|

London: Mudaharaad Balaaran oo ka dhan ah a Madaxweyne Xasan oo shalay Ka Dhacay London (Sawiro)

Waxaa magaalada London ka dhacay Mudaharaad xoogan oo looga soo horjeedo habdhaqanka siyaasdeed ee Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh,Faragalinta uu ku hayo Jubooyinka iyo Dastuurka Federaalka oo uu ku xadgudbey, Dad kor u dhaafaya Lix boqol oo qof ayaa isugu soo baxay goob uu madaxweynuhu ka khudbeynayay, kuwasoo ay xamaasad xoogan ka muuqatey.
Madaxweyne xasan Sheikh oo ay feersocdaan Ilaalo gaara ayaa soo gaarey goobta balse sawaxan iyo qalo awgeed ayay Ciidankii amaanka door bideen iney Madaxweynaha ka galiyaan Hoolka al-baab gadaale oo aan markii hore loo qorsheyn inuu ka soo galo.

Madaxweyne xasan Sheikh wuxuu gaariga kasoo degay sidii lagu yaqiin isagoo dhoola cadeynaya balse halmar ayaa wajigiisu isbadaley ka dib markuu la kulmey boqolaal Mudaharaadayaal ah oo boorar isaga ka dhan ah wata.

Mudaharaadka ayaa ahaa Mid aan rabshado wadan balse dadka isusoo baxay waxay Fariintooda u gudbiyeen si nabadgalyo ku jirto.

Dhinaca kale Madaxweyne Xasan Sheikh oo mudo saacado ah ku sugnaa Guriga Chatham House halkaasoo uu kulan kula lahaa Qurbo joog iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Ingiriiska, halka boqolaal qof oo mudaharaadayaala ay Banaanka ku sugayeen.

Sawirada hoos ka daawo.

M7M1M3M6M9M2M8M10M12M13

20 Responses for “London: Mudaharaad Balaaran oo ka dhan ah a Madaxweyne Xasan oo shalay Ka Dhacay London (Sawiro)”

  1. Geesi Daarood says:

    way mahadsanyihiin dadka reer jubaland iyo punltand ee ka dhiidhiyay gumeysiga xasan culusow ,fashiliyana ajandaha quursiga u degsan Moriyanta hawiyeeyda . waxan la yaabanahay Mareexaan middgo sababta mudaaharaadka u iman waayeen. aniga mudaharaadka waan joogay hal nin oo ASBARO la dhaho aya ka imaaday Mareexan o dhan, that means iney ka baqayaan qabiilka hawiyaha kaba qaadka u yihiin.

    run ahaanti dadka la bahdilay e raysal wasaarahoodi xabsi guriga la geliyay iga waaye lana rabay iney ka dhiidhiyaan dulli fowqal dulli Ilkayar naf malaha alla nimanka Haiwye maxay ka baqaan, war heedhe anigu iney sidan dhaamaan yan moodi jiray.

    Marexan maanta wa qabiilka ugu liita daarood meel 2 degmo xita kama taliyan, daaroodka dowladaha laha ayaaba diidan dulinimada xasan xoolow iyagi qawnaana way hoos guruuranayaan.

    Waxan mar kale leeyahay Well done geesiyada beelweynta kablalax iyo all other daaroodka xalaasha.

    kkkkkkkk waxan ku qoslay webka dayniile oo qoray dad ka xun howlgabnimada raysal wasaaraha ayaa mudaaharaaday, bal kawarama ilkayarti banaanbaxa ka hartay ma ceebaa u yar kkkkkkk maxayse ku hadlayan .

    war kabalalxow dowlada ba tahiine halkaas ka wada , xasan sheekh maxamuud wale xalay wuu ooyi gaaray ,xaar bad ka keenteen well done

  2. kiiney says:

    MASHA ALAAH WAAN GAARNEY ULA JEEDADEENII, AAN U BANAAN BAXNEY,HUUNO GEESIDAROODOW,AASBARO IYO CABDULAAHIBA WAA MAREEXAAN MARKA ALAHA SOO HANUUNSHO,ANIGA WAXAN LEEYAHEY WAXII KA DHACAAYO HAKA DHACEE,MAA LAGU DHAWAAQO MAAMULGABALEEDKA ,HA ISAKA DHEX ARKAAN KULI SOOMAALI OO DHAN,KOLEY IYO KOLEY DHUL NINKII BAA LEH

