Dood Adag oo lagu falanqeeyay Aqoonsigii dowlada Mareykanka iyo booqashadii(Daawo dood xiiso leh)
Barnaamijka Dareenka Shacabka ee ka baxa TV-ka HCTV ayaa si weyn loogu lafa guray aqoonsigii uu Mareykanka siiyey dowladda Soomaaliya iyo booqashadii uu toddobaadkii hore dalkaas ku tagay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusow.
Cabdicasiis Ibrahim Xildhibaan iyo Xoghayaha Ururka SAHAL Cabdirashid Maxamed Daahir
Waamonews.com
ninka xildhibaanka isku sheegayo waa nin qabiil ku hadlayo
ninka xildhibaanka isku sheegayo waa nin qabiil ku hadlayo
dadka hantidooda in loo celiyo waaba diidan yahay fadaral ma ogalo hawiye
asc,saaxiibayaal hawiye maogola federal waayo xataa sadex gobol oo nadiifa malaha,jubbaland haladhiso,dabadeed,bay bakool iyo shabeelada hoose,markaa waa la,arki cida iscuneysa
waa sax waxaan isku daraynaa bay, bakool iyo shabeelad hoose waa figrad fiican raxaweyn geedkii mariile
Ninka layiraahdo xildhibaan ma ahan nin u qalmo in lala doodo ama wax laga wey diiyo because waxna kama oga siyaasada somaliya waa nin hada waaga ubaryey oo xoog iyo idha taagtaag kusodo.
asc all <ninkaan qoraaga lagu sheegayo waaba nin qabiiliste ah oo colaada iyo cuqdada ka muuqata ay aad u badan tahay ,ninka magool iyo gaadaco u soo qaatey tusaale ma iloowsan yahay in labadaasba ay xamar ka lahaayeen eryaay eryaay darood waa yuhuude !ninkan kale ee la doodayey waxaa ka muuqatey kalsooni daganaasho iyo ilbaxnimo kama uusan garab hadlin ,si geesinimo iyo daganaansho leh ayuu u dhageystey ! ,hadaba qoraal isku sheegoow xilibaan madaxweynaha cidnama kama xigtidbanaan bax iska daaye ukun aa lagu jabinaa ,somali kama xigtid dadkii ku bananbaxaybna waxay ka tageen taariikh waxayna bareen dadka aad adigu ka soo jeedid in la banaan baxo not in qori la qaato ,waxayna ka yeersiiyeen madaxweene MR CULUSOW {faderaal diid waa madaxweyne diid } shaley markaad ummada ku xasuuqeeyseen xamar ma iloowdeen ninba tuuladiis ha na diifsado somali kala tagtey adiguna wali waxaad wadaa waxay beeshaadu wadey 22 sano oo ah neceyb ,hadal xumi ,caadifad aad beel gaara caadifeysid ! waxaanse aad uga naxsanahay waxa aad qoreysid ee ah neceebka iyo xaasidnimada iyo caadifada oo aay jiilasha danbe akhrisan doonaan oo ay u maleen doonaan run !xilibaan aan talo ku siiyee marka danbe ee aad timaadid tv yaan lagaa garan cilka ,cuqdada,iyo caadifada kugu jirta ! [your facial expresion says all ! } ninkii maanta kula doodayey ee ahaa dr C/rashiidna si shaqsi ah baad u durtey isaga iyo beesha uu ka soo jeedaba ! isaguna adiga kuma uu san attacking ee si toos ah ayuu madxweynihiisa ula xisaabtamey una gudbiyey sida ay shacabka somaliyeed u arkeen Mr Culusow!!Dr c/rashid well done ! xilibaan soo kor ! oo soo baro inad dadka aad kala fikrad duwan tihiin adigoo wajigada ka duudin ,oo aan gariirin aad si reer magaalnimo leh ula doodid !finally ! Mr Duraan keep the good work ! VIVA SOMALI FEDERAL GOVERMENT !
WAXAAN HANBALYO IYO BOGAADIN U DIRAYAA GEESIYAASHII KU BANAANBAXAY mR cULUSOW ,KANA TAGEY TAARIIKH LAMA ILAAWAAN AH MADAXWEEYNIHII UGU HOREEYEY EE SOMALIYEED OO LAGU BANAAN BAXO MIYEEY KA HARI WAA MAYA ! JUBALAND NOOLAADA SIDA UU ADMIRAL AHMED SHIIKH U SHEEGEY SOMALI INUU DHAMAAN DADKA KA SOO JEEDA UU MAAMULKA GACANTA U GALIN DOONO UUNA KA ILAALIN DOONO QOWLEESATADA RABTA INEY DHIBKII LA SOO DHAAFEY DIB UGU CELIYAAN SHACABKA ! GUUL ,NABAD IYO BARWAAQAAN IDIIN RAJEYNAYAA ! AMIIN ,VIVA JUBALAND ! MAANSHALAAH !
If the African Union force, and especially Kenyan and Ugandan troops, left Somalia anytime soon, the gains could all be lost. It remains to be seen whether competing warlords and clans can ever cooperate to build a real state. Mohamud needs to follow through on a U.N. plan for reconciliation.
Kkk sxb waa lay aqoonsaday adeer tani waa federal waa lawada leeyahay xamar waa in sharci loo sameeyaa oo somali ka dhex muuqataa oo sharciga la ilaaliya haddiii kala hoos akhri mr culusooow mr dhagoole adeer jubbaland annaa iska leh If the African Union force, and especially Kenyan and Ugandan troops, left Somalia anytime soon, the gains could all be lost. It remains to be seen whether competing warlords and clans can ever cooperate to build a real state. Mohamud needs to follow through on a U.N. plan for reconciliation.By new York times