljeex nerve center (Shabeelle.net) oo ah piece mouth of iljeex, una tacsiyeey geeridii weriyihii la dilay.

    Imagine PM dhan oo booqanaya iljeex si uu ugu muujiyo inuu yahay daacad weli projectigooda lagu burburinayo beesha Absame/adeerkiisa iwm.

    Amiin Caamir well done.

    Miskiin.

    Jubbaland Absame iyo adeerkiisa ayaa iska leh

  2. ABDI ALI says:

    SAAXIIB CALI SUBEYR SIDAA MA AHA ARINTA AAN ADEER KU TOOSIYO.
    RA’IISAL WASAARAHA SI BAREER AH AYAA SHAQADII LOOGA FADHIISIYAY, XASAN CALASOW MISE CULUSOW AYAA WAX WALBA FARAHA KULA JIRA WAAD ARAGTAAN SHAQADII RA’IISAL WASAARAHA AYUU ISKA MAAMULAYAA HAWIYE SHAQOOYINKII UMADAHA KALE XITAA WAY BILILIQAYSTEEN, MARKA NINKAAN WAA LA HAYSTEE ISKA DAAYA HAYSKA HURDEE SIDAN UU KU JIRO WAXAA DHAANTA IN UU ISCASILO. TAAS AYAA SHARAF U AH ISAGA IYO BEESHA DAAROOD.

  3. Ali Zubeer says:

    Abdi Ali

    I don’t get why you defend ilka yar iyo wixii la xidhiidha.

    Anigu ma rumaysni wax la yidhaa Daroodism.

    I just belief Somaliniimo. Haddii la waayo dee waxaan ahay nin absame ah oo leh Jubbaland, kana shaqeeynaya baraarujinta dhallinta Absame iyo adeerkooda.

    Just hassale free from fake Daroodism

    Jubbaland anigaa iska leh

  4. cabdixakim says:

    Ali Zubeer walaal ila dhageyso ninkan maanta lagusoo dhaweeyay Kismaayo oo leh aabihiis ayaa lagasoo dortay Kismaayo 65tii. Halkana ka dhagayso: http://allssc.com/warsyi-xildhibaan/

Leave a Reply