|

Dood ku saabsan Shirka Maamul usameynta Jubboynka(Daawo)

Falanqeynta dhacdooyinka shirweynaha maamul usameynta jubaland ee ka furmaya Kismaayo .

.

7 Responses for “Dood ku saabsan Shirka Maamul usameynta Jubboynka(Daawo)”

  1. Dirirdhaba says:

    Nooloow seeraar halyeey nin miyir qaba iyo nin sarkhaansan ayaad isku keenteen eelayga aan afsoomaliga xaata garanynin

  2. hassan says:

    Tuug tuug dhala orad 5beel aad shhegeeysa maamulka banadir wax hakuqeeybsata

  3. xaaji A says:

    seeraar waa halyey ogaden oo hadli og umse qalmin ninkii inagumeedka ahaa ee uu la doodayey.waxay isujiraan cirka iyo dhulka.ibrow magac yahuudeed buu leeyahay waa beenaale.raxanweyn iyo dadkii dawarsanjiray in aan la doodno waa xaaraan maxaa lagala doodi nin aan waxba garaneynin.

    afka nin isku weyneynayaa oo war iga doonaaya
    oon waalidkii ila sinayn waafiyeen mahayo
    wacadkii quraan baan maree kaa wargurimaayo.

    jawaabtiisu intaa umbay aheyd in lalasiidoodo ma aheyn.teeda kale afsoomaaliga ma yaqaano waa in
    uu afsoomaaliga la soobaro.

  4. mohamed amin says:

    raggow xaqa iyo baadilka ma sinaa labadaas masuul kala hadal wagaasanaa,kala hadli ogaa,kala codkarsanaa.
    Kaa xun ee uraaga ee caqli gaabka ah ee raxanweyn beesha soo dirsatay ee uu hogaamiya ayaan la yaabanahay.
    Seeraar waa codkar/aftahan aan hadal lagu gaarin,waa afmaal aan dood laga badinin.alfa mara masul sare mudane seraar.

  5. Ali Zubeer says:

    Somali Channel waa cadowga Absame iyo Jubbaland.

    Waayo ninkan mar kasta waxaa uu wareysi xun siiyaa cadowga Absame iyo adeerkisa.

    Waa nin la caqli ah ilka yar ah oo nacybka ku jidho qarsan karin.

    Tan kale Nacaskan eelayga caqli xumadiisa iyo af Somali yaridiisa waa mid lagu qoslo.

    Waar waa yaabe yaa la da’ ah eelayda?

    Haddaan ka baqayn inaan xad gudbo waxaan odhan lahaa ………………………..?

    Dooddiisa raqiiska waxaa ka mid ah:

    - Jubbaland waxaa qabtay dad xoog ku qabsaday?

    Jawaab. Absame iyo adeerkiisa oo deegaanka ah yaa qabsadey ee ninka hadh cad riyoonayow iska cabaad.

    - Wuxuu yidhi: Afar beelood baa ka qaman?

    kkkkkkk….,macanaha dir iyo Digil iyo mirifle ayaa ka maqan weeye

    Ok……….iska hadlow ina igarre……aftartaasi ma degaan loomana oggola inay yimaadaan jubbaland.

    - Saakow waxaa leh Digil ayuu yidhi?

    Beenaale khaain …..Saakow waxaa iska leh 99% waa Absame iyo saakuye.

    - Wuxuu yidhi nacaskan xuduud webiga ha nool sameeyo?

    kkkkkkkkkkkkkk. Nacas……adeer labada jiin ee Webiga waxaa iska leh Absame iyo adeerkiisa ee orodo Xasan Dhuxulow ku booy.

    Waar waxan dhintay lama cidhbin karee……ku khasaarin maayo wakhtigayga.

    Ali Zubeer lugahiisa waxay saaran yihiin ilka yar iyo eelay.

    Madaxiisana waxaa uu yaalla Jubbaland.

    Jubbaland anigaa iska leh

  6. alizubeer sheekada localka kadaa sxb waxad cadow u aqoonsataa eelay hawiye isaaq waxaa tolkaaga u aqoonsataa inta darod kakoobanyahay sxb qabiiladiisa anigu sxb garan maayo cadaawada intaa le’eg meesha ay kaa raacday anigu ma aaminsani sxb maanta in darod laka saarsaaro sxb midowgii darood maanta ayuu yiri ee sxb hanakla firdhin aniga kuu jeedaa kolay qaabkii cadowga aya u hadlaysaa sxb aniga kuu jeeda sxb kor u bax sxb

  7. SAYID says:

    s/c war odeyg raxaweynka waxu yiiri ahmed cumar jees morgan iyo hiirale kuligoda waa darood raxanweyna xamar ayeey katuksata ee kismayo majogan eeyag utalii yaan lagusoo dhumiinin masakin baa kuguxare
    r

Leave a Reply