|

Dowlada Federaalka oo maanta ishortaag ku sameysay diyaaradii Gobalka Gedo ka soo qaadi laheyd Ergooyinka ka qeyb galayo shirka Kismaayo

diyaaradDowlada federaalka Somaliya ayaa waxay maanta is hortaag ku sameysay diyaaradii gobalka Gedo ka soo qaadi laheyd Ergooyinka gobalka Gedo uga qeyb gali lahaa shirka Maamul usamenta Jubaland ee 23 bishan ka furmaya Magaalada Kismaayo .

Shirkada diyaarada laga kireeyay ee lagu waday inay gobalka Gedo ka soo qaado qaar kamida xubnahii gudiga farsamada Maamul usameynta Jubaland ee Aw-libax kamid yahay iyo ergooyinkii gobalka Gedo uga qeyb gali lahaa Shirweynaha Kismaayo ka furmaya ayaa waxaa is hortaagay Dowlada Somaliya.

Diyaarada Muqdisho ayay ka soo kicilaheyd , Laakiin waxaa shirkada diyaaradaha amar lagu siiyay in aysan aadi karin Gobalka Gedo hadii ay aadana lagala laabanayo shaatiga ay ku shaqeyso. Waxay wararku sheegayaan arintani in ay si wada jir ah ugu lug leeyihiin Madaxweynaha Somaliya Xasan Maxamud Culusow iyo waliba Ra’isul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon.

Arinta ayaa cirka isku shareertay waxayna gaartay IGAD , wararka ayaa intaasi ku darayaa in IGAD ay balan qaaday in ay diyaarad u direyso Gobalka Gedo soo daabusho Ergooyinkaasi. Shirkadi diyaaradaha is hortaaga lagu sameeyay ayaa sheegtay in ay dhaqaalahii lagu Kireyay soo celineyso. Diyaaradaha soo daabulaya Ergooyinka waxaa gacan ka geysatay oo soo kireysaa IGAD.

Dhanka kale dadka reer Gedo ayaa aad uga carooday falkan ay ku kacday dowlada Somaliya.

 

Waamonews.com

31 Responses for “Dowlada Federaalka oo maanta ishortaag ku sameysay diyaaradii Gobalka Gedo ka soo qaadi laheyd Ergooyinka ka qeyb galayo shirka Kismaayo”

  1. Dirirdhaba says:

    Xasan culusow airbort muqdisho ayuu is baaro dhigtay waa shaqadii hawiye meel walba isbaaro ayay dhigteen hadana waxay maraysaa in diyaaradaha isbaaro loo dhigto dadkiilahaa xamar dowlad baa joogta ha quustaan waa hogaamiye kooxeed cusub

  2. ahmed says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkk web kan waxan aan usoo galo kaliya waa beenta. waa qosol sida beenta ee u baafiyaan . lkn munaafaq naadrta ayuu ku danbeena cali ninka la yiraa xoolo baa tahay addeer

  3. oday DDSI says:

    kkkkkkk wakadaroo dibidhal tan waxkadaran ayaa kasoo socda hada tobarkale mahayo oon aheen isbaro diyaradeed ceebtina ma aho waa dhaqanka heerkoda ku dhaqmaan xamar lagalama yabayo waa logu hanbalyeen

  4. Burqayar11 says:

    Kkkk. Waakadr oo dibi dhal wan oognahay waxa loodiidanyahay iyo waxa kadambeeya laakiin waxas dhagloomadhigi doono waxan u sheegayaa dhamaan ergooyinka in.aan loo jojinin laakiin ergadaku maqan gedo waa in lasiiyo wakhti ku filan.laakiin waxan leenahay dowlada fadaraalka ah hajoojiso qabyaalada iyo qudhunka ayku wado beelaha kunool jubooyinka waxa u sheegayaa xassan culusow hadii aadan jojinin waxad wado waxa kasogaadha waxabo haigasiinin. Nin kasta waxa uu ku dhashay gobol.waxa uu leeyahay gobolkiisa xun iyo sanba ee lasoco waana. Iskufilanyahay waa Aduunoow xaalkabe.

