|

Video Cusub oo Mudaharaadkii Looga Soo Horjeeday Madaxweynaha Xasan Culusow(Daawo)

Muuqaala Cusub Mudaaharaadki ka dhacay magaalada Minneapolis daawo.

Waamonews.com

4 Responses for “Video Cusub oo Mudaharaadkii Looga Soo Horjeeday Madaxweynaha Xasan Culusow(Daawo)”

  1. Ali Abaskuul says:

    Guul reer Jubbaland,waa talaabo sax ah ee dhisanno deegaankeen si degdeg ah,damaca doqoniimo ee Hawiye waxaa keenay dadaal yarida iyo sahashiga Absame ,Hadda aan dadaalo

  2. Ali Zubeer says:

    Runtii waa Alla mahaddii haddii Absame iyo adeerkiisa ee MNPLS iyo dadka la mid ah fahmee:

    - Inuu Xasan Dhuxulow yahay nin qabiiliste ah oo ka fog aragti dowladeed:

    - Inuu ahaa gacan ku dhiigle welina yahay fikirkiisa mid ku qaabaysan aragtida criminalska ah ee USC

    - Inuu yahay nin Hawiyism iyo iljeex ku dheer tahay; case point all degmooyinka Xamar waa wada Abgaal

    - Inuu neceb yahay isir ahaan beesha Absame iyo adeerkooda, uuna aaminsan yahay inayan taako ku lahayn Jubbaland sidaana kaga dhaariyey wasiiro xigeen iwm ee uu magacaabay..

    -Inuu yahay nin keligii tashi ah weliba xaqira dadka kale aragtidooda

    - Inuu yahay nin ay ku dheer tahay aragti naadir ah oo odhanaysa Madaxwayne macnihiisa waxaa weeye inuu yahay dastuurka dalka

    - Inuu ka shaqeeyey hadda ka hor barakicinta beelaha Somaaliyeed ee Daroodka minus ilka yar isaga oo doonayay full ethnic cleansing

    Nacaybkaa uu u qabo beeshan darteed ayaa Abdullaahi Yusuf u xidhay muddo saddex billood ah.

    Caqli xumida ninkan waxaa uu qabaa inuu Jubbaland la siiyo yam yamta iyo qadaad waynta sida Hawiye, Dirir, Sheekhaal, iwm iyada oo laga masaafurinayo ama la gumaadayo beesha Absame iyo adeerkeeda.

    Waxaa u caqli iyo maskax ah ilka yar oo ah beesha keliya maanta si xor ah u deggan dhulkii ay ka boobtay Muqdisho.

    Xasan Dhuxulow waxaa uu baahan yahay:

    1- In la ururiyo hadallada isir nacaybka ah ee uu ku hadlay ilaa imminka

    2- Hadallada warjeefka ah ee uu ku maagay reer Jubbaland iwm

    3- In la ururiyo falsafadda Castro ee uu ninkan aaminsan yahay

    4- In lacagtii Qatar ee ay ahayd $10M iyo sida foosha xun ugu takri falay.

    5- Who is damun jadiid? Maxay doonayaan? iyaga iyo shabab maxaa ka dhaxeeya? Yaa spiritual leader u ah? Culiamada Soomaaliyeed ee dhabta ah maxay ka og yihiin?

    6- Why ay Qatar u fund gareeysan ninkan iyo kooxdiisa iljeex ee isir nacaybka aaminsan?

    7- Faarax Sakiin iyo ururkiisa AMA (African Muslim Agency ee Kuwait laga leeyahay) maxay yihiin?

    8- Farax Sakiin oo reer aw xasan ah sidee ku dhacday inuu maanta ugu naceb yahay Absame oo taxliisha u akhrin jidhay? Why uu imminka Hawiye u noqday? Why uu ninkan kaba qaad ugu yahay Abdikariim oo uu biili jidhay?

    9- Nacasta Ogaadeen ee Nairobi Xasan Dhuxulow ku haystay maxay ku taageeri jireen ninkan?

    10- Sidee looga hortagi karaa hororkan ka daran Caydiid ee adeegsanaya ilka yar iyo wax ma kasta beeshiisa?

    I think we have a daunting job to address in piece and war.

    Wake up people and stop this ethnic cleanisng before its too late.

    Jubbaland anigaa iska leh

  3. gaarhaye says:

    Xalku labo ma aha ee waa mid waana in Jubaland iyo Puntlan ka go,aan xamar waayo Somalinimo wax la yiraadaa dhamaatay, waa in taa la fahmaa marka hore.waxaa la yiri “GASHAANTI AAMUSKAA LAGU MEHERIYAA” ciidan qabiil baa laguu soo tababaranayaa, dhaqaalaa aduunkii lagaaga soo urursanayaa, adiguna waxaad ka dhamaan la,dahay “xasan culusoow ma raba”, war intaasi raganimo noqon mayso waana calaacal iyo nin laga adkaaday camalkii. Ninkii dumarkaaga xamar ku kufsaday, caruurtaadii iyo maatadaadii ku xasuuqay, hantidaadii ku xalaalaystay, ayaa wuxuu damacsanyahay inuu tii mid lamid ah degaankaagii kugu yeelo, ogow waxaa saas damacsani waa hawiye aad 100 jeer ka badantahay,wax layiri “GUSKU MA ADKA EE MEEL KA JILICSAN BUU HELAY”, waana ku talagalay inaan maahmaahdaa inagu tilmaamo waayo waynu istaahilnaa.Hawiye waxay ku faanaan Daarood baanu ka adkaanay, ogow Daarood Hawiye isma arkine, laakiin Hawiye oo Soomaali oo dhan wata ayaa wuxuu la dagaalamay ARDAY, SHAQAALE, IYO GANACSATO, Daarood ah oo xamar joogay.
    Waxaan hadalkaygii ku soo gebogebaynayaa Awoowayaashaya qalad bay naga galeen waayo waxay nagu yiraadeen Hawiye wuxuu ka mid yahay IBnu aadamka wuxuuna ka yahay Somali ee waxay ahayd inay runta noo sheegaan oo yiraadaan Hawiye waxay galaan Habar dugaag waxyna ka yihiin Yeey.

  4. farah sheekh mohamed says:

    xaq ayay u lee yihiin in ay u istaagaan xuquuqdooda dhistaana maamul ayaga khaas u ah ee ma aha in uu culusow u dhiso maamul xamar ha dhiso culusow maxaa galau jubaland jubaland ha noolaato hana is raacdo

Leave a Reply