Topnews: Cabaas Talxa oo Sheegay Amarka uu Ciidamada ku soo diray inuu Siiyay R/wasare Saacid iyo Saacid oo Nairobi looga Yeeray.
Waxaa wali Magaalada Nairobi ka socda kulumo culculus oo looga arinsanayo Wadashaqeynta ka dhaxeeyso Dowlada Federalka iyo Kooxda Alshabab ee haatan fashilantay. Hadaba Isbatoore Cabaas Talxa oo ahaa Sarkaalkii haystay Ciidamada Gedo laga soo diray ee xiriirka uu ka dhaxeeyo Kooxda ALshabab ayaa waxaa su’aalo culculus oo ku saabsan sababta uu usoo baneeyay aagii loogu talo galay iyo waliba Sida ay ku dhacday in Ciidamada uu ku biiriyo Alshabab lagu weydiiyay Magaalada Nairobi.
Cabaas Talxa ayaa waxuu sheegay in isagu Raisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon uu Amar ku siiyay inuu Talabadaasi qaado isla Markaasina kooxda Alshabaab uu la soo hadlay Raisul Wasaaraha ,Sidaasina ay Ciidamada ku soo gaareen Magaalada Kismaayo.
Cabaas Talxa isagu Ciidamada Kismaayo yimid lama soconin, laba wado ayay soo kala qaadeen, isagu Markuu marayay Diif ayaa waxaa gacanta ku dhigay Ciidamada Raskamboni oo Xabsiga u taxaabay, waxayna ku wareejiyeen Ciidamada Kenya, haatan waxaa laga keenay Diif oo uu ku xirnaa, si wax looga weydiiyo sida Ciidamada Kismayo tagay.
Hadaba International community-gi ,IGAD iyo dhamaan dhinacyada ku howlan nabadeynta Somaliya ayay fajaciso ku noqotay dhacdadani, Waxaana si deg deg ah loogu yeeray Raisul Wasaaraha Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo isaguna la weydiino doono sababta ku kaliftay isagoo Raisul Wasaarahii dalka ah inuu la shaqeeyo kooxda Alshabab ee xiriirka la leh Ururka Alqaacida isla Markaasina uu Colaad horleh uga hurinayo deegaanada nabada ah.
Maleeshiyadan buuqa dhaliyay ee haatan shababka ku milmay ayaa waxaa laga soo saaray farumahii ay difaaca kaga jireen ,iyadoo haatan aysan jirin Ciidan Somali ah oo ku sugan inta u dhaxeysa Baardheere iyo Ceelwaaq marka laga reebo Ciidamada AMISOM ee Kenya. Ra’isul Wasaare Saacid ayaa lagu wadaa Berito inuu aado Magaalada Nairobi .
Saacid waxuu noqday shibir maalin bay dabqaadaa maalinkaasna buulkeeda ayay gubtaa, Hadaba Raisul Wasaare Saacid siduu u ahaa Fadhiid buu halmar dab qaaday dabkina isaguu ku soo noqday.
Dhanka kale Mas’uuliyiinti Maamulka KMG ayaa Nairobi sii joogi doonaan ilaa Jimcaha.
Waamonews.com
Saacid hadduu garanwaayay doorkuu kulahaa nabadaynta iyo dhisida jubbooyinka iyo Gedo,waxaa xaqiiqa ah inuuna garan talada mustaqbalka dadkiisa markaa waxaan odhan karaa WAA fadhiid nacas ah oo waliba xidhiidh la leh shabaab iyo. Mooryaan.. Tan kale cabaas talxe waa Al shabaab qarsoon oo maantana caddaystay alshabaabnimaddii la tuhmayay markaa adeer aynu la xisaabtano Alshabaabkan
Bohol khayaano ha qodin ku dhici doontaana mooyi. Sir ma qabe allaah baa u sahan ah, daacadi ma hunfowdo.
War ilkadheertu maxay qiyaali isu sheegan. Kulaha cabaas ba raskamboni qabteen. Maba oga in ogadeenku cabaas cabsi ay kaqabaan owgeed ay caruurta kusexsadaan ilen ila 1988 bu xasuuqayaye. Midka webkan qore baa ilkadheer madaxweyne u ah ileen markasta waa kan qiyaaliga kumaawelinayee. War kismaayo wa horaa hantiyay ee cil qabow ladhimo ciilka. Ogada cawa kismaayo in laga helayo ilaa 4000 oo wiil hub nockastana haysta. Marka riyada kabaxa.
