|

Wasaarada Arimaha Gudaha oo loo xilsaaray inay Maamul kmg u sameyso gobalada iyo degmooyinka Alshabaab lagala wareegay (Warsaxaafadeed)

127

Kulan ay isugu yimaadeen golaha Wasiirada dowlada federaalka Somaliya ayaa looga dooday qodoba badan oo kamid ah maamul usameynta deegaanada Shabaabka laga xoreeyay iyo waliba hantida dowlada ee la haysto.

Hadaba Warsaxaafadeedka ay soo saareen Golaha Wasiirada  ayaa waxaa ku cad inay wali  dafirsan yihiin  nidaamka Federaalka,xilli madaxweyne Culusow uu maalinba war horleh ka soo saarayo Federaalisimka.

Hoos ka Akhri War saxaafadeedka.

Warsaxaafadeed.

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, waxaana shirka looga hadlay qoddobo dhowr ah oo ay ugu horeysay qorshaha dib-u-xasilinta Dalka, Dhismaha maamulada gobolada iyo dagmooyinka, dhulka iyo hantida Dowladda ee lahaysto.

Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Diinta Cabdulaahi Abyan Nuur oo saxaafada la hadlay markii uu soo idlaaday kulanka ayaa ka warbixiyey.

Golaha ayaa ka dooday sidii loo dar-dar galin lahaa qorshaha nabad galyada iyo dib-u-xasilinta dalka, kaas oo soo bilowday xiligii lagu jiray KMG. Waxaana lagu wargaliyey Wasaarad kasta in ay soo magacowdo guddi u matala ka tala bixinta iyo dhamaystirka qorshaha ballaaran ee lagu Xasilinayo dalka.

Sidoo kale golaha ayaa isla soo qaaday sidii loogu samayn  lahaa maamulo gobolada iyo dagmooyinka laga xoreeyey Alshabaab. Waxaana Howshaas loo xilsaaray Wasaaradda Arrimha Gudaha  inay maamul ku meel gaar ah u sameyso Gobolada iyo Dagmooyinkaas, wuxuuna goluhu dib U dhigay hindisa ay soo gudbisay Wasaarada Arimaha Gudaha oo ka hadlaya qaabka ugu wanaagsan ee loo dhisi karo maamulada Gobolada iyo Dagmooyinka, iyadoo guluhu isku raacay in khamiista soo socota cod loo qaado sharcigaas.

Ugu danbayntii golaha Wasiiradda ayaa isku raacay inaysan aqoonsanayn dhamaan dhulka dowladda ee la iibsaday, la bixiyey, lana kireeyey wixii Ka danbeeyey 1990, waxaana xukuumaddu u xilsaartay guddi ku sameeya baaritaan dhulka iyo hantida dowladda, wuxuuna gudigaas ka kooban Yahay shan wasaaradood oo kala ah, Wasaaradda Arimaha Gudaha, Wasaaradda Howlaha Guud, Wasaaradda Garsoorka, Wasaaradda Maaliyadda,iyo Wasaaradda Gaadiidka, waxaana hurmuud u noqonaya Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

 

19 Responses for “Wasaarada Arimaha Gudaha oo loo xilsaaray inay Maamul kmg u sameyso gobalada iyo degmooyinka Alshabaab lagala wareegay (Warsaxaafadeed)”

  1. Ali Zubeer says:

    I told you…..

    This is pure iljeex project with Irirsim domance ilkayarna tahay gabihii Hawiye.

    Suldan Ali Zubeer will come back to express his cutting edge comment on this serious but expected move by Xasan Dhuxulow/USC game.

    What you say yaa masaakiin?

