|

Wafdi ka socda Gudiga Farsamada iyo IGAD oo Kismaayo Soo gaaray iyo Warar kale

DSC00190Waxaa maanta soo gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose Wafdi ka kala socday Gudiga Farsamada Maamul usameynta Jubaland iyo IGAD. Mas’uulyiinta Maamulka KMG ah ayaa ku soo dhaweeyay wafdigaasi Garoonka Caalamiga ah ee Kismaayo International Air Port, Waxaana loo sii gelbiyay Jaamacada Kismaayo oo ah Goobta uu ka furmi doono Maalmaha soocoda Shirweynaha lagu yagleelayo Mamulka Jubaland State.

Sidoo kale Wafdi ka socda Qaramada Midobay ayaa iyaguna daqiiqada ka hor soo gaca dhigtay, Waxaa wali dhiman xubno kamid ah Gudiga Farsamada/saxiixayaasha oo iyaguna maanta ama berri lagu wado inaay Kismaayo soo gaaraan.

Gudaha Magaalada Kismaayo waxaa ka socda qaban qaabada Shirka oo la sheegay inuu furmi doono maalmaha Fooda inagu soo haya.

Dhanka kale waxaa maanta qarax miinada dhulka lagu aaso lala beegsaday Ciidamada amaanka oo ku sii jeeday Airporka, iyadoo halkaasi uu dhaawac fudud oo firir ah ka soo gaaray 3 askari.

Dadka deegaanka ayaa siweyn uga dhursugayaa Shirka Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo, Waana hadal haynta ugu badan ee ay is weydiiyaan dadka deegaanka guda iyo dibadba.

 

 

 

Waamonews.com

34 Responses for “Wafdi ka socda Gudiga Farsamada iyo IGAD oo Kismaayo Soo gaaray iyo Warar kale”

  1. Cabdiraxmaan says:

    Waan soo dhawaynaynaa ilaahna ha ka dhigo midkii midha dhal ah

  2. dr xuluuliye says:

    Gees lo aad kulaylkaa lagu gooyaa. Maamulka jubland waa lala daahay. Waxay ahay in mar horeba shirku furmo. Shirkoo daahaa waa caqabadaha iyo qudhaanjo kaakicis oo bata.

  3. REER UGAAS JIRE says:

    War Absame waa Diinkii Sahanka loo diray hadaad xaajo aad madaxeeda tahay aad iska dhigto mijaheeeda taas baa kuugu dhacayso,,,,,,, Mida kaleento moryaanta xamar waxay istuseen waqtiga karida inta doorashada kenya uu kusoo baxaayo Odinga ooy gacan saar dhow leeyihiin Moryaanta. si ay isu badsho siyaasada kenya

  4. Dirirdhaba says:

    Waa guulaan mudo sugaynay dadkii xaaraan hunguri kahayoow iska ilaawa xalaa sha kusoodhawaada @@@@@@@@@@@

  5. Aragsan buaale says:

    salaan qaali reer jblaand hada xiligii isk mashada la jogaa waxaa nilaga donayaa inaad isk xirnataan mid ahataan hadii sheekadii sadexda dib libaax tashtay noqotaan jublaan eyaa cunay hadaad isku dhaganataan waxa idin soo dhaxa gali ma jiro maanta faataxda ha naloo maro in aanu mid ahano oo nakala jabinin cadawgeena guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul isku xirnaan amiiiiiiiiiiiin alahayow

  6. wadaad yare says:

    Caawa waxaa la weerarey guddoomiyii gobolka Bay dowladdu usoo magacowdey. Arrin aad u xiiso badan oo arrinta Kismaayood khuseysa ayaa ka socota Baydhabo ee isha ku haya. Mise iney isku xiranyihiinba ma ogidin?

    Haddey dowladda u marto Baydhabo meel ayey mareysaa siyaasaddu

    Haddey u mari weysana meel kale.

  7. Ali Zubeer says:

    Ali Zubeer u dabaal degi maayo Waftiga IGAD yimid Kismaayo iyo Guddiga Farsamada ee la socda?

    Why haddaad tidhaahdaan? Waxaan idinku odhanayaa?

    - Guddiga farsamada waa toban nin waana yamyam iyo qadaad wayn badankooda marka laga reebo laba Absame ah.

    Marka sidee baan masiirkan ummadda gobolka ugu aamini karaa 8 yam yam iyo qadaad wayn ah oo Absame iyo adeerkiisa ka dhigtay effectively minority?

    So ma aha gacantaada isku gowrac?

    Inta aydan dabaal degin ama odhan waa guul u soo hoyatay degaanka ka fiirsada?

    Ragan waa mooryaantii Nairobi joogtay oo badi kulmiyo isir nacaybka Absame iyo adeerkiisa.

    Dadow digtoonaada.