Viva jubbaland, led by marexan.
waa in tilaabo laga qaadaa dadka lashaqeeya argagixisada caalamiga ah sida alshabaab iyo wixii lahalmaala. waxayna ilatahey aniga in hubka lagadhiga kuwadulfadiya kimaanyo ee alshabaab soodirsatey.
hadey arintu kucadahay raysal wasaare saacid inuu udiray kismaayo waa arin laga xumaado walaahi sababtoo ah raysal wasaare inuu qabiil dhex galo ma ahayn darood oo dhan buu matela oo meesha ufadhiya uma fadhiyo mareexan inuu isukeeno hashisiiyo walaalaha beey ahayd inuu cidamo iyo waxaas diro ma ahayn qof kasta meeshu dego somali waa ogyihiin weeyna istaqaan jubooyinka waxaa iska leh absame oo dega weligoodna degnaa looguna yimid hadey garten kuguso dhoweyen kudhehen walaalow ila noolow hadana maamul eynu wada samaysano dadka taas diiday oo xumaan iyo dagaal iyo rabshada raba waa midgaal midgaal dhalay somali qofaan dagaalamin karo maleh oo wax iska celin karin hadii laga xishoodo oo dhigaaga lagaga cararo tol ahaan laguso dhoweyo hays odhan waa laga baqaya viva jubaland hanolaato weligeed jubaland
Doqon hana gargaarsan hana u gargaarin. Ilka yar hawiyaa kalyihii kala baxay. Bal muu jiifkii iyo qayilaadiisi ku jiro.
Xubnaha la geeyay ayaa waxaa ka mid ah Axmed Madoobe oo hogaamiya Raaskambooni ahna madaxa Maamulka KMG ah ee Kismaayo,Yaasiin Raadeer oo ah Ku xigeenka Gudoomiyaha KMG ee Kismaayo ,Saraakiisha Milateriga Soomaaliya oo uu ugu horeeyo Jen. Ismaaciil Saxardiid,Col.Cabaas Ibraahin Gurey iyo Maamulka Gedo oo horay u qaadacay shirweynaha maamul u sameynta.
Inkastoo wada hadaladan aan lagu casuumin dowladda Soomaaliya oo horay mowiqf iska taagay shirweynaha maamul u sameynta, hadana waxaa muuqata in dhinacyada Kismaayo ka taliya in xaajadooda u gaar tahay, xalkoodana uu noqday in laga raadiyo dowladaha deriska ah.
Marka laga yimaado khilaafka labada ciidan ee dhawaanahan isku hor fadhiyay Kismaayo ee ciidamada Dawlada soomaaliya iyo kuwa jabhada Raaskaambooni ayaa waxaa wali la isku afgaran la’ayahay in la sameeyo maamulkan loogu magac daray Jubaland kaasoo sameyntiisa ay dowladda Soomaaliya ay ka soo hor jeesatay in la sameeyo.
Xaalada Kismaayo oo ah mid degan ayaa waxaa muuqata in dadka ay isha ku hayaan waxa ka socda Nairobi iyo natiijooyinka ka soo bixi kara, maadaama uu wali muuqdo hardanka siyaasadeed ee loogu jiro maamulka Jubaland iyo sida awood ahaan loogu kala qeybsan doono.
as\wb asxaabta waad salaman tihiin dhamaan waxaan odhan lahaa nimankan alshabaabka ah ina lamariyo xeerka al shabaab oo maxkamad calamiya lasaro cadaladana la tiigsado iyagoon la dulmiyayn lana samaxay ee waxa sharciga jubolan lala tiigsado yaan odhan lahaa si ay mar danbe u dhicin arintanoo kala waxaaba kasii daran ninkan lagu sheego raesal wasaraha ee maqaar saarka ah ee laleeyahay isagaa amarkaas bixiyay lana hayo waraaqdii badalka ahay ee ciidanka looso dhibay una lasoo hadlay alshabaab haday arintaas ku cadato waxaa fashilmay dawladii fadaralka ahay waxaana lasoo taagi maxkamad calamiya xasan xoolo iyo sacid maqarsaar dadka daga labada jubo waa dad dacada iyaga iyo mamulka ku meel gaadh ka ah dadkuna hday dacad yihiin waxaa layidhi dacadi ma hogowdo ninka khaa,inka ah unbaa fashilmi bal eeg halkay arintu marayso maanta waxa fashilan ra,esuwasare sacid
Nacasku haddii uu caqli leeyahay intuu culusow ku miiso ha iscasilo. Caqligaasi aaway ? Labadii sir ku heshiisa caad bay ku colowdaa. Ciidamadii qaranka ee hubka loo soo dajiyay waa kuwaas maydka ku tumanaya ee isku sawiraya. Mooryaanta maxaysatada ah Allaha ka dulqaado dadka. Kuwaas ayay ilka yarna sii daba fadhidaa.
