|

Maxaa ka jira in Xasan Culusow iyo Saacid Inkireen Ciidamadi Gedo ka Yimid kadib Markay Fashilmeen.

saacid-xasanMadaxweynaha Somaliya Xasan Maxamud Culusow  iyo Raisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa lagu soo waramayaa in ay gabi ahaanba Dafireen Markii wax laga weydiiyay Ciidamada Gedo ka yimid ee  magaca dowlada ku socday ee la xaqiijiyay in ay xiriir lalahaayeen Kooxda ALshabaab.

Madaxweynaha Somaliya ayaa lagu soo waramaya inuu yiri waxba kala socda Ciidamada Gedo ka yimid kamana warqabo, Sidoo kale Raisul Wasaare Saacid ayaa isaguna iska dafiray oo sheegay in uusan lug ku laheyn.

Waxaa xusid mudan dowlada Somaliya inay markii horey ciidamadaasi sheegatay in ay yihiin Ciidama dowladeed oo bedal ku yimid isla Markaasina warqad ka watay Raisul Wasaaraha. Sidoo kale dowlada waxay magaalada Kismaayo u soo dirtay Taliyaha iyo Abaanduulaha cusub ee Ciidamada xooga dalka dowlada federaalka, kuwaasi oo iyaguna sheegay in Ciidamada ay yihiin kuwa dowlad federaalka oo la soo bedalay.

Qodobada ay dowlada ku fashilantay jawaabna u weysay.

Taliyaha Ciidamada dowlada ee gobalada Jubboyinka iyo Gedo Jeneraal Ismaaciil Saxardiid wax uu kala socday malaha Ciidamadaasi ay dowlada sheegatay in Gedo laga soo bedalay lamana socod siinin.

Ciidamada Gedo ka yimid inay Alshabaab ku soo dhex milmeen oo meel kasta lagu soo dhaweeyay waxaa laga hayay cadeymo buuxo oo muuqaalo ku jiraan, kuwaasi oo dowlada la hordhigay.

Qaar kamid ah Ciidamada oo iyagu si Cad u sheegay inay Alshabab isku milmeen oo shirar la soo galeen raggi watay meel kastana lagu soo dhaweyay.

Ciidamadan Sababta looga soo saaray aagii ay  Dhufeyska kaga jireen oo difaaci loo soo baneeyay, iyadoo aysan jirin cid lala socodsiiyay, AMISOM, Maamulka KMG ee Jubboyinka, Jeneral Saxardiid oo ah Taliyaha Ciidamada dowlada Gobalada Jubboyinka iyo Gedo.

Sababta ay ku dhacday Ciidama sheeganaya magaca dowlada iyo Alshabab inay wada shaqeyn dhex marto . AMISOM Sababta ay dalka Somaliya u joogaan Cidda ay ka difaacayaan dowlada ,Mar hadiiba dowladi iyo Alshabab isku dhan u weecdeen.

Hadaba Fashilaadaasi oo dhan Markii ay soo baxday oo wax qarsoon uusan jirin  ayay Madaxweyne Cuslusow iyo Saacid dhulgariir ku dhacay waxayna doorbideen inay dafiraan oo ay yiraahdaan kamaba warqabno Ciidamadaasi. Waa fashilkale oo ka sii daran maaxaa yeelay hadii aysan Ogeyn uma aysan soo direen Taliyaha Ciidamada xooga dalka iyo Abaanduulaha .

Hadaba Ilaahey waa caadile hagar daamadi ay la maaganaayeen shacabka Jubboyinka ee nabada jecel ayaa iyagu dib ugu noqotay.

 

Shirki Nairobi:  Shiri Nairobi uga socday Mas’uuliyiinta Maamulka KMG ah ee Jubboyinka iyo IGAD ayaa la soo gabo gabeeyay waxaana laga soo saaray qodoba gaaraya 11.

Qodabada waxaa kamid in Amaanka Guud ee 2 gobal ee Jubboyinka  looga dambeeyo Ciidamada Raskamboniyiinta, laguna soo fara gelin karin. ciidan ay iyagu ogeyna loo aqoonsanayo Alshabaab.

In si deg deg ah dib loogu celiyo Ciidamada ka yimid gobalka Gedo goobahii ay soo baneeyeen.

Qodabada kale gadaal ayaa idiinka soo gud bin doonaa , intaasi waa horudhaca na soo gaaray.

In la da dejiyo ku dhawaaqista Maamulka Jubaland stat.

Maamulka KMG ayaa dib ugu soo laaban doonaan magaalada Kismaayo.