  3. samatar says:

    @ geesi darood
    sxb wax ladhaho sade darood majiro,markii lagaqaadey galgaduud waxaa lagasaxeexey in loobixinayo maqane hiraab sidii sheekhaal loogu bixiyey marti hiraab,nin aamina maqane hiraab ex sade waa nin waalan waa basaasin urufyaama hawiye

  4. puntlander says:

    waxan ahay ka mid aha dadkii ka qaybqatay mudaharadkaas sharafta iyo karaama ku dhanmaday , waxay no sheegen kuwa ah mareexan in ay ka soo qayb galayan lakin waxaa dhacday in ay habeenkii iswaceen oo uusan ka iman hal qof oo iyaga ah yaab bay taasi nagu reebtay dadka meesha isugu yimi waxa ay ahayeen puntland iyo beesha absame waxayna muujiyeen geesinima wayn xasan culusow waxaa la soo saaray gaari ah faan hortayada marku marayey qaylada ka baxaysay afkayaga khal khal baa galay albaabkii horana ee laga gali jiray chatham house hadii laga galin laha waxa laga baqay in aan gacan saarno cabaar kabacdi waxaa laga galiyey albaab danbe ee fire ext ah waji gabax xun buu dareemay guul jubaland,,,

  5. Jubalander says:

    Geesi Darood…

    Sxb Adiga Daroodkee Baadtahay?

    Kolay Ogaden baadtahaye…An wax kuusheego bal…

    Horta Adiga Sida aad Rabto Hadii layeelo Adiga Hada Ingiriiska Jooga ayaa Lumaya cayrta Lagaa Jiran meeshas baadna Ku Gaaloobi Ask Me Why…

    Horta Somali Manta waxa Meshan Dhigay waa kala dambayn la’aan,IsMaqal Xumo iyo Xin…Taa Si looga Gudbo waxaa Haboon in ismaqal Hogaansi,iyo Xurmo meesha ay Soogashaa….

    Horta Anaga Darood Nimo adiga Kaama Rabno nagamana Xigta taas Dhab dheh.
    Waxaa kusoo Haray Tan raisalwasaaraha Miyaadan ogayn Raysalwasaare in uu soo Magacaabay Madaxwaynaha uuna Mudan yahay Maadama lasoo magacaabay inuu U hogaansamao habdhaqanka Dawliga ah ee aduunka Kajiro Mahan Kan majeerteen ee ah isku dhereri Nin adiga kusoo magacaabay…Ader Hawsha waa Qaybsantahay Madaxwaynaha ayaa Dalka Hogaan U ah That is all..Raisalwasaarahana waa raysalwasaare Somaliyeed Meesha hafadhiyo Xin iyo reer hebel waan kasoo dalnay adinkaana somalia Dumiyay,Hadana diidan inay istaagto Kalay hadii aad danahaaga qabiil ka arki waydo meesha ma dadkaad xagxagan Mise Waad samri Si ay Somalia ooga baxdo Dhibtan aad keenteen Reer Barigiina….Fuck Off somalia Meesha Ubaahan Xalka waa konfur Knofurna Kab iyo Lax Madago Naga daaya Qaska dawlada ayaa Jirta waana istaagtay…

    Hawiye Anaga waan kacabsanay kaalay adinka wax kaqaada….Nin aniga asaga aan hawiye Kaxoreeyay ayaa afkaas igula Hadlaya Cabsi iyo Dagaal haduu wax tarayo Cashar waa la isisiiyay ee Laynka soo qabsada hawiye ayaa darawal ahe….Kacabsaday Kulahaa Maxaad Kumudaharadeen Xasan oo aniga aan adiga kuula Mudaharaadaa Intaas Xitaa Xog Uma haysid Kolkaasaad meeshan kahadli….Soo Fahan waxa looga soo horjeeda xasan iyo waxa iyaga ah inaan isku mowqif kanahay…