@ wiil reer Siyaad
Midgaankan talxe isagoo dowladii Siyaad barre ay ciidan soo siisay oo uu ku soo duulay dad shacab ah ayaa wiilal yar yar majaraha u qabtay oo marqaati u ah banaanka jiira baabuurtii looga gubay ilaa hada yaalaan,oo dadka ay taariiq ahaan u daawadaan kkk maskiinyahow hadii caruur lagu cabsiinaayo ciidamado dowlad iyo hawiye iyo itoobiyaan kuma uusan imaadeen ee isagoo mareexaan ah ayuu imaani lahaa.waxaase wax laga yaqyaqsooda ah in mareexaan iyo ogaadeen la is barbardhigo,waayo mareexaan oo dhan jibsin yar oo ogaadeen ah ayaanan loogu tagi jirin,oo dhagaha Ka garaaci jirey oo gabayadii ay Ka tirineen taariiqda ku jira.
Mareexaan haday damiirleeyihiin cabdi xoosh ayey wax u tari lahaayeen
Calaacalkii xoosh…..(Ganacsade Cabdi Xoosh ayaa sheegay in 12 guri oo safaarado deganaayeen iyo Beer laga haysto isagoo waliba magac dhabay raga hantidaas sida xooga ah ku haysta.)
Hadii odaygii reer diini ay saas ilinta uga socota ee rag u soo dhiciya uusan lahayn waa Maxay geesinimada ay ilka yar ku faanayaan?
@ wiil wagar dhac adigaa shaarba libaax isku taabtee adkayso, imisaan kubaryayay adkaysi daridaa? maxaysatadii aan kismayo ku sharfay qorigii aan u dhiibay sow tii subax walba xero isla taagaysay? Maanta wixii ka dambeeya gacan bir ah ayaa lagu qaban doonaa. Yaa isgaadhay.
Maxaysatadii gedo ee qaar kismayo loo soo diray waa kuwa maydka ku tumanaya qaarna barkadeen ee isku sawiraya. Waa waxaas waxa Ilaahay noogu diidan yahay inaan wax ku darsano. Waaga cusub daawada.
kkkkkkkkkk toqoni calaf maleh adeer ccawana mawaxaad keenteen cabaas waa raaskanboni kkkk cabaas kaligiis ayaa diyaarad qaasa nairobi uqaaday halka raadeer iyo axmed cade ay tiyaarada qaadka raaceen @ midkaadan maxamed amiin labaxay ma ciidanka mateexaan ayaa hawiye iyo amxaaro kujiraan mise sheekadaadu waa nin daad qaaday xunbo cuskay mise meesha laga hadlayo ayaad uqabtaa uhuru kenyata inuu xukumo adeer saacidayaa kuhorkaaja dalkana xukumo ee sidii naag maseerey ah markaad xanaaqdanba nairobi ucarara kenyati hakusoo caciliyee waligay kuwaanoo lake war hawiye iyo daarood markii loodirirayey sootuu adeerkaa ina cumarjees horboodayey maaha sootuu afahayeebka u ahaa maaha sootuu kismaayo keenay maaha sootuu SLA LABAXAY MAAHA. sootaan gedo iyo kismaayo ku kufsaday maaha hada hawiye iyo marehan ciidana kamadhexeeyo isku siyaasadna maaha dalkana abgaal iyo marehan ayaa ugu sareeya adinkana anagaa idin xukuna hadaa diidi kartaan wakaase kismaayo imow oo arag dadkaad soolugoysen ee qurba joogta ahaa diyaaradaha sidey ugu ordayaan kkkkkkk adeer meel libaax soogakay lo majoogeyso horaa looyiri ee kenya kucarara saacidnaasagaa kuxukumo fad ama hafadin waalagu fadsiin
Ilka yar aka kabaha Hawiye horaan u idhi in daamamka la jebiyo mooye wax kale garan maayaan.,
Intan in la isla gaadho ma ahayn,
Absame iyo adeerkiisa waa inay halku dheggoodu ahaada Absame Gedo riman.
