|

Raisul Wasaaraha Somaliya Mr Shirdoon oo maanta Baledweyne gaaray

shirdoon2Raisul Wasaaraha dowlada Federaalka Somaliya Cabdi Farax Shirdoon iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta Gaaray Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.Socdaalkan ayaa waxaa ku weheliyay  xubno katirsan goliihiisa wasiirada, oo ay kamid yihiin wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed, wasiirka gaashaandhiga  C/xakiin Xaaji Fiqi,Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka  C/risaaq Cumar Maxamed,Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka  C/shakuur Cali Mire, Safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Danjire Dayib Dubad Rooble iyo Xildhibaanno.

Lama garanayo ujeedada socdaalkooda , Wasiirka arimaha gudaha iyo Wasiirka Gaashaandhiga ayaa dhawaan socdaal ku tagay magaalada Baydhabo oo ay u soo magacaabeen Maamul KMG ah , Inkastoo maamulkaasi ay qaadaceen Reer Baydhabo.

Dhanka kale dowlada Madaxweyne  Xasan Maxamud Culusow ayaad moodaa in indhaha shacabka Soomaliyeed ay ka jeedineyso Raisul Wasaaraha ,kadib Markii Madaxweynaha lagu eedeeyay inuu la wareegay shaqadii Raisul Wasaaraha, Waxaana lagu maameelinaya Safara aan macno  iyo ujeeda toona aan laheyn ee degmooyinka uu ku aadayo.

Socdaalkan kii ka horeeyay ayuu Ra’isul Wasaaraha ku tagay degmooyinka Afgooye iyo Marka. Madaxweyna Somaliya ayaad mooda inuu shaqo u helay Ra’isul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon.

 

Waamonews.com

7 Responses for “Raisul Wasaaraha Somaliya Mr Shirdoon oo maanta Baledweyne gaaray”

  1. Ali Zubeer says:

    Wiil Ilka yar

    If I speak like your low life level; waxaan ku odhan lahaa horaan kuugu tukaday adiga oo nool Janaazo marka warkaadu waa af nooli waa hadlaa eyna waa ciyaa.

    Midna ogow…..Ali Zubeer xitaa garan maayo cidda qorta waamonews. Just am one of vocal commentators in this medium. I was censored, shoved and gagged so many times during my stay in this medium. Why? I happen to differ loudly with Waamonews writers/owners to what I thought its was balatant political incorretness. Even I went further and told Waamonews I will never come back to their website. Then after a whileI saw my stay serve more the interest of Absame and adeerkiisa truth seekers and Whip up ilkayar much better so I changed my stand.

    So Ali Zubeer is not Ali Yare…..Waa haddaad wax garanayso. Haddii kale Waamonews Admin has a job to clarify the situation.

    Intaa inta u dhaxaysana waxaan saarnahay faraskaygii Dhoodimeer aniga oo karbaashaya ilka yar iyo cawaanta la socota. Illayn Faras ama dameer aan saarnahay dhuusadiisa waxban igama taro.

    Jubbaland anigaa iska leh

  2. Jubalander says:

    Waraa Will Gedo Cali Zuber Waxaa Uu Jiraa 60 Nin Yar Mahan Intaana waxaa uu Kusoo gaaray Ciil iyo In asaga sidii dameerkii Loosaarnaa Marka hadad Kudayato waad kutaalo Waxaa uu Maqlaa Ogaden Waa Badanyahay meeluu Wali Hogaanshayna Muusan arag Sidaa Buuna Kutagiye Iskadhaaf Yusan Kuwasaqayn….Waa Nin Jirin Soomadan Arag Ogadenka Laftooda ayuu Iska saaranyahay Wuu wareeray Urta ayaa kaluntay Cid uu Heshiis Layahay Midyaad Wali Aragtay? Maya Maya Ma Arki Doontid Aderkiis iyo Ogaden Ayaa Maray Iyagiina Kala Faquuq Marka Daa Hadabaashee….Aniga Lama Yaabo ilaa waa Nin Tarxiil Kumaqan….Qurbaha kasoo nacnac Leh Hawshiisa Af ayay Isugu Dhuratay Nin wax tar ah Dhulkiisa ayaa Ubaahan….

  3. Ali Zubeer says:

    Jubba Sheegad

    Somalidu waxay tidhaa:

    Baryo iyo is daluuc layskuma daro

    Sidaa oo kale waxay hore u tidhi

    Gacantii aadan goyn karayn, waa la shumiyaa

    Waar heedhe raggi hore waxaa dhaqan u ahaa in ruux nool oo af iyo adin leh aanan cid kale u hadlin. Mise dhaqankaasi ilka yar ma qabto. Mise adiga iyo wiil ilkayar isku mid ayaad tihiin?

    Sidaad doontaan ahaadee. Aniga adiga hore ayaan kuu sheegay in ilka yar geeleeda iyo gurigeeda ku dhisan bililiqada intaba qori ololayo kaga soo saarayo Jubbaland.

    Imminkaba ololahayga mirahoodii waa ii hillacayaan.

    Marka calaalka iyo cabaadka inta aad dayso ama rag noqo oo samee wixii ay gacanta kugu siin jidheen iljeex ama u diyaar garow iyada oo Gedo ….dhul cawlahan diisowga iyo saar lugeedka lagu dul xidhanayo/

    Waxaan maqli jidhay Libaax nimaan aqoonbaa lax ka rita. Adeer Absame iyo adeerkiisa lagama yaabo inuu aqbalo mashruuca iljeex ee ilka yar loo soo dhiibay.

