Kismaayo: Teendhooyinkii lagu qabanlahaa Shirka maamulka Jubaland state oo maanta la taagay
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose waxaa si xowli ah uga socdaan qaban qaabada loogu diyaar garoobayo shirweynaha Maamul usameynta gobalada Jubboyinka iyo Gedo, kaasoo lagu wado inuu furmo 23 bishan Febraayo.
Hadaba waxaa maanta la guda galay dhisitaanka Teendhooyinka lagu qabanayo shirka iyo qalabeyntooda.wali ergooyinka ka qeyb gali lahaa shirkaasi ayaa ku soo qul qulayaa magaalada , iyadoo ergoyinka qaarna ay wali imanin isla Markaasina lagu wado maalmaha soo socda inay soo gaaraan Magaalada Kismaayo.
Sida uu qorshuhu yahay dhisitaanka maamulka waxuu soo afjarmi doonaa bartamaha bisha soo socota ee Maarso.
Waamonews.com
Maansha alaah hala adkeeyo amaanka shirka iyo kamagaaladaba si aan carqaladi uga dhicin insha alaah guulaysta reer jubaland
Shirkan waan soo dhawaynaynaa hadaan nahay bulshada jubbaland. Markii lagu dhawaaqo dowlad goboleedka hala guda galo la xisaabtanka cadowga JUBBALAND ee soo jireenka ah. Cadowgaas oo ku mamay dhulka ABSAME. Inangumeedyada aan qaan gaadhin(USC, ilkayar and RRA) WAA IN runta loosheego waayo GEDO iyo BAKOOL labaduba waa dhul ABSAME. XAAD iyo INDHACADE lagu xijisiiyo oo qaba dakano wayn oo ABSAME…. 20 SANO ayaynu SOMALI isha ku haynay ‘”war ka daayadii inaga dhamaatay” ilaahay ayaa inabadan dad xabada wax ku fahma.. Shirkan nin walba oo absama wixii kasoo baxa ha udiyaar garoobo. Kamana yeelayno odayaasha shirka wax kasokeeya soo celinta BAKOOL iyo GEDO…
waa guul u soo hoyatay waxa sheegta magaca darood haday noqon lahayd kuwa wadanka jooga iyo kuwa dibada jooga wax badan ayaan ku farayey in aan mar maqlo dowladii jubaland ayaa cagadhigatay waa ilaahay mahadii maanta riyadaydi ayaa ii rumooday dhamaan asxaabtayda waamo news anigu waxaan ahay aqoon yahan jecel in aan maqlo jubbaland state dhulweynaha jubbaland iyo gedo 20 kii sano ee u danbeyey waxaa dabka ku shidayey hawiyaha ka soo duulay caasimadii hore ee somalia muqdisho markii la doortay c/qaasim salaad xasan waxaan waraystay nin siyasi ah oo ka tirsanaa dowladii carta wuxuu ii sheegay c/qaasim oo dagan hotel kamida kuwii xamar ayuu reerkiisa wuxuu u sheegay marka hore kismaayo in la wararo wuxuuna ku sheegay beesha hawiye jubooyinka in ay dhul ku yeelato wuxuu ku yiri beesha hawiye somalia deegan ayaa wax lagu qaybsanayaa mar dhow maantana sida aan lasoco xasan culusow wuxu wadaa siyasdii c/qasim ee ahayd dhul raadiska marka anigu waxaan halkaan fariin uga dirayaa siyasiyiinta culumada odayasha dhaqan haween dhalinyarada in loo midoobo dhisitaanka dolwada jubbaland state markii dolwada la dhiso in laga xoreeyo kooxaha khawaariijta ee xooga ka haysta markaas kadibna in lasoo xiro xuduudaha jubbaland state lana dhigo bar kaantarool lana dhiso ciidamadii noocyadiisa kala duwan viva jubbaland unity darood
war deg deg ah waxaan idiin soo gudbeneyna nin la yiraahdo ahmed caato ,ama ahmed sheihk oo uu shaqeyo hassan culusow ,oo basaas u ah oo qarashka uu ka soo bixiyey hassan culusow ay jooga magaalada kismaayo. wuxuuna ka soo baxay canada magaalda alberta edmonoton , waxaad soo weydiin karta ama war bixiintiisa oo kal soo xiriir kartan phone no 780 953 7517 .waxaan codsaneyna ninkaasi deg deg looga soo saaro kismaayo 19/2/2013
Shariif
Well said. Sidaan u fikirayo sidaa weeye.
-
Naagtan la baxday Wiilka ilkayar
Adeer ma waxaad rabtaa inaan kula qasanno waadiga hoosta dumar ku waashaye.
