|

Qaylo Dhaan:Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Talyaaniga oo ku baaqday in laga hortago Safaarada Somaliya ee dalka Talyaniya ee 19 uu kireystay Nuur Cade(Daawo)

Waxaa sii kordhayaa dareenka sharuucda shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Talyaaniga oo si wada jir ah uga soo horjeeda kireynta Safaarada Somaliya ee dalka Talyaaniga ee ay 19 sanadood kireysteen Nuur Cade oo ahaa Safiirka Somaliya ee Talyaaniga iyo waliga Yurub iyo ninka Garyaqaanka uu ka dhigtay ee lagu macaabo Cali Mafduuf.

Hadaba Jaaliyada Soomaaliyeed ee Talyaaniga ayaa siwada jir ah baaq ugu diray hay’adaha ugu sareeya dowlada Somaliya iyo shacabka Soomaaliyeed ee damiirka leh inay ka dhiidhiyaan bililaqada hantida qaranka Soomaaliyeed ay ku leedahay Dalka Talyaaniga.

“Anaga Maqaayad Afmadow ah kama furan karno Talyaaniga)

Halkan ka daawo qaylo dhaanta Jaaliyada Somalida ee Talyaaniga .

Waamonews.com

3 Responses for “Qaylo Dhaan:Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Talyaaniga oo ku baaqday in laga hortago Safaarada Somaliya ee dalka Talyaniya ee 19 uu kireystay Nuur Cade(Daawo)”

  1. Ali Zubeer says:

    Geneva diplomatic act waxaa ka mid ah in Safaarada iyo propertiga la xidhiidha ay yihiin xarun dibloomaasi oo si commerical ah iwm laga dhigi karin.

    Laakiin Hawiye fake government, fake Hawiye parliament, Hawiye media iwm lagama yaabo inay soo dhiciyaan bililiqadan uu sameeyey Nuur Cadde.

    Dalkii oo dhan ayay bililiqeysteene halkay joogtaa safaarad.

    Hawiye qaran noqon waa.

    Ilkayarna kuwaasi ayay daba dhilif u tahay.

    Jubbaland anigaa iska leh

  2. ABDI ALI says:

    HAWIYE MIN ISBAARO ILAA SAFAARADO LA BILIQAYSTO AYUU MARAYAA, WAAD ARAGTAAN WAA NUUR CADE NINKII RA’IISULWAARAHA AHAA. DADKAN DHAQANKOODAA AYAA AAD IYO AAD U XUN WAAD ARAGTAAN.

    SAAXIIBAYAAL HAWIYOOW CEEBTIINAA BADATEE SIDAN ISKU DHAAMA!

    QADRA DAAHIR CIGE BOQORADDA CODKA AFRICA AYAA WAXAY TIRI “WAXAAD CEEBTA U TAQAAN QOF BAY CAMALKII TAHAY” DADKAN HAWIYA LA DHABO WAAD OGTIHIIN IN 60 ISBAARO MUQDISHO LAGA QAADAY GOOR DHOW, SOOMAALIYEY KA TASHADA HAWIYE

  3. willabsame says:

    ummad somaliyed waaxay jeeceyshahay nabad laakin reer Muqdishu dadka kuu nool waaxay ilmahoda kuu kooriyen xaaran oo ay generation ,marka somalidu waaxay ku mahmaada waax ad baarato on waad ka helin ka waantoobey waa wax an lonoqon

Leave a Reply