  2. Buubaal says:

    Thanks Mr Zuber
    Waa sidaad u sheegtay xaaladu waa hawiye iyo maacuuntooda oo maanta leh maamul ayaan samwynayaa shacabweynihii daarood

  3. qardho boy says:

    xasan culusow waa soo bareeray ee ha loo bareero yaanan waxba loola harin ilma culusow. maamulka jubbaland si dhaqaso waa in loo dhisaa. horta aan isweydiinee culusow muxuu rabaa? wuxuu rabaa
    1. dadkii uu kula kulmay maraykanka wuxuu ku yiri oo afkiisa laga hayaa in uu xuduud beenaad hawiye sameynayo oo uu jamaame iyo jilib raacin doono shabeelada hoose si beesha habargidir ee xaaraanta ku haysata shabeelooyinka ay u soo degaan.
    2. wuxuu rabaa in uu gedo raaciyo bay iyo bakool
    3. wuxuu rabaa hawiye mooyee in cidiba noolaato
    culusow muxuu qoonsaday?
    1. wuxuu sas ka qaaday awooda kilinka, puntland, jubbaland ee soo socota iyo maamul goboleedka isna ka soo socda waqooyi bari kenya.
    2..wuxuu ogyahay in maamulka jubbaland ee dhismihiisa ay maalmo ka harsan yihiin in tabar iyo taag aanu midna u hayn oo uusan waxba ka qaban karin cid marti uga noqonaysaana aysan jirin
    3. wuxuu ogyahay in uu mar hore fashilmay oo la ogaaday cuqdada iyo xumaanta uu u qabo beelaha jubooyinka iyo puntland.
    4.wuxuu garowsaday indhuxushii ay reer culusow jareen ee uu rabay in uu boob ku qaato in uusan mardanbe helayn dibdanbana aanu u jaridoonin.
    5.wuxuu garwaaqsaday in awooda ciidan ee kismaayo taal aanu u babac dhigi karin, mooryaanta uu wato ee kufsiga lagu ibteleeyeyna aanay ka difaaci karin ciidamada jubbaland ee akhlaaqda iyo naxariista ilaahay ku manaystay shacbkooda iyo dadkoodana u roon.
    6. wuxuu ogaaday in axmed madoobe iyo gaandi aanay ahayn niman la qaldi karo turubka siyaasadana la ciyaari kara kana badiya mooryaanka.
    7. wuxuu ogaaday in reer jubbalnd aanay marti uga noqonayn reer culusow.

  4. cabdixakim says:

    Ali Zubeer,

    The USC is coming but we need to get united and get to the facts. We Absame need to united behind one leader and that leader should be one that can address about our issues to the international community. He should be a politician not just a battle fighter.

    We are best placed today to defeat USC and ilka yar understand very well that they can no longer be used. Their sleeping prime minister has turned out to be a tool in the hands of Ulusoow.

  5. AFMADOOW-BOY says:

    hubka somalia hada in loo fasoxo uu raadinayo gurguurte ma waxuu iloobay in alshabaab eey wali dalka joogto oo eey kaliya sugayaan inta eey amisom dalka kabaxayaan oo uu hubkaas gacantooda galayo walee waa layaab

  6. ali jango says:

    Meeshan wax fiican kama soo socdaan. sheekadan ah Absame and that Grabage ma soconeyso. Darood wada jir buu wax ku gooyaa hadii kale forget about Jubbaland status. waaa xaqiiq.

  7. Ali Abaskuul says:

    Waan filayay inuu xasan culusoow u kululyahay hanashada iyo maamul uu u sameeyo dhamaan dalka balse waxaa fiican inuu iswaydiiyo maxaa lagu heshiiyay ileen waa lays dilay oo ilaa hadda heshiis ma dhicine?waa dastuurka oo waa federaal awoood-baahsan.markaa haddii taa lawaayo waxay noqon inuu ninwaliba deegaankiisa difaacdo kadibna dawlada hadda jirtaa waxay ku noqon burbur,kadibna ku meelgaar waaba hadday nasiib leedahaye.Ka reer Jubbaland waxaan filayaa inaad argtaan hunguriga culusoow ee ah inuu maamul isagu u dhiso ciddii DHISANWAYDA marka shacabka reer Jubbaland waxaa inoo yaala inaa wax qabsano oon maamulka dedejino si howshu u dhamaato oo mooryaan,iljeex iyo shabaaba inoo dhaafaan.