Xadhig xalaal nin ku dhashay waa ka xishooda ka hadalka hoosta hooyadiisa.
Waar nin yahow fikirkaada dhiibo adiga oo aanan caytamin haddii kale ogow the patient of Suldan Ali Zubeer is running thin.
Mar unbaan sidii aar libaax oodda soo jabin. Markaas xitaa ilkayartii kuu been sheegtay towbadeedi siyaasadeed aqabali mayno.
Ragga sidii nacasta qaarkeed uma caytamo.
Jubbaland sheekadu dhaaftay.
Waxay imminka mareysaa Gedo iyo Bakool.
Adiga iyo nacaska Kaliil ee Xabashida ku ilaalisho buul cawskii cawlahanka ka boobay ee Doolow mar dhow janaaza qaas ayaan idinku tukan doonnaa.
Akhristow bal arag ilka yar sida ay u fikirayso………siina eeg Wiil ilka yar iyo jubbaland sheegad faallada nacaybka Absame ka buuxa ay raaciyeen. Halkanna waxay iska dhigayaan Absame dad la jidha. Typical ilkayar hypocracy.
See link below and see how ilka yar is really Culusow stoogies.
http://www.raxanreeb.com/2013/02/maamulka-gobolka-gedo-oo-dhaliilay-qaabka-loo-wado-dhisida-maamulka-jubbaland/
Ishii buktaay ku bikaacso.
Ilka yar is Absame iyo adeerkiisa mortal enemy.
Jubbaland anigaa iska leh
Ibrahim Hassan
Adeer Ahmed Sheikh muddo dheer ayaan garanayey ee maad ka daysid war aadan hubin.
Waa nin diinta wax ka yaqaan oo islaamiyiinta ka ag dhow.
Almiino haddaad tidhaahdo Maxbuub, Colow, Gaandi, Geelle, iwm waxbay ahaan lahayd.
Aniga wanaag mooye wax kale kuma ogi.
Haddaad fact hayso dee soo dheji……haddii kale hana dambaajin.
Jubbaland anigaa iska leh
wiil gedo
maxaa kuu galagedo hadad tahay cawro maleh. kumafahmin way ad ula baxdaywiil gedo gedo waa dhul mareexaan adnawaxaa tiri cawro maleh baa tahay kuma fahmin. fikirkaagawaxaad ka soo horjeedaa jubboland oo waxaad kmucaaraday maamulka. anigawaxaan maqli jiray in cawro maleh yihiin warsangeli darood maxaa jira mida kale binu adamku cawro ayuu leyahay maxaa idinka cowradii i diin diiday
asc / waxan layaabanahay qowsaar Cabdiwali Ibraahim Garyare siduu ugu dhex waashay commentiga. wiilgedo and jubalander midna ma tahide saxiib isku xishoo, dhowr maraan arkay isagoo hooya wax ka sheegaya tuura commentiga kore ee hooyada u ku caayayo aqlaaq lama barin mooriyaanka.
weebkuu ku caytami jiry kismaayo24 qurankiisa la ad dhaha, Ugaas Cali Subeer mowduucaada yuu kaa jeedinin Cabdi wali ibraahim garyare nin haduu yahay kismaayo ha imaado tuuga.
aas aaska jubaland udbka loo taagye
aqalkaaga dhiso ninkaa lagala aywaayey
ee afka isku weyneynayaan ehel wadaagnaaye
idaacada kaa ka hadlay waa afmadhandiide
mareexaanka aadka ah iyo ururta reer diini
irdaha waxaa noo fadhiya odayo waaweyne
allow yaa aflama daaliyee aamusa yidhaahda.
waxaa idaacada ka hadlay gudoomiyaha gedo kaliil.inta badan iyo odayaasha mareexaan wey ogolyihiin jubaland state.laakiin kaliil iyo wixii lamid oo ah dad maangaab ah xamar hawiyaha jooga ay holow leeyihiin loo joojinmahayo dowlad goboleedka jubbaland state.
idaacada ha ka qaylyeen uufanaysydu e
aas aaska jubbaland udbka loo taagye
ragga awlibaax ku jiro amarka loo dhiibye
ishaarada sidaan ku helay wey aflaxayaane
inshaa allahu wey dhisayaan dowlad amar wene
waamonews yaa u sharaxan madaxweynaha Jubbaland. mujaahid sheekh Ahmed Madoobe ma sharaxaan yahay? ka warama prof Gandi, Shakuul, Aw/Libaax, Daarwiish, Yasin Raadaar, dadka others ka ah yaa ka sharaxaan ayaga? ninka la dooran doono waa inu ahaado 1. nin beesha Absame ka so jeeda. 2 waa inu ahaado aqoonyahan. 3. waa inu ahaado nin wadani ah. 4. waa inu ahaado nin diinta islaamka aad u yaqaan. 5. waa inu ahaado nin kenya iyo ithiopia aan dabadhilif u ahaan. 6. waa inu ahaado nin caddaladdu ku weyntahay. Nin kaas waa kuma? Anigu waan aqaan.
