|

Garoowe:Dawladda Federaalka Somaliya & Puntland Heshiis kala saxeexday

Heeshiiska Dowlada iyo Puntland oo goordhayd lagu dhawaaqay ayaa wuxuuna u qornaa sidatan:

Garowe, 11 Maarso, 2013

Horudhac: Waxaa booqasho qaadatay 9-11 Maarso, 2013 ku yimid Puntland wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) oo uu hogaaminayo raiisul wasaaraha Mudane Cabdi Faarax Shirdoon.Wadahadal dhinacyo badan taabtay oo ay isla yeesheen labada dhinac kadib, waxaa lagu heshiiyey qodobada soo socda:

1. KOR UQAADISTA KALSOONIDA IYO XIRIIRKA DFS IYO DOWLADDA PUNTLAND:
Labada dhinac waxay ku heshiiyeen:

1.1: In la wanaajiyo xiriirka iyo wadahadalka madaxda sare ee labada dowladood la isna dhaafsado booqashooyin, lana ilaaliyo Protocol ka dowliga ah.

1.2: In la dhiirigaliyo wada shaqeynta hay,adaha kala duwan ee Puntland iyo Dowladadda Federaalka.

1.3: In la dhaqan gelliyo dhammaan heshiisyadii dhexmaray Puntland iyo dowladihii KMG ahaa wixii aan ka hor imaanayn dastuurka.

1.4: Ilaalinta iyo ku dhaqanka Dastuurka Federaalka.

1.5: In la joojiyo lagana hortago wax kasta oo wax u dhimi kara xiriirka iyo wadashaqaynta labada dhinac wixii tabasho ahna lagu xaliyo wadahadal.

2. 0: ISKAASHIGA AMNIGA:

2.1: Isdhaafsiga Xogta, khibradaha iyo isku xirista hayadaha Nabadgalyada.

2.2: Waxaa la isla gartay soo dhawaynta qaadista cunaqabataynta hubka ayadoo la iska kaashanayo xaga hubka iyo saanadda ciidamada.

2.3: Dhisidda ciidan qaran oo isu dheelitiran iskuna dhafan, lagana soo qoro dhammaan gobalada iyo degmooyinka dalka.
2.4: In si wadjir ah looga wada shaqeeyo la dagaalanka argagaxisada iyo burcad badeedka.

2.5: In dowladda federaalka ay dayactirto maamushana xeryaha loo aqoonsado inay yihiin xeryo heer qaran.

2.6: Waxaa lagu heshiiyey in ciidamada Nabadgelyada Puntland laga caawiyo gunooyinka, isgaarsiinta, Gaadiidka, tababarada iyo agabka(logistics).

3. 0: DHAQAALAHA IYO HOUMARINTA:

3.1: Waxaa la isku raacay inay jirto baahi deg deg ah oo ku saabsan sidii loo helli lahaa Shillin Soomaali cusub.

3.2: Waxaa la isku raacay baahida loo qabo jaangoynta iyo midaynta canshuuraha (Tarifs) dalka oo dhan.

3.3: In la iska kaashado hurumarinta iyo kobcinta maamulka maaliyadeed ee dalka.

3.4: In DFS dadajiyo shirciga maalgashiga shisheeye lagana faa,iideysto khibradda Punland.

3.5: In Puntland saamigeeda ay ka hesho dhammaan mashaariicda horumarineed iyo banii,aadanimo ee heer qaran ayadoo DFS soo dhawaynayso una fududaynayso ciddii caawinaysa Puntland.

3.6: In loo hawlgalo wadashaqaynta iyo midaynta hayadaha socdaalka (immigrations) .

3.7: Waxaa la isla gartay in DFS ay saami ku yeelato dakhliga dekedaha iyo garoomada diyaaradaha si waafaqsan dastuurka.

4. 0: SAMAYNTA DOWLADAHA FEDERAALKA KA MIDNOQONAYA:

4.1: Waxaa labada dhinac isla garteen in Dowladda Federaalku ay dardar geliso nidaamka federaaleynta dalka si waafaqsan dastuurka isla markaana ka hortagto wax kasta oo wax u dhimi kara taaba gellinta dhismaha dowlad gobaleedyada.