Waamonews.com

13 Responses for “Maxaa ka jira in Xasan Culusow iyo Saacid Inkireen Ciidamadi Gedo ka Yimid kadib Markay Fashilmeen.”

  1. ahmed says:

    Walaalayaal waan idin salaamayaa marka hore dhamaanteenba reer jubaland hadaad tihiin waxaanan idiin sheegayaa hal arin waxaanan idiinka digayaa hal arin waxaanan idin farayaa hal arin 1 waxaan idin leeyahay nabadgalyadiina cidna ha kala tashanina waayo waa aaayihiina cidkalena kuma hoboonee waxaa kalood iska deysaan nimankaan mareexaan eed dabada ku wada taan wax ma wadaagi kartaan 2 waxaan idiinka digayaa hal arin oo ah amaanka ku saabsan oo ah in magaaladiina laga wado abaabulo gaar ahaan guul wade iyo via afmadow 3 mareexaan wadankii ayuu rabaa in uu xoog ku dago waayo ceel ayuu ka qotey gola shuumbe oogeeliisii ka cabayaa oo biyihii laga cabayaa waxeeyna ahayd in aad marka hore burburisaan ceelkaas dhibku waa yaan lahaa waayo meel aay istaagaan ayeey waayni lahaayeen

  2. Heegan says:

    Waa arin wa naagsan 2 jubo waxa iska leh absame iyagana loga dan beyn guul jubaland

  3. Badade 2 says:

    Aniguna waxan kudarsanaya dadka kale hajoogii warka hebelka kaliil iyo hebelka warfa oo wax ismooday jabhada raskabooni oo dhibato kuhaya magalada kismaayo waxa laku wareejinaya cidamada qaranka ee gedo kayimid war waxay qaran kunoqdeen mareexan iyo hawiye waa labada somali ugu akhlaq xun ugu dhaqan xun ugu mooryansan anigu waxan kutalin laha in hubka laga dhigo waayo waa alshabab oo bariba way soo noqon mooryantaas yana hubka lanoqon

  4. fay cadey says:

    To Ahmed,
    waa tallo nin weyn arrimaha aad soo qortay haddii aan layeelina waa la eedi, waayo jubaland mareexan waxaa u soo arkay afweyne oo gudoon sii yay xoog yaana looga saaray guutoyinkii uu u soo dirayna waatay cuneen cali shucaac iyo bashiir bililiqo aaway gaboobe iyo af moos,aaway bare huurale, waa tuugo axdi iyo ballan mayaqaanan ee haleyska illaaliyo oo ka talla baxa waa duur joogo wuxuush ah waxaan dhihi lahaa tallada Ahmed waa in laqaato. callool nugaylka iska daaya dadyohow. wallee marreexan aan xabadkaa reebin yaanku daynin waxaa layiri intay nabada kugu yeellan collaada kuguma yeellan.

  5. Run sheeg says:

    Ilka yar markay xukun qabteen ayaa soomaali baaba’day oo hoogtay waa fitnawadayaal maanka la’ xumaan iyo inay basharka ku kibraan hadday jaanis yar helaanna waxay u shaqayn sidii shaydaan diintu ma celiso , ehelnimo ma celiso dhaqankoodu waa xumaan iyo inay dadka midba midka kale qaniinsiiyaan oo markaa ka dhex faaiidaystaan. Sayidkii waxaa laga sheegaa inuu yiri: soomaali waxaa loo yaabaa goorta ay mareexaan iyo midgo u taliyaan, halkaa ka garoo waligood midgaha ayey jaal ahaayeen, saacidna waaba kan haatan qareenka u noqday calisamatar, siyaad barre iyo calisamatar bal eega halka ay soomaali dhigeen, waa wixii uu sayid maxamed hore u sii sheegay oo aan car isku rogin, wuxuu sheegay taqriiban 100 sano ka hor.

  6. Major takoy says:

    Waxa ficneed inaad halmar aragtan inta ay la egyihiin tiradooda waxa ciidan lagu leeyahay.

  7. kiiney says:

    Baaq ayaan u direenaa hadeynu nahey dadka u dhashey beesha absame iyo adeerkood, iney joojiyaan hal jilicsanaanta eyna shirkaada sii wataan gado hadey wax kula fahmi weydeyna yaan loo hakin yaana la barbaryin,ee labada jubbo hala israaciyo hana lagu dhawaaqo maamulka,waad u jeedaan markey soo dhawaataba waa lakala tuuri,mashquulin,dagaal,iyo ciidamo lasoo diroo lagugu mashquulinaayo,why why why,walaahi absamow wax daah kaasaaran majiro,ee dhaqaaji jika,hakad danbe yuusan dhicin,nin tiisa daryeelaa tukale ku daree ninmanka aad jiideyso adeer ma jiidmayaan ee gadaal baa wax ka culus kaga daba dhagan yihiin oo iyagoo hal ka maqneen ayey xamar joogaan,masakiinta naftooda kuma kalsoono.

