DaawoVideoKULANKA JUBALAND DIAPORA ASSOCIATION EE MAGAALADDA ST CLOUDaa
KULANKA JUBALAND DIAPORA ASSOCIATION EE MAGAALADDA STCLOUD
Press release
Saturday February 2nd 2013,
Shirwayn oo ay kasoo gayb galeen aqoon yahanada, waxgardka, odoyaasha, haweenka kasoo jeeda gobolada Jubboyinka iyo masuuliyiinta Jubbaland Diaspora Associatilon ayaa waxa uu kadhacay Magaalada St Cloud ee Gobolka Minnesota wadanka Maraykanka maalintii Sabtida ahayd ee Febraayo 2nd. Shirkan ayaa Ugu horayntii waxaa Tacsi loogu diray dhamaan dadka reer Jubbaland, ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyooday SULDAN CABDI SULDAN CALI SOKOR oo maalintaas lagu aasayay Magaalada Kismaayo.
Kadib markii Tacsi balaaran la diray lagana hadlay taariiqdii nololeedkii Suldaanka ayaa waxaa loo diray taaageero buuxdo in Gobolada Jubboyinka eey samaystaan Maamul Goboleed loo wada dhan yahay dadka reer Jubbaland ee qurbaha kunoolna eey taageerayaan. Waxaa kaloo dadka reer St Cloud soo dahweeyeen Jubbaland Diaspora Association oo Marti sharaf ka ahayd shirka laguna taageeray hadafkooda advocasy ga ah iyo in la balaaariyo lagana qayb qaato si loo wada dhan yahay.
Waxaa shirka si wanaagsan usoo qaban qaabiyay dhamaan dadka reer St Cloud oo uu horseedayay Dool Mahat Salat hadana xiriirinayay. Waxaa furay shirkay gudoomiyaha JDA Jamal Hassan oo sharaxay imaatinka JDA St Cloud. Waxaa shirka ka hadlay odoyaasha, aqoonyahanada, haweenka, iyo dhamaan shaqsiyaad reer St Cloud ah oo ay ka mid ahaayeen:
1. Jamal Hassan JDA Chairman
2. Dool Mahat Salat JDA St Cloud
3. Abdi Sahal Abdi
4. Adan Hassan Dirir
5. Ismaaciil Cali Sagaareey
6. Jamac Ayaanle
7. Abdi Hassan (Jeeri)
8. Abdiaziz Dubat
9. Farah Mohamed
10. Roda Rabi JDA
11. Anab Arab Ture
12. Ahmed Baraki JDA
Ugu dambaytii waxaa powerpoint aad looga soo shaqeeyey kusoo gaba gabeeyay shirka Gudoomiye kuxigeenka JDA Ahmed Baraki isagoo sharxay JDA Advocasy Mission, taariiqda, iyo waxa eey Jubbaland Diaspora Association u taagan tahay had iyo jeer, sababaha loo sameeyay ururka, dhamaan reer Jubbaland ineey leeyihiin ururka iyo ineey taageero buuxdo ka dalbanayaa dhamaan dadka reer St Cloud. Shirka ayaa si wanaagsan ku dhamaaday iyadoo aad loo jeclaystay imaatinka JDA iyo booqashadooda St Cloud
mansh allaah ilaah garabkiina hagalo walalyaal teda kale waan idinkula talinayaa inaad USA un daan ku ekaan oo aad ilaa yurub inogu imataan oo aan ururka bilarino shanta qarad ee aduunka reer jubaland waay ku nool yahiine waxan ku soo gaba gababeeynayaa guul iyo gobonimo waad na mahadsantahiin
JDA waxaad tihiin masaakiin.
Cidna ma matalayno kulahaa.
Nacas yahay naga hor leexda ama….
Waar xininyihiinna kora.