5.0: HANAANKA GEEDI SOCODKA DIMUQRAADIYADA PUNTLAND

5.1: Waxaa labada dhinac isla qaateen in la bogaandiyo lana dhiiro gelliyo hannaanka geedi socodka Dimuqraadiyeynta Puntland, isla markaasna la dhowro shuruucda iyo xasiloonida Puntland.

5.2: DFS waxay taageeraysaa lana soconaysaa geedisocodka dimuqraadiyadda Puntland.

6.0: ISU CELLINTA HANTIDA LA HAYSTO:

6.1: Waxaa labada dhinac ku heshiiyeen in DFS dadajiso isu cellinta hantida gaar ahaaneed si loo hello dib u heshiisiin dhab ah, ayadoo la magacaabayo Guddi heer qaran oo madax banaaan go,aamadiisuna yeeshaan awood fulineed.
6.2: Waxaa labada dhinac ku heshiiyeen in DFS dadajiso dib u soo cellinta hantidii qaran gudaha iyo debada.

7.0: SAMAYNTA AQALKA SARE EE BAARLAMANKA FEDERAALKA:

7.1: Waxaa la isla qaatay in DFS dedejiso dhismaha aqalka sare ee baarlamaanka si waafaqsan Dastuurka Federaalka.

……………………………………DHAMMAAD…………………… ……….

Saxiixayaasha Heshiiska:

1. Raiisulwasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya

Mudane Dr. Cabdi Faarax Shirdoon(Saacid)

2. Madaxweynaha Dowladda Puntlan
Mudane Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud

22 Responses for “Garoowe:Dawladda Federaalka Somaliya & Puntland Heshiis kala saxeexday”

  1. waamo says:

    good jop puntland

  2. samatar says:

    viva faroole,horta waxaan kujeclaadey majeerteen waligood dhulkooda lagamaqaato,ilaa xeenta awowyaashood ayey wali deganyihiin.halka beelaha qaar magaalooyonkii udembeeyey lagaqaadayo sida caabudwaaq.geesi waa ninka dhulkiisa jooga

  3. Ali Zubeer says:

    Typical dhabacayo jackle ass opportunist hypocrite mentality. Meeyey nacastii ku heesaysay Kablalax ayaynu isla nahay. Dont you see how they cut a deal with ilka yar aka dabaqoodhis Hiraab and dump u in ashes.

    Wallee Suldan Ali Zubeer ayaan lagu dagin Daroodism, kablalax iyo riwaayadda masaakiinta loo dhigo.

    Waa tiiyo Axmed Madoobe maanta loo wado Xamar iyo Xasan Culusow.

    Waar isku tashada oo cidna dheg jalaq ha u siinina.

    We need real leaders who don;t afraid from Somali hyenas.

    Leaders who have vision and media presence.

    Waar maxay la aamusan yihiin iyada oo ilka yar ku camirtay media been, aflagaadoo iyo marin habaabin.

    Glad Ali Zubeer never waiver or blink from truth.

    Absame iyo adeerkiisa wake up and fight or u diyaar garow dullinnimo.

    Btw, nacasta ilma Cali Sokor siiba mid la yidhaah oo aan weli arkin Mohamed iyo mooryaanta Gaandi ee deggan aargada Danwaa Hotel you better stop your nonsense thinking.

    Equally so, nacaska ina Catoosh oo duridda reer Jubbaland shaqa ka dhigtay isaga oo kabaha u qaadaya ilka yar, hawiye iyo wax Alle wixii ka hor jeeda danta beesha Absame iyo Raskambooni.,

    Adeer nacasnimada jooji. Haddaad wax tari mediyaha ayaad ugu adeegi lahayd Jubbaland. Laakiin waxaad tahay wardey xun oo qadhmuun.

    Jubbaland anigaa iska leh

  4. hassan says:

    Ninkani Raisul wasaaraha ah waa nin bah dilan, bal fiiri mesha u jooga waxaa laga dhige sidii wasiirka arrimaha kudhaha oo kale badalkii caalam lajaanqaadi lahay buu isbahdiley, ninkan ragnimadhisi wax baa kadhiman.

  5. Ali Zubeer says:

    Ali Zubeer says:

    11/03/2013 at 6:14 am Suldaan Ali Zubeer stand is simple and clear.

