|

Sawir ka turjumaya Sida Madaxweyna Culusow ugu qafiifay Kismaayo Daawo

Farshaxanka weyn ee Soomaaliyeed Amiin Caamir ayaa Sawir gacmeed Cajiib ah ka sameeyay Sida Madaxweyne Culusow iyo Odeyaasha Xasan Xaad iyo Ahmed Diriye ugu waasheen Magaalada Kismaayo.

Sawirka waxaa ka muuqdaa Xasan Xaad iyo Ahmed Diiriye oo Madaxweyne Culusow dhegaha ugu sheegaya Kismaayo iyo Madaxweynaha oo qafiifay.
4_feb_2013 copy

 

Sawirka hoose waxuu ka turjumaya reer waqooyi Somaliland .4_JAN_2013

3 Responses for “Sawir ka turjumaya Sida Madaxweyna Culusow ugu qafiifay Kismaayo Daawo”

  1. Ali Abaskuul says:

    Kkkk wallee Amin amir waa runsheege xaqiiq jirta Weeye

  2. qurac says:

    walee soomaland gurigeeda ayaa ugu soo galay ,somaliand waa wareereen .ee waxaan kula talini lahaa inaay dadka soomaliyeed wax la qeebsadaan

  3. qurac says:

    madaxweynaha waa la ogyahay inuu ku qafiifay jubbaland,, lakin ma filayo taas inuu sii daba soconayamarkii horaba waxaa qaldaye qabiilada waalan ee uu ka dhashay
    rer jubbaland hurdada waad toos teene sii wada da adaalka

Leave a Reply