Laba Askari oo ka tirsan Ciidamada amaanka oo Caawa Kismaayo lagu dilay
Waxaa Caawa Magaalada Kismaayo lagu dilay laba askari oo ka tirsan Ciidamada amaanka ee Raskakmboniyiinta iyagoo Maraya xaafada Faanoole gaar ahaan Baarlagu baxsi . Niman hubeysan ayaa si kadis ah rasaas ugu furay ,kadibna waa ay baxsadeen, waxaana haatan socdaa baaritaan lagu baadi goobayo gacan ku dhiiglayaashii falkaasi geystay.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dilka dhalinyaradaasi, waxaana la sheegay in la helay rasaastii lagu dilay , taasoo ay ku taalo calaamada Ciidamada huwanta ee sida wada jirka uga howl gala Magaalada Kismaayo. Lama garanayo in kooxda Alshabaab yihiin oo rasaasta helay iyo in kale,balse baaritaan ayaa socda .
Inkastoo amaanka magaalada kismaayo si weyn loo adkeeyay oo uu aad u wanaagsan yahay ahadana waxaa jiraan qaswadayaal dana gaara leh oo doonaya inay qas abuuraan maadaama todobaadka soo socda uu furmi doono shirweynaha dhidibada loogu taagi doono Maamulka Jubaland State.
Waamonews.com
Asc, luuqyada layska tooganayo, waa wax kismaanyo dad badani ku soo caano maalay. Dadka doolka ku yimaada markay qabsadaan magaalada, way nadiifin jireen magaalada si loogu quusqaato. Raaskambooniyuuntana intii macawus loo soo xidho yaa luuqyada laga toogan, war meeshay xabadu ka soo dhacday waa in aan wax nin ah ka bixin, kuwa magaalada maalinkii dhex socda ee macawusaha qabana, layaqaano habeen kii meeshuu ku dheelmado. Waa in magaalada ninkii soogala iyo kii ka baxaba la’ogyahay.
Waxay arintani I xusuusisay 1992 gii, markii maalinkii lagu arkana la sii jeedsan jiray habeenkiina daaqadaha raga laga soo toogan jiray. Hadii, saa ku tagaan ragii wiilshan toogtay iyo guryahay ka yimaaddeenba, wax kalaan sugaynaa.
ALLAH ha u naxariisto wiilsha lalayayay. Dadkani banaan isma keenaan ee waa in guryaha laga soo saaro .
ilahay ha unaxarisato wiilasha ladilay amin amin amin lakin kuwa dilay waa kuwa rab in u dhibato ugesato mamulak ladhisayo waxaaan ushegay kuwa howasha fulinay ledin jojin mayao insha alllah mamulaku sin nabad ah ayuu kudhaman kuwa dagaalk kusoqadayan ilahay aya fashilin inasha allah
Dilkan waa in laga gudaa mooryaanta ilka yarta aka shabaab ee ku dhuumaalaysanaya Kismaayo.
Waa in la jafaa mooryaanta is urursanaysa ee Xasan Calasow iyo ilka yar soo abaabushay.
Hadda laba nin qudha ayay maraysa berri meel kale ayay ka degi doontaa.
Waar suldaan Ali Zubeer haddaydaan dhageysan ogaada inaad midha qadhaadh guran doontaan.
Waa in la xidhaa xaafadaha faanoolle, far janno, shaqaalaha iyo calanleey deetana laga sifeeyaa ilka yar oo dhan ama laga tarxiilaa.
No more politiccal incorrect
Its now or never
Jubbaland anigaa iska leh
Wiil ilka yar
Adeer Ali Zubeer waa og yahay sida hiraab uga dhaadhiciseen hadalkan iwm. Laakiin nasiib darrada haysata ilka yar waxaa weeye beentii oo soo af xidhan tahay taa oo maanta ka dhigtay kuwa ku habranaya Absamow daarood iyo ood wadaag ayaynu wadanahay. Miskiin
ilmoyara oo 6 bilood jira masoconkaraa waa maya ilkaya waa saas oo kale cayr kii laga taqalusay 2007 nafkaraadsada
Waryaa nimankii ilkayar laangaab nimadii ba madax martay hawiye garabkaradsadeen iyagiiba toodi u meel la, war tolkiin wax laqaybsada waxay qalbigoodaka kuhayaan 20 sano ee wiilasha kursiga ku raxaysanayeen ee wiilasha ogaadeen xabada la isaga dhigayay war maanta anuu calan kayga babanayaa ee isooraca hadiikale saa unbaad xamar marti ugu aha neysaan
Ok sidan ayay wax u dhaceen ilka yarna exploit the situation to create fitnah as usual.