    Haddaan runta la isu sheegin weligeed wareegi caddaysi ayaa lagu jidhayaa

    Jab hadii uu dhaco waa in la is xisaabaya oo la yidhaa halkuu ka yimid and yaa sababay ama maxaa xal ah? Simple 101 management.

    Haddii horumar iyo guul la gaadhana waxaa la yidhaa yaa ka sababay, wadiiqaddii loo marey iyo what is next level iwm?

    Haddii horumar badh jafan ama guul darro dhextaal ah dhacdana waa in la is waydiiyaa cidda ka masuul ah?

    Maanta Absame iyo adeerkiisa intaba ma hayo.

    Suaasha waxaa weeye intaba waa inay jirtaa meel iyo hoggaan ama gole masuuliyaddan qeexa oo looga dameeyo as xeer beeg and gole goaameed oo arrimaha guusha ama jabka lafa gura.

    Arrinta ka taagan Jubbaland ilaa hadda lama hayo hoggaan ka baxsan shakhsi oo arrimahaasi goaan ka gaadha, tuusaaleeya, saxa ama dib u eega iwm

    Haddaba akhyaareey yaa la fac ah Axmed Madoobe?

    Ma gole guurta oo aysan beeshan lahayn baa?

    Ma gole culima oo weli ifka arinkan baa?

    Ma gole aqoonyahanno oo weli abuurmin baa?

    Ma civil society oo weli la maqal baa\?

    Ma guulwadaynta Absame iyo adeerkiisaa ee imminka jirtaa?

    Ma isaga qudhaa sida imminka saaxada ka muuqataa?

    Ali Zubeer waxaa uu neceb yahay beenta iyo meer meerinta iyo guulwadaynta

    Waxaan intii muddo ah qorayey in Raskambooni iyo hoggaankooda ay ku guulaysteen xoreynta qaybo ka mid ah Jubbaland laakiin ay ku fashileen wax la yidhaahdo maamul u samaynta Jubbaland State.

    Bal waxaan odhan karaa waxaa uu Axmed Madoobe uusan marnaba xil iska saarin ururinta guurtada Absame oo ah gole, Gole Culimo, Gole aqoon yahanno iyo civil society. Taa oo ka dhigtay maanta Absame iyo adeerkiisa mid ka maqan siyaasadda Somaaliya,

    Mid ka maqan mediyaha Somaliya ama

    mid ka dhigtay Absame iyo adeerkiisa mid u react gareeya dhacdooyinka oo ah si teel teel ah oo aan lahayn isku xidh, hoggaan iyo midnimo iyada oo jidhitaankooda duullimaad lagu yahay.

    Hadalka ma sii wadi karee, fashalka imminka taagaan waxaa sabab u ah Axmed Madoobe.

    Weli waxaa muuqata inuusan ka waantoobin oo keligiisa u tagey Kenya.

    Marka sheekadu waxaa weeye reer ba’ayow yaa kuleh. Meeyey hoggaankaadi, guurtadaadi oo ahayd meesha talada ka go’do iwm.

    Booqashadan waxay imaanaysa in the back drop of ilka yar attack on Kismaayo,

    Ahmed Madoobe silent

    waxay ku tusinaysaa prematurnimada siyaasadeed ee Axmed Madoobe iyo Raskambooni

    Waxaana ii muuqda fashal daran inuu soo socdo.

    Suaashu waxaa weeye Absame iyo adeerkiisa ma u sheegi doonaan inta hoggaannada sameeystaan Axmed Madoobe enough is enough? Mise waa loo biqlayn doona oo Hiraab iyo ilka yar ayaa dhulkii Absame iyo adeerkiisa la wareegi doonaa oo qax cusub iyo jab kalaa dhici doona?.

    Ninkaa fiiro dheer lahayn marxaladdan dhegaysigiisa iyo guulwadayntiisu waa in ay yaraadaan

    Jubbaland anigaa iska leh

  6. indhoow says:

    Bahda waamonews ninkan waalan ee cali zupeyr halaga qabto meesha,webkan looma furin in absame la isaga horkeeno,maalin walbana dad absame ah ayuu ku caayaa ee wardey iyo wax la mid ah uu ku sheegaa,marka waa labo arimood in aan waamonews aanan soo gelin iyo in af ku xaarahaas dadka laga qabto,asagoo kale waanu naqaanaa waa fulay markaay xabaddu dhacdo ayaa la waayaa,maka horena balaayada ayuu shidaa.markaan hadaladiisa aad oogu fiirsaday waa nin maskaxda looga jiro oo un wax qori kara,waalnidana maha in aad maryaha un xoort,tu kadaran ayaa jirta waa tan Ali zupeer haysata ee toloow ma ila aragteen?

