Calankeed u dooran laheyd Maamulka Jubaland State(Daawo)
Mid kamid ah qurba joogta Jubaland ee jooga dalka Sweden oo lagu magacaabo Mohamed Abdirisaq Mohamed ayaa nasoo gaarsiiyay muuqaalka calamadan oo uu jecleystay midka qanciya reer Jubaland in ay qaataan.
Jubaland waa meel khiima badan waxay mudantahay in loo doorta Calan quruxbadan oo ka tarjumaya deegaanka. Hadaba dhamaan dadka reer Jubaland way soo gudbin karaan calanka ay isleyhihiin wuu u qalbaa Jubaland state.



heegan halgame waa saas maroodigu waa ugaadha dhulkeeno hodan ku hayay iyo xooga eynu leenahay calanku wuxuu ku qurxoonyahay sidaan hore u sheegay Raage ugaas calanka maroodi halagu daro ugaas thnx all
Kan 3aad maxaa yeelay buluuggu waa kan calankeena soomaali oo dhan ka dhaxeeya,
cagaarkuna waa barwaaqadii lagu yaqaanay gobolada jubbaland,
xidigtuna waa teenii,bishuna waa diinta islaamka