Waxay mooryaanta dowladda sheegatay dorraad dishay nin |Hawiye ah kaddib markii ay naagtiisa soo dacwaysay. Inta qori la soo baxay ayuu booliskii xabadeeyey dabadeedna wuu baxsaday. Koox ilkayar oo ka mid ahaa booliska ayaa kadaba tagey deetana madaxa ninkii Hawiye Xabad kala dhacay.
Markuu ninkii dhintay ayay ilkayartii kuwii Hawiyaha ahaa ee ka mid ahaa mooryaantii Gaandi inta la shireen ayay yidhaahdeen waar Absamaa idin laayey ee aarsada. Waxay intaa ugu dareen ilka yarta raggii Hawiye markii laga dilay inay dilaan nin Absama ah.
Nacaskii Hawiye oo ka tirsanaa mooryaanta Gaandi inta qori qaatay ayuu dilay nin Bartira ah dabadeedna wuu waxbasaday. Ciidamada Kambooniyiinta ayaa gacanta ku soo dhigay markii ay ilka yar haddana farta ku fiiqday gacan ku dhiiglaha.
This kind of ilka yar rat business shows low lifenimada ilka yar…..dabadhilifnimada ilkayar iyo isda ay lagama maarmaanka u tahay in ilkayar iyo Hiraabkooda jooga Kismaayo laga xaaqo.
Jubbaland anigaa iska leh
ali zubeer magaca aad ku qarabanayso iskadaa ee reer subayr sxb aniga waxaan ka soo horjeedaa in maata daarood laka saaarsaaro jubbaland waa dhul daarood marexaan kablalax ayaa daga 100/100 inta kle waa adaris anigu waxaan rabaa unity of darod and jubbaland state adigana cudur laga tagay ayaa kugu qufulan sxb ugaden waa local sxb lkn unity darod ayan maanta jubbaland cadowgeedu waa badan yaha marka hadaad umada midaysan kala saarto xagee aadaysaa sxb kismaayo midow darod ayaa lagu qabsaday adeer runta aniga kuu sheegaya maantana juubaland waxaa lagu dhisanayana jubaland midow darod sxb umada kadaa kala qaybasanaanta
Sitaha Puntland
Adeer aan ku saxee Magac reer Zubeer kuma qaraabo. Adiga bal magaca aad watao fiiri deetna takarta ku saaran iska duuli.
Aan weli ku saxee Jubbaland:
1- Mada laha Darood.
Waxaa iska leh Absame iyo adeerkiisa iyo inta yar ee otherska ah.
2- Jubbaland Darood ma wada qabanine waxaa qabtay absame iyo adeerkiisa
3- Jubbaland ma ahan jaalle Darood in 100% Percent…..
Jubbaland waxa dega oo leh Absame iyo adeerkiisa iyo inta yar ee la degta.
Haddaad daroodnimo aaminsan tahay ka daa Khatumo State hagar daamada
Puntlandka ka dhig meel ka dhaxayso Daroodka.
|ska hadlow ina igarre.
Adeer sheekadaadu waxaa weeye kaygana anigaa iska leh kaadana anigaa kula leh.
Jubbaland marti uma aha Jaalle Darood.
Jubbaland waxa weeye beerdhigaha Absame iyo adeerkiisa.
Jubbaland anigaa iska leh
Cali zubeer sxb doobad keen allah usoolabo dadku qabyalad way leeyihin lkn heerka aad joogto wax jooga wali ma arag tankale gandi soo absame ma ahay mise waa midkale walal waa iga talo allah kacabsi kudar adoo howshada wata absame iyo adeerkii toona wax kuqaban mahayan waxa ku sugaya waa four meters
Badhaadhe horta magaca si sax u qor.
Tan xigta waxaan leeyahay Towbah min kulli dambin aan gelayo.
Laakiin mooryaanka gaandi ma aakhiro ayuu wax ii tarayaa.
This man xitaa afka Somaaliga ma yaqaan.
Shaki wayn baa ka qabaa inuu xitaa yahay Absame.
Kuwa aan yuraynayo Jubbaland ayuu ka mid yahay.
