TopNews: Gudoomiyaha Baarlamaanka dowlada Federalka Somaliya Prof Jawaari oo Jigjiga ka degay Siweyna loogu soo dhaweeyay(Daawo Sawirad)
Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Jawaari oo maanta siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Jigjiga ee xarunta Ismaamulka dowlad deegaanka Somalida Itoobiya.Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Prof Jawaari ayaa waxay Magaalada Addis Ababa ka soo raaceen Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha dowlad deegaanka ismaamulka Somalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamed Cumar waxaana si weyn garoonka diyaarahada Garaad Wiilwaal ku soo dhaweeyay Mas,uulyiin isugu jiro wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowlad deegaanka ismaamulka Somalida .
Wafdiga Prof Maxamed Ismaaciil Jawaari ayaa waxaa loo dhaadhiciyay madaashii loogu talo galay,iyadoo halkaasi ay kulumo kula qaadan doonaan Madaxweyne Cabdi Maxamed Cumar iyo Mas’uuliyiin kale. Prof Jawaari ayaa dhowr maalmood ku sugnaa Magaalada Jigjiga halkaasi oo uu kulumo kula qaatay Mas’uulyiin ka tirsan madaxda dalka Itoobiya oo uu kamid yahay Madaxweynaha dowlad deegaanka Cabdi Maxamed Cumar.
Macada socdaalka Rasmiga ah ee Prof Jawaari waxa uu ku saabsanayahay, laakiin wararku waxay sheegayaan in uu halkaasi u tagay arima ku saabsan Maamul usameynta Gobalada Baay, Bakool iyo Shabeelada Hoose iyo sidii loo xoojin lahaa amaanka xuduudaha labada dal ee Itoobiya iyo Somaliya.
Si kastaba ha ahaatee Gobalada Bay iyo Bakool ayaa waxay xuduud la leeyihiin dalka Itoobiya gaar ahaan deegaanka Ismaamulka, waxaana muqadas ah in labada dhinacba ay kawada shaqeeyaan amaanka iyo wax kasta oo horumarka ku jiro.
Waamonews.com















Nacasnimo ka wayn ma jirto in khamarjiga khamra cabka ah lagu soo dhoweeyo dalka Ogaden ama Somali galbeed.
Waayo waa mooryaankii la dagaalayey Jubbaland Absame iyo adeerkiisa State.
Maantana intuu jigjiga tagay ayaa hablihii loo qaawiyey dhaantana lagu soo dhoweeyey.
Laba daraadle waxaa uu leeyahay Bakool land raxanwayn baa iska leh iyaga oo la og yahay in 4 degmo oo ka mid ah ay leeyihiin Cawlahan oo dhinaca dalka Ogaden gobolka Afdheer kaga saaraan.
Marka waa nacasnimadii Ogadeenka ama Absamaha ay isku gowrici jidheen.
Haddii dadnimo jirto inta la qabto ayaa laba usubuuc xabsiga lagu hayn lahaa isaga oo lagu eedaynayo ninkan Sacad Muuse, habar, isir nacaybka Absame.
Deetana la hubayn lahaa cawlahanka Bakool iyo Gedo.
Ka gadaalna lagu qasbi lahaa ka haridda sheegashada beenta lixda gobol inta dhabarka loo soo saaro hoggaanka uu rabo in Cabdi Cumar iley inuu ka taliyo Bay.
Caku nin awood leh oo xininyihiisa ku ciyaari karin siyaasad iyo military saamaysa Soomaaliya gaar ahaan jubbaland, Gedo, Bay iyo Bakool iyo shabeellada Hoose oo at this day and age la siiyey iljeex, abgaal iyo murursade aka Hawiye Action Group..