  5. Shariif says:

    Waa qayb ka mida munaafaqada USC een dhamaadka lahayn. Dagaalkii alshabaab waxba way ku qaadi kari waayeen, hada kaartadii ayay badaleen oo xaga Muqdisho ayay dagaalkii kasoo bilaabeen. LAST KICK OF A DYING HORSE KKKKKKKKKKKK. maxaa u dhiman oo ay samayn karaan XAAD IYO XASSAN-xoolo.

  6. Ali Zubeer says:

    Markii horeba waxay ahaayeen Hiraab dabaqoodhis.

    Dee halkooda ha naga joogeen.

    Meeyey Jubba Sheegadkii aan u bashay Hiraab dabaqoodhis…….Muxuu uga aamusay Xasan Dhuxulow iyo ina Caasha go’aankooda Hiraab? kkkkkkk

    Ishii buktaay ku bikaacso…….haddii ayan ka dhiidhin.

    Jubbaland Absame iyo adeerkiisa ayaa iska leh

  7. mahamad says:

    Kkkkkk. Culusow. Maba. Oga. Arin. Meeshay. Marayso. Ee. Ceebta. Iska. Daa. Kudhaha.

  8. crizaqcade afmadow boyz says:

    waa sheko raqis ah dadka uu mesha ku xanibayna walaso fasaxaya ileen hada tawar kale mahyo tanah way iska cadahay inuu ku guul daraysanyo shirkan inshlh waqtigi loogu talagalay ayu furmaya

  9. Shariif says:

    Maalin kasta MUQDISHO 120 gabdhood ayaa lagu kufsadaa, waxaana kufsada gabdhaha ciidanka XAAD iyo XASAN-xoolo umana muuqato Dhibaatada baaxadaa leh dowlad ku sheegta, ninkii ka hadlana xabsi ayay galinayaan. WALI KISMAYO lagama soo sheegin hal dhacdo oo kufsi ah. MUQDISHO IYO KISMAYO kee u baahan inuu kakale wax u sheego. Ma inangumeed BIRIMAGAYDO IYO DHAQAN lahayn ayaa nin carbeed wanaag usheegi kara?

  10. Maakhiri says:

    Markaad aad ugu fiirsato hab dhaqanka dadka gacanta ku dhigay Caasimaddii hore ee Mogadishu, ma’aha mid gob lagu yaqaan. Waayo?
    Gobta waxaa ka xaaraana inay ku duulaan dhul aysan lahayn inay qaataan xoolo aysan lahayn inay sheegtaan magac ama wax aanay lahayn waxaanay u caado ah isku kalsoonaadaan iyo inay aaminaan waxay yihiin iyo waxay haystaan wax dhawraan diinta dhaqanka iyo dadnimada dhalashada iyo dhamaan wax kasta oo wax dhimaala keeni kara Waxayna dhawraan sida dhulka iyo deegaanka loo kala dego waxay ilaaliyaan soohdinta ha ahaato mid dhuleed mid dhaqan iyo mid diimeed waxayna ka foojigan yihiin wax kasta oo keeni kara magac xumo ,taariikh madaw ,iyo hagardaamo iyo hadimo laga taliyo.

  11. kiiney says:

    Xasan xaarweene canbuuladii iyo waambahii ayuu iskala daaley markaas ayuu yiri isbaaro hala ii dhigo walee igaad wey yaabantahey,laakiin mahiiga wuu kala bartey dadka dowlada jecel iyo dadka dowlad wax ladhoho aan inba aqoon,nalalkii jidadka ayeyba la yaaban yihiin ey guryahii uga soo baxeen caku hawiye,waxaase layaaba dadka hawiye oo hawiye ah dabadhilifka u ah oo masiirkii doorood daba cayuun siiye,