  8. ali jango says:

    It’s very CLEAR if Jubbaland folks keep going back and forth than EXPECT nothing. all Jubbaland leaders should get together and come up SOLUTION creation of Jubbaland state. the longer they drag the more difficult it will become for them to stablish jubbaland state. Hassan NGO gurgurte his secret weapon is jubbaland issue should be drag as long as possible UNTIL friction or different views shows up between different Darood communities live in JUBBALAND.

  9. wiil baarey says:

    waxa layiri dab aan qiiqin ma,ololo cusulsow waxa uu rabaa inuu ololo asagoon qiiqin kkkkkkkkkkkkk laakin walaga diiday adeer waa inaan qiiqaada aragnaa ayaa loogu jawaabay takale waxaan layaabanahay maamulka ilaa hada waxa loogu dhawaaqi la.ayahay ishii buktaba haku bikaacdee asbuucan gudihiisa waa in aan maqalaa jubbalnd state mooryaan culusowna daacuun calooleed haqaadee xuduuda uu samaynayana aan aragenee waa ilaahay amarkiiye

  10. Dirirdhaba says:

    Hawiye waxay kufikirayaan sidey bayiyobakool dhul uguyeelanlahaayeen jubalabd qayb uguyeelanlahaayeeen iyagoo kugabanaya dadka tirada yar ee daarod kula nool jubaland waxay arkeen qabiil walba oo deegaankiisa ila shanaya iyo iyagoo noqday (mana wasni warkiina iraac) ycani dhul booblagu deganyahay inaan mamaul laga noqon karin way is ka cadahay sh sharif waxu ku fikiray siduu beeshisa degmooyoin cusub ugiu samyn lahaa lkn way u noqon wayday hadana culusow waxuraba tii okale ader hawiye yuu ersan ilahayba daarood badaiyay nin walba dhulkisa ha iimansado

  11. walalyaal dhamantiin wa idiin salamay waxaa muqadana waan garanayana dowladana walamajara habaabiyay waxana xasan donaya in u yesho awood dowlad dhexee oo isaguu mamuulo waxuna kumashquulsanyahay 1 suu dhaqaale u heeli laha 2 aqoonsii su u heeli laha 3 cunaqabataynta huba siidii loga qaadii laha 4 markaasna oo uguu duli lahaa deganadeen ileen wax kale maqabaan karo isagoo shati dolwaladnimo oo hawiiyanimo kahosayso wata rabana inu dagaal degan abuuro sabaabtuna waa miid qura hawiiye marabo fadaralisiin wayo daal malaha wa fashiilmayaan waana reer ad utiirayar oo marka lo eego dhulka aydagaan waxaa inoo taal waa miid qura an deg bdeg uguu dhawaaqno mamuulka jubaland wax lawaydiiyana yaysan jiiriin caqligeena iyo cuduudeena an kudhiisano kana wan towno niman wax ina yeli karin waxna ina tarii kariin inaan kacabano halaga soqaado waxaan jiirin

  12. xaaji A says:

    talawaa boqor baa leh
    isagoo malab tookhsan
    buu macaluul mid la tiici
    taysihii galiyaa
    kolkaasay tashadaanoo
    durba wey turturqaanoo
    sidaasuu ku tagaa.

    xasan sheekh maxamuu ummadda soomaaliyeed baa dooratay balamaankii baa doortay laakiin durba wuu inkiray dastuurkii iyo baarlamaankiiba wuxuu samaystay koox qabiil ku dhisan.haduu safar u kacayo kooxdaa ayuu ka xaystaa.madaxtooyada iyga ayuu kaga tagaa.wuuxuu aaminsanyaha sidan hoos ku qoran.
    1- dalkja dhan in uu isagu xukumo oon laga daba haflkarin
    2-dastuurka sida isugu doonayo in uu u maamusho.
    3-jubaland iyo puntland in la tirtiro ama ay noqdaan menooriti(kuwo laga tiro badanyahay)
    4-ciidamada turkigu hubeyno waa ciidamo beelaha hawiye ah oo uu rabo in uu wax ku muquuniyo.
    hadaba waa in la tashadaa oo laga hortagaa xasan sheekh siyaasad qaawan oo aan loo cumaamadin ayuu wataa dhaqaale badan wuu helayaa waa nin doqon ah oo faras looga dagay ummadda soomaaliyeedna wuu isku dirayaa.hadaba waa in la fashiliyaa intey goori goor tahay.