    Make your decisions base on right information.

    - IGAD

    Waa suaale inta la sheegayay IGAD yaa arkay manifestaha ay ka qortay gobolladan?

    NO one including WN.

    IGAD howshan yaa u igmaday oo beeshan reer Jubbaland ka mid ah?

    No one.

    IGAD waa blanka fayl aan la ogayn waxa ka imaan karo.

    Ma jiro heshiis before hand oo dhex maray Raskambooni or Absame at large iyo IGAD.

    Haddii uusan jirin marka sidee lagu taageeri karaa ama u dhisi karaan maamul ka tarjuma sida dhabtu tahay?

    Maxaa Xal ah?

    Waxaa xal ah in Raskambooni iyo beesha Absame iyo adeerkeeda iyo beelaha yar ee la dega Absamaha Jubbaland dhistaan maamulkooda iyaga oo indhaha kaga candhuufaya yamyamta iyo qadaadwaynta dalka ku soo duushay.

    Xaaladda IGAD waa tan qaska ka imaan doono sida guddiga farsamada oo kale.

    Waar dadow maxaad tidhaahdeen?

    Jubbaland anigaa iska leh

  8. ali subeer sheekada local ka kadaa sxb howshaan waxay u taal daarood oo dhan sxb jubbaland malahan absame ee waa gobal ka dhaxeya darood weyne sxb maanta juubaland cadow badan ayey leedahay marka dadkaada wa lasoo dhawaystaa sxb marexana waa deegaan jubbaland iyo gedo marka kor u bax sxb anigu waxan rabaa unity darod sxb xasan xaad iyo ahmed diiriye xasan culusow say u midoobeen adigana dadkaada sxb ayaa caayeysaa sxb jubbaland waxaa iska leh unity darod

  9. Brothers of jubaland state says:

    Puntlander Sxb Cali subeer dheg ha u dhigin waa lagu wareeray qoraalkiisa waa wax isaga ku kooban

  10. galayr says:

    Adeer unity darood wa shaati aad ku gabanayso cid ka qoraysana malaha wa kutiri kuteen xaalada markay kugu xumaato ayaad darood kuso gabata Adeer ABSAME ayaa junbbaland iska leh daroodka aad sheegesid asaga ayay u tala unity haday imato wa caadi wana ogalnahay lakin nin XAQIISA inaad unity oguso gabato ma.ahan

  11. Ali Zubeer says:

    Puntland

    Cut off the crap of politcal incorrectness.

    Adeer Ali Zubeer:

    - Ma aaamisana waxa la yidhaa Darood.

    - Ma aamisana Darood baa wada leh Jubbaland.

    - Wuxuu aaminsan yahay Absame iyo adeerkiisa ayaa iska leh Jubbaland

    - Waxaa Absame maanta halkaa dhigay waa Dhabayaco iyo ilka yar……of course by playing with rare tune your Darood jargons.

    - Waxaa uu aaminsan yahay Nabad ka dhici mayso Jubbaland ilaa laga takhaluso ilka yar iyo Dhabayaco, Hawiye iwm

    - I don’t believe political incorrect. Maalinta uu kabaleefka Talyaaniga iyo Abdiriashiid kugu keenay oo aad gaal jecel ku beertay canjeel ha u malayn inaan ogayn.

    Adeer isma raaci karaan Libaax (Absame) Waraabe (ilka yar) Jackle ass (Dawac dhabayaco).

    Waxban nagama dhaxeeyaan ee puntlandkaada qabo. Haddii uu wax naga dhaxeeyo Bosaaso, Garowe iyo Nugaal oo dhan maxastii Absame kama tarxiisheen oo cadowga madowga uma gacan gelisayn.

    Xataa habar dugaagga qaar ayaa digil danqada leh. Adeer ha isku soo jeedin Ali Zubeer.

    Haddii uu dego Daroodka aad sheegayso dagaalkii 3dii sano ee la soo dhaafay xitaa duruur ayaad ku bixin lahayd.

    Miyaad illowday kooxdii khiyaanada badnayd ee Caanoole iyo sida xarfaanta leh ee ay uga baxeen halganka iyaga oo gacanta saaray iidoorka Godane oo ay igu soo hageen?

    Maantaan guushaan keenay maxaa siiyey Dhabacayadii dabacayuuntii Garowe?

    Laba daraale si aad u muusato miidda subagga Absame waxaad la baxday Harti Group oo qaskaan ogayn ka geysatay Nairobi.

    Kaygana anigaa leh kaadana kugu lihi jaalle Darood kaa diidnay.

    Ali Zubeer is new bread who speak with volume of truth.

    I’m here to curtail the Darood deceptions, Ilka yar Hiraab maqane hunguri iyo damaca Hawiye iyo Irir.