  12. ali subeer waxaa laqataa sxb in aad iska dayso wepka waamo waayo waxaan ahayn afxumo meesha kuma haysid adeer reer gedo waa tol wax kula qaybsaday jubbaland cid kama xigto anigu waxaan ku oran lahaa afxumada jooji ali zubeer ninka sheeganaya aniga waxaan u malenayaa cadowga daarood ayaa tahay magaca ku qarabanaya hada ka horne waan kuu sheegay sxb umalayn maayo maanta nin ugaden ah oo sidaa u jaa’ifaynkara tolkiis marka jubbaland marexan dardiis masoconayso sxb iyo majerten leelkase warsangali dhulbahante owrtable intuba jubbaland ayagaa leh sxb sheekada local ka ah yaana mar danbe ku arag comentiga sxb waa hadaad tahay dhalad darod hadii kle awal sheegato absame aya ahayd ku naxoo nafta waa jubbaland anigaa iska leh oo darod ah

  13. kiiney says:

    Hawiye iyo qashinkiisaba looma dhutindoono insha alaah,shirkan uu dhici kanaxoow nafta waa,hawiye awal baa waxey tiri saado cali warsame,war aan kuu taliyo ii talin meysit, ii tali kuu talinmaayo,aan wada tashano wada tashanmeyno,aan kala tagno kala tagimeeyno,marka dawladan hub ayey sugeysaa ismaamul daahira oo xaaraan aheyin oo daarood kumidyahey lama rabo in uu ka dhasho jubaland,walaahi aniga waxaan leeyahey wey is ceebeysey dowladiiye,yaan loo hakin aduunkii oo dhan ayaa nagarab taagan dawladahii dariska ahaa anagaa maanta xukuno kenya ciidamadeeda anagey noo dhimanayaan maanta absamow fursada aad heysato waligeed kuma soo marin kumana soo maridoonto,ka faa ideyso aduunkaa ku garab taagan wax loo dhutiyaa yeysan jirin,magaca absame ayaa maanta daarood oo dhan ku daba feelan yahey,maanta yaan la dayicin ,dadkaan xamar kawaq waq lah inta mesha dagta min nin u magacow haduu imaan iyo hadii kaleba maxa shaqo ah oo aad ku leedahey,war maanta yeysan si sahal ah dibnalooga dhigin shirkeenii intaa soo socdey.guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul jubaland

  14. wiil gedo says:

    anigaa aaminsan jubaland inay tahay guri ilma daarood oon kamaarmin harti iyo absame iyo intakalee daarodka ah oo diyaar u ah inaan difaacoda udhinto haday hiirale iyo moorgan dirireen dadka ma wada diririn waana lawada joogaa dalka dadkalana waxbay wadaagan darood ee cali zebra ha caytamo ama hadhoho dadbaa dabadhilif ah iyo anaaleh iyo marexan waa hiraab iyo sheko dhociled aan dadka kagadmeyn absamena ucaayi meyno waxa aanan hubin inuu absame yahay iyo in kale waxaanse hubaa absame inaysan dad aflagaado yaqan iyo tol naceyb iyo gardaro ay yihiin midkaan cali zubeyr labaxayna waxba uma dhimikaro midnimada umada darood runtana waxaa la ogan saadanbe iyo madasha shirka cidii wax kaligeed leh iyo cidii kale

  15. kiiney says:

    PUNTLANDER MAN
    ina adeer ninkaan sheegta cali subeer aniga mar hore ayaan ka shakiye,xataa kalmada uu danbeedsiiyo warkiisa waxaaba laga sameeyey sheeko gaaban oo xamar kasoo gasha oo nin ilka case ladhoho uu keeney oo magac uga dhigey,kalmadaan jubalaand anaa iska leh,marka , anigaba waxan leyahey mar horena waan iri tooshka naga daa aad nagu ifineyso,maanta absamaa sita walalaha daarood ismaaciilna waa garabtaaganyihiin,

  16. wiil gedo says:

    waxaan ulajeda absame mayaqan gardaro tol naceyb aflagaado iyo waxa uu ku hadlo odayga dabshidka ah ee nagahubiya ninkaan isku soofeynta kadhexwada umada

  17. kiiney says:

    WAR DAG DAG AH, madaxweene culusow oo reysul wasaare shirdoon xilkii ka qaadi doono una magacaabi doono nin ama naag ka soo jeeda somaaliland. waaleysku dhacey arimaha ka taagan jubaland darteed warkaan waxuu iga soo gaarey xamar.