  6. Dirirdhaba says:

    @Jublnder sx dadka mudaharadaya wa soomali , soo xq uma laha inay dareenkooda si nabad aha usoo ban dhigtaan , maxakeenay in xasan sh. Uu kala xigsado dalka?? Maxa kenay in uu dastuurka ka yabaalo?? Isaa iyo bee shiisa wamaxay sababta soomali oo dhan ay dastuurka uleedahay dani noogumajirto ee daarood bay dan ogujirta ,, horta qabiil soomali oo dhan baa ku dhisan meel walba oy joogto waayo dowladaba qabiil bay ku dhisantahay caasimadoo somaliya hawiye ayaa iswweedhkahaya cidkalana uma ogola sey kudhacaysaa isn rag deegaankoodal lalaqaybsado??? Iyadoon caasimadii loosinayn @@@@@@@@@@

  7. cirka says:

    Adeer jubalander nin walba wuu arkaa ini r/w saacid xilkiisii gabay qiil ha u raadin. Awoodda execative ah ee hogaaminta dowladda dibadda iyo gudahaba waxaa iska leh ra´izul-wazaaraha. waa muuqataa inuusan la mid ahayn raggi ka horeeyey isaga sida Gaas, Farmaajo, Geedi iyo ina cabdirashiid

  8. samatar says:

    @ jubbalander ama wiil maqne hiraab
    tabarta aad leedahay maad xeraale wax iskagacelisid,waxad tidhi kablalax madego koonfur,yaa dega yeed ceelbarde,buaale,badhaadhe,afmadaw,salagle,mahooyadiidii midgaanta ahayd ayad degta

  9. gaarhaye says:

    Beentiyo runtuba waa dhaw bay, kala baxaayaane

    - Aan baxnaansho xaajada halkii, badhida loo saaro

    waxa yiri: Maxamud cali beenaley

  10. gaarhaye says:

    Uma baran bahdey iyo inaan, bi’iyo Daaroode

    - Shisheeyaha kolkaan baratanaan, badin aqaanaaye

    tana isla gabayaagaa hore ayaa yiri.

    Hal kudhigyadan ninba suu doono haw qaato, inta aanu fahanka saaxiibka kunahay way garan.

  11. Ali Zubeer says:

    Well Done dadkii ku mudaaharaaday Xasan Dhuxulow.

    Runtii hal ku dhegyadiinna waxay ka tarjumayaan xaqiiqda dhabta ah ee uu ninkan yahay.

    Keliya waxaad illowdeen hal ku dhegga ah Xasan is member of former USC war criminal Machine.
    May be next time inaad ku darsataan oo aad tidhaahdaan bring him to hague.

    Waxaa i soo gaadhaya in mar dhow Xasan impeachment lagu samayn doono ama la caydhin doono. Waayo waxaa uu huriyey xiisad qabyaaladeed oo uu ku doonayo iska horkeenka beelaha qaarkood.

    Tan ah in ilka yar ka baaqatay mudaaharaadka waa u caado ee uma ahan xeelad and ugub.

    - Halgankii Somaliya lagu xoreeyey ilka yar kama qayb gelin

    - Darwiish warkeeda daa oo hal neef xitaa uguma deeqin. Waagaa waxay ka tirsanayeen beesha Ayaanle ee caydh.

    - SYL sida oo kale oo waaba jaajuusi jidheen.

    - Dagaalkii dhagax tuur iyo yaxya Somaaliya iyo xaawa taako Siyaad barre oo ah askari talyaani ayaa uga qayb galay isaga oo dilaya/xasuuqaya mudaahaarayaasha on behalf of his Italian masters.

    - Kacaankii dalka way xadeen oo iyagu ma dhalin.

    - Markii la duminayey ma difaacin oo waa kuwii Buurdhuubo iyo Beled Xaawo ka tallaabay deetana qaxooti iyo caano boodhe la yururay xeradii Otanga.

    - Markii Jubbaland la qabsanayey waa kuwii soo raacay isirkii kuwii ay wadaageen ee Gobaale, Seeraar iyo Indha Cadde.,

    - Weligood waxaa ka akhrinaysaa wejigooda eye of deception and luggooyo.

    - Weligood taariikh fiican kuma yeelan Galgaduud oo kaba Hawiye ayaa la odhan jidhay.

    = Maantana Abdi Shirdoon waa cabiid yar oo sidii ayga ugu rabbaayadaysan Xasan Dhuxulow ajandihiisa Hawiye.

    - Halkii ilka yar haddii uu digil danqada ku jiro ka dhiidhin lahayd gumeysigaasi Mooryaantoodii sidii Barre Huuraale waa kii ku biiray oo maanta duud xamaal u yihiin Xasan Dhuxulow.