Jubbaland anigaa iska leh
aniga waxaa ila quman O GAADEENOW IN AAD NINKAAN CABDI ILEY AH WAX LA QABSATAAN SAA WAXAA WAX WALBA KA FIICAN SUMCADA OO HADAAN IDIIN DHALDHALAALIYO AY TAHAY SUUQGAYNTA GOBOLKA OO AH IN RAG MADAX AH NINKUU DOONABA HA AHAADEE WADANKA LAGU SOO DHAWEEYE IYADOO ADUUNKUNA UU FIIRINAAYO AHMIYADA AY LEEDAHAY AADIDA GOBOLKAAS.
nin gayigiisii xoreystay
gole weyna sameystay
oo ciidankiisu u gaardiyi
iyo kaa gaagba lahayn
ma googeysankaraanoo
ma is gaadhi karaan?
nin ay guuyo halaad
iyo goodirtiisu dhalayso
iyo ni aan geelba lahay
ma googeysakaraanoo
ma is gaadhikaraan?
nidaamka dowlad lagu yaqaan wali kama hayno soomaaliyaa maxaayeelay?waa wadan aan dawlad macno leh aysan ka jirin.dhac boob kufsi qabyaalad ayaa mudusho ka jira.hadaba gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliyaa wuu yabayaa marka uu tago jigjiga oo uu arko ddsi iyo sida maamulka sharafta leh ee ka jira ddsi.
waaw waa arin wanaagsan in maanta dowlad deegankeni lagu sodhaweyo madax somaliyed waa arin sumcad inoo ah dhamaan somalida dagta itopia @ oday cali zebra taladaada la arag waayo ree hebel hala laayo iyo anaa awoodleh iyo gedo iyo bakool dabka halagaliyo waxaan ahayn mahaysid fikirkaagu aragnay ee yaa ogaden kaheysto dagmoyinkiisa bakool yaadse gedo ugu yeereysaa ood iska horkeneysaa ma ogaden iyo marexan maxaadse kaheli oo anfaca? ! mase ogtahay caawa inay ogaaden waxgaradkiisi ku hoyanayaan gedo ayagoo raba walaalahood inay gacmaha isqabsadaan mase ogtahay in shirkii loowada heelanaa uu furmayo dhawaan masa ogtahay nin walba inuu dagmadiisa la imaanayo mase ogtahay dagmooyinkaaga adiga kuugaarka ah hada ee laguu yaqaan sxb anaga iskama kaana horkeeni kartid nimankan aan walaalaha nahaye kadhexbax bulshada daalan hanasatee sheegadyow cadeystay ama somaliya la imoow iyo meel aan joogno habhabtaad wado nabee 50 kaaga inlagali oo an labo cali xitaa iskaawaydineyn ileen dhaladkaa qiima joogee qadaadweyn waanagu bilaash adookala ah
Soo dhowoow jawaari Adeer waa talaabo aad u micno badan oo xambaarsan iskaashi iyo dariswanaag,Jigjiga waa caasimada 20 million oo Absame ah from all over the world so we love our city of Jigjiga ,anyway we support this kind of politics,I am sure we play a major role the peace and stability in the East africa…
Maasha alaah jigjiga jir oo joog , duq jawaari soo dhawoow gudoomiyaha barlamanka somaliya warm welcome to jigjiga janaay. talaabo fiican horey loo qaaday ka dambeeya mudane Cabdi Maxamud Cumar nooloow geesi jiro, madaxda somaliya soo bar maamul wanaaga.
War lagu farxo maamulka jigjiga walaalahooda somalida ha soo dhaweeyaan si kastay u xun yihiin somalida maanta .mudane Cabdi cumar Jawari ka kaalmee maamulka Baay, tus somali iney walaalo tahay , kana shub qurunka iyo cuqdada qabiyaalada Madaxweyne xasan guurguurte ku soo shubay.
Cali Zubeer meel uroon malaha meelna ma ogola, qabiilada kale iska daayee absame sida basasha u kala fiiqay jifo jifo ilaa shaqsi shaqsi.
Cali Zubeer quraan hala saaro ma qumana , qabiil qof u waashay iga dheh haduuba yahay qolada uu sheeganayo.
Somalida kale Cali Zubeer ma fiyoowbaabsame ha u caynina ninkan wuu waashay isbaaruu dhex dhigtay commentiga waamonews. si la yeelo malaha absame iyo qabiilada kale kuli wuu caaya, maamul kasta wuu mucaarada .
car arka Cali Zubeer oo wax taageeraya. ilahow Cali Zubeer maskaxdiisa deji .dhiig islam in u qaban u maleyni sidan kuma quna ninkan. qof kasta cali zubeer dartiis absame u caaya isaga ka waalan .ilahow noo soo hadee wa nin firfircoone aaaamiin.