    Jubbaland waxaa iska leh Absame iyo adeerkiisa iyo inta la dego.

    Sida u difaacan lahaana waa uu yaqaanna sida imminkaba u xoreystay

    Darood oo united baa leh kulahaa. kkkkk, Miskiin

    Waar ninku calool nuglaa.

    Jubbaland Absame iyo adeerkiisa ayaa leh

  12. Ali Zubeer says:

    Ali Zubeer says:
    21/01/2013 at 6:27 am Abdi Ali

    Qoraalkaada waxaa uu isoo xusuusiyey mid cisho dhowayd quesion gareeynayay Absamannimadayda.

    kkkkk, Masaakiin.

    Tan maamul u samaynta Jubbaland iyo ka fiirsasho badan ayay u baahan tahay waa riwaayaddii nalagu madadaalinayey labadii sano ee aynu soo dhaafnay..

    Suaalahan imminka waydiinayo forumka laba sano ka hor ayaa ku celcelinayey saaxiib.

    Midda kale Adeer anigu waxaan ahay buug furan oo doonaya in beesha Somaaliyeed meel la isugu keeno.

    Lahaadaan dawlad caadil ah oo dadka ka dhaxaysa.

    Haddii la waayo sida imminkaba muuqata waxaa doonayaa in dhallinyarada iyo dadka Absame iyo adeerkiisa u ifiyo:

    - Inay Jubbaland leeyihiin sheegaan si kabasho lahayn

    - Dhowraan xuquuqda dadka yar ee dhex dega sida jariirta iwm-

    - Laga saaro beelaha boobka ku yimid Jubbaland sida ilka yar oo xaadh xaadhatay Beerxaani iyo sheekhaal oo martinnima ku qabsadey Ceel Jaalle near Goobwayn iyo Hoosingow oo ah dhul reer Cabidlle.

    - In ilka yar tahay cadowga Absame iyo adeerkiisa ee soo hagay Goobaale, Seeraar, indhacadde ama iljeeex ee yidhi waxaynu nahay walaahala galgaduud oo sagaal sano gumeysanayey geyigeena Jubbaland.

    - In aan la qarin karin khiyaanada qaran ee gunta ilkayar ka geysteen jubbaland.

    - We say loud and clear neither we forgive ilkayar heinous crimes against Absame nor we forgive.

    - In war criminal Barre Huraale la soo qabto lagana gudo jabkii uu ka geystay Jubbaland isaga oo ah iljeex project of Jubbaland

    - In Gedo tahay dhul Absame oo maqan oo u baahan Absame inuu soo celiyo . Sidaana Absame iyo adeerkiisa ku yihiin Absame Gedo riman.

    - In Dhabayaco tahay aniga oo leh Jubbaland cidda igu qortay wakhtigii Abdirizaq Laaji

    - In Daroodnimadu tahay midda ilkayar iyo Dhabayaco wax ku cunaan like PM, President, Ministers, DGs etc halka Absamana Daroodnimada tahay mid lagu qadiyo oo la igu jabiyey oo aan mar dambe la igu beer laxawsan karin

    - In Hawiye yahay weligiina ahaa cadowga Absame iyo adeerkiisa

    - In Absame iyo adeerkiisa yeeshaan hadaf qaranimo, keni adayg, hadal adayg ay ku sameystaan, kuna ilaaliyaan Jubaland Republic.

    - In Absame iyo adeerkiisa isku tashaadaan oo ayan sugin beenta la yidhaahdo Darood.

    - In Ciddi Absame ee raacda Dhabayaco, ilka yar, Hawiye iwm black list lagu dhigo.

    - In deportation lagu sameeyo beelaha ku soo duulay Jubbaland oo laga sifeeyo dalka

    Adeer intaa ninkii doonayay waxban ma hallayn ee iska dhaaf riyada beenta ah.

    Ilka yar is Absame iyo adeerkiisa Mortal enemy.

    Ishii buktaay ku bikaacso

    Jubbaland anigaa iska leh

  13. oday DDSI says:

    asc warkaaga labahay zubeer iyo gaayr waxaan idin waydiyay maxaad wiilka ola dagalamaysaan wax ayuu idin fahan siyay anagu waxaan maanta ku fikiraynaa in aan ladagalano halka cadaw ee absame ama darood leeyahay wana irir cadawgaa xamar,hargaysa ama jabuuti hadago waxuu maanta umidaysan yahay waa darood naceeb marka sxb waxaa fican dagaalkagu unuu catogary kalaleeyahay waxaad na ogataa in maanta lobananyahay unity in uu yesho darood haduu ku nolyahay ethio,kenya,jubaland,puntland ama meelkalaba tasina waa wajib maanta irirism vs daroodism anigu waxaan kutalin lahaa dagaalka halkaa hanoo jogo maanta thanks