  13. ABDI ALI says:

    DARWIISH SAYS:

    TUUGTAN HAWIYE YAAN LOO OGOLAAN IN AY MAR KALE YIMAADAAN JUBALAND, HOOYADOODII GUDAHA QARMUUNAYD EE FUDATA MADOW MAAMUL HA U SAMEEYAAN, HAWIYAHA KU HARAY JUBALAND WAA IN LAGA RAAFAA SIDA EASTLEIGH (ISLII) OO KALE WAANA IN LAGA RAAFAA KILILKA SHANAAD OGADEN REGION. WAXAY KU SOO BATEEN QALAAFE, SHILAABO, MUSTAXIIL IYO DEEGONO KALE, INA ILEY WAA IN UU KA RARAA HAWIYE KILILKA SHANAAD SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN.

    MADAXDA KENYA WEY KU MAHADSAN YIHIIN HAWSHA AY WADAAN WAAYO HAWIYE AYAA KU BATAY KENYA KANA GANACSADA.

    MAXAAN SIDAA U LEEYAHAY?

    HORTA TALADAYDA MA AHA IN LA LAAYO DADKA HAWIYE EE NAGU HOOS NOOL BALSE HA LA RAAFO WAAYO QOF MAGAN NOO AH WAA CEEB IN LA DILO.

    BALSE HAWIYE SOW MA AHA KUWA BOOBAY HANTIDII DADKA EE MUQDISHO IYO DEEGAANNADA KALE EE HAWIYE,

    SOW MA AHA HAWIYE KUWA DIIDAN JUBALAND, SOW MA AHA KUWA KU XASUUQAY MUQDISHO DAAROODKII KU HARAY 1991-KII.

    SOW MA AHA HAWIYE KUWA HANTIDII QARANKA BOOBAY EE MUQDISHO KA DHIGAY SIDA AAD ARAGTAAN.

    SOW MA AHA HAWIYE KUWII KU SIFOOBAY ISBAARO, BILILIQO, KUFSI, DIL, DUL BALAARSI

    SOW MADAXDII HAWIYANA MUSUQMAASUQ, MAAMUL XUMO IYO QABYAALAD CAD KUMA SIFOOBIN.

    WAA IGA TALO WAANA WAAQA DHABTA AH YAAN HAWIYE WAX LAGU DARSAN WAY DHAMAATAY SOMALINIMO DIB DAMBANA MA AAMINAYNO HAWIYO. JUBALAND WAY KA GO’AYSAA KOONFURTA KALE WAAYO DOOFAAR MA DAAHIRSAMO HAWIYE WAA DOOFAAR.
    CIIDANKA ABSAME WAA IN AY TALAABO ADAG KA QAADAAN GACAN BIR AHNA KU QABTAAN CID KASTA OO U SOO HANQAL TAAGTA JUBALAND.

  14. ABDI ALI says:

    DARWIISH BOY SAYS:

    KU SOCOTA DHAMAAN SOOMLIDA WAXGARDKA AH:

    UJEEDO BANAABAXYO DALKA IYO DIBADA AH.

    WAXAAN BILAABAYAA QABAN QAABO LAGU HIRGELINDOONO BANAANBAXYO BALAARAN OO KA DHAN AH MAAMULKA GURACAN EE XASAN CULUSOW, WAA IN LA ABAABULAA DIBAD BAXYO WAA WAYN OO LOOGA SOO HORJEEDO MASHRUUCA MILITARI EE TURKIGA EE LAGU QALABAYNAYO LAGUNA TABABARAYO BEELAHA HAWIYE UJEEDADA KA DAMBAYSANA AAD OGTIHIIN.

    WAA IN DALKA IYO DIBADDBA LAGA DHIGAA BANAANBAXYO WAA WAYN SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN.

  15. Ali Zubeer says:

    War Hawiye waa cad yahay ee Absame iwm minus ilka yar maxay samayn karaan?