Action points:
- Waa in kabaha Hawiye aka ilka yar Hiraab laga soo tarxiilaa Kismaayo. House by house.
- Waa in geelooda maganta ku yimaada Jubbaland marnaba ka cabin ceelasha Jubbaland
- Beeraha ay boobeen waa in laga saaraa
- Any business oo ay xoog ku qaateen Kismaayo waa in si khasab ah looga saaraa.
- Raadkooda oo dhan waa in laga tirtiraa Jubbaland.
- Garinleey, doolow, luuq, baardheere, faafaxa dhuun, garabahaareey ,ceelwaaq, buulo xaawo waa sida ugu dhakhsaha badan lagu xoreeyaa,
Maraannu ciidanka ahayn rag aan ku jidho weligood lagama dhaadhicin ilka yar ayaa nasab naga dhaxeeya waa in caqiidadaa beeleed la soo nooleeya,
Adeer we need tro change our political discourse backed with our security vision
Shirkan Nairobi hore ayuu Ali Zubeer idiin ku sheegay inuu ku yimid hoggaan xumida Axmed Madoobe natiijo fiicanna laga sugayn.
Jubbaland anigaa iska leh
Wiil gedo, kkkkkkk go’e cabaas maxbuus buu ahaa oo diyaarad rakaab lama saari karo. Ilka yar wax walba sharaf bay moodi, kkkkkkk siciida heshiisyadii ay soo gashay oo dhan hadduu culusow burin. Horay u sheegeen inay ilka yar uun adeegsan karaan.wuxuu nin xil mooduu ninna xarraga moodaa. Sawaaxili absame waa kii aynu ku wada qaxnay ee hawiyihiina xataa intuu meel uu ku hadho garan waayay uu inooga daba yimid. Culusow xaaskiisu inay Nairobi joogto ha iloobin
Awoow giin olol lagali ilkayar maanta waxa dal iyo dibadba ku bah dilan waa idinka mareexan istmaa ciil gum cadle aya malin wal ba karbaasha geelodi oo dhan qaniimaystay kkkkkkkkkkkkk
@ wiil gedo
car bal sheeg mareexaan keligiis oo kismaayo ku soo duulay ileen kismaayo waan wada joognee,
waxaanse kuu sheegayaa waa hadii ay ku geleyso iyo hadii kale saaka in afarta mareexaan ee kismaayo la soo dejiyey inay walbahaar ku joogaan,masaajidadana ay isku gureen ,waxaan kuu xaqiijinayaa inay yiraahdeen sheekh ahmed madoobe muxuu la soo laabani doonaa,maxaa dhibkaan nagu watay ,iyo waxaa na lugooyey niman dhuuniqaata yaal ah oo xamar jogo.
kkkk taasina ka saari meyso waa sanadkii ay ilka yar jabi jirtay absamana calool jileec waa ka dhamaatay.
waxaan kaloon kuugu darayaa in digniin la siiyey dhamaan geeleydii ilka yarta ee ceelasha waamo ka cabayey,ee waxaan ku leeyahay maalmahaan warkale baad maqli doontaaye adkeyso.
Aniga waxan fariin udirayaa dhamaan beesha daaarood waxan leeyahay cadowgiina 1meel kaga soo jeedsada hawiye waa tashtay ee tashta idinkana iskana dhaafa khilaafka faraha bdn.