  7. Ali Zubeer says:

    Kkkkkk.

    Indhow what a name!!!!

    Adeer way kaa caddahay you little sayco miskiin.

    Yaa ku yidhi Absame isma naqdin karo?

    Nacas yahay haddaad tahay raggaan xusay ha ku ceeboobin ee isaga carar fagaaraha.

    Waamonews editors unlike you know the track of Ali Zubeer and his vision on Jubbaland.

    Ma waxaad rabtaa inaan ilka yar iyo kuwa kabaha u qaada ee Absame ama Dhilloland ku qaraabta inaan ka aamuso.

    Waar ninkan warba ma haayo.

    Hey Ali Zubeer political creed no one ……I say…..no one is immune from Ali Zubeer or other useful civic education…….or shall I say truth….

    Adeer Ali Zubeer ha isku soo jeedin….;wallaahi sawaariikhda runta ee Ali Zubeer way ku xaaqayaan.

    Car wakaa sheeg waxaa uu u qabtay Mohamed Ali Sokor who is total unknow to me except he come to my radar last month an saw iyo Wardeyga la yidhaa Catoosh qadiyadda Jubbaland ama Absame?

    Just take this as home work. Dhilloland group oo uu ina Afdhuub ku jidho ku waydiin maayo nacasnimadooda iyo daba dhilifnimadooda.

    Beware Ali Zubeer………

    Jubbaland anigaa iska leh

  8. sokorey says:

    indhaw

    ali super fikirkiisa ayuu ka hadlayaa ee adna kaaga dhiibo maxaa kenay calaacalka afkaayuu ka hadlay iska celi ha dacwoon ninkan waa nin geesilama taabtan ah marka hore ayeey aheed inaadka fiirsato balse iska celi waxaa lagu jiraa waa dagaal af ka ah ninkan waa dagaal yahan. mida kale wixii dabo dhilif ah waala ceyn aniga gabar absame ayaan ahey hadii absame dabodhilif ah la caayo dhib maleh qofkii xun waa la cayi anigoo gabar ah ragbaan iskuleynay oo isoo cayey hadana waan iska dhacshey e iska dhici.

  9. kiiney says:

    TO ALI ZIILANYO
    marnaba ha is oranina ninkaan baa daarood ah,ninkaan waa spy nagu dhax jira,waxaad ku garaneysaa hadalkiisa wuu careysanyahey markuu soo aqriro ama soo maqlo arin absame oo wanaagsan, illahey baan kugu xawilney sheydaan yahow,afka englishka waxa kale moodayow,war waanu ku garaney iidoor yahow iyagaa ku waalen af eeyna laheene.

  10. qudhac says:

    Kkkkkkkk indhoow meeshu way mowjado badan tahee tii ku anfacda daaro tii kalana iska dami. Kkkkkkk waa dimoqraadiyad.

  11. filsan faalizo says:

    ohh waa sodhowaynaynaa heshiiska puntland waa jubaland jubaland waa puntland ninka ogol puntland waa qasab inuu jubaland ogolaado

  12. kiiney says:

    Waa runtaa filsan,viva puntland viva jubbaland.

  13. haadi ay ,puntland laa saaxexatay heeshiis mr culusow and company ,iyaaga aayey u fiicantahay laakin ,inagu reer jubbaland waa runtii cali zuubeer constructive criticism waa waax loo baahan yaahay ee horta beesh Absame yaa afhaayen uu ah ,waar meshaan hyeena ayaa isugu tiimit aar waax kaa ceeliya haadi aadan laahayn saacado ayyey haabar duugaag iyo haadedu kukugu cuni ,marka shacbka shaarafta leeh ee reer jubbaland waaxa looga baahanyahay qofki ama shaqsii inn ay dortaan oo dagalku wuu baadan yaahay ee waa in laa heela daad uu biisil ,media ,public relation and strong leader that can make strong decision ability .

