Daawo: Madaxweyne Xasan Culusow oo su’aalo adag la weydiiyay” Fedearlism, Puntland, Somaliland iyo Jubbaland”
Wareysi Madaxweynaha dowlada federaalka Somaliya Xasan Culusow oo ka hadlay arimaha maamul usameynta gobalada.
Wareysi Madaxweynaha dowlada federaalka Somaliya Xasan Culusow oo ka hadlay arimaha maamul usameynta gobalada.
1- Weriyaha
Waa nin raqiis ah khiyaaneyey qaranka, Shacabka iyo xirfadda weriyannimada. Intii muddo ah sheedaan ka dhowrayey sida uu wado Channelkan. Waxaa uu isku dhabar jebiyey
- kala jejebinta Somalia
- Diididda Midnimada Somaliya
- Buunbuuninta waxa la yidhaa Idoor land
- Nacaybka beesha reer Jubbaland
Waxaa uu maalin walba la taagan yahay in London in Iidoor land horumartay, tahay dal democratic ah, dal madax bannaan iyo in Somalia la kala diro.
Iidoorka Hargeysa cawska ku jarrimaya ayaa yidhi waar Somali channel waxay ka iidorsan tahay HCTV.
Maanta waxaa uu haystay Xasan Cadde fursad qaali ah uu ku dhalaaliyo Xasan Dhuxulow si loo kashifo mowaaqifta khiyaanada badan ee ninkan taagan yahay. He never follow up serious issues like Iidoor land, Federalism, Justice system, Jubbaland, Abdikarim interior Hawiye docket iwm.
Anyway, maxaad ka filaysaa nin uu pay gareeyo Xasan Dhuxulow iyo iljeex machine.
2 – Federalism
Xasan Dhuxulow ma yaqaan qarannimada iska daa Federal system. I doubt inuu weligiisa akhriyey doc ku magacaaban dastuurkan. Waa nin ay ka buuxdo riyada USC iyo keligii talisnimada. Taasi waxaa ku tusinayaa sida uga jawaabay suaasha Fed systemka. Waxaa uu ka been sheegay inuu jiro sax iyo khalad waxa uu yahay hab qeexaya fed system. Waxaa uu u abuuray kooxda Parlaimenka shaqa ah inay qeexaan waxa la yidhaa dastuurka iyo habka loo maro. Taa oo uula jeedo marin habaabin, qas gelin Somalia politics iyo inuu King dictator sii ahaado.
According to Somali constitution -regardless- waxaa uu qeexaya fed system inuu yahay fact loo baahan yahay dadka degaanka inay samaystaan without interference from Xamar iwm. Marka ninkan isaga oo indha bacaadh dhigaya ayuu been cad ku diidayaa xaqiiqdan qoran..
3) Iidoor land aka Somalialand
Hawiye weligiisa kama qayb qaadan xoreynta iyo midnimada Soomaliya.
Its no wonder markii u ka jawaabayey suaasha midnimada inuu nacaskan wacaysle u hadlo sida Hawiye lagu yaqiinnay. Taa oo ah aar hooy mugga Somalia waxaa la dhahaa ceel dheer iyo aadan yabaal iyo Heliwaa waa. Mugaan haddii waalaladheen isaaq tagayaan innaga waxba kama qabno. la juujuubi maaa. Niyad dacaadoo u haynaa. Nacas fowqal nacas.
Somali Nationalist must impeach this traitor.
4- Jubbaland
Unlike his mood/answer to iidoor dream markii uu ka hadlayey Jubbaland ninkan Hawiye waxaa ka muuqata:
Cadho
Dhiifoonaan
Isir nacayb
Iyo beenta ilka yar lagu ladhay
Waxaa ka muuqda jawaabtiisa jubbaland riyada Hawiye oo ah in Jubbaland ku qabsadaan beenta ah:
Process ayaa jidha
Tala loo dhan yahay
Dhulkan haddii uusan dadlkii lahaa ee Absame iyo adeerkiisa qaadanayn waa mid cirka imminka ka soo dhacay
Waa in Hawiya booba dalka
Lagu boobaa talada iyo kabanimada ilka yar
iwm
Jawaabta Ali Zubeer waxaa weeye iska hadlow ina Wacaysle ma afaad ku ciil bixi cidlaan ku hanjabaysaaye.
5- Judicial system
Judicial system ayay Xamar leedahay kulahaa. Waar illayn Hawiye waxaa maqli jirey markaan yaraa waa kuwa seyn leh….illayn dadku dacwa islaam dhab ahba ma gaadhin oo barta runta iyo xaqiiqada sida loo cabbiro.
Waxaa uu leeyahay waxaan leenahay judicial system oo gabadhii la kufsaday waa haddii ay jirto xabsiga dhigaysa, Korontana u diidaya xaqiisa cash bond or bail.
Caku caqli hawiye.
Ugu dambyn Xasan Dhuxulow did what he did most of his life. Pilage and highway robbery: Salary payment thru Cards with the creation of fake civil servant Hawiye numeration and classification.
What a joke. Caasimaddii umadda waa taa ay noqotay xero Hawiye. That is why aan u idhi Jubbaland republic. Dhado roob noqon wayday.
Marka dhallinta iyo dadka Jubbaland hurdada ka kaca oo difaacda dalkiinna, dhista maamulkiina, noqda Jubbaland republic.
Haddii kale ogaada in dadlkii la idin dhaafsiin doono.
Jubbaland anigaa iska leh
Cali Zubeyr dad uu u yahey mufakkir see loola xaali karaa? Waxaan u maleynayaa xoogaa fiilo ayaa iska taabatey Cali Zubeyr sidaan kuma caafimaad qabee!
@ wadaad yare
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waad igaqoslisey
NO MORE IIDOOR MAXAAYEELEY WAXA KALA DAD SHEY WASIIRADA ARIMAHA DIBADA FOWSIYA, ANAGANA IYADAA JUBALAND KALA JIJIBINEYSO,
Wadaad yare
Aniga waan ogahay in reer tolkaa uusan degan jubbaland. Marka maxaan kaala xaalaa?
Hadal tiro iyo Warjeef?……Nooo Way.
Midda kale adeer aniga mufakkir uma ihi beesha Absame iyo adeerkeeda qudha……walaa tazkiya,,,,,,waxaan u ahay beelwaynta Soomaaliyeed nin odorosha ….
- dad wanaag sidii loo samayn lahaa;
- beel wanaag si loo askumi lahaa;
- degaan wanaag sidii loo maareyn lahaa;
- dowlad wanaag sidii loo hirgelin lahaa;
– iyo qaran wanaag sidii loogu midoobi lahaa oo loo wada lahaan lahaa.
Adiga waan ogahay sidii waagii lagu dhaafiyey RW nimada ay lahayd beesha Absame ee aad boobka ku qaadan rabtay inaad taageertay ina Caasha aka Abdi Shirdoon si looga hortago beesha Absame inay booskii ay lahayd qaadato.
Marka labadeenna keebaa khaladan oo laba fiilo is taabteen ……in saxa al tacbiiru.
Jubbaland anigaa iska leh