Jubbaland anigaa iska leh
Falkan aargoosi ayuu umuuqdaa lagasoo abaabulay muqdisho ayna fulasay ILKAYAR-hiraab. Maamulka kismayo waa inay albaabada isoogu dhuftaan ganacsiga ilkayarta yareeyaana dhaqdhaqaaqa rer GEDO. CAQLI aan rasaas ahayn nimankaas yaan lala aadin, waayo mayna baranin. MAKAAHIIL ayaa sade oo dhan kasoo caydhiyay gobolada dhexe markuu afkooda garanwaayay kuna soo shubay Gedo. Hadana in marlabaad dabada laga maro ayay rabaan oo lagu shubo RWANDA.
war heedhaha dadku mahaduu dhashay mise heybtoda ayey kahaboowsan yihiin adeer jubaland waa guri daarood adigana kuuma aqaan haday moorgan iyo hiirale dirireen adeerayal dadka ahacabka ah maysan diririn hadaad joojinwaydaan nacnacda raqiiska ah ee aad wadaan ogaada boor inuu kaduuli meelaha aad kahadleysaan ganacsiga marexan halaxiro kulahaa yaa xiri ma keenya mise adiga yaase ushegaysaan beentan aan salka iyo raadka lahayn ee aad hawada lamareysaan bal imaada kismaayo aad runta aragtaane @cali zebra ninbaa ladilay ilkacase ayaa dilay oo marexan ah ninkaas ina adeerkii waa kii dilay xildhiban Aaden buule oo gurigiisa xamar lagudilay howshena wataa hiraabka aad aqrineysana adey kuwasaan ee anaga barqadii yaan warnaa ee cagadhigta dadyow gobalkan waa gobal daarood anaana kuhaynaya daaroodka kaloodhan adna kenya daaroodso xiligay kula gaarto waan kusodhaweyneynaa lagaaga hanti badan lagaaga ganacsi badan lagaaga dad badan maxaad ku hadli oo kuufuran oon ahayn dadkaaga inaad dhinac karaacdo ahayn
Q ali zubeeer, waad maskax yar tahay. Jubbaland Absame iyo adeerkis maxeey horey u Qabsan waa yeen Jubbaland iyo kismayo. Absame keligee ma’ qaban Jubbaland, darood oo dhan baa qabtey iyo kenya oo dhaqaalo iyo hub ismaashey.
Waxii mareexan ah oo hoos jooga hawiye moryaan waa in tirada darood laga saaraa.
Ali zubeer, Jubbaland waxaa leh Darood, Absame keligii walee inuusan difaci karin HAL maalin kismayo waa xaqiiq.
War Heedhe Nin Ogaden Nacnac iyo Darbi Kahadal lagu Garee Inagdaa Aniga Horaan oogu sheegay Odaygan Carbaha Lagaleeyahay ee Qaniimada ay Carbta Kuhaysato..
Ader Hadaad wax Maqli waxaan Ku iri Hada Hawsha Meel fiican ayay maraysaa waxaad lahayd baan kaaxoogay Kulana qaybsanayaa ee Maxaad tahay soo Carigan aad sheegan intaan kula qabsaday kaama dhigan intii igu filan………..Nac Nac aniga adiga kula Fac Mahi Kuna Dhagaysan mayo iska Caytan ina Cano Buure Kukorow………Taa waxaa kuusii raacday inuu Carab Kuyeesho…Uf Naga tag.
Ader Meesha Adaa Warday Kacayrshay ana Adaan kaacayrshay ee Afka soo cadayo Naag baad tahaye….Nin Wuxuu Lahaa Laga Boobay ayaa Hadlaya War iska Amus Horta oo Waxaad timidaa Markii aad waxa Kaamaqan Keensato…………
Hawsha Hada Darood ayay Kusocotaa Doonta saarnaada……
@sharif Horaan Usheegay Cabdudwaaq waxaa Kuduugan Odaygii Cabudwaaq ahaa Adaa Xagaa kasoo Ersaday lakin Rwanada Kuma gaynayo ee Ilaa gaarisa ayaan rabaa Bes Ah…Waa Xaqiiq Soo Baar intaan Kusoo eryay……….Afka Kaxaaree………Muxuu Kii Guubaabinayay Wiilasha Maxamed Zuber.
Wuxuu Waxaad Arki Buu Yiri 600Wiil oo BKM Ku Raran Kolkaasaad maqli Xabad Cirga iyo Dhulka isqabatay………Markii Lagu soo Ardo ayaa waxaa loo Imaan Buu Yiri Meel Cidla ah iyo Geel Biijo leh oo afar Halaad ayagoo Haya…..