To: wiil gedo, kenya maxay naga wada hadashiin, Hadii aad walaal-tinimada iyo midnimada Dadkeena kadoo-ratay inaad Hawiye dabada udhaqdo oo,ay Buundada kugu tallaabaan, waa arin laga xumaado, laakiinse la,soco Gedo ayaad ku-ekaan hadii aad Hawiye kahari-weysid, waligey isma oran Daarood ayaa Hawiye-Dabada udhaqi gaar ahaan beesha Sade, oo markan noqotay Cowro-daarood
Horta mareexaan sade daarood sooma ahayn? haaaaaaaaaa ileen waxay lafac ahaayeen kablalax daarood ismaaciil ! war wuxu horta imisa boqol ayey dhanyihiin? yaraantooda ayaan marka hore gartay halgobol oo ay kaligood leeyihiin ayaan waayey intaan sikasta uraadiyey maansho cabaade ileen waa laangaab war dadaka waa tole haloo naxariisto oo halasasabo oo waliba kismaayo madax halooga dhigo markaa wey qoslilahaayeenekkkkkkkkkkk
Haduu maamul goboleedkan ka hadho GEDO, waa in ILKAYAR laga waayaa JUBBOYINKA geelooduna ka cabaa jowhar iyo wanlawayn. Waa inaysan dhicin xataa nin ILKAYAR ah oo jubbaland safar ku mara. Siday ABSAME ooga dhaariyeen GARBAHAAREY inay ka ganacsadaan waa inaan ooga dhaarinaa JUBBALAND.
Dhammantiin beenalayaal baad Tihiin /xishooda Fadhi ku dirirow
War isku xishooda ..sade waa dad tol ah..ha ku talax tagina ..wax iskula hatra…tankale. markii aan shalay ku la dagaalamay..kismaayo..bare huuraale ..goobaale iyo mooryaan..absame xagee joogay..?
waxaan filayaa dadku wax badan ayay isku qasayaan waxaa jiray erayo aan ka qoray ninkii bare hiiraale ahaa markii oogu danbaysay kismaayo ee uu sii cararayay oo ay bbc waraysatay isagood moodaysay hadalkiisa inuu yara xiiqsan yahay oo uu woxogaa soo orday ayaa mar su aal lawaydiiyay kusaab san say wax ujiraan ayaa wuxuu yiri soomalidu say wax urabaan wax ooma sheegaan eraygaa oo uu asiibay markaan dib uqiimeeyay sababtoo aha isaga iyo beeshiisa ayaanba say wax urabaan iyo say wax usheegayaan is khilaaf santahay tusaale ahaan waxay sheeganayaan inay joobiyinka dagan yahiin mar ale markii dagaal dhacana gado inta kasokaysa kuma nastaan away daganashihii jubooyinka ee ay sheganayeen?hadana waxa lawaydiiyay waxa jubooyinka kayaala isaga?wuxuu kujawaabay waxaa iga dagan laba xaas kkkk oo ninkii laba xaas kadagan yahiin magaalo ma wadankuu leeyahay?imisa xaasbaa naga dagan anaga gado iyo dhuusa mareeb marka intaas dhan waxaan ooga golahaa inaan dadka jubooyinka fahansiiyo beeshan gado kasoojeda inay moodayaan meesha laba xaas udagan tahay inay iyagu leeyahiin oo ay kuxisaab tamayaan@absamana dhulkii uu shalay lahaa ee baaxadaan arkay lahaa markuu mareexan uga samray intii kusoo hadhay in la dhaho labaxaasbaa naga dagan oo anagaa leh saw garrtood ma aha farqigaa ayaa inoo dhaxeeya iyo damacaa marka yaan lagu daalin meel soke iyo sheeko jilicsan waxaan kusoo gaba gabayn lahaa in halkudhiga absame ee maanta laga dhigo gado anigaa iskale
intaa waxaan kudari lahaa dhawr arimood oo kala duwan oo ubaahan in midkasta siday tahay loosheego mida 1:in aan waxba lays caayin oo erayada iyo magacyda aan fiicnayn ee carabka lagusii dhajinayo wakhtiga lagudhumin ee si caadiya loodoodo ilkayar iyo ilkadheer iyo waxaa lagu mashquulin waaba laysdiliye maxaba layska caayi 2:waxaa aad loogu soo celceliyaa erayada darood,in lawada dhashay,ninba suu doono ha u adeeg sadee.arinta iyadana waxan odhan lahaa cid isku haysata in lawada dhashay majirto oo waa xaqiiq lakiin waxa laysku hayaa taa ma ahee waa dan gaara iyo damac nololeed taaso beshan gado ay is tustay dhulka absame inuu