    Sidaa awgeed inay ka maqnaadaan halka Jubbaland looga difaacayo caqli xumaha Xasan Dhuxulow curad umaha ee waa u caado.

    Jubbaland anigaa iska leh

  12. xaaji A says:

    xasan mudaaharaadkii ku dhacay madaxa meer meeri
    mowjado dad ahoo soo baxoo boodhadh midigeysatey
    muxubaan miliilicay markey goobta marayeene
    yaxyax baa lala mudhxaa oo maro la tuuraaye
    waa nin aan ishiisuba mudac mareyn maalin galinkeed
    maalintii la doortayba habluhu wey mushxaradeene
    hadana cadhey lawada majiirteen maalmo dabadeede
    fadaraalku waa lagama maarmaan meel la joogaboe
    xadhkuhuu maleegaayo ees meel laladi waayey
    hadaan mayalka loo heynin oon la iska mooseynin
    meel dheer inay gaadhi baan marag u haystaaye
    madaxweynaha masiibada ahee mindida soofaystey
    hub iyo maal inuu heluu maanka ku hayaaye
    ismaandhaafka soomaali waa maheradeediiye
    tolkayow maxaad haystaan muranku waa ceebe

    taladu waa labo mid sadexaad ma jirto.
    1-in aad ku talagashaan dagaal aad isku caabiyeysaan oo aad kaga hortagaysaa irir iyo wixii uu wato.oo markaa loo baahanyahay saanad iyo dhaqaale.waxay ku xisaabtamayaan wax kasta xataa waxay hoosta kala heshiinayaan allshabaab oo uusan mowqifkoodu kala fogeyn marka kismaayo iyo jubooyinka laga hadlayo. iyo
    2-in aad xasan sheekh maxamuud isu dhiibtaan oo aad jubooyinka ka noqotaan dad laga tira badanyahay
    maxaa yeeley waxaa midoobaya dad bada oo xasan u shaqeeya. labadaa arrimood midka aad raacaysaan jaabta dadweynaha iska leh.

  13. wiilwaamo says:

    xasan xoolo waxaa loo dhigay cashir lama iloobaan ah,
    xasan xoolo waxaa ku dhacay jac iyo baaruud dheh
    xasan xoolo banaan bixii lagu dhigay baqay dabadeede
    xasan xoolo caqliguu meela layimid dib uga shalaaytoo dheh

    ninkan ma istaahilo in loogu yeedho madaxweyne maadaama uu u dhurtay qabyaalad ,wax isbidid iyo duudsiga qabiilada kale ee soomaaliyeed.
    ninkan waa in meel kaste lagaga hortagaa oo la tusaa inuusan madaxweyne ahay balse uu yahay qabqable cusub oo masiirkii umada qabyaaladeynaya.
    yaa waraabaha qarsoon noqdoo ruux wajigii moodna
    kursiguu ku fadhiyey yaa eex kula wareegaystay
    xasan xoolo

  14. Ali Abaskuul says:

    Adeer cidna ka yeelimayno in sharciga lagu heshiiyay lagu tunto,Jubbaland state ha guulaysto Aamiin ,Jubbaland cidna kama dabafadhido danteeda….aad ayaan ugu faraxsanahay guusha aan gaarnay oo aan goobjoog ka ahaa.ugu danbaystii culusow waxaa loo soo kexeeyay huteelka uu ka daganyahay London ee dorchester hotel in park lane,adeer waxaanu doonaynaa in sharciga la ilaaliyo oo qabyaalada iyo sharci-xatooyada la joojiyo si nabad loo gaadho haddii kale adeer Barre Huuraale waad dhagaysateen inuu wali ka rajo qabo colaado soo noqda malaha xabadu isaga ma kartee kkkkk.

