7 Responses for “Jeneral diini iyo dhagabadan xilka lagala wareegay(daawo)”

  1. yoonis yare says:

    kkkkkkkkkkk waxaan ku qoslay generaal indhacade oo dirawal qoryooley ka ahaan jirey marko biyaha dadka ka gedi jirey oo maanta generalada ka mida hawiye ma xishoodan miyaa meytidiin wasa war soomaaliyeey ragi academic ahaa meeye guri ba,ay iga dheh no offence is my comment

  2. wiil waamo says:

    kkkkkkkkkkkk war indho cade ma bililiqadii marko buu ku noqday general

  3. abdirashida says:

    Acudu bikalimatilahi taama qolkan aad arkeysan waxa fadhiya wa wada general darajo kale o ka yar ma jirto ciiidamada qalabka sida ee wadleeyahay is saraakiisha wa isku qorsheysan general ugu yaraan wa inu dagaal galin kara 3gaas o gaas waliba ka koban yahay gutoyinkiisa qaybihiisa kala duwan madafiicdiisi taangiyadiisi difaaciisii cirka ciidankiisi lugta iyo logistakadiisi iyo qaybtiisii engineriyada iyo qaabka ciidankiisi u dagayo dhalanrogadiisa iyo beerihiisa miinada ah ciidanka somaaliya maanta leeedahay ee wasarada gaashandhiga sheeganaya waa kuwa xamar jooga ee xero ay ku hoydan aan laheyn qoryohoodana xaafadahoda ila jiif tago subaxiina meeshu rabo shaqo ka bilaaba iyo baarasho hawiye halgankodii iyo burburinti dawladii somaaliya hal mar aad janano aad iska buuxisaan bay aheyd waa ku janan magagas markasa indha cade o darawal gadiidka qaranka ka tirsanaa ahaa dambiila ahaa dad laayey shabeelada hoose tacadiyo ka geystay ahaa criminal war ku sifoobey ayaa rankig general wata xasan culusowna wa ujeeda somaaliyana daacad ban ku maamulayaa buu ku leeyahay wa bilaahi tawfiiiq asc wrt wbrt

  4. cumar says:

    Bisinka soo indhecade maaha wuxu

  5. mohamed says:

    wax jiro ma’aha. darajo badanaa.waa all generals

  6. siyaasi says:

    Subxaana ALLAH Lacagtu waa Kunaa U yar Kunaa U weyn Halkana WAa General Aa u Weyn General Baa U yar, Beesadda Baaqi Soo Celin malaha, Amarkana Ka Noqod Malaha kkkkkkkk
    Waa Arintan Arinta Keentay In Xabsiga dad Lagala soo Boxo oo La Dilo

  7. Dhoodi says:

    Mar haddii waxaasi Indho Cadde yahay jeneraalnimo dhimatay, waxaase igala liita kuwa