Wil gado adbaad umahad santahay wananku salaamaya ogaden iyo marexan waalalo donaya inay wax wada qabsadaan weye cidiidoni inay kala dhax gasho ama colaad dhex dhigto waxbo gedaha yayna lugaha kudubine banaanka haso istagto hana noshegan danta kaga maqan iyo waxa ay ka faa iidayan
Oday Absame
kkkkkkkkkkkkkkkkk waan qoslay runtii markaan aqriyay qoraalkaada saad u fikirayso waa saan dhamaanteen rabno Ali zubeerna anaa aqaanee waa nin wanaagsan in ay wax hagaagaan unbuu rabaaye marna marabo in ay wax halaaabaan marka aaraada aan is dhaafsano waxaa laga yaabaa in uu waxbadan gedgediyo markaas tan toosan qaato.
ninka ali zubeeer ah nin quman ma aha walee maskaxda ka jiran yahay allaha caafiyo war qabiil somali ka baaxday IS TIME TO UNITE and face our enemies not to talk about qabiil jig jiga waa best place and is good somali government is visiting
ALI Zubeer go to doctor Bro
Kkkk.
Oday Absame
Waar waxaan ka hadlay iyo waxaad qortay isu eeg. Ku waydiin maayo qodabada aan taxay iyo halkaan wax ka arko.
Ali Zubeer waxaa u muuqda Absame iyo adeerkiisa oo guulwadayn raba in Carri Absame ku dhumiyaan.
The time of guulwayn is over…….
Now its the time of rehashing the naked sour truth of rebuilding Absame ownership of Jubbaland, Bakool and Gedo…..
Only serious Absame iyo adeerkiisa will survive in this soul search led by people like me.
Inta kale waxay xaq dhowrayaan ilka yar, dhabayaco iwm oo dalkan waxban ku lahayn.
Such political incorrect mar hore ayaan janaaza ku tukaday.
Would ya join me this rough journey toward reclaiming our Jubbaland?
The forum is open for ya
Jubbaland anigaa iska leh
aad ayaan usoo dhawaynaynaa masuuliyinta soomaliya waana noosharaf inaan walaaladeen marti noo ah inaan soo dhawayno takale cali zuber saxiib cowlyahan aa dagmooyin kahaysto 3da dagmo uu kuleeyahay bakool asagaa maamusho haystana inuu boklool kamid yahayna layskuma haysto maslaxada say kujirtana lama seegayo ama hub iyo dagaal hanoqdo ama nabad iyo walalnimo hanoqoto raxawayn iyo cowlyahan way iska kaayaqaanan wayo 24 saac waanba isku dhexjirnaa haday afdher ahaato iyo haday bakool iyo bay ahaataba marka dagaal faa,iido malahan ee maslaxo intaad wadi karto wad waxii kaasoo istaagaa ayaad nagu guubaabin waxaad kufiicantahay guubaabadee kkkkkkkkk mahad sanid cali zuber
@ali zubeyr
ugas horta asc.tan kale dhaliil iyo taageera dhab dheh.
dhaliil..waxaan kuugu nacay in aad absamaha dhexdiisa kala faquuqdo and thats a 3rd degree mistake.qof ama qabiil inaga mid ah hadii hadii uu jubaland taageersaneen waa in aan juhdi kubixina xera gelintiisa.
taageero……i love your firm position against da non~absame maxaa yeelay soo dhaweynta weeye waxa xaqaanaga loo hunguriyeeynaaya.i mean absame wuxuu noqday xiniinya salaax.heathrow jack no more no more heathrow jack!!!!!!
