Augustine Mahiga ” Waxaa qorshahu yahay in afar Todobaad Gudahooda lagu soo gudbiyo qorsha Maamul usameynta Gobalada Jubboyinka”(Dhagyso)
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Danjire Augustine Mahiga oo wareysi siiyay idaacada VOA-da ayaa ka warbixiyay arimaha Maamul usameynta gobalada Somaliya gaar ahaan gobalada Jubboyinka iyo Gedo oo uu sheegay in mudda afar todobaad Gudahooda lagu soo gudbin doono qorsha ee lagu wajahayo Maamul Usameynta Gobalada Jubboyinka iyo Gedo.
HALKAN KA DHAGEYSO MAHIGA OO WARBIXIN DHEER OO DHINACYA BADAN TAABANEYSA SIIYAY VOA-DA
Mahiiga waxuu sheegay arinta Maamul usameynta gobalada dalka gaar ahaan Jubboyinka in kamid tahay yihiin caqabadaha taagan,Laakiin waxuu sheegay in arintaasi si qota dheer uga wada hadleen laba todobaad ka hor Wasiirda Arimaha dibada IGAD ka wada hadleen isla Markaasina ay go’aamo ka soo saareen.
” Waxaa uu qorshahu yahay in afarta todobaad ee soo socota la soo gudbiyo qorshaha Maamul usameynta Gobalada Jubboyinka iyo Gedo” ayuu yiri Mahiga oo sidoo kale cadeeyay in guud ahaan gobalada dalka laga hirgelinayo Nidaamka federaalka ee Maamul gobaleedyada.
Waamonews.com
Viva MR Mahiga,Guul Jubbaland,waxbadanbaanu sugaynay adeer tani waxaa taagan ninkii lahaa…
thanks Mr Mahiga jubaland gablan maha geesiyadi u dhasha dibinta ruugaya. ku qabso ku qadimeyside waqtigeda wuu dhamaaday ,jubaland is freeeeeeeeeee guuuuuuuul for my people
Warya bir qalax dii hawiye ayaa mamul goboled uso magacabay way gablamen kkk kkk jubaland maantacudud ciidan iyo dhaqale labadaba waa loohayaa cid hor istaagi kartana majirto horta wa ilahay mahadii hadiiba xamar ay dhaxda noogu jirto dhinacana buntland ba ka xigta dhankana jubaland shalay ma dhagaysateen odaygii mooriyanka ahaa ee axmed diriye wuxulahaa waxaan wacad kumaynaa inaan mamul ay nan ogayn la dhisi karin kkkkkkkkkk wacadku ayaan daranaa uu mooriyan iskaga dhaaranayo@@@@@@@@@@@@@@@
waaaaw waa war guula oo usohoyatay umada jubalan xaad ama wacad mardheh ama walaac hakugu dhaco walee afka ruushka unbaan kuwada hadleynaa xaarami asagoo kalaa oo ujawabo waa la waayey eedhag jalaq yaa usiin oday iska hadlay imow hilib xiraa waxkale iskadaaye
waaaw wansodhaweynaya hadalka mahiga dhibt ogu wayn haysta dadwaynaha xamar kunoolw axa waaye sidhab uma aegan arimaha iodanahoda ama danaha guud dadka leeyihin wadan dhan aya lodortay madax loga dhigtay deedna waxay dib ogulabten shekadi 22sano laisku laynayey manta jubalanad wala dhisaya inshlh sidu Alle kadhigayna tagaysa cidna loo jojin mayo wadanka wala wada leeyahay wana lakala leyahay qof walba waxa u dan ah qaybtisa inu hormarsada nabadaytsa dadkisana dhaqale amaan u hela xamar iyada gubayanysa maalin walba dumarki lagu kufsanaya Alle haka dhigo xamar nabad aamin dhaha aan u ducayno haday nabad nalajeclayn anaga jecel inaan aragna xamar o degan nabad ah cidi dontaba hakunollate
ilaah baa mahadaa leh
maamulkii jubaland
ee muddo dheer la sugaayey
madashii la mudeystey
eegga sow ma dhamaanin
oo arrin miiska ma saarna
dadka meel walba jooga
iyo caalmku wey maqlayaan
muqdisho kuwa jooga
inii aan la maqleynin
eegga sow ma ogaanin
labo waa is miyir diid
maan barrey iyo maan bilaal
dowladii muqdisho
rag baa gooni u meertey
marsadii barbaraad
rag baa gooni u meertey
in aan meelnaba waayo
oo aan aql moos u ahaado
wallan taa la maqleynin
ragii aad mud mudeen
meydkoodii lama aasin
maanta waa malin weyn
madashii la mudeystey
maamul aan ka maleegi
nina aanan maqleynino
madax aan ka ahaani
maamulka jubaland waa in la dhisaa si deg deg ah.rag idaa kuguma daayo ,col isu gobola weyn.hadaan deg deg wax loo dhisin xaalku wuu isbadalikaraa. sidaa awgeed geys lo-aad kuleylkaaa lagu gooyaa.inta goori goor tahay waa in la dhisaa jubaland state.waa intixgalin gaar ah la siiyaa cidamadii u soo halkamey jubaland ee ku dhintey dhoobley ,taabta ,qooqaani ,xayo. afmadow,miido,cabdale biroole ,janaacabdallke,
waa in la daryeelaa agoontii ay ka dhinteen ciidamada xaq u dirirka ah taariikhdooda waa in la qoraa iyo magacyadooda oo aan la ilaawin.