kanacfi badan yahay koodii sida darteed ay tahay inay dhinaca ka cidhiidh sadaan iyagoo kafaa iidaysanay jaanis yadii ay helen xiliyadii dawladii ay xukunkeeda hayeen iyo 20kii bur burku jirayba,iyo iyagoo is tusay in beesha absame tahay laandheere dagan isku dagaygii kobaadna waxay kafuliyeen gobolka gado oo beshani kalabadh daganayd iyagoo kugulaystay damacodii,intay dawladi burburtay kadibna si aan loo xusuusan dhulkii ay boobeen ayayba dhaheen dhulka absamoodhan anagaa leh.beelwayntii absamana wax helayba waxay noqdeen fadhi kudirir kolba mesha loogu yimaad kasii ruqaansada.madoqonimada lagu sheegibaa?ma ilow dhawyahiin wixii somaray maxasuustan?madhalashadii horay xeerinayaa?ma quudhsibaa?ma qadiyad kafog ayay kumash quulsan yahiin?idinkaa kajawaabi iyo inay wax kale jiraan oo sababay in guryahoodi loogu galo!waxaanse xasuustay tix kujirtay gabayadii abwaan dhodaan oo odhanaysay(takartaa maroodiga liqdaan soo tuf leeyahay)
intaa waxaan kusii dari lahaa wax yaabaha sahlay in maanta dhulkii ay beeshani lahayd intii laqaato intii looga tagay ee usoo hadhayna ay noqoto mid markasta laysku haysto taaso ay ugu wacantahay waxyaabo badan oo ay kaw katahay saamayntii uu kuyeshay gumaystahii ree yurub oo aad moodo qorshahii lagu kala qaybiyay in somalida uu kayimid gumaysigii yurubna ay kuqanceen eleen waa xeelad katimid nin xog ogaala taasoo macnaheeduu ahaa in awooda beeshan aykuleedahay lawiiqo maadaama aan loobabac dhigikarin sida darteed ay khatar kuyahiin somalida kale iyo gumaysigi yuruba tasoo walibana taatig lagu daray oo sadexdii dawladood ee africanka ahaa elakala raaciyay lagu dhax daray inyar oo somalida kala aha si markasta ulasaftaan dawladaha una kala ilaaliyaan inay is fahmaan beeshan iyo dawladahaas taasoo beesha ku keentay kala daad sanaan badan iyo in midkasta meeshiisa waraabe ku cuno dhibaato dheer kadib oo ay beeshu somartay waxaad hada moodaa in ay soo fahmayaan waxa kakhaldamay iyo meesha ay tahay inay maraan iyagood moodo in beeshan iyo adeerkood ay khibrad kaqaateen wixii horay ooga khaldamay iyo khayaanadii somalidii ay uhaysteen walaaladood oo ay maanta wada fahmeen siqiir iyo kabiir isku mawqifna kayahiin.maxaa marka maanta is badalay oo somaali oodhan kadhawaajiyay ilaa jabuuti?waxaan odhankaraa absamoo dantiisi grty,iyo is fahanka dhax maray dawladahii ay kamid ahaayen ee lookala shekayn jiray.tasoo irbad kunoqotay kadhawajisa somali.marka absame waa soojestay jiilkanaga hada jooga anagu waligano qabiil manaa qayrsan ee dawlado unbaan is haynay dawladihiina waan kahelay waxaan karabnay hada waxan xaaqaynaa wixii intaan mashquul sanayn meesha soogalay ee kolay gacantanaduu meelo badan bay gaadhiye marabinse inay ku horayso kuwa sokeeyaha ahe yana nagu kalifin inay gacan nooga dhacdo hal ayaan kusoo gaba gabaynayaa oo usheegayaa beshan gado waxan comment yadiina ku arkaa idinkoo kujima tuuranaya haduu kismaayo dagaal kadhaco gurmad kayga saacado kadib ayuu imaani marka anu waan idiin sheegi xaalada absame eemanta iyo taad barateen kala duwan gurmadka absme saacad xitaa qaadan mahayo dhuusa mareeb iyo doolow iyo kismaayo kol unbay kawada bilaaban waana udiyaar ciidamadii loogu talagalay hana ku xisaab tamina in kismaayo markaad kasoo cararto aad doolow ku neef tiran kkk sokenye khaldan unbaa tahe si wax kaaga hadhaan yaan inttaa sirta ahana kuugu sheegay
Taariikh wa mawaaqif tuxfadu fii sijillee al-taariikh
Taariikh iyo mowifyo la xusi doono.