  16. Ali Zubeer says:

    War Hawiye waa cad yahay ee Absame iwm minus ilka yar maxay samayn karaan?\\

    Waxay samayn karaa arrimahan hoos ku xusan:

    1- Inaynu si badheedh ah u sheegno inaynu kalsoonidii kala noqonnay

    2- Inaynu dhigno dibad baxyo waawayn oo kala go’ lahayn guda iyo dibad ba oo lagu diidan yahay siyaasaddiisa beeleed ee gurracan ee Jubbaland

    3- Inaynu kaashasnno some criminal lawyers oo caddeeyno isir nacaybka Xasan Dhuxulow

    4- In nacasta baarlamaanka ku jidha ee magaceenna ku qadhaabta dib loogu yeedho, deetana iyaga oo wada jidha ka baxaan barlamaan ku sheegga Xamar

    5- Muujin in Jubbaland tahay Jubbaland Republic

    7- Inaynu ku duulno oo premptive Strike ku sameyno Xamar si aan u neutralikze garayno khatarta ninkan dadkana uga xoreyno.

    8- Last but not least in Sloganka aan sameeyey ee ah Jubbaland anigaa iska leh la adopt gareeyo.

    Jubbaland angaa iska leh

  17. gaarhaye says:

    Xalku labo ma aha ee waa mid waana in Jubaland iyo Puntlan ka go,aan xamar waayo Somalinimo wax la yiraadaa dhamaatay, waa in taa la fahmaa marka hore.waxaa la yiri “GASHAANTI AAMUSKAA LAGU MEHERIYAA” ciidan qabiil baa laguu soo tababaranayaa, dhaqaalaa aduunkii lagaaga soo urursanayaa, adiguna waxaad ka dhamaan la,dahay “xasan culusoow ma raba”, war intaasi raganimo noqon mayso waana calaacal iyo nin laga adkaaday camalkii. Ninkii dumarkaaga xamar ku kufsaday, caruurtaadii iyo maatadaadii ku xasuuqay, hantidaadii ku xalaalaystay, ayaa wuxuu damacsanyahay inuu tii mid lamid ah degaankaagii kugu yeelo, ogow waxaa saas damacsani waa hawiye aad 100 jeer ka badantahay,wax layiri “GUSKU MA ADKA EE MEEL KA JILICSAN BUU HELAY”, waana ku talagalay inaan maahmaahdaa inagu tilmaamo waayo waynu istaahilnaa.Hawiye waxay ku faanaan Daarood baanu ka adkaanay, ogow Daarood Hawiye isma arkine, laakiin Hawiye oo Soomaali oo dhan wata ayaa wuxuu la dagaalamay ARDAY, SHAQAALE, IYO GANACSATO, Daarood ah oo xamar joogay.
    Waxaan hadalkaygii ku soo gebogebaynayaa Awoowayaashaya qalad bay naga galeen waayo waxay nagu yiraadeen Hawiye wuxuu ka mid yahay IBnu aadamka wuxuuna ka yahay Somali ee waxay ahayd inay runta noo sheegaan oo yiraadaan Hawiye waxay galaan Habar dugaag waxyna ka yihiin Yeey.

  18. abdirashida says:

    .mamulka ku mel gaarka ah ee lo sameynayo dhulka shababka xoreyey xamar ba ugu horeyse ha saga so bilaabo o mamul lo dhan yahay o dadko dhan ka wada muqdan ha lo sameyo o lo siman tahay hantida shacabka somaliyed loga heysto xamar iyo tacayadi logu geystey ha loga garabo o ha laga xaq bixiyo hadey surtagali weyso hassan culusow iyo xertisa (damu jadiida)shiirkoda mamul ku mel gaar ah u sameysten wa bilahi tawfiq

  19. willabsame says:

    it is beyond belief the wickedness of mr culuusow ,on one hand he does not support the process that made him a president and think that the federal system doesn’t suit the hawiye clan or irirism that he espouse .to the people of jubaland do not wait for this idiotic hawiye men’s to themthe history of Somalia had started in1990

Leave a Reply