afhayeenka beelaha hawye axmed diiriye waxaan leenahay ilaahay ha ku garansiiyo xaqa aad ka qabto ummadda soomaaliyeed.guriga aad ku jirto waa booli adgu ma lihid.muqdisho waa caasimad dadkey ka dhaxaeysaa taa ogow.waxba jubaland afka ha ku soo taagin shaqo kuma lihid.
dadkii lahaa baa haystay xoog bay ku furteen been iyo borobagaankaka joojini cimrigaagii wax yar baa ka hadhay ilaahay ka baq xoolaha boolida ah ika celi.
WIIL GADO IYO CALI ZUBEER,HADAAD JUBALND KU MIDEESANTIHII WAA ILAAH MAHADIIS,NAGA DAAYA GOCASHADA DAAROOD.PLEASE
MAHIGA AWALBA DAAROOD BUU AHAA,HA SUGIWAAYI MAHIGOW MAMUL U SAMEENTA JUBOYINKA,INA ADEER MAHIIGA ANAGABO WAAN SUGI LANAHEY,ADEERKEY ISLAAN AXMED WAXAAN RABAA DUCO QURAAN AQRIS IYO XIRSI XIJAAB XOOLO HALOO QALO IN ILAAHEY ISHOODA HIWIYE FUTO MADOOBE,KULI SEY U DHANYIHIIN WAXAA LA SOO EEGAA JUBALAND WALALEYAAL MA SOOMAALIDA NASABKEEDII AYAA DAGA ANUGU MAGARENEE,SOOMAALIYA OO DHAN BAA BAD IYO DHUL BEERALEY AH LAHEE WALEE WAAYAAB,TALOOW MA MASKAXDII IYO AQLIGII BAA JUBA FADHIYA,
ISHA BAXARKA DUCO AYAA LAGA HOR MAR SIINAAYAA,INTAAN LASAMEEN MAAMULKA,
waa guul usoohoyatay juboland state hawiye futada dhulka haku dhufto hawiye aqli malaho xukuna ma yaqano ee away somalidii taqanay xukunka qoladan xamar kasoo qal yaysaa waxay ku mameen bililiqadii muqdisho iyo xaraantii ay ka dhargeen sidasna kuma joogayaan oo alle waa calumul qayb waxaa dhici doona dagaal aad u xoog wayn wa,ayo waxaan aqanaa damaciga hawiye ee hays diyariyaan ciidanka juboland state hawiyana waxaa loogu tagi doona guryihii ay xaranta ku haysteen waxana laga dhigayaa wax dhintay iyo wax adoon laga dhigto sasayna ku fiican yihiin waxana lagasoo celinayaa xolihii ay xaranta ku haysteen alle wuu ka goynayaa dadkii ay qisaseen labatan sano iyo ka badan waxayna afka xun ku soo tagayaan juboland state war hooy hawiyoow joog hadii aad joogi waydo waligay madan arag anigoo dagalamiye maanta dabnahan cunayaa car hadad nintahay kalay juboland state xaar wayne hawiye waxaad ku noqon dameerihii aad fuuli jirtay ilayn dameer waxba ma dhantide
Geesigii ….
Why is it taking this long? Mawaxaa lalasugayaa in aan anaga dhecdeena isu tanaasulno mise inta aay doorashada Kenya ka dhacayso ama inta Dowlada Federaalka inosoo magacaawi?
Inkastoo aaysan fiicnayn degdega ahadana dad badan oo howsheen cadow ku ah ayaa hada faraha lasoo galay. Bal ila dhagaysta video-gan shalay: http://www.youtube.com/watch?v=Cq5G3l1wDBI&feature=player_embedded
Markaad dhagaysataan waxaad hadana dhagaysataan wareeysiga xildhibaankan: http://allssc.com/warsyi-xildhibaan/
Isla ninka lagusoo dhaweeyay shalay kismaayo ayaa wareysiga leh aabahay ayaa lagasoo dooran jiray 6damaysadii Kismaayo, hadaad magaciisa google gareysidna waxaa kuu muuqani isaga oo Hiiraan sheeganaya. Marka process-kan soo mawanaagsana in ladadajiyo. Dadka inaladagan ee kuxiran Xamar meel isaga xirnaa si aaysan inoosoo dhexgalin ilaa aan ka ogaano in aay daacad yihiin. Meeqaa Absamihii 60′s laga soo dooran jiray Baardheere aaway? Kuwii madaxda degmooyinka gobolad dalka aaway maanta? Gaandi iyo Axmed Madoobe waa in aay sidegdeg ah wax meel isla dhigaan.
Guul Jubbaland.
In any case, the jubaland of state must be on top of all forever. Do it or die