ali zubeyr waa rufiiyan iska ilaliy asaag iyo kuwa kale oo baadan diibirt ayey yaaqanan jaale hooray ayaa nool soo qayanay (martiid waa in lasoo dhoweyo laakin khasab mahan in fiigraadiislaqato)
@ cali zubeyr
waar nacasyahay website nooga bax,war waxan cuqdadu dishey muxuu ahaa,
@ maamulka waamonews,war kan umada kaladilaya commentiga kaxidha,
viva cabdi iley
Ali zubeer talada lagu soo jeediyay qaado awoow aniga fikirkaada waxaan nacay mar aan arkay adooleh prof gaandi wa cadow axmed islaam waa halyeey bal xageed ukala wadaa wiilashan walalaha ah awoow dhibkaada wa qabyadl ee fadlan nagada ka saarka aad dadka kala sarayso waxaan soo xasuutay Mahdi ayuub waguu madax weynaha kaha kilika ayaa lagu edeayy inuu ogaadeen u kala eexday kolaasuu yidhi midigtayda iyo bidix deyda midig ta ayaa i xigta kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Ninkan la leeyahay afhayeenka baarlamanku muxuu ahaa horta? Fikirkiisa jubbaland yaa yaqaana? Aniga waxaa ila quman heerka uu inaga joogo inaan u istaagno. Waayo isagaa inoo baahan bari oo cod ayuu rabaa. Midna waa naga balan hadaan jubbaland nahay (NINKAAN HAWIYE ISAGOO AGTAAGAN ARAGNO WUU NAGA DHINTAY) (NINBA NINKUU HAWIYE KA NECEBYAHAY AYAAN HALYAY U NAQAANAA ). JIJIGA hada ma garanayo FAROOLE IYO SIIL-AAnYO ayaa maalin dhawaydna joogay. Waxaan ka yaabi barina in XAAD IYO XASSAN-XOOLO tagaan.
Cali Zuber Waa In loo Qadaa Cod….Ah Inuu Comments Ku Qori Karo iyo Inkale…
Waanan La Igu Raacin Mooye ninkan Ogaden mahan Waa Nin Sheeganya Inuu Ceebeeyo Mooye Wax kale Mahayo…………War Beesha fara Kala Bax midgaan yahow kana tag meesha………
I Am Voting Big No To Cali Zuber…….Waa Qabiiliiste Haduu Waayo Beel uu Wax kasheego Waxaa Uu bilaabi Inuu Qabsado Kuwa Lajifada ah ee Kalinka Shanaad iyo waxa Uu ogu Yeero Galti…….
kkkkkk
Lama yaabani ilkayarka yidhi Suldan Ali Zubeer halaga xidho commentiga laakiin waxaan ku qoslay kuwa Absamaha sheeganaya ee Xamili la’ xaqiiqda aan maalin walba ku qoro webkan WaamoNews.
Samatar:
Adeer aniga agtayda waxaa qiima ka leh ninka ragga ah ee xaqiisa dhacsada xaqa dadka kalena iska soora. Rag la iska dhiciyo siyaasiyan iyo fikriyan ayaan la hasaawi karaa not crying babies like you.
Waxaan ku odhan lahaa Ali Zubeer civic education uu ka wado ka faaidayso free of charge.
Cuqdaa ku dishay kulahaa……Miskiin…..yaa yidhi kan oo kale ayaa Absame ama adeerkiisa ah.
Wiilbahgeri:
Despite aad abtirsatay……your points is well taken.
Ali Zubeer kala faquuqi maayo Absamaha iyo adeerkiisa ee uu hadh iyo habeen difaacayo .
Just waxaa uu kashifayaa mu’aamarada nacasta Absame qaarkooda samaynayaan si loo dhaxal wareejiyo jubbaland.
For instance:
Xiddig waxaa uu kaba qaad u ahaa ilka yar…..
Maanta ma aamini karaa?
No way.
Gaandi?
innaga oo taagan ayuu damcay inuu dhulkii Absame iyo adeerkiisa siiyo 54 tribes….after triming the numbers of tribes waxaa uu yidhi 28 tribes ayaa leh ,.,,,,,,,,,Absame iyo adeerkiisa Jubbaland waxay ka yihiin minority.
Do u think in ninkaasi lala xisaabtamin?
If you do? Me aint. Maanta waxaa uu u diray Kismaayo rag qaswadayaal ah oo uu ka mid yahay ina Gurxan si dadkii loo qaybiyo. Ma doonayo inaan sir badan qoro laakiin waxaad tihiin dad aanan wax ogayn.
