|

Qaar kamid ah Haweenka Somalida ee Ku Dhaqan Dalka Holand oo ka cabanayo joojinta qaadka(Daawo)

Qaar kamid ah Haweenka Somalida ku dhaqan dalka Holand oo ka cabanaya joojinta qaadka .

Waamonews.com

5 Responses for “Qaar kamid ah Haweenka Somalida ee Ku Dhaqan Dalka Holand oo ka cabanayo joojinta qaadka(Daawo)”

  1. kiiney says:

    BALAAYO CUNA,WAXAABA IIGU DARAN NAAGAHA QAADKA IN LA JOOJIYO DIIDAN,MA SIDAAS BEY HOOYOOYIN KU YIHIIN.

  2. wiil bahgeri says:

    @kiineey ugaasoy timaha in ay waxba saaranin soo ma aragtid waa mid fadareysan. afkeeda miyaadan arkin inta uu jeexanyahay.talow yaa afka hosana arka.waa hiiliya xaqiiqdii.kkkkkkk.rabbi yassir!!!!!!!

  3. Dirirdhaba says:

    AGAAAA war naagtan yaaa JIGJIGA iigu keena anaa qaad nooc walba ka dharjin lahaa kkkkkkkkkkkkkk

  4. Ali Zubeer says:

    Waaar Iidoor nala quruun maahan.

    Iidoor ragna ma leh dumarna wakuwaa nacasnimada la yaqyaqsooda ku hadaaqaya

    Waar habarahan gowza xiinka ah ee xishoodkii ka tagay waxay ku hadlayaan bal dhowra.

    No wonder Iidoor raggiisa iyo dumarkiisa waxayan ilka u lahayn.

    Halkii ay ka odhan lahaayeen Alxamdullilaah ayay leeyihiin waar nala soo gaadha….Cawskii

    Waxaa wax walba iiga daran sida uga arradan yihiin xijaabkii sharciga.

    Weaves (buruuko), extension hairs iyo casayn been ah oo intuba xaaraan tahay iyo fool xuma iidoor = sumcad Xumo hablaha Soomaaliyeed ee diinta haysta.

    Waar hooyooyinka diinta islaamka haysta isu soo baxa oo taageera qaraarkan cawskan lagu joojiyey.

    Kuwa ugu fool xun dumarka Soomaaliyeed ayaa ugu nag nag badan.

  5. olol diinle says:

    Illaahay tubta wanaagsan haku toosiyo waa imtixaan

Leave a Reply