  14. cabdixakim says:

    Ali Zubeer,

    Qoraaladaada waan ka helaa oo waxaan isiraahdaa ninkani waxa uu aaminsan yahay wu cadyahay. Lakiin sxb waan jeclahay sidaad udifaacani Jubbaland lakiin waxaan rabaa in aan kuu nasteexeeyo. Waxaan ahay qof jecel runta iyo fahamka waaciqa jira. Waa runtaa in ilka yar cadow yihiin, Hawiye-na ayaga isticmaalo hadana ayaga isku halaynaya. Waa tan RW idil kabadin la’yahay in shaqaalo adeeg ee xafiiska madaxweeynaha kabadin la’yahay iyo uadeega Muqdisho, Beledweeyne. Gedo walaa Jubooyinka walaa Puntland shaqo kuma leh. Siyaasadan waxa ka dambeeyana waynu garanaynaa. Majeerteen waxaa laheshin waayay Dhulbahantee iyo Warsangeli ee sideen ku aaminaa anagana.

    Xal muxuu yahay?

    Xalka waa in aan anaga ka Absame ahaan midoowno oo marka hore meel isla dhigno madaxweeynaha Jubbaland, Gudoomiyaha Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe, Gudoomiya hay’ada Sirdoonka ee Jubbaland, Gudoomiyaha amniga ee Jubbaland, Gudoomiya dekeda iyo Airboorka iyo meelaha xasaasiga ah ee Jubbaland. Markaan anaga intaas meel isla dhigno, dedka kale fartaa ayaan oogu yeereynaa. Taas micnaheeda ma’ahan in aan dulminayno ee waa in aan xaqooda iyo waajibaadkooda kasugnaa. Meeshaan anaga oogu sareeynin waa in aan kuxigeen kuyeelanaa sida hadii Gud. Barlamaanka ilkayar siino waa in kuxigeenka noqdaa anaga. Majeerteen balan maleh ee waa in meeshii ayaga loo weyneeyo lagu xijiyo nin culus oo inaga ah. Dad badan oo Harti Group ku dhuumanaya waynu garani asal ahaan meesha aay kasoo jeedaan. Qaar kamid ah waxay kasoo carareen iidoor oo dhulkooda kala wareegay. Axmed Madoobe iyo Prof Gandi waa in aay wax ku heshiyaan intaan wax kale laga hadlin. Labadan nin way is kaamilaan ee mid midka kale ka maarmo majiro. Wixii gadaal ka imaan doono hainoo dambeyso lakiin hada waa in aan ufikirnaa siday ufikiri jireen shiyacada ciraaq ee Axmed Chalabi kumeel gaaray amrkuu watay ciidamo mareykan ah. Markuu wadanka xoroobayna kuwii lasocday ee Suni iyo qabiilada yaryaraa oo idil iskood ayeey u carareen. Dad hala dulmiyo malihi lakiin wixii qas wado hadhoow ayana katakhaluseeynaa ee hada aan anaga midnimadeena xiijinno. Wax kastaa anagaa leh yaanan dhihin. Mathalan Gudoomiyaha Kismaayo Majerteen aynu siino, kuxigeenkiisana anaga. Gudoomiyaha Barlamaanka aynu siino ilka yar, kuxigeenkiisanna anaga. Amaanka Jubbaland anaha kuxigeenkiisana Mareexaan, lakiin Gud amaanka Kismaayo waa in uu noqdaa anaga ku xigeenkana Majeerteen. Taas waxeey inoo sahli dulmigii Barre Hiiraale ee boobka ku dhisnaa in aan xal u helno. Jubbaland oo cadaalad ah ha guuleysato, Waxaan Allah ooga baryaa in uu ka ilaaliyo cadowgeeda.

  15. Odey Absame says:

    Cali Zubeer Wax fiyoow ma tahid, kala baro cadowgaafa iyo nacabkaaga. dhabayaco waa walaalaheena dhalashaduna waligeed ma hareeyso, waan arkay kuwa dhabayaco ah oo sidaada u wareerssan ,laakiin waxaan kuu sheegaya Beelweynta Kablalax maanta iney soo jeedo oo gacmaha is qabsadeen.Waan kugu raacsanahay Ilkayr nijaasa walhad an dhul laheyn iney tahay,loona baahanyahay meelahaay ka soo hayaameen lagu celiyo.

    Midnimada kablalax waxay falaar mariidle ku noqotay Hawiye , Idoor iyo Boonta Ilkayarta kaba qaadka u ah hawiye. Saaxiib ku daba feel midnimada kablalax, hadii kale waliga iska dhuran nin fiyoow matahide. jeclow ama necboow Beelweynta Kablalax mid ,nuxnux dambe wey dhamaatey. Adiga Update lagugu sameeyaad u baahantahay.