Absamaha khaiinka haddan la odhan You traitor stop your sellout thinking/agenda/plan dee waxban Absame uma suurtoobayo. Ugaas, suldaan iyo reer hebel ayaa xanaaqaya dhallinta Absame waa inay ka gudbaan. Haddii walaalka qadiyadda Absame iibinayo waa inaad gacanta ka qabataa oo aad yur ku tidhaahdaa.
Dirirdhaba?
Fadlan magaca Jubbaland demooyinkooda qaado ama ku ekow halka aad u nasab sheegatay. Meanwhile it doesn’;t matter inaad jeclaato ama necbaato my thinking line. What matter is inaan runta cabirno. Absame iyo adeerkiisa are united but many are playing political in correct. Kuwaas ayaan luuq luuq ku caydhsanayaa oo aan doonayaa inaan waddada ku soo daro. kkkkkk.
Sayid.
Adeer nacasnimada qaarkeeda waa lagu dulloobaa.. Waa rat, ruufiyaan iyo injidh hadal ma aha. Adoo kale waa halka nalaga soo gale.
Bal fikirkagayga naqdi ah. Haddii kale buul cawskaada ka ilaasho sawaariikhda Ali Zubeer.
Gunaanad
Isku soo xoodhiyoo I’m trying hard to explain what went wrong in Jubbaland, Gedo and lack of firm stand of Absame leaders.
Waxaan ku jidhaa halgan dhib badan oo aan dhidibada ugu aasayo lahaanshaha Absame iyo adeerkiisa Jubbaland iyada oo aan la inkirayn beelaha yar ee la dega.
Si ay Jubbaland u noqon another Gedo…………Baardheere, Garbahaarey, Buurdhuubo, Doolow, Luuq, Faafaxa dhuun, ceelwaaq oo aan u soo caqliyey iyagoo dhul cawlahan ah……Maanta ay xaaraan ku haystaan beel yar oo hiraab gasha ama lagu sidkay Daroodka.
Am lying the foundation and necessay logic/argument every Absame must understand to defend his/herl and. In other word i’m writing a playbook of Absame iyo adeerkiisa politics in Jubbaland.
Waxaa kale oo aan ifinayaa sida dhallintii Jubbaland inta qoriga sidata mooyee inta kale saaxada lagdan siyaasadeed uga maqan yihiin.
Waxaa intaas oo dhan ii dabayaal halkaan mohanayo, hal adeegga igu jidha, hawaawirka i hor yaal, halhayska ii dadban, hagardaamada loo hurinayo halkaan u nasab sheegto iyo hootada iyo gumac jawlaynta la huri doonin.
Haddaad intaa ila fahamtaan……..hawraarsan ayaa idin odhanayaa
Haddaad igu diidaan oo political incorrect ii cayaadhtaan ama aqbashaan half glass truth halgankaygu wuu socon idin ilaah ilaa libintii ka soo hoyan ama ka askumi markaan geeska dhigo dhallinyaro halkaa ka sii amba qaadda.
Jubbaland anigaa iska leh
Salaan dhamaantiin.
Maxaa laga raba suldan Ali Zubeer. ma runta u sheegay ba lagu hista? maxaa khaldan saaxiibayaal. yes qofka ka so hor jeda Jubbaland state, waa in aan lagu so dhawen Jigjiga iyo Garisa toona. hadalkaas ma khalaad ba? wax ka barta Suldan, mujaahid Dr, mudane Ali Zubeer. waan ku taagersanahay Dr. Ali Zubeer. laakiin xildhibaan Abdirashiid Xidig, iyo xildhiban prof Mohamed Abdi Gandi, labadaba maanta waa hormuudka beel weynta Absame wana taagerayasha mujaahid Ahmed Madoobe. intaas baan ka saxayay. mudane Ali Zubeerow.