Cali Zuber Adiga MMaxaad Ogatahy Ahmed Madoobe ayaa waxba qaban la arkana waxa Jira adoo carabaha Kuhabaabay in Lagula Hadlo Mahan….waa Hore ayaan Kugu Kor Xooray waa waxaas waxaad ilak yarta oogu waalatay…..ee carabta yaysan Kuwasin…..marlabaad
sxb ali zubeer aad iyo aad ayaa u danbaysaa sxb waxaan kaaga jawabayaa khaatumo cidna hagar kuma hayso ee ayaga dhib isku haya dhulbahante hadaad siyasada somalia lasocotid dorashadii somalia galayr wuxuu samaynayey ayadoo hawiye futada ka riixayayey ayadoo lagu xumanayey musharaxiinta darod ee xildoonka ahaa marka sxb dhulbahante ilaahay ha soo hanuuniyo sxb iyo adigaba sxb mide labaad wiil yar ayaa tahay aan ahayn siyasada somalia iyo tan jubbaland sxb mid waxaana ku sastay raaskanbooniyiinta sxb hadaan kuu sheego magaca raaskaanbooniyiinta qof aan ku jirin oo darod ah majiro sade kablalax tanade yuusuf ciise shanta darood weeye arinka jubbaland sxb hadaan kaala hadlo dee ma runta hadaan isku sheegno ina adeer mise walaltinimo in aan u wada hadlayno aad rabto jubbaland qabiil walba oo darod ah waa daganyahay jubbaland marka sxb ilaahay ha ku soo hanuuniyo anigu waxan ahay puntlander ah bosaso garowe galkacyo qabiil walba oo darod waa daganayahay sxb haday noqon lahayd ganacsiga ku noolansho marka cudurka iska dawee ali subeerow sxb nin xanuunsan ayaa tahaye dadka adiga oo kale ah xanuunsan waan iska qabanaynaa sxb anigu waxan rabaa unity darood viva jubbaland madaxweynaha waxaan la keclaan lahaa sheekh maxamud owlibaax sxb iyo profasor gandi ahmed madoobe gen’darwiish raadar viva jubbaland
Sitaha Puntland.
Adeer kama jawaabin waxaan ku waydiiyey waayo waxaad ka ogthaya Jubbaland ayaa iska yar.
Waad dambaysaa kulahaa? Dhabayaco ayaaba igu odhan waad dambaysaa. Ma wuxu mooday inuu ilka yar iyo qadaad wayn la hadlaayo
Darood baa iska leh Jubbaland kulahaa. kkkkkkkkkkkkkkk
Labadaraadle waxuu ku ladhay Kambooniyiinta waxayna ahayn.
Darood bay ka kooban yihiin kulaa. hahahahahah.
Waar ninkani ma biyihii Xamar buu cabay illayn waxan caqli xumi dhaaftaye.
Miskiin
Waxaa intaa iiga yaab badan diidmadiisa Khaatumo State, dhibka iyo hagadaamada ay dhabayaco ku hayso
Horta yaa idin yidhi Darood baa tihiin?
Anigu yaabay dadow caql xumida Dhabayaco ma la yaabteen.
Adeer Jubbaland iyo ciiddankeed Kambooni waa wada Absame iyo adeerkiisa.
Waxaad ku darsatanay ma jirto. Mana lagaa doonayo halkan.
Ilka yartaada iska shaf shafo.
Jubbaland waxay u dhigantaa ama ka qiimo badan Somalia kale oo dhan.
Marka ka fiirso intaad odhan odhaah aad meel u wayn doonto
Jubbaland anigaa iska leh.
Ninkaan Caashaq Sade Darood Ayaa Kudhacay War hadaaad Nin Majeerteen ah Xataa lahadlayso Afkaaga maka Bixi la Nahay………,kkkkkkk Nin Lajabshay Dheh Show Habeenkii Xataa waad nagu Riyootaaa………Ahahahhhhhhhhhh….Waxa Kale oo Kadarn Madaarood Baad ismoodeeb Buu Yiri…Xitaa Kuwii Idinku Kab Iyo Lax Ahaabaa…Adeer Eg An Wax kusheegi Kismanyo Adiga Majerten ayaa Kaga Macno badan waana Dagaa Dhulka ee kawareeg Ragan Darood Waa loobahanyahay Waana deegaan.Adigagan Carabta Kukufsatay Inaad Ragaa afka Kutaagto Mahan ……Pave The Way Man……….
