|

Telefishinka Qaranka Itoobiya oo shaaciyay shirka Maamul usameynta Jubaland ee 23 bishan ka furmi doono Magaalada Kismaayo (Daawo)

Telefishinka qaranka Itoobiya oo soo xiganayay boga wasaarada arimaha dibada Itoobiya ayaa shaaciyay shirka Jubaland ee furmi doono 23 bishan Fabraayo

Qoralka ku soo bax wasaarada arimaha dibad itoobiya.

Jubaland conference to open next week (Feb 13, 2013)

The technical committee tasked with the formation of a Jubaland administration has

said a Jubaland conference aimed at crafting a regional administration for the Lower

Juba, Middle Juba and Gedo regions will open on Saturday, February 23rd, in Kismayo.

The committee says it expects over 500 to attend including local elders from the three

regions as well as delegates from the Somali government an d IGAD member countries.

At a press conference, the committee chairman, Moalim Ibrahim Mohamed, expressed

his confidence that the conference would lead to the successful formation of a regional

administration for a Jubaland state.

4 Responses for “Telefishinka Qaranka Itoobiya oo shaaciyay shirka Maamul usameynta Jubaland ee 23 bishan ka furmi doono Magaalada Kismaayo (Daawo)”

  1. Dirirdhaba says:

    Jubaland way tagtay aar kii absame ayaa hogaaminaya adeer waxaa kaloo sugaynaa mamulka gaar ka aha ee laga hir galinayo NFD prof jawaari jigjiga ayuu caawa ku baa shaalayaa culusowna ciil buu xamar la geeraarayaa nooloow cabdi ma. Cumar cadow jabiye

  2. hassan says:

    culusow hawl baa u taal, haddiba wasaarada arrimaha dibada ay taageersantahay ka hadhashay maamul u sameynta jubaland. Waxbadan baad Kenya iska dandansateene bal hadda wax kadheefa dandaansigiini kenya. sida ii muuuqata koldhow jigjigana wax badan waad booqon doontaan, wax noqon doonta xaruunta madhax somalida lagu casuma marka ay ethiopia dan kasoo gudhanayaan

  3. hassan says:

    wasaarada arrimaha dibada ee ethiopia weeyan waxa aan kawada

  4. wiil baarey says:

    jubblada adeer dhaqajisay kanaxow nafta waa culusow iyo mooryaan hawiye indho dhig ah leh coolxumo iyo ciil halajiifaan xamar kismaayo abasame ayaa ka,arimin waligii inshaa allaah dhul ninkiisibaa iskaleh

Leave a Reply