  15. oday DDSI says:

    waxaan halkan oo ga mahadnawayaa dhamaan dadkii soo abababulay iyo ku wii kaqayb galay mudaharaadkaa aan ubixiyay QURSI DIID garabkina ayaan taganahay hadaan nahay kablalaxa dagen DDSI hiil iyo hooba gool haduuna dibada ka caagin unan xamar soo dhafiwayin culusow walalayaal sede halayabina maxamed siyad bare ayaa ku jiroo asna gabadh kablalax ayaa dhashay oo halkasu kakenay raganimada

  16. gaarhaye says:

    Rag herdamay hadii labo qabiil,heeganku is dhaafo
    Habaas baxay hadaan reer tolkay,hiil ku tari waayo
    Aleeylehe huweesh baan ihiyo,haamo dhuuqyada,e
    War maxay hadoodilay rag,waa hagardamaayaa,e
    Bal maan hilinka geed dhigo hadii,layga hariwaayey

    Berigii aan caruurta ahaa waxaa jirtay sheeko xariir ahayd Dabagaale Maroodi geel ka dhacay oo ku heesaya NIN YAR OO NIN WEYN DILAY MA,ARAGTEEN, DABAGAALE GEEL DHACAY MA,ARAGTEEN.Malaha xooda yar ee CULUSOW ee xamar ka riyoonaysa sheekadaas bay moodeen dhab ahaan u jirto,waayo dadka Jubaland iska leh oo ah qowmiyada labaad ee Geeska Africa (Somaliya,Ethiopia, Jabuti,Eriteria) ugu badan kuma dayeen qorshooyinka indho la,aanta ah oo ay Xamar kasoo maleegayaan iyagoo moodaya inuu inay caqli xumadaasi u shaqay nayso,sow marka ma oran karno nooc waalida ka mid ah ayaa haya.Anigu waxaanba kasii xishoonayaa inaan wax ku darsado oo Dal naga dhexayn karo waxan Dad iyo Dugaag waxy yi hiin aan la sheegi karin oo sida WILD DOGS Xamar hadba dhinac u yaacaya, oo dumarka xeryaha ku jira kufsanaya oo qof nasab ahi inuu u gargaaro mooyee aanu si kale uba eegi karin.Dadkaa masskiinta ah wixii caawimaad ah ee bulshada caalamku siisana iriday u taagan yihiinoo way ka dhacaan.

    Jubaland waa mandaqad madax banaan oo ka tirsan: United Darood Emirates

    La kala teg laykuna soo noqon maayo ee taa hala ogaado.

    Halays dilo dagaal waxan ahayn,daawo lagu waaye

  17. sokorey says:

    kkk mareexan waxaey ku qanceen markii raisalwaraaha loo magacaabey.dhamaan waxey taageersanyihhin dhuxulow.balse waxaa la yiri maskiin gudub laweyn mareexan xukun iyo dowlad nimo soo mar . ninkan labahdilay waa wiilkoodii ee layiri madhaafikartid villa somaliya. inkastoo mareexan siyaad iyo farmaajobo ka dhsheen oo ahaa geesiyaal wadaniyiin ah. hadana waxaad modaa inay kalintoodii marantahay. mase oktihiin mareexan inuu ku wadda noqday muqdisho sidii iyadoo shirdoon wax uqabankaro. kaasi isagaabo la heesto ah. war intay goori goortahay iskaga soo laabta meshaas waji iyo sharaf hawiye idiin mahayo somalina kale dhaqaajisay oosida putland sameesta maamul goboleed ad leedihiin dadka ha ku dhex luminaa ummad badan oo tayo xunbaa tihiin. habeenkii dhwaa ee DOODWADAAG mareexanku ad bey u yimaadan waxaana amar lagu siiyey inaay madaxweynaha aysan weydiin karin su.alo adag oo ku saabsan raisalwasaaraha iyo arimaha maamul gobaleedyada. somalidu waxey tiraahdaa laxshilkey isdhigtaa lagu shiilaa . tolkey iyagaa is yeelay. fadlan hurdada ka kaca oo dadka waxlaqebsado.

  18. wiil gedo says:

    kkkkkkkkkkkk tolkay ma sidanaa kadhab ah mise anaa walan walee rag wuu isgaliye yaan lagu gaban hadhow calaacal hooyadiin iyo daaroodba wasee

  19. samatar says:

    @ gedo wiil maqane hiraab
    hadii laisgalo,sidii bare hiiraale,ayaad maydkaga kacarari ood odhan 400km ayaa ley eryey

  20. ali says:

    Mareeaxn waxaan maqli jirey waa inan gumeed haday soo baxdey. waa daroodku waxuu sheegi jirey baa hada soo baxay. lakiin mareexan 15% darood population hadey hawiye sarvent u noqdaam maxuma awalba waxeey ayaahen “inan gumeed”.

Leave a Reply