  14. filsan faalizo says:

    @agahcaashaqyaayo ina adeero arimaha ugu waawaynaa laga hadlay waxay ahaayen arimaha jubaland iyo sidii dowladu kutageeri lahayd muhiimada ugu waayn taas beey ahayd xita markuu barlamaanka hortegey saacid barlamaanka suaalaha uu waydiinayay waxay wada ahayen jubaland iyo maamulkooda iyo sidii loogu madax banaysiin laha dadka kaso jeeda jubaland siyaasada puntland waxay ahayd oo ucasuntay saacid in madaxwaynuhu xasan iska hor keeno waana dhacday xasan wuuku gacan saydhay saacid waraaqda madaxwaynaha xafiiska kaso baxday akhri muqdisho oo dhan waa lagaga kacay saacid wuuku deg degay beey dheheen heshiiska puntland waa teynu rabnay inagu iney waxay yihiin tusno saacid dadkani ina adeer markasta puntland weyka go antahay tageerida iyo garab istaagida jubaland ina adeer

  15. filsan faalizo says:

    @agahcaashaayqaaygo waxaad leedahay cali subeer baan kuraacsanahay ali zubeer ma waxaad kuraacsantahay cayda majeerten uu caayo anaguba waanu caytami karnaa aanu

  16. ALI says:

    @ALI zulu -zubeer.

    Magaca Absame iyo subeer meel dhig. tankale ma’matashid Absame, we know who you are waxaad hatey Qof shaar Absame rabo inuu gashto, either your IDOOR am MORYAAN. waxaad meesha ku soo qorteyna caruurta xitaa kuma hadasho. tankale write good english.

    Hashiiska Puntland iyo DF waa mid muqadas ah, Qodobadaan oo dhan ey Puntland hordhogtey DF waxeey ku tuseysaa iney Puntland AGTOODA Qori laga jabsan karin. waana taariikh qormeysa Dadka reer Puntland ilaa ey maamul Jubooyinka ey iyaga gacantooda ku dhistaan PUNTALND weligeed ma’joojineyso kaalmad ha’noqoto xag siyaasad ama dhaqaalo. Dadka reer Puntland Ma’aha maagab meel dhow wax ka’arka. Darood kalama taqaanis ileyn waxaad tahay idoor ama moryaan.

    Bal inaad tahay STUPID, hadii maamul fiican loo dhiso Jubbaland, Puntland dan baa’ugu jirto.

    1) Dhaqaalaha labada maamul weyisku xirmi
    2) Jubbaland waxuu noqon maamul Darood cidey rabto Darood haka ahaato
    3) waxeey yeelan wada shaqeen xaga siyaasada
    4) waxuu Hawiye moryaan iyo idoor ogaan darood iney yihiin dad cudad leh, koley adigu waxad tahay idoor ama moryaanos.

    Tankale bal’inaad tahay xoolo waxaad tiri “Ahmed madoobe xamar ma’aadayo”, bal maangab nimadaada ma waxaad moodey in Maamulka Puntland ku Qasbi karo Madoobe iyo cid walba oo degen jubooyinka iney xamar tagaan “waa maskax yaridaada”. STOP DRINKING TOO MUCH MILK POWDER

    Qodobaan ey Puntland la’gashey DF bal sifiican u aqri ileen wax barashadada wey hooseysaa. Qodonka dhahayo DF waa iney dhowrtaa DASTUURKA wadanka u yaalo “waxa loola jeedo waa, labo gobol iyo waxii kabadan hadey israacan maamul ha’sameysteen WAANA arin si DIRECTLY uquseyso Jubbaland.

    ali zuulu-zubeer, nacnac lama rabo, Qofka maangabka waxaa lagu yaqaan Qoraalkiisu macno ma’yeesho Qoraalkagana waa sidaas oo kale.

  17. filsan faalizo says:

    @ali i couldnt agree with u well said am laughing stop drinking too much milk powder LMAO loool that was funny looooooooooooooooooooool maybe his brain is not here cous of the milk powder he been drinking lately looooooooooooooooooooooooool he is just a tramp he need to go essol class rather than sitting here mixing english somali loool

  18. Ali Zubeer says:

    Agah

    Your points are well taken.