__________________________________________
Ali Zubeer says:
23/09/2012 at 7:56 am
Dhaxaan ilka yar arkay dhibacna hoorayne
Dhaxeey ku naaxeen dhaca waaberi e
Dhaxeey ina huuraale daba rucleeyaane
Dhaxeey habar gidir iljeex dhabanka saaraane
Dhaaxeey dabadhilifnimo dibad u seexdaane
Dhaaxay gumeysiga madow dadab u qaataane
Dhaxeey diinta Eebe danab ka doortaane
Dhaxay dacay laalaadeen doqomadoode
Dhaaxey dal nin leeyahay daba mareeyaane
Dhaxeey dhabar jeediyeen gumac jawleyntiiye
Dabadeedna calaal iyo catow la ooyaane
Damiir laawayaal weeye derisyadoodiiye
Markaad daanka jabiso bay kuu irkanayaane
Ina adeer aan jidhin bay ku akhrinayaane
Hadba haaddaad saaran tahay bay u habranaaye
Hadda waa kula Darood hadhowna waa ilka jeexdiiye
Adhax jab Dabadeena ku odhan ina adeertaydiiye
Darood baan kula ahay bay kuugu abtirsanayaane
Oo ilma qubadkii ku odhan jiraarka igadaa waan ku dansheegte e
———–
Ali Zubeer says:
18/05/2012 at 7:46 am
Gabadhu way mahadsan tahay waxaana loo baahan yahay in dhamaan dumarka Absame iyo adeerkiisa ee ka soo jeeda Jubbaland ay tababar iyo hubka qaataan si ay isu difaacaan.
Difaaca waa madhlab sharci ah iyo daruuro ijticaami ah haddii la ddoonayo in lagu sii baaqi noqdo dhulka hororka oo dhan uu soo tafaxaytay.
Dhinaca kale marka laga gubdo political incorrect Kenyaanku kama duwana mooryaanta USC ama ilka yarta ama TFG.
Doqonbaa wax garan duulku nooma dudayaane
Digdignta beenta ah dan kalaa loogu door xuliye
Dakanadayda maqan bay dadab u dooxaane
Dalkayga dhacan bay horey u diirteene
Dalbaan idiin qaban bay gafuurtu ku dikrinayaane
Goormay kufri maciisan jireen gabannadaydiiye
Gar goynta rageed waa loo garwaaxsadaaye
Guulamo hadal wax ma taro gelin habaabkiiye
Gebi dhaclayn waa ku ceeb galala xoorkiiye
Garwaaqsada xaajada waa inoo guddoon tahaye
kab iyo lax xaar ayaa ka da.aya 300 oo wiil oo kismaayo soo dulgaday ayaa qayladaas oo dhan ka keenaysa war wuxu adkaysi xumaa
yaa is gaaray dabada dhuuqsada dhamac iyo baaruud ayaa idin sugaysa hadiinaan hogaansamin
is qaad qaad ayaad bilawdeen adeer 21 sano ayaad ii hogaansanaydeen oo aan boqor idiin ahaa
bur burkii ayaa wax idiin dhimay maskasda ayaa la.idinka galay ayaan filayaa
bal adoon Sayidkiisii isku taagaya ciqaabtiisa iisheega diiniyan? culimana waad ahaydeene kkkk
is dajiya oo hogaansama barwaaqo ayaad naga qaadaysaane nuguna qadi maysaane
waxba ha walbahaarina kab iyo lax waan idin wanaajin doonaa waa dhab waa biya kama dhibacaan
hadalkayga jubaland waan idiin dhisaynaa xilal fiic fiicana waad ka qabanaysaan oo ay ugu horayso waziirka xoolaha iyo ilaalinta deegaanka dhirta iyo daaqa aga ayaa iiga kiin roon
wax fahma
absamoow ilkoyar labaatan sano oo tababar mooryaannimo ah ayay xamar ku soo qaateen wali macalimiintoodii indhocadde iyo goobaale ayay ka samri karin see ayay idiin raacaan