  8. aniga fikirkayga hadaan ka hadlo ku saabsan ciidamada dib loo celinaya labada jubbo hadii aan ku horeeyo arinka ciidamada ka yimi gedo anigu waxaan oran karaa waxay ahayeen ciidan lasoo khalday waxaana soo khalday saacid iyo xasan culusow lacag ayaana lasoosiiyey waxaana lagu yiri shirka jubbaland carqaladeeya arinkaasna waxaa ka mideeysan hawiye action goup allshaab saacid hostage progaramka ay kusoo baxeena villa somalia ayaa laga ogaa waxaan oran karaa filinkaa waa fashilmay xag ilaahayne waa ka yimi fashilkaa waayo dadkaan reer jubbaland waa daacad cidna dulni kuma hayaan lkn cadowga xamar jooga ayaa wada dulmiga wax kalne uma wadaane waxay rabaan in laga qaybgaliyo jubbaland state hawiye hawiyana jubbaland dhul kuma lahan sida aan lasocono mide kle ee kusaabsan in labada jubba ay ka arimayaan raaskaanbooniyiinta oo kaliya waa meesha cadowgu inooga faaidaysanayo anigu ma oran karo raaskaanbooniyiintu waa qabiil lkn waan oagahay cid walba oo daaroda waa ku jiraan sida aan lasoco lkn waxaan oran lahaa cid walba oo daarood ah waa in laqoraa lana qarameyaa haday noqo lahayd kuwa dowlada sheeganaya ama kuwa kale oo kismaayo jooga awood midaysana waa in lasameyaa magaca guud yahay ciidanka jubaland state jifi walba oo daaroodana waa in ay keentaa 4’000 kun oo askari oo difaaca jiritanka jubbaland state xadkeeda mide kle waa in sida ugu dhakhsaha badan la dhameyaa khilaafaadka yar yar ee jira hada anigu waxaan rabaa unity darood and jubbaland state marexaana waxan oran lahaa tolkaa wax laqaybsada ama gabaygii sayid maxamed cabdulle xasan ee ahaa marexaan darod ma ahn ayaa mesha imaan

  9. ahmed says:

    @Puntlander bro.

    Figradaada wey fiican tahay, laakin arinta .Jubbaland waxaa hortaagan dhowr wax yeelod.

    - Malaha mix leadership, waxaa loo baahan yahay group isugu jiro odayaan,culumo, saraakiil iyo dad wax bartey oo marwalba u hadla jubooyinka, waxa la’arko waa hal qof oo horboodaya.

    -Group kaan mareeax ee wareersana Hawiye moryaan eyey maciib bideen, ilee mareexanku waa dad kafekara short term not long term.

    -Culusow moryaan+ xaad xaaran iyo hawiye Jubbaland si nabad ah uguma daba harayan.

    -Kenya iyada laftirkaadu ma’rabaan dadka indheer garadka ee jubooyinka ka soo jeede ee daroodka ah waxeey rabaan darood ha’ka noqdeen. waxeey rabaan qof sida Ahmed madoobe hodhowna dhahaan orod iska bax waad mahadsan tahay.

  10. qudhac says:

    Talk sense to a fool and he calls you foolish. (Euripides) .

  11. farhan says:

    wiil gedo
    aawey dhuusomareeb
    waxaa jiri jirey magaalo la yirahdo xaabo waxaa deganaan jirey nin taajir ah oo la oran jiret CALI JAAMAC waxaa u xaamaali jirey dadka inta badan waxay ku ducaysan jireen ILAAHOOW CALI JAAMAC XOOLO SII AAN KA XOOGSANEE hada sidii baa ku jirtaan ilaahoow hawiye wax sii aan u shaqaynee
    taasi waa jawaabtaada

  12. ilkayar boy waax awood’ah haddi aad leedihin marna moryan culusow haa is daaba’istaagiuna ‘saccis baccacna anaga ayan kaa naqan hadi uu illahay iif dooqon uso saareye amma uu aburay inna shirdon duff dadiye ayaa number one laagu mahaaysto .second my brother is not that two block mogadishu moryan sow called government that have liberated the country is unisom Un Igaad ewim .just becauseyou are allied with the thug moryan and the shayadin ul shabab doesnn’t make you and ugly tribe any brave ,i have question for you before 91 where in the orld did you live adeer haa dalin waaxad illa muranta waa inta ay dowladihi waadanka dhaaqaleh iyo maalba gelliya ay inna kalla sarri .raskamboni ayya sii full aah nabadgelyada maagalada ulaawaaregi.
    just hold down tie the game is about to beggin , ugaas kaambadusii maa ku jidha adigo leeh aana ku tusi , dhaac diini beena oo lagu qaarabto daad dhulkood oo ladhaco all that bulshit is gone with ,the good always beat the bad man .

  13. qudhac says:

    I’ve always known that dumb people existed. I just never knew that there were enough of them to influence an election like this one.

Leave a Reply