    Ali

    Adeer way kaa caddahay laba daraadle waad ka dhacsan tahay .

    Suldan Ali Zubeer wuxuu ka hadlay how Daroodsim is fake slogan oo Absame dantiisa seejisay,

    Haddii aad wax challenge garayn karto waxay ahayd inaad intaa igu challenge garesyo si dadka nooga faaidaystaan. Alas as usual marin habaabis iyo biqlayn ayaad gashay.

    Horaan idiin idhi fuck Daroodism for all I care. Now go hang yourself

    For your laughing claim Suldan Ali Zubeer is idoor says a lot about your dhabayaco feeble thinking. Kkkkk., Miskiin.

    Filsan

    KKKKKKK.

  19. khadar says:

    ali zubeer wuuilasaxanyahay aniga waxayna ahayd inaad fahantaan marka hore wuxuukahadlayo hadii uuyiri daroodism kan nagadaaye ee anaga absamo ahaan strong political aan u samayno si aaan ragg ula challange gareeno ee ragaan xaalada haday kululaatay iska aamusay oo indho,laanta noqday maxay marki hore indho usamaysan waayeen si ay xitaa medio yaha isaga difaacaan tankale hadii uu maanta juboland fashil kuyimaado oo beeshu dhibaato kalakulanto yaaloohaystaa , waxay ilatahay waxaa wanaagsan in aragti dheer layeesho

  20. ali says:

    Ali zulu-zuber.

    Your contradicting your self ama hadalkaaga wuu is qilaaf sanyahay. mar waxaad leedahay ( your point well taken ) marna waxaad leedahay waa kaa cadahay.

    hadii uu yahay Daroodizim fake slogan maxaad mareexan karabtaa hawiye wax ha’la qeybsadeen. tankale maxeey tahay danta Absame ku seegtey Daroodizim, wax danah Absame ku seegtay daroodizim ma’jirto. infact Daroodka Qaar ayaa 24 la’daba taagan sidey maamul soomaliya gudaheeda u heli lahaayeen kana baxaan Moryaanta ladabataagan waa reer eithiopia.

    No one is gone hang him/her self that is for sure. Qacqacda iskadaa hadal Haan ba’buuxsho.
    Daroodku ma’aha hal ama laba Qabiil, read the history well.

  21. Ali Zubeer says:

    Khadar

    Thanks…….for last year and so intaa ayaan ka hadlayey oo civic education free u samaynayey. Yes, we need fiiro dheer.

    Tan kale qoyskan waxaa uu ka maqan yahay

    Media

    Malaha media

    iyo golayaasha runta la isugu sheego

    Aad iyo ayaan u dhaliilsanahay kooxda Kambooni in kasta oo aan u difaaco their military record.

    Waanan u gudbiyey maamulka kambooni. Sida muuqata uma ayan guuxin.

    Inta badan ee imminka ku baraarugtay khiyaanada ilka yar waa fiican yihiin laakiin weli aragtidooda ma dhamaystirna.

    Golahan waxaan ooga baahannahay dean looga dambeeyo taariikhda dhulka iyo mowaaqifta siyaasadeed.

    Absame iyo adeerkiisa Alla waxaa uu ku ibtileeyey:

    Kala dambayn la;aan oo waa is garab yaacaan.

    Is maqal la’aan

    is tixgelin la;aan

    Mediyaha oo ay ka maqan yihiin si joogto ah

    iyo fiiro dheeri la’aan

    iwm.

    Ali

    Aadan fahmine Ali Zubeer ma xujoobin mana is burin. Bal dib u akhri faallada ninka agah la yidhaah qorey iyo waxaan ku waafaqay.

    Haddii aadan ogayn dhibka uu gaadhsiiyey qadiyada Absame ee Jubbaland waa musiibo u baahan dhaqan celin taariikheed.

    Suldaankan aqabali maayo politial incorrect iyo beenta daroodsim slogan.

    Jubbaland anigaa iska leh

  22. ahmed ali says:

    @ali

    Qoraalkaga macno ayuu sameyn, waa run Daroodku hal ama laba Qabiil maha.

    @alizuber,

    Warkaagu macno kama fadhiyo.

Leave a Reply