|

Xaliimo Soofe oo Buraanbur ka tirisay Horumarka dowlad deegaanka Somalida iyo Madaxweyne Cabdi Cumar(Daawo)

Xaliimo Soofe oo buranbur ka tirisay Horumarka Dowlad deegaanka Somalida iyo madaaxweyne Cabdi Cumar

11 Responses for “Xaliimo Soofe oo Buraanbur ka tirisay Horumarka dowlad deegaanka Somalida iyo Madaxweyne Cabdi Cumar(Daawo)”

  1. sokorey says:

    thank you hooyo xaliimo walee hoyo wadani ah ayaa tahay afkaaga caano laguqabey. somali waxey u baahantahay haween adiga oo kale ah .balse wali lama hayo noo wad baraarujinta iyada ayaa wax noo ah .waxana rajeynatnaa jubboland inay dhisanto halkaswaxaa kasoo bixi dowlad putland ookale ah iyo kililka shanaad waxaana illah ka rajeynayaa bahweyn ta daroodoo israacday oo midqura noqotay ummada kalena ku dayato amin.

  2. nuur says:

    war duqdu cimri bay joogtaaye maxaa waalay? intay enerji ku bixineyso wax khayaali may daacada alle ku dadaasho cimri bay joogtaaye

  3. kiiney says:

    Maama xaliimo ilaahey cimrigaaga ha dheereeyo,il iyo afba ilaah hakaa hayo,xaasidkaagana ha dhoco

  4. maasha alaah haween ka somalyeet qoftaan okale makujirtay waa wacyi galin qiiro somali wadato qofkastana wa naagiisa halagu amaano xaliimo madaxaaga kor alaha ka dhigo aamin.

  5. nuur says:

    waaryaadahee dadkiinaan soo qoraaya kommentiga islaantu waxay amaanaysaa ina Ileey ina ileyna waad ogtihiin dadka sida uu u xasuuqo oo ay u adeegsadaan cadowgu markaas waxaad raali ka tihiin soo ma ahan dhibaatada ina iley ku haayo shacabka ee ay u adeegsanayaan gumeysigu

  6. mohamed amin says:

    @nuur rab ama ha rabid madaxweyne cabdi cumar waa halyeey absame,waa hogaamiyihii ugu horeyey ee horumar la taaban karo ku soo kordhiyey deegaanka,waan dareensanahay warkaa kuma gelaayo waayo waxaad taageersan tahay UBO (raamaleey)

    Horumarkoo raacdo baa
    kaaga roon raamaleey

  7. kiiney says:

    TO:mahamed amin
    walaal miyaadan ogeyin in xornimada aad haaysato ey kuu keentey onlf layisma xaqiro,ilaah baa ifka nakeeney,mar uun baad dhiman oo iilka lagugeyin,aniga madiidani maanta meesha ey mareeso iyo horumarka ey hiigsaneeyso ismaamulka somaalida,laakiin mid ayaan marnaba yeeleyin dadkii gumeeyitahii manaxa ha ahaa ee gumaadey awoowayaalkeen in maanta laga dhigo iney dishey onlf,waa wax runta ka fog ka fog,waligood waxey u diririjireen inaad ku noolaato xornimo nolol iyo heybad,tan aan maanta maaleynona cabsi iga laga qabo ayaan ku helney,hadey qaldamaan waa bini aaden laakiin yaan la fogeen ilaa xad,waa inaad is weydiisaan maxaa duurka galiyey,maxaa raamaha u yeeley,ma ogtahey in shitaalkaaga lala soo bixi lahaa asxaan laaan hadeyse onlf jirin.aan fakarno kasoo qaad wiilyar oo afar jir ah oo hortiisa lagu diley aabahiis walalkiis adeerkiis hoyo macaana lagu hor kufsade,wiilkii waxuu arkey dad ordaayo oo keyinta galaayo. wiilkii yaraa dadkii buula ordey duurkii ama keyintii saas ayuu ku galey,hada waxuu jiraa 60 ama kabadan,marka maxaad leedahey maxaa gashe muu kasoo boxo keyinta,WAA OBO,raamaaleh marka wiilkii yaraa ma u moodaa dheel dheel iney kaga dhaa dhaceeso wanaaga aad hada gaartey,yaaqey dadkeyga si walbo wax ugu sheegayee mey qaataan yaaqey kor ubaxa.