War Kan Muxsin layiraahdo Ayaan layaabaa Jahli Ayaad Dilooday…..Xataa Inuu Si Sax ah wax Uqoro ayaa Dhib Ku Ah….
War Ninkaas INa Garyare ad Kuhayso iska Daa Fadlan…………Ina gar YAre waa Nin MAreexaan ah Mantana Mareexaan Ugaaskoodi Ayaa Jooga Will Yar ee Meel Wax Kuqoro Ayaad kahadlaysaa Caku iyo Aqli Ogaadeen…………….Kuli waa Wada Hurdaan Nin Walba Istaaga Ayay Kuwada Riyoonayaa,,,BBalo Hala idinka Helo Nin Runta iyo Xaqiiqda Naftiisa Usheego….Horaan Uhadlay Hadii uu hadal Wax tarayo………….
slaaman dhamaan slaan kadib aniga waxaan layabanahay dadka xanuunsan ee commentiyada ugubadan meeshaan soodhigo war sooma oga fidnadu inay hurudo ninkii kiciyana isaga ay gurigiisa ugu imaan dooonto wlaalayaan diinteena macaan dib haloogulaabto oo halaiska daayo qabiilka 20sano ayaa qabiil lagukala aarsan waayay ninkii hada rabo inuu ku,aarsado kuma helayo ee aan iskudayno inaan nolal cusub raadino hana, ogaado qofkasto inuu kaligii qabriga galayo xisaabna ay sugayso mahadsanidiin
Jubaland people don’t want to lose their home of Jubaland even if costed in any prizes. They love jubaland for it’s resources inherited from their forefathers. In any case, Surely, the Owners of Jubaland would win over their greedy enemies forever.
kkk Cabdiwali Ibrahim Garyare /Jubalander maskiin xaarka iska duw adeer caqliyari ILKAYAR way kugu idlaatay,saa hadad caqli leedahay webka kismayo24.com ma furateen dhulaadan laheyn , meey meelahaad ka timid,caabudwaaq,balanbale,dhabad ,jahli and caqli xumo wa kuwa dhul dad leeyahay ugu qafiiftay maskiin.
wale baadiyaha galgaduud laga keenay yaan ku hureynin .hana ku caytamin magaca jubaland and willgedo maskiin cabdiwali Ibraahim garyare kkk…rag hadu ku dhalay oo abaha la guday kismaayo cag soo dhig tuugyahow .
Reer gadood walalaheena weye waxna wan isku darsaneyna viva Jubaland state reer gedo and Juboyinka.
Sokorey kkk miyad ka yaabtay caqli xumadisa isagoo ilkayar bu Macagacowra malo ku qaraabani beenta lagu soo barbaariyuu wali wada magacuu sito isuma jeedo maskiin Garyare dadka meel ka fariiso .
Kkkkkkkkkkkkkk war ninka waad hesheene X.Y ayaa lagu raadiyay lkn galgaduud waxa ka fara maroojiyay hawiye iyo XER dee kililkana waxa ka soo karbaa shay LIYOPOLICE
geedkiii jubaland ayaa la beerayaa waxana lagu beerayaa cudur la aan waxa lagu beerayaa caafimaad,marka geedkii nabada waa inaan soo dhaweenaa,dhooqodana waxey u baahan tahey carogadin,cirkuna wuxu u baahan yahey roob,dhulkuna waxuu u baahan yahey biyo.
kkkkkkkkkkkkkkk aduuun waaladaali war ileen af,waliba waxaa uurabo ayuu kuhadlaa soomali waxay kala,aqoonsan wayady waxay leedahay iyo waxa dadkakale leeyihin lkn wxaa lakabari doono inshaa allaah ehelka jubbland kanxow nafta waa wallee ilaahay ayaa amarlehe dowladan dhisantay guul jubbaland guul abasame iyo adiikiis guul mareexaan iyo gado guul daarood laga reebay inta daba dhilifka ah
we are the power of jubbaland if we are kablalax if the government doesn’t support we will support and we are daarood we wlc if others sharing us the prosperity and integtiry of our state we aren’t in 1991 we got the power jigjiga garissa garowe kismaayo no doubt about it majority will leead monirty.
no offence to my comment as i am academic student thnx all this my idea