  16. Comments ku qoran halkaan qaar badan oo Hawiye iyo Marexaan reer Galgaduud ayaa ku jira oo aan rabin xalka degaanka oo magacyo la baxay oo qarkood iska dhigayo Absame neceb ama diidan Majerteen ama Harti ..Markaa. Yaan dheg jalaq loo siin kuwa xumo. Jeceylka wada .Mantey Kablalax wuxuu goaansadey in Beesha Absame iyo Gilmeys hormuud Jubbaland ka noqdaan isla Markaana Ay Darood oo dhan hogaanka u qabtaan iyo Beelaha Somaliyeed ee la. Dega Jubbaland QilaafkA ha la joojiyo …Jubbalad Darood ayaa wada leh iyo beelha la dega..

  17. Makhiri says:

    @ Ali Subayr.. Adiga ayaa kale ayaa Daarood ka dhigay dad cadow isu ah ilaa arrintaasi sababtay in wax loogu Irir sheegteen Dhulkii Daaroodka. Dhulka iyo qadiyada waxa lagu difaaci kara midnimo Daarood oo keliya, wixii kale waa nacasnimo halis ku ah masiirka Darood. Somalida waxay ku maahmaahda “Haddii cadowgaagu bato cududdaada aya la midaya” Let Darood to be unity, you have even though jubaland’all different clan to be one..

  18. kiiney says:

    MAKHIRI} ina adeer waa run taas daarood mideeye ilaah hakaa dhigo sidii ODEY QALIIF GUURE,oo hadaba u socdo gado iyo dhul mareexaan,ilaahayow daarood beerkooda burcad isku mari aaaaaaaaaaaaaamin yaa rabi,

  19. Brothers of jubaland state says:

    Maakhiri you are right mate ,ninkaan Cali subeer annaggoo absame iyo adeerkiis ayaaba la yaaban wuxuu saaran yahay train naga dheereya marka koley sheekh axmed madoobe iyo saxardiid baa xiri doona ,haduu dibada joogana Interpol kismayo wey joogtaa sida aan ka war qabo

  20. ABDI ALI says:

    WIILKAAGAN CALI SUBEYR LA BAXAY ADEER MA FIYOWDAHAY MISE WAXBAA SI KAA AH?
    ADEER ABSAME WAA DAAROOD MARKA HADAAD AABAHAA DIIDANTAHAY OO AAD LEEDAHAY DAAROOD MA NIHIN WAA ADIGA KELIGAA ADIGA AYAY KUUGU KOOBANTAHAY FIGRADAAS QALDAN.

    ADEER XAGEESE U SOCOTAA SOW MA OGID IN IRIR IYO DAAROOD AY SHEEKADU MARAYSO, JUBALAND ABSAME HA U BADNAADO WAANA LALA DEGAN YAHAY, MAAMUL SAMAYTUNA MA AHA WAX FUDUD. AAYAR CAGA DHIGO HUNGURI WEYNIDA ISKA DAA. MAREEXAANKA GALGADUUD AYAA QAS WADA AYAGANA DHIB MA LAHA WE WILL GIVE THEM TIME, HADAY WANAAGA NALA GARAN WAAYAANA WAAN KARBAASHAYNAA, BE PATIENT SAMIR LAHAW OO DADKA KA DAA WIXII ISKU DIRKOODA AH. KHAYR BADAN AYAAN KUU RAJAYNAYAA ADEER.
    GUUL ABSAME.

  21. xaaji A says:

    sheekada anaa idiin dhameynaya.siyaasada geeska afrika waa labo 1 irir oo ah beelaha hawiye waxay qaa teen magaaladii muqdisho oo nin daarood ah oo wax ka noqonkaraa ma jiro haatan.2 waa kismaayo waxay noqonaysaa kismaayo magaalo daarood sida hadda muuqata.soomalida inala dagan waan soo dhaweyneynaa maamulka waan ka qaybgalineynaa si aan u helno kalsooniyda soomaalida.beelaha hawiye waa dad soomaaliyeed waan la xaajooneynaa sida laga yeelayo caasimda iyo in bulshada soomaaliyeed is dhexgasho oo an mar dambe dagaal qabyaaladeed usan dhicin.
    absame maanta isaga ah hormuudka daarood halagu daba feylo daaroodow.

