Shir lagu taagerayo siideynta maxaabiista soodhawenta ururka onlf ee qaatey tastuurka dfi xuska maalinta ddsi iyo waxqabadka madaxweyne abdi mohamud omar
Shirwayn oo lagutaageerayay ONLF tii nabada qaadatay ee uu hogaaminayay Abdinur abdullahi faarax Maxaabiistii oodalagaqaaday ee Cafiska loo Fidiyay xuska maalinta ddsi la askumey iyo waxqabadka xukuumada madaxweyne abdi mohamud omar ayaa kadhacay gobolka MN gaar ahaan magaalada minneapolis
Shirkan oo ay ka soo qaybgaleen xubno kasocda ururka ONLF ee qaatey dastuurka DFI oo gartey in ay jiho khaldan kusocdeen oo ay kawaantoobeen fikirkii ay markii hore aaminsanaayen oo garwaaqsadey in ay wax laqeybsadaan nabada iyo horumarka kajira wadanka ethiopia gaar ahaan ddsi ineytahey mida maanta iyo bariba lagu gaari karo horumar iyo nabadgalyo taama oo aqoonsadey in dastuurka udajisan wadanka ethiopia uu yahey midlawadaago oo qoomiyadwalba xaqeeda siinaya oo ah dastuur u xaqsooraya dhamaan shacabka kunool wadanka ethiopia waxaa kale oo ay xubnahaasi qireen in maanta madaxweynaha DDSI uu yahey madaweyne kaduwan kuwii hore oo ah hogaamiye masuul ka ah dhamaan shacabka soomaliyeed ee kunool ddsi oo ah mid hadh iyo habeenba utaagan sidii uu wadanka iyo shacabkuba ku hormari lahaayeen oo dadaal farabadan kubixiya sidii uu deeganka nabad ugu soo dabaali lahaa oo fikirka iyo nolosha lawadaaga shacabka qeybihiisa kala duwan oo xal nabadeed raadiya waxeyna ugu danbeyntii uhambayeyeen
Madaxweyne abdi mohamud omar iyo siideyntii maxaabiistii faraha badneyd ee ooda laga qaadey oo xoriyadoodii dib u heley oo kula dardaarmey iney dadkooda iyo dawladooda sifiican ula noo laadan oo ay kawaantobaan fikirkii khaldanaa ee ganacsiga salka ku hayey una hambayeyay maalinta dhidibada loo taagey jiritaanka ddsi.
Waxaa kale oo shirkan kahadley dad aad utiro badan oo ay kamid ahaayen odayaal dhaqameed,aqoonyahano,dhalinyaro,haween, oo dhamaantood codbuuxa kutaagerey oo isaga markhaati kacey waxqabadka muuqda eemadaxweyne abdi mohamud cumar iyo xukuumadiisaba.
Jaaliyada Somalida Ethiopia qeybaheeda kaladuwan ee kahadashey shirka sida guurtida odayaasha,Ururka dhalinyarada SEDYO, Ururka Haweenka ayaa dhamaantood soo dhaweyey maxaabiistii lasiidaayey oo aheyd talaabo wanaagsan oo faraxgalisey dhamaan shacabka meelwalba oo ay jooganba oo waran iyo wareerna kunoqotey afartii maan laawe ee dadka dhiigooda kaganacsanjirtey
waxaa kale oo ay hiil iyo hooba lagarabtaaganyihiin soo dhaweynta loo fidinayo Ururka Nabadiidka ahaa ee dhawaan nabadaqaaday ee uu hogaaminayay Mudane Abdinur iyo waliba maxaabiistii kor udhaafaysay 850 ee dhawaan loo fidiyay cafiska. Shirkan oo si wayn loo soo abaabulay ayaa kadhacay bartamaha magaalada Minneapolis. Shirkan ayaa waxaa kazoo qaybgalay dhalinyaro aad ubadan oo katirsinaan jiray ururka nabadiid ah ee ONLF kuwaas oo garwaaqsaday in eey aaminsanaayeen fikir qaldan hadana fahmay xaqiiqda iyo in uu constitution ka dowlada Feredal ee Ethiopia uu yahay mid xaq iyo cadaalad ah
Waxaa kale oo shirkan loogu hambayeyay xuska maalinta ddsi dhidibada loo taagey oo aheyd maalintii aynu yeelaney dawlad dhameystiran oo leh madaxweyne,baarlaman,iyo calan ugooni ah.