War Ogaadeenow Caaqan Idin Wasaqeeyay Maad Ridisaan Soo Rag kala hara malihidin Ninkan Hurda eee carabaha Kusaaqiday ee Magaca beesha uu Wata Mahan ee Sheegadkan Tunida ah Usheega Inuusan ahayn Ogaden….
Aniga Waxaan Layaabaa Colaada isaga uu Kacararay ee UU hada dadka oogu Yeerayo waligay Ninaan Udhigo……War Axmed Madoobe uu Hubaysan Ayaa dadkiisa Dhinac Karaacay ee Darood Iskadhaafe hawiye ayaa Dhulka Dagan Leh Adiga Maxaad tahay ooo Anan ahayn Fulay Kacarary Somalia iyo Dhulka uu Sheegayooooooooo,,,,,Shit War tag Fulay meelaha Kanacnac Dhaho waan Garane…..Bariska Haayadaha kala Booboow….
Cali Zuber Hadal yaanan Kugu Daalin…..U are Nothing But Coward…..Iska cab Casiirkaaga Yaa Kaa Aqli Xun Hadaad Dagaal Rabto Dadka Beenta kadaa Adiga Imow Meesha Xabada aad leedahay halaga Rido Waxaan kale Dhan Wax kaayeelayo majiraan Waxaad ismoodayna Matihid Who are U ?
Nin Maskiin ah oo Iqaamo Kujoogo Dubai Asagaba NAFTIISA LACARARAY WAXAANAN ahayn matihid…Go To hell Ciilka Kuhaayo….Carabaha Kaga Canjeerayso…..
Waa in laraadiyaa oo laso qabqabtaa gacan ku dhiiglayaasha oo lahorkeenaa cadaalada lagunaqaadaa sharciga. Waa in latusaa xaqeeqada kajirta. Nin kii waxa dila iyo mid kii waxa dhacaba waa in lasoqabtaa oo talaabo ku haboon lagaqaado shacab iyo ciidan aan lokalahadhin ku waa rabo qalalaaso
S/C ALAHUNAXARESTO , NAFATODA HUURAYASH WAXAN UU SHEEGAYAA KOOLEY WAAD DHIIMANILAHEDE YAN LIIDIN DHAXALIIN KUWII XAMAR 500BOOKHOL OO KILO MIITIR IDIINKU DABAJIIRAY AYAA DOONAYO INEEY WALII IN EE DHAXALAN DHULKEEN DAAROD IYO OGAADEN WAXAN UUSHEGAYAA HAWIIYE IYO DABODHILIKIS WAXEY DHAMADEN LAKIIN WAXEY KHUSAN LA,YAHIINA (WAXEY ISMODEEN ( ENGLISH KII REER HIIDYANIS IYO ABURJINALKA DHULKA QADAY OO KU KALA NOOLA UASTRALIA IYO AMEERIKA ) LAKIIN WAXEY WADAN WEEY ILAWIIDONAN (WAA ,LAADOGII YAAN LADACARON )RUFIIYANKEN CALI ZUBER MARMAR AYUU RUNTA SHEGA MARNA WUU WARERAA)
Jubba Sheegad aka Dabaqoodhis Hiraab.
kkkkkkk. Iska hadlow ina Igarre. Adeer waa ay kaa cadahay wallaahi. Calaacal iyo oohin kaa dhamaatay. Haddii aadan doodi karin adeer rag kaa fac iyo aqoon wayn ee real Jubbalanders lama daandaansado. Ilka yar horaan janaaza ugu tukaday oo afka kaga xaaray……adigana halkan waxaa u joogtaa waxaad tahay magan Absame.
Aniga ku caayi maayo waayo I’m in mission. Marka sidii wax makastii ilka yar iska calaal.
Aga….ama iska aad Hiraab iyo Xasan Sheekh illayn waa isagii idiin diiday inaad timaadaan Kismaayo.
Anigu Dubai business ayaan u joogaa oo mar dhow Kismaayo ayaan qabanaya. Haddaan kugu arko Kismaayo shaki iigama jidho inaan ku karbaashi doono. kkkkk. ……. Marka ka soo cabaad dhulka gaalada.
Waamonews readers:
Ninkan waxaan u bixiyey magac ku habboon.
Magacaasi waxaa weeye dabaqoodhis Hiraab. hahahaha
Jubbaland anigaa iska leh