  22. kiiney says:

    Aniga waxan ahey gabadh ey ku weentahey daaroodnimo,waxana ahey gabadh ABSAME, una dhalatey jubooyinka,waxan iri sida tan.WAXAN AHEY MEHERI,JABARTI,DAAROOD ASMAACIIL BIYIHIISIIYE,WAXAAN AHEY GEESIYADII AXMED GUREY,WIIL WAAL,KEENADIID,SAYID MAXAMEDKII AAN GABAN WALIGIISE,WAXAAN AHEY GABIGEEY TAARIIQ LAMA ILAAWAANE,WAXAAN AHEY CALAN CURIYIHII CIILKA NAGASAARE,WAXAAN AHEY XORNIMO UDIRIR TIMIRO CUKASH FIRKEEDIIYE,WAXAAN AHEY MAXAMED SIYADKII SINAANTA JECLAAYE,}intaa waa waxan ahey/ hadana waa markii nala wada qaxiyey hadana waxan iri,{{WAXAAN AHEY KII SHALEY WABIGA LAGA BUUXSHEE,WAXAAN AHEY KII SHALEY BADAHA LA RAACSHEE,WAXAAN AHEY KII MAATADIISA LA LAAYE ,WAXAAN AHEY KII LA DULMEY SHALEYE,AANAN HELIN WALI RAALI GALINE,HAATANA WAXAN AHEY KAN WAXII HORE ILAAWE U TAAGAN SAMAHE,}hadana waxan iri dowladaan markey timid.{WAXAAN DHISEY DOWLAD LOO DHAN YAHEY IYO DASTUUR FEEDARAAL AH NINA AAN NUS AHEYIN FAROOLE IYO SAACID GAANDI IYO WALI FIRKOODII BAAN AHEY}haatan iyo dan {WAXAAN RABAA DHULKII, WAXAAN RABAA CARADII,WAXAN RABAA CALANLEEY XEEBTEEDII,MAANDEEQ CALANKEYGII,WAXAAN RABAA JUBALAND STATE,WAXAAN RABAA DOWLAD MAAMUL GOBOLEEYADA U DHAXEESIYO MADAXWEENE CADAALAD AH,

  23. Brothers of jubaland state says:

    Abdi Ali ,xaji Cali iyo kiiney iyo aniga waxaana nahay absame daarood ee ninkaas Cali subeer waa inaan soo qabanaa oo aan ku xidhnaa xabsiga dhexe ee jubaland waxaana uga shaki sanahay inuu al shabaab lug ku leeyahay warkiisa mar hore nadxda jubaland wey ka dharagsan yihiin inuu ka mid yahay spoilers ka jubaland oo ubadan absame iyo Sade. Halka walaaladeen harti iyo leelkase eey inoo yihiin indhaha jubaland

  24. xaaji A says:

    cali zubeyr. sidii uu abasame u waday buu meel cidla ah soo istaajiyey.hadaad hawiye iyo darooba la colowdo xageed u kici cali zubeerow.dad kaa badan iyo biyo kaa badaba wey ku hafiyaan.bal basal diir qabyaaladu waa basal la diiray oo kale wey dhamaataa taa ohow.soomaali wixii jubbaland kula dagan hogaami oo cadaalad ku hogaami.waxaa cali xuma ah inaad isla weynaato oo marka dambana ey kula soo gaabato.cali zubeer soomaali oo dhan hanagu dirin.siyaasadaada furfur oo kasbo kalsoonida walahaaga soomaaliyeed iska ilow dagaalada hore iyo wixii dhacay.maxaad maanta haystaa?
    wax cad oo la taabankaro sheeg.

  25. wiil gedo says:

    kkkkk Cali zubeyr yaa lagaa celcelinayaa ma anaga mise cidkale walaale hadaad dagaal uciil qabto irrir yaanan la isaseegeyne halagu arko anaga dagaal darood doonimeyno hadaad hub hesheen anaguba wanhelay ee kor haloofofo ninkii warhsyana wuu hayaa kaan heyna ha ogado inaan ogaden iyo marexan midna uusan midkale xabad kuridi doonin wixii horana laga gudbay taas waxaa nooshegay nimankii absame iyo nimankii sadee shalay subax nagagaso tagay garbaharey ee dadkan colaada afuufaya xagey joogaan kuwii furimaha kujiray ayaaba nabada umadan walaalaha ah hormuud ka ahee maxaad ka baryeysaan cali zubeyrkan washay haduu runshgegayo. cara ogaden intuu yimado car marexan ha caayo walee inuu dili wiil ree cabdila ah oon jeclayn abtiyadii in la wasaqeyo anagoon soogarinba ninkaan darood ahayn yaa gun ah ee kor haloofofo ama marexanbaa waa andirirnay kuhaya

  26. ali says:

    War kuwani caqli xumaa,cabdixakin+galayr+ali zuulu. u hadla sidii dad maskax qaba, tankale Majeertan wuu dagaa jubbaland laakin xuugiisu waa Puntland state of somalia waa dad maamul sameystey Dowlad gobaleed xoogan leh. Majeetan u meleyn maayo hawiye mooryan inuu agtiisa imaan karo.

    @Odey DDST.