Waxaa kale oo shirkan lagu xusey waxqabadka madaxweyne abdi m omar iyo guulaha wax ku oolka ah ee kahanaqaadey ddsi mudadii yareyd ee uu xilka madaxweyne qabtey oo ah mid aan la iska indhatiri karin
Waxaana lasku raacey oo lagu balamey in sibuuxda oo wadajir ah loo soo dhaweyo xubnaha dhalinyarada ahaa ee markii hore laga leexiyey wadadii saxda aheyd laakiin maanta arkey xaqiiqda dhabta ah ee kajirta dhulkoodii hooyo
Gacanbuuxdana lasiiyo masuuliyiinta dhalinyartaa oo uu kamidyahey shugri mohamed geedi iyo suldaan oo maanta kasoo qeybgaley shika oo kasoo jeediyey warbixin dhameystiran oo kusaabsan fikirkooda iyo sababta ku kaliftey iney badalaan fikirkooda oo ay qaatan tubta nabada iyo horumarka oo ay garabtaaganyihiin madaxweyne abdi mohamud omar iyo xukuumadiisaba
Abdul bedel



boqorka absame al ustaad cabdi maxamuud cumar,kooxda ubo oo aan ujeeda lahay balse gumaada umada absame,markay 60 nin oo absame ah dilaan ayey hadana cararayaan hadan 100 kale xataa hal tuulo majoogaan nacalaa reer baadiyaha aa tihiin kuyaal
UBOda lasheegaba waa dhabaqoodhi jamce dhashay—————————–
adeer wax isweydiin maxumee gormeey inta hadhay ee casmara nogu inmandonaan JIGJIGA?
ONLF ma raacsine siyaasadeeda ku dhisan gumaadka masaakiinta Ogaden iyo sawaariikhda iyo dayaaradaha beenta ah ay hawada sare ku wadaan in Maxamed Cumar Dacay iyo raggiisa caydha ku cuna reer galbeedka . Laakiin iima cuntami karto haddana in calanka Xabashida loo biqleeyo ama qadiyadda Ogaden si fiican looga jawaabin.
Qaadashada Nabadda maxay tahay macnaheeda?
Cun oo cab oo beertaada iyo dalkaada Horumari miyaa minus xorriyad buuxdo?
Mise waa ku meel gaadh heshiis ah oo xorriyo buuxda horseedaysaa?
Jawaabaha ilaa imminka islaamiyiinta iyo kooxda ONLF ee is dhiibtay ama ku biirtay DDSI ma cadda ama ma qeexna.
Ina Maxamed cumar dacayna la waydiin maayo waayo kooxdii ONLF waxaa uu u adeegsaday gumaadka shacabka iyo beegsiga sanduuqa ayuutaysan.
Jubbaland anigaa iska leh
kkkkkkkkkkkkk kkkkkk nacas iska tagay maxuu sheegi! kkkkkkk saaxiibayaal ina iley ma halyey ba? ma libaax beesha Absame miya? wallaahi kani hadu yahay hero beeshu waa wadda doqonta la sheego! kkkkkkkkkkkkkkkk soow ninkii TV yada dumarka iyo qabiilada ka cayay mahaan? Ali Zubeer ma aragtay marku laahaa Mohammed Zubeerku ******************** sheeko lagu qoslo dheh! ma kaas ba halyeey no ah. wariileen dadku ma xishoodo!
hadii tasturka laqato macanahedu waa itoobiys ayaa gulestay oo qaayradka dulka qadanesa @ ONLF MALAHAN AWOOD AYAA IKAG CIILIISO DOWLAD ITOOBIYA IYO DABAQODHIG LAKIIN WAXEY UU AWOODA IN EYAA RAXO WAX KUCUNIN QEEYRADKA DEGANKA OGAADENIYA ONLF WAXEY SUGII IN ALEE KANO WAX XAQOOD UGAA DHIICIYO
Maad iswaydiisaan su’aasha ubahan in lays waydiyo intaadhan kahadlin sodaynta dadka
1, maxaa laguxirey dadkan
2, hadey danbile ahayeen maxaa maxkamad losoo tagi wayay oo danbiyadhoda logu casein wayay
Cidda site qorta waxaan kudhihi tarikhda kuqoreysa
to sayid: kkkkkl ea adiga leh onlf waxba igama celinkartee wabaad shegaysayee maxaad ka dugsan tankale abdi ilay kolay wuu karaganimo badan yahay ina dacay iswaydina malaha ama dadkoodhan caay ama ha cayin wa mid adi kutala
to oday ddsi inader ONLF waxba noma khaban karto waxaan kawada abdi iyo somali baadan ayaa wajii iyo huungurii ku doonayo iyo waliiba aqoonsii oo dhabarjaabinayo dowlad itoobiyo ayaan saxiibo nahay hadadmaqasho mean is ogaadeniyo waxabo igamagalen FIKIRKA ABDI WAXU KU KOOBAN YAAHAY GUMESIGA MADOW ANDHULKENA KUWAREJINO ANGAN WAXAN LENAHAY DADYOHOW BAAHAN NADAYA (ONLF WAA DAD WAXODA INAYAA WAREJIYAN DIDAN ) OBO TARIIQA XUN AYAA UDANBIYA IENGLISH KA GOONKA MAHANA IN ANAA SII HOOS JOGANO ITOOBIYO WAXAA KA GAN IN FADARAALKA SOMALIYO KU BIIRNO ( OBO NAA XABIS BAA UDANBEY