  18. Jubalander says:

    Cali Zuber Diyaarada Waxaa ay Kasoo kacaysaa Muqdisho…..Kamaysan kacayn Garboharey Mawaalan rabtaa…Maxaad isu Dardarsantay…….Dawalada Somaliase Arinkan sidii ay Kujoojin Lahayd Waa Kuwaajib Inaan Kula yaabana mahan,,,Adiga Iska Caaytan Aniga Dhankayga Waxaan Kuu aqaan Fulay Kacaraay Somali Carabahana Laga leeyahay Nin Ado Kale ah Ayaa Masuul Ka ah…..Hawshan Jubaland Wa socotaa Dawaladana raali Kama ahan Tuulka ay isleedahay Hawshan waaa fashili karaa waa Mareexaan mareeexaana maamulkan Asagaa Leh Kana faaidi Doona badnaantiis….Kuna Munaafacaadi Doona marka ina Heesow iska Hees…..Hawsha Anaa adiga kaajecel eee Iska Foor Foori markaad hal galaas oo Caano Buure ah Kudhufato….

    @wil Gedo Inta Meshan sloogasho Cali zuber ayaa oogu lita waana layaqaan Muxuu isku soofayn Karaa wali Yaa arkay asagoo wanaag iyo in waxaan cadiifad kahayn kahadlaya…..So cheap u think inaad wax mislead Gareen garto Lakin Been ayaad isu sheegtay …civic education Kulahaa…Adaaba Cararay meelaha casiirkucabaya…Yaa been ushegee……

  19. kiiney says:

    TO: jubalander
    kaagaan la baxey jubalander ma waxaa u moodey in aad ka fiicantahey ali zubeer,waan idinla soconaa hawiyayahow wasaqda ah oo is wada qarini, la aada fadarada xamar webkooda,anaga waxaanu nahey gabtii daarood ismaaciile.

  20. Dirirdhaba says:

    Ree tolkeen mareexaan in loogu hanjabo DR saacid baan badalaynaa iyaga sabab u aha war tolkiin sooraca hadad tolkiin ku ag dhimataan waa sharaf hada bal fiiri haduu mareexaan walaldii dhaxda ugalilahaa ma DR saacid iyo madaxda sare ayaa la ha waysan lahaaa maanta xamar mamulo daarood ayay dhaxda ugu jirtaa hawiyana inuu dowlad nimo rabin oo uu kolba khilaaf cusub bilaabayo waala wada arkaaa inagu aan kata shano

  21. ali says:

    @Puntlander well said, Hadalkaad hal kaan ku Qortey waa run. ali zuber ama zuule sheeka diisa kabax.ma’aha Qof darood ah either waa Moryaan ama iidor.

  22. Badade 2 says:

    Aniga waxa ila quman inta la joojiyo absame iyo darood sadexdan gobol waxa kula dagan dadkale oo nin hal tuulo ku leh waxbuu kuleeyahay gobolka hala isticmaalo dadka daga sadexda gobol tankale qoladan xamar kaqayl yaysa hadii dad la iska celinayo kuwa hala iska celiyo waayo waa hawiye hawiyana waxba kuma laha meeshan marka laga reebo gaaljecel ood moodo inay ku cusubyihin gobolka oo malinba heer kordaga

  23. Ali Zubeer says:

    Instead of Suldan Ali Zubeer aad ku gaalaayuuseysaan welcome to this tixdan kooban oo arrimaha taagan taabanayso.