    Haddii qarannimo la waayo ama loo tafsiiriyo dalkii qabiil sida imminkaba uu in Dhuxulow sameeyey dee its up to you ilmo Hiraab maqane inaad understimate ku sameysan Absame oo united ah oo leh Absame Gedo riman. iyo inaad meel aad ka degtaan waydaan Somaliya oo dhan. Waayo xitaa Caabudwaaq sidaad qirtayba waxaa iska leh Cawdaaq beesha Ogaaden.

    Qurbuu joogaa kulahaa.

    Ugu dambayn aniga waxaan ahay nin wixii u muuqda cabbira. Haddii ay Absame iyo adeerkiisa hareer maraan xaqa uma laba labeeyo ee waan ku dhalaaliyaa.

    My bottom line is to give young generation free civic education about jubbaland iyo cidda iska leh

    Jubbaland angiaa iska leh

  4. wiil gedo says:

    jubaland sheegad adaa ah ali zebra gelimays ayaa tahay lagamana yaqaan caradan wax galimeys layiraah ee ilkayar ilkadheertii kaa badneyd ayaa salaan usaartaye adiga yaa kuyaqaan

  5. wiil gedo says:

    oday galimeys maxaad isugu kaana dhererinaysaa oo naga dhexeeyo maad lagala carartid dhiiga urayo ee aad nala hoos ordeyso mise marexan ayaan caayey ayaad rabtaa inaad juboyinka ku imaado walaahi runta iyo adiga waad kala fogtihiin ee aan isugu imaano kismayo kolay dhoobley iyo afmadow dadka dagan waan is naqaanaa ee kuwiinaan waxjira mooga ayaan rabay in nacnacda ay la imaadaan meel aan ogahay walee in baas uu kaqiiqi koekaaga haraga ah oo waliba aad cabaar yaali ileen galimeys iyo inan gumeed iyo wax habaar uu afarxabo kadhigay nagama yaqan dhulkena waamee

  6. Ali Zubeer says:

    Wiil ilka yar

    Gilimays waa adeerkay oo kaa nasabsane afkaad ilka yar ee qudhmoon ka leexi.

    Cidda ay cabaadka ka yeedhayso waa ilka yar ama ina Hiraab.

    Wallaahi intii kacaanka dhashay in badan ayuu afwayne isku dayey inuu naga dhaadhiciyo inaad tihiin Darood. Raggii ka diiday ayaan ka mid ahaa.

    Xabadda ninka ayan karayn bal hala arko. Suldan Ali Zubeer hore ayuu u sheegay waxay u maraysaa Gedo cawlahan baa iska leh, adna hurdaayow waxay kaa mareysaa iljeex project dabadhilif baan ahaye i soo dhoweeye.

    Adeer waxaad ka hadlaysa meel aan janaazadaada ku tukaday adiga oo iljeex wata ama shabaab ah.

    Iska hadlow ina ilka yar fagaaraha isaga carar haddii kale ogow in gacanta dheer Suldan Ali Zubeer kugu iman doonto Cabudwaaq iyo halka iljeex idinkaga dhigtay ina gumeedka Central Somalia.

    Ali Zubeer lugihiisa waxay saaran yihiin madaxa ilka yar marka uu jiifo. Marka uu fadhiyana waxaa lugihiisa haya ilka yar. kkkkkk. Waar wuxu digil xumaa oo caqli xumaa.

    Jubbbaland anigaa iska leh

  7. wadaad yare says:

    Cali Zubeer

    Cali Zubeer anigu dhalasho ahaan iyo Hawiyenimo haddaan u fakari lahaa waan ku farxi lahaa sida aad u hadleyso adiga iyo kuwo kale oo xagjirka ah oo colaadda fan faniinkaa qaba. Laakiin qalbigeyga kuma jirto colaad iyo kala aarsi iyo cuqdadoo in aan dhammaanteen haddaan nahey soomaali aan wada guuleysanno oonnan kala guuleysan ayaan jeclahey.

    Maxey tahey sababta xagjirku u daciifinayaan dadka ay u hadlayaan qadiyaddooda?

    1. Waxey didinayaan dadka ay ahalka yihiin oo aamminsan wada noolaashaha iyo isku duubnida oo qof xagjir oo colleytamaya in lagu ag arko way ka xishoonayaan. Halkaas waxaad ku waayeysaa dadkaagi kuwii ugu qiimaha badnaa oo soomaali golayaasheeda kuu matali lahaa.

    2. Waxey abaabulayaan oo kicin u sameynayaan dadka ay ataagayaan. Afxumo nabadna way kaa geysaa colaadna wax kaagama tarto!

    U fiirso kooxaha xag jirkaa oo gaalada ah sida Naaziyiinta iyo muwa muslimkaa sida Alqacida aysan labaduba ugu guuleysan iney wax ka qaadaan dadkey colaaddooda asalkeedu ku wajahneyde ay labaduba ugu mashquulsanyihiin colaad ay la leeyihiin dadkii ay iney u gargaaraan u istaageen?

    Sidaasoo kale qofka xag jirkaa oo Hawiyahaa ama Daaroodkaa. Naceybka uu qabiilkaas u qabo isaga gurigiisa ayuu ku gubayaa isagoon gaarin kii uu necbaaba!

    Waa inaad sida aan wax u necbahey iila necbaato haddii kale dabo dhilif ayaad tahey waanan kaa takhallusayaa ayuu leeyahey ruuxa xag jirkaa!

Leave a Reply