    Waxaad tahay qof wax garad ah, maanta darood meel xun buu taagan yahay. doqomadaan maan gaab yaasha ah jubbaland isku heysta waxaan u maleyn in dhexdooda laga bixin doono

  27. Aragsan says:

    salaan qaali waxaan soo aqristay qoraalkiina ninka la baxay ali sbeer waa nin rabo inu dadka isk diro sidaan u arko nal ay ku ifiyaa absame ruxana waxaa fiican in raygiisa dhiibto mahan dadka walaalaha toosh u qato anagaba cadaw ka wayn na hestaa clusoow xulufadiisa iska cabinayo dabkan aad olalinayso jooji niyahow kolay qurbaad bariis k daqiye waxii isku dagaan way is fahmeen jublaan way dhismi ama fat ama ha fadin waa lagu fadsiin guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul jublaan

  28. Ali Zubeer says:

    Adeer Ali Zubeer inta qodob oo u taxay cid ka jawaabtay ma jirto.

    Marka ku wareega caddaysta midnimo Daarood oo been ah.

    Waar isugu tagoo bal ka jawaaba qodobadaan qoray?

    Ka yidhi Ali Zubeer waa inan yar adeer anigu lixdankii dhaafay.

    Daroodna waa kii Absame iyo adeerkiisa xasuuqay oo dalkii dhaafin gaadhay saaxigii.

    Dhabayaco waxay soo kaxaysatay Belgiumkii si ina Cumar jees loo xidid siibo

    Ilka yarna waxay soo hoggaamisay iljeex maanta waxay hoggaan u tahay Hawiye oo dhan.

    Bal ila eega dhacdan maanta ka dhacdy Kismaayo oo miiska war qabadka Suldaan Ali Zubeer ku soo dhacay.

    Waxaa magaaladii Kismaayo businesskeedii iyo dekaddeedii Albaabada u laabay maanta mooryaan sarkaal sheegta oo ilka yar ah.

    Markii uu arrintaa sameeyay ayuu baad iyo bililiqo ugu dhaqaaqey dadkii iyo xoolahoodii.

    Waxaa uu watay magac dawladda Soomaaliya. Saldhiggiisu waa Kismaayo Airport.

    Markii Axmed Madoobe loo sheegay waxaa uu u soo direy dhowr Kumaandooska Kambooni ka mid ah si ay u karbaashaan.

    Waxaa la yidhi hubka dhig haddii kale xabbad ayaa lagugu cabayaa.

    Naf jaceylka ilka yar dartii ayuu hubkii u dhigay isuna dhiibay. Waxaa la dhigay Xabsiga ciidanka Kambooni.

    Dhacdan iyo waxa la mid ah waxay tusinaysaa in old dogs new tricks aan la bari karin.

    In Ilka yar dowladnimo haddii ay doonayso gacanta ma saareen ama dabadhilif uma noqdeen kuwii Afwayne xukunka ka tuuray.

    Waxay dhacdan ku tusinaysaa in:

    In Daroodism yahay fake Slogan oo danta Absame lagu duudsiyo

    In ilka yar ogtahay inayan ahayn Darood oo Hiraab tahay.

    In Jubbaland ku soo food leeyahay dagaal ay hurin doonaan ilka yar oo dabada ku wata Xasan Dhuxulow

    In Absame iyo adeerkiisa huri doonin inay dalkooda ka difaacdaan not al shabab only but ilka yar oo shabaab iyo magacyo kale huwan iwm

    In Dhabayaco sida ilka yar lugooyo u joogto Jubbaland ee ayan weligeed ka qayb qaadan xoreynta Jubbaland.

    Marka adeer aniga dagaalku waxaa uu ii joogaa:

    Irir vs Absame in Somali national level

    Ilka yar vs Absame in Jubbaland level

    Darood fake umberalla vs Absame in Jubbaland level

    Hal nin guran wado dhana uma fiyooba

    Marka dhaantadiina iska ciyaara

    Haddii fake Darood run sheegaya declaration ha sameeyaan ay ku caddeeynayaan in Jubbaland yahay Dhul Absame iyo adeerkiisa iyo inta yar ee la degta.

    Ilka yar ha aqbasho in Gedo tahay dhul Absame oo maqan Kismaayana shaqa ku lahayn.

    In ilka yar war crimeskii ay ka gashay Jubbaland laga gudo wixii nool. Kuwii dhintana ahalkooda bixiyaan mag dhow dhab ah.

    Haddii labadaa la samayn adeer dagaal ilka yar vs Absame lagu hoobto inuu dhici doono shaki iigama Jiro. Maalintaasi aniga diintayda, Absamannimo iyo waxaan ahay nin xininyihiisa saasran not efing Daroodnimada Ali Zubeer lagu marin habaabin karin.