Haddii kale political incorrectkiina ogaada inuusan meelna gaadhayn,
JDA waa another sellout jerks
Jubbaland anigaa iska leh
Halkaa kawada dadaalka,dadaal waa waxa layskudhaafay,Guul Jubbaland state……
Ali zubeer car yaa ku arka oon qoslin ,Cali yoow waxaad rabto la garan waa ee istoosi oo ha dhag dhagaagin kkkkkk
Jubbaland Republic
Waar qosolka ha noo dambeeyee halkeed igala qaaday?
Anigu waxaan doonayaa Somali Republic oo caddaaladda Islaamka hadhsanaysa
Haddii la waayoo Jubbaland oo Absame iyo adeerkiisa ka arriminaya
Haddii la waayo waa in lehaa Jubbaland oo absame iyo adeerkiisa iyo inta yar oo la degta iska leeyihiin.
In dhegaha loo laabo ilkayar iyo iljeex wixii ku abtirsada.
BTW, Ali Zubeer is here to be a reference for a whole generation oo u baahan barashada iyo difaaca dalkooda.
This Ogaden or Absame group markaan dhageystay warkooda waxaan gartay inay yihiin political in correct nacasya ah
Cidna ma matalno ku lahaa inta Dhilloland ku qaraabte waa Gaandi sawirkiisa meesha ka buuxiyeen.
Waxaan maqli jidhay Ogaadeen iyo Abeesaba afkoodaa wariya.
Waa masaakiin u baahan in la saxo.
Haddii ay halgankan aan ku jirno noo political correct gareeyaan dee dhegaha in loo xidho weeye.
Jubbaland doesn’t need political incorrect group.
Rag xinan yahooda kora oo ilkayar iyo hororka iljeex iyo Hawiye yidhaa Yur ayay u baahan tahay.
AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAaaaaaaaaah. Absame iyo adeerkiisa calool nuglaa.
Jubbaland anigaa iska leh
marka hore waxaan salaamayaa dhamaan dadka reer jubaland ee meesha isugu yimid, marka xiga waxaan u tacsiyaynayaa dhamaan reer suldan cali sonkor meelkasta oo ay joogan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee Suldan cabdi Suldaan cali sonkor.
Mida kale waa arrin loo bahanaa mar hore urukan oo kale si loo maareyo dhibka ummadan kala luntay wadna ku mahadsantihiin is xilqaanka daad muujiseen reer mn, Thank you
ALI SUBEER, horta adiga yaatahey,oo yuu yahey ali suber aniga ilaa hada magaran talow ma ilko yarta uu sheegaa
Kiineey
Ina adeer waxaan filayaa inaad dheddig tahay…..haddaad lab tahay sorry. Waxaa ii muuqata inaad webkan ku cusub tahay haddii kale maad waydiiseen Who is Ali Zubeer.
Jubbaland anigaa iska leh ama Absame iyo adeerkiisa ayaa iska leh ku geli mayso miyaa?
Waxaan kugula talin lahaa inaad wax ka barato webkan iyo ragga faallooyinka gabashada lahayn ku qora.
Haddaad habytaydu rabto …..horaan ugu qoray halkan.
Ha ku afacdo dagaalka iyo dood wanaagga aan ku dhisayo dhallinta reer jubbaland ee Absame iyo adeerkiisa. Kugu taagsan maayee waan kuu qaboojiyey.
Jubbaland anigaa iska leh
Kkkk kiineey hadaad rabto haybta ali zubeer,kkk haybtiisu waa guddomiyaha halganka iyo difaaca Jubbaland waana halgamaaa inkastoo uu mar mar shaadhka tuuro balse wuu saxanyahay oo dhulkiisii ayay mooryaani ku aroos gashay oo ay waliba rabtaa inay ku caruur korsato wallee rag kala warla’a kkkk. kiiney halganku maanta ma bilaaban wallee 4 sano ma seexan oo furintaan ku jiray ilaa maantana dagaalku wuu socdaa oo aniga iyo iljeex futo madoobe federaal diide wallee ways haynaaa adeer Jubbaland Absame iyo adeerkiibaa iska leh guuul Jubbaland …..