cali zubeyr ma mareexaanbaa hiraab ah ama galo ama daarood lagu sidkay? ! warkaas cadee oo hadana marexaanbad dagaalkiisa kaaga dhagantahay oo aad absame kusoofeyn? ! daarood nimada adugu mabixisid hiraabka aad kuqarawdana waa kuwa laga horahoraynaya jubalan ee hadaad dagaal waxkuqaadi aniga dagaalkaga marabee halagu arko adoo dadka banaan mariyey ama dadka kumashquuli marexanbaa yiri iyo marexanbaa waa aan dirirnay war hadaad doonayso inaan absame adigaas gocashada dishay iyo cuqdada gaamurtay qaba inaan ucayno madhacayso adna afkaaga wuu furanyahay cali gocasho waan kuraaxeysanayaa calaacalkaaga adna waxaad isu qabtaa inaad halgan kujirto ee ogow waxaad kuducaysaneyso waa dagaal ogaden iyo mareexaan galimeys kumajiraan iyo kuwaad kasoojedo
@ali zubeyr
inta aad ka dhawaajisay gidi waa xaqiiq waana wax tar waa hore absame loga bahnaa.anyway better late than never.hadii adan absame kala faquuqeynin garabkaaga iyo garabka gidigeen Allaha galla.as far as leadership,believe me,goaan walba kii qaraar qaado.I wl marshaal behind you.Ali zubeyr is my PREZZO.viva.
Correction
“Am laying the foundation and necessay logic/argument…”
Wiil ilka yar
Digil danqada hadduu kugu jidho horaan kuugu sheegay inaan janaazo ku tukaday ilka yar oo afka kaaga kaadshay gowza xiintiina Hiraab hoos fadhida.
Marka hurda meel ayan oolin isaga dheelalow
Tan ah inaad hiraab tahay cidna la waydiin maayo.
Ee adeer maxaad isugu qoraysaa qoyska Darood oo aan siyaasiyan meeshaan ka joogo forumka og yahay.
Wiil Bahgeri
Adeer haddynu is fahamnay dee waa guul. Suldan Ali Zubeer uma jeedo madaxtinnimo. Waa qalin maal imminka baraarujinaya beeshiisa.
Jubbaland anigaa iska leh
Cali Zuber Iska Hees Waaba Nin Inta Colaad Kacararay Carab Yeeshay Ilahow Nafuro,,,Shuf Ala Kubad.
Inta Yar ee Kucaajistay Carabaha Sidaadoo Kale Maxay Noo Dhimi Intii nuxurka lahaydba waatana Walalyaal nagu haysee…………Iska Nac Nac lee Oday Carbeed Yahow………..Wax Laga masuul yahay waa afka Huurada Leh Hasoo taago………….
Jubba Sheegad aka wiil ilka yar
Hiraab aka ilka yar haddii ayan hoorin karin marka sow ma aha inaad iska calaacasho.
Doqomadiinna dacayda laalaadsha u sheeg sawaariikhda Ali Zubeer inta soo Dhaaftay Gedo… food stamp ka gubi doonto. kkkkkk
Jubbaland anigaa iska leh
warkaas amaa loo dhintaa waligaaba afkaagaa kudilijiraye jawaabta hiraab kabixiyo dhagta weyn utaag ilaa caawa ilaa bari maatayahay caanaha leh
asc dhaman reer ddsi salan qali ah mansha allah waan kufaraxay sida lojara barayo jawari iyo somalid an udhalan deeganka lotusato in qofka somalida kala ah ee so ada adis ababa logu yedhayo madxweyan abdi maxamuud cumar waa arnal loshegayo dhaman absem in melkasat hajogan in ey isaku mida yihin CMC nolow mudane karabasha somalid isa washa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Ilaa raaskambooniyiinta ka sifaynayaan Kismaayo mooryaanta:
ilka yar aka Shabaab ee dilkan ka dambaysay
Gaandi ee ilka yarta taban taabinaysa si ay u qasto Jubbaland State samayskeeda
Dhiigga Absame iyo adeerkiisa bilaa minco ayuu ku qubanayaa.
Maxaa u diiday Kambooni inay magaalada sifeeyaan?
Maxaa u diiday kambooni inay ka tarxiilaan all illegals from Kismaayo?
Maxaa u diiday inayan oggolaanin in Muqdisho iyo Gedo mooryaan ama qaxooti ka yimaadaan?
Nacasnimada intaa la eg waa tan keeni doonto inuu jab ballaadhan isu soo jiidaan
Wiil ilka yar
Adeer billaabataye hadhow ha calaacalin?
Jubbaland anigaa iska leh