    Jubbaland anigaa iska leh

  29. Jubalander says:

    Cali Zuber waxaan sooqoray Hadaad Arki Lahayd Waad quusan lahayd Ee meesha An kahadlayo Ayaa Ika gacma Qabatay,,,,Waad Xishoon lahayd Mardambena maadan kahadasheen meesha ee Af waakane may Laka aamee ayaan maqli jiray Adiga Cali yare Si dheh….Waxaan Kutusi Lahaa Inaad iska hadashao waxaad tahayna Kuusheegi lahaa Midagaan aan Abuse gareeyay inaad tahay ayaan faraha Kaasaari lahaa meeshana kaaga cadayn Lahaa Inaad Looma oyan tahay…..

    Iska Hadal Ilaa Intaas ayaa Naf kuu Ahe…

  30. Ali Zubeer says:

    Jubba sheegad

    kkkkkk. Miskiin ilka yar oo ay ka dhacsan tahay.

    Waxaan qiimo fikir iyo horumar lahayn ee aad qorto waan arkay. Aniga oo kuu jawaabaya ayay websiteka ka saareen. Haddii ay tayda tahay waxaan jeclaan lahaa in lagu dhaafo si bulshada Jubbaland iska leh ee Absame ugu raaxaysan lahaayeen sidaan dhulka kuugu jiidayo.

    Aniga oo ah Sultan Ali Zubeer horaan ilka yar Janaaza ugu tukaday, afkanada kaga candhuufay.

    Waxaan wado waa bakhti dilkii ilayn laa taquumuun illaa bixabli min Hawiye wa xabli shaydaankaad caabudaan. kkkkkk.

    Ugu dambayn cidda imminka la abuse gareeyo waa ilka yar.

    Hawiye puppet waa ilka yar

    PM noqday booyaaso waa ilka yar

    Marka haddii digil danqada kugu jidha xataa waad danqal lahayn

    I’m close to believe ilka yar inferior qabaan oo rumaysan yihiin inay Hiraab yihiin oo kabaha Hawiye ku joogo noqdaan.

    Jubbaland anigaa iska leh

  31. muxsin says:

    Cali Zubeer ugaas ninka Jubalander iyo wiil gedo waa Cabdiwali Ibraahim Garyare ha u jawaabin. Mooriyaanti walalaha galgaduud weye ku qafiifay jubaland and Kismaayo. weebka Kismaayo24.com ayuu ku falfalaadaa,naf malaha , farsomaliga + wariyenimo bowsi 6 bil koorsa kismaayo ba lagu baray 50 mooriyanta galgaduud isaga ka kow ahaa.

    Caqli xumadisa wa waxuu ufurtay web Kismaayo la dhaho, isagoo baadiyaha caabudwaaq laga keenay, daciif fowqal daciif weye. Cabdiwali Ibraahin Garyare ceydha holand isaga qaado Jubaland iyo wiil gedo intad soo qaadato commentiga waamonews haku caytamin.

    Ugaas Cali Zubeer fadlan wasaqan Cabdiwali Ibraahin Garyare ha u jawaabin , waa nin wadanka holand caydha ku qaato, wariyenimo beena sheegto, jubalander and Gedo bu ku soo gala forumka.

    Fadlan yaan loo jawaabin Moriyan Cabdiwali Ibrahim Garyare

    meeshan hoose ka fiirsada isagoo magaalada Hague wadanka holand.

    http://codkamuqdisho.com/view.php?id=1431

  32. kiiney says:

    ANIGA MIDKALIYA AYAAN WEYDIINAA WALAALAHEY MAREEXAAN,1991.XASUUQII DAAROOD WEEYNE LOO GEYSTEY IDINKA MAKA BAD BAADEEN,HADAAD KA BADBAADEENSE XAGEE UGA BADBAADEEN,

  33. kiiney says:

    INA ADEER WIIL GADO WAAD GOCASHO BADAN TAHEY,LAAKIIN ADIGU DAAROOD WAXUU KU YEELEY IYO WAXAAD YEESHEY,UNBAAD XASUUSANTAHEY,ILMA ADEERAYAAL ILMO DAAROOD ISMAACIILOW IS CAFIYA OO QALBIGA ISKU FURA,XALEY DHALEY KA NOQDA WAXII SHALEY DHACEY, KOLEEY MAANTA SHALEY MA NOQONEYSO.HAWIYE INTUU ISKA DILEY AMA MAREYKAN KA DILEY,DAAROOD KAMA DHIMAN,AAN ISKA DEYNO AGOONIMADA,WAHI ANGU UUNBAA WALAAL AH,

  34. Ali Zubeer says:

    Muxsin

    Waan ogahay mooryaankan iyo sida u sito magacyada badan. Mar mar aan caajisnahay ayaan ku luga baxsadaa qudha ee waan ogahay inuusan ahayn foe wax iska celin kara.

Leave a Reply