    ————————————–

    Cadhuntii xumeed haddaan caadda ka qaaday

    Corofkaa carariyo haddaan ceebahiisa sheegay

    Caqli xumida reer hiraab haddii hawada laalaadshey

    Innaba inayan Darood ahayn haddaan diirka ka qaaday

    Gunnimada ay qaateen haddaan ku haydaarey

    Wiil doora haddii ay lahayn hanadoodi

    Hunno hunno mooye haddii hadal laga waayey

    Olol reemaba haddii ayan lahayn odaydoodii

    Dab damay hadii ay hadhsadeen xaaran cu koodiiye

    Haddana Hiraab ugu daray haraatiyo liidkiiye

    Oo ka dhigay agoon loom ooyaan ardaagoodii e

    Maanta taagtan tahay Iidoorbaa walaale iridda sii dhaafa

    Gabaarwaynta ilka yar haddii ilmada sii qubanayso

    Aysan Darood kale hayin tan xiixaa e

    Doqonnimadooda waa wixii loogu dowgale

    Digasho mooye wax kalaan loogu darayne

    Iblayska Hiraab ninkii horseed u noqdo

    Inuu baqtiga cunsiin ba’ yow sheega

    Aftar dareeraha ma cabsii dibinya weytoodii e

    Jubbaland Absahama lihi baan odorosaayaa

    Haddaydaan hanan irdaha iyo kayma wayntiina e

    oo afka ku dhufan ilka yar iyo inadeertoode

    Oo galaalaxda la tuurin iljeex iyo idil hiraabeedka

    Odaygii Absame iyo adeerkiis oofa goyseene.

    Jubbaland anigaa iska leh

  24. Jubalander says:

    War gabay Waxba kama taqanide Iska aamus

    Jubaland Waa dhisantay Imow Kalay dadkaaga wax laqaybso Carabaha iyo Cano booraha waa laguu dhamaye…….

    Tixdayda Waaataaaaaaaa…

    Cali zuber ina Caano Boore kusoo Korayow
    Cali Zuber Ina Casiir kacabow
    Carabaha Casarkii Lagu Cayrcayrsadow
    Cali zuber Cloolbuur Calanow
    Cali Zuber Cay iyo Calalcal Ciidanbadow
    Cali Zuber Cimrigiisa Ciil Kudhamsytow
    Cali Zuber Carigii Kamaqnaan Cimrigiisa Kudhamaystow.
    Cali Zuber Colaadan Ciidan lahayn Colaadiyow
    Calaacal Badane Ina cali Zubeerow…….

    Aniga Waakaa Kayga Adiga Umad In Xun iyo Fiicanba Leh wada caa Adaa Kajawaabiye…

  25. war waba yabanahay nin kan la baxay cali zuber ma xaat ba adeer u ah mase axmed diriye ayaa dhalay sxb degan kan dat kadago way ku heshii yeen marka waxa at kala sarayso ma naqaan hadan rabno madax weene waxan ka dhiganaynaa bajuun oo de gan ka nalaleh hadan rab no mushunguli ayan madax weene ka dhi ganaynaa oo deganka nala degen markan xalka wa dhamaaday waxan suknaa waa mamul goboleetka jubaland.axmaq qurbo kuwareeray batahay ee amus.

  26. Ali Zubeer says:

    Sitaha Dhasheek Waamo.

    Sixid.

    Magaca saxda ah waa Dhaseeg not Dhasheek.

    Adeer aniga mushunguli iyo baajuun ii talin maayo ee afxumada jooji.

    Midda kale tixda murtideeda inaadan fahmin gartay far Soomaaliga sida loo qoro soo baro.

    Tan xigta nacasnimadiinan oo kale waa tan keentay in dhulkii Jubbaland uu maanta badi gacanta ka baxo.

    Keentayna inaan si aanan hore loo arag u galo this hard mission oo aan ku sugayo lahaanshaha Absame iyo adeerkiisa jubbaland,

    Maanta in keyboard keliya waxaan ku awooday -wabillaahi towfiiq-inaan dib u soo nooleeyo dareenkii iyo cisadii dadkii Absame iyo adeerkiisa ay ku muujiyaan lahaanshada dhulka Absame

    On the road waxaan shaki ku jidhin cadow, nacas la khalday sidaada oo kale inaan la kulmi doono intaan jidka halganka qalinka ku jidho.,

    Laba mid unbaad tahay markaan eego sidaad u hadlayso.