  8. mohamed amin says:

    @kiineey huuno marka hore aad ayaad ugu mahadsan tahay fikirkaaga wanaagsan,marka xiga anaga la lihin ONLF way ku qaldaneyd inay duurka gasho,iyaga daraadood ayaanba ku helnay guulaha aan ka tirsaneyno itoobiya xitaa madaxweynaha ayaa kufaanay oo yiri aniga dhiigii ina adeerkey baan halkan ku joogaa isaga oo soomaalida kale u goodinaayo,laakiin huuno aduunyada waa marxalado is rogrogayo,1990 xaaladii lagu sugnaa maanta laguma sugna oo dadkii isbedel ayey u baahan yihiin ,nabad bay u baahan yihiin,waxbarasho ayey u baahan yihiin,dhowr generation baa lumay aqoon la,aan darteed meelaha jaad ku cunaya,ama qori la taagan iyaga is laynaya ,marka muda intee le’eg baan xaaladaa ku jiri karnaa,waana u jeednaa kama guuleysaneyno itoobiya oo dawladaha aduunka oo dhan baa la jira.marka miyeysan xal ahayn inaan maslaxadanada maqaar ey ugu seexano ,oo aan dhalinteena waxbarno,dadkeena adeega caafimaadka gaarsiino,wadoodyinka loo sameeyo ganacsi la bilaabo,markii aan dadkeena waxbarno shacabkeenana awood dhaqaale uu yeesho itoobiya waan iska dhicini karnaa laakiin waqtigaan xaadirka ah maya,
    aan horumarka iyo nabada dadkeena aan ka shaqeyno ,aniga december 2012 waxaan tagay jigjiga,dhagaxbuur,birqod ,shaygoos….dadkeena waxay u ooman yihiin nabad

  9. mahamad says:

    Asc. Dhamaan. Akhyaarta. Waan. Idin. Salaamay. Inta. Kadib. Wadanka ogadenia. Waxaa. Kajirta. Dhibaato. Aan. Lakoobi. Karin. Dhamaan. Gobolada. Ogadenia. Horumarka. Lasheegi. Waa. Labo. Laydh oo. Jigjiga. Sudhan. Dhamaan. Gobolada. Ogadenia. Laydh(koronto) malaha. Taasna. Maha. In. Ladhaho. Waa. Horumar. Mamada. Waxaan. Leeyahay. Ilaahay. Ayaa. Faxane. Wadankeena. Horumar mayaalo. INA ILAY. Muuna. Lama dhihi. Karo. Waa. Nin. Siyaasad. Leh. Ama. Wax. Ku. Hogaamin. Kara. Waayo. dhamaan. Gobolada. Dalkeena. Wax. Warbaahin. Ah oo. Loo. Ogolyahay. Majiro. Taasna. Waxay. Cadaynaysa. In. La. Xasuuqo. Somalia. Geed. Kasta. Wariye. BBCda. Ushaqeeya. Ayaa. Jooga. Hadal iyo. Dhamaan. OGADENIA. Horumar. Mayaalo. Jigjiga. Kaliya. Yaan. Dadka. Latusin. Ee. Hagaadhana. Dhamaan. Gobolada. Dalkeena. Qofka. Jaahilka. Een. Waxbo. Baranin. Wuxuu. Moodi. Inuu. Horumar. Jiro. Lkn. Majiraan. Wax. Horumar.

  10. fay cadey says:

    To, Mahamed,
    waxaa tahay nin aan siyaasad iyo caqli midna lahayn wax yaalahaana shir lallama yimaado ma filayo in aad ogaadentahay hadii aad tahay na waxaad ka mid tahay duuni qaata yaasha ungurigu ka waynaaday ee ummada hor u socodka ah ha niyad jabinin , dhulkan waa dhul 1000 sano gunaysi ku jiray hormar iyo isku falaasho siduu ku gaadha waa wakh ti dheer dadka uu sugayana waa adoo kale INA ILEEYANA waa SHAQSI KULA MAD AH aad iyo aad na wuu u dadaalay ,ee dicaayada meel lafadhiiso hadii adan waxtar ahayn .

  11. mohamed amin says:

    @fay cadey qoraalkeyga dib u aqri deedna kada aqri ,caaydana waa mamnuuc.simple

Leave a Reply