|

Dufcadii ugohoraysay ee mac-hadka al nibraas oo qalinjabisay(Sawiro)

Jigjiga 20/1/013,munaasabad balaadhan oo qalinjabin ah  ayaa manta oo axad ah kadhaday hoolka shirarka ee golaha Arimaha islaamka dawlada deegaanka soomaalida itoobiya ee caasimada jigjigamunaasabadan oo siheersare,ah loo soo,abaabulay ayaa shahaadooyin lagu gudoonsiiyay 54 arday oo mudo lahsano,ah kabaran haysay luuqada carabiga machadka al-nibraas ee kuyaala magaalada jigjiga ,munaasabadan ooy kasooqayb galeen martisharaf kaladuwan ayaa waxaa kahalay gudoomiyaha hay,adda waxbarashada& dacwada al-sunna sh/xasan yuusuf barkhadle oo sheegay in ayardaydani noqonnayso arddii uguhoraysay ee kaqalinjabisa luuqadacarabiga magaalada jigjiga waxuunasheegay in ay amaan iyo kudayasho mudanyihiin.

dhankakale waxuu ugubaaqay bulshada kunoolmagaalada jigjiga gaar ahaan dhalin yarada in ay bartaan luuqada carabiga,taasoo aasaas u,ah in,ayfahmaan diinta islaamka,

Waxaa dhankiisa kahadlay sh/xasan daadhi oo isaguna umahadceliyay macalinkii soobaray ardaydani luuqaday ka qalin jabiyeen,

Waxaa iyaguna hadalo kaladuwan kasoojeediyay macalinkii ardaydan waxbaray sh/c/nuur xasan rashiid,masuuliyiin kasocotay maamulaka magaalada jigjiga,golaha arimaha islaamka,jaamacada jigjiga,iyo odayaal dhaqameed kaladun,

Macadka al-nibraas oo lagubarto waxbarasho isugujirta maadi ,diini iyo luuqadaha kaldun, ayaa kamid ah goobaha waxbarasho ee ay hay,adda al-sunna ka ,aasaastay deegaanka mudadii yarayd ee ay deegaanka kajirtay.

Xafladan oo ay ardaydii qalinjabin haysay soobadhigeen qaabkay wax ubarteen iyaga oo qaar kamid ihi ay wada sheekaysi kusoobandhigeen luuqada carabiga iyo riwaayad lagu matalayay wanaaga luuqada carabiga.

dad 3

1 dad-1dad7dad5dad6

 

Waamonews.com

3 Responses for “Dufcadii ugohoraysay ee mac-hadka al nibraas oo qalinjabisay(Sawiro)”

  1. Ali Abaskuul says:

    Khayr alleh haydinsiiyo waamonews sida fiican eed uga warhaysaan sadexda deegaan iyo caasimadahooda kala ah Jigjiga,Gaaris iyo kismaayo,adeer maanta waa laydinka warqabaa dadaalkiina annagoo shacabkii ahina waanu idin garabtaaganahay,ugu danbayn aan hormarino,difaacno maamul u samaysano deegaankeena jubbooyinka.

  2. wardheer says:

    waaw waamonews waa inaad ka war haysaan sida uu xusay sxbkayga iga horeeya deegaanada saa uga warhaya maadaama aan noqonay isku talo isku tashi iyo isku cadaw noolaada oo guulaysta jubaland cadawgiina cagta hoosteeda viva absame meelkastuu joogo

  3. Waa wax aad loogu farxo waxa aan ku arkay jigjiga iyo labbiska quruxsan ee iiga muuqda walaalaha Islaamka

Leave a Reply