    Inaad tahay magantii Absame iyo adeerkiisa ee xoolaha u raaci jirtay sida warday iyo gaal jecel

    ama inaad tahay doqon Absame oo aanan garan halista ku xeedhan jirataankiisa, degaankiisa iyo dadanimadiisa .

    Labadaa midkaad tahayba Ali Zubeer sida uu u karbaasho ilka yar, iljeex iyo nacastii xagal daacisa himilada Absame iyo adeerkiisa ee Jubbaland ayuu doqonkaada oo kale u galayaa.

    Sidaan u fikirayo iyo sida nacasnimada leh ee aad u hadashay waxaan shaki ku jidhin in Ali Zubeer karbaashi doono doqon kasta oo ka been sheega jubbaland taariikhdeeda iyo himiladeeda siyaasadeed.

    Dabaqoodis Hiraab.

    Adeer hagu taagnaato horaan u ogaa in ilka yar tahay kaba Hawiye.

    Jubbaland anigaa iska leh

  27. wiil gedo says:

    adeer kacarar meesha kufahanay waahoree ama lahjada absame meelaha kasoo bowso ama dad aadan kadhalan iska doondoonkoda kuwalo aday kutaaal anaga absame caayi meyne ha isdaalin oday marshruucaga ma kagadmayo meeshan maskiin inaadan ogaaden shuqul kulahayn waxaa ku kashifay markaad tiri tixdan kusodhawada ee aad cantarabaqashka meesha la timid waar ilahaybaan idinku shaarshee ma nin ogadena ayaa intuu dhoho wangabyi waxaan kuhadli lahaa dadweynow iiga jawaaba! ? @ cali adeer iska dag saaka faahilantaye kolay hadaan is arkayno wax waa kugaari lahayen lkn waxaan kugu waanin lahaa

  28. Ali Zubeer says:

    http://www.dhacdo.com/main/news.php?readmore=15219

    Just read above link and laugh how Shabab mirror ilkayar color. Duulku waa isku mid.

    Who are they fooling?

  29. wiil gedo says:

    sxb shirka waankaxeynaa ee wax samee kaligaa hadaad xaniiyo leedahay oo iakuday inaad iga dulboodi karto ina caana borow walee inaad aidaadi yaa darodahee dhihi hadaadan taladayda kudaba feylin dadka deganka beel kamida ayaa tihiine gabgabta joojiya mise dharbaaxo markay idingaarto yaad miirsatan sidii la idinkubayiqiinba

  30. kan labaxay zubeer.waxan u malee nayay nin fiyow. waba nin xanuun san wuxuu yiri dhaseeg. sxb datka walan lamahatlo ee hadat wax isku haysit an iskugu imaano barxada isbartibovekiyo. nacnac marabno howl ba notalo.datka deegan ka oo dhan waa iskumit anagaana walaalo ah baajun rergoleet wardey bimaal iyo xogaaga galjacelka waa wala heen samaliyeet hadanunahay daroodka rer waamo. jubbaland rer jubbland baa iskaleh

  31. Ali Zubeer says:

    Wiil ilka yar

    Adeer af nooli wuu hadlaa ayna waa ciyaa. Anigu ka daalay sidaan dhulka idiinku jiidayay.Shalay mooryaantiina Hiraab hilibkoodii wadhay Kismaayo. Maxaad ka hadlaysaa digil danqada ma lihide. Fadlan keena ilka yar af Soomaali garan kara oo Ali Zubeer la hadli kara. Ina gumeed Hiraab ku abtirsada in badan baan karbaashay. I feel marka kasta oo aan ku jawaabo inaan hoos isu dhigayo.

    Ka dhasheeg sheegta

    Adeer ma girayaamihii gosha ku qodi jirnay baa tahay. Adeer Ali Zubeer wax ka baro haddii kale your survival rate in this medium is nil.

    Gaal jecel, ilka yar, baajuun ayaa walaalahay kulahaa. Miskiin sheegad ah.

    Jubbaland Absame iyo adeerkiisa

Leave a Reply