|

Culimada Soomaaliyeed oo ka tacsiyeeyay Dilkii Sheekh C/qaadir ,Kuna baaqay dagaal ka dhan ah Argagaxisada Ahmed Godane ee Caadeysatay laynta Culimada (Daawo)

Culimada Soomaaliyeed oo siweyn u cambaareeyay  isla Markaasina ka tacsiyeeyay dilkii foosha Xumaa ee Kooxda Ahmed Godane u geysteen Allaha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax.

Wamonews.com

 

 

2 Responses for “Culimada Soomaaliyeed oo ka tacsiyeeyay Dilkii Sheekh C/qaadir ,Kuna baaqay dagaal ka dhan ah Argagaxisada Ahmed Godane ee Caadeysatay laynta Culimada (Daawo)”

  1. kiiney says:

    Alow u naxariiso,gacan ka xaqdaran ayaa dishey.

  2. Ali Zubeer says:

    innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun

    Waxaa ummadda Islaamka iyo Somalia ama Geeska Afrika ka baxay caalim wayn oo daaci iyo sheekh ahaa.

    Waxaan shaki ku jidhin in Iidoor ina Godane ka dambeeyey dilkan caalimkan waxshiga ah.

    Waxaa loo baahan yahay in Culimada Soomaaliyeed ay samaystaan jabhad ugaadhata mooryaanta Shabaab.

    Sabab?

    Shabaab waa khawaarij takfiiri ah

    Waa mooryaan beeleed uu Iidoor ku adeegto

    Waxay khilaafeen waddadii rasuulka scw iyo salafka

    Waxay ka been sheegeen diinta

    Waxay dadkii necbaysiiyeen diintan samaaxada leh

    Waa SNM koonfurta Soomaaliya

    Waxay indha ka ridaan waxgaradka, culimada iyo aqoonyahannada umadda

    La dagaallanka Shabaab waa waajib diini ah iyo daruuri ijtimaaci ah.

    Waxaa taageeraa iljeex, duduble, sheekhaal, Hawiye . Iidoor iyo ilka yar meel kasta oo ay joogaan

    Alla ha u naxariis Sheekha lagu dilay baytka Allah.

    Fool xumo iyo diin xumo ka wayn ma jirto in Sheekh caalim ah lagu dilo masaajidka isaga oo rukuuc ka soo kacay.

    Ilaah jannadiisa ha geeyo sheekha.

    Shabaabna waa in laga cidhib tidhaa Soomaaliya.

    Iidoorna waa in laga gudaa jabka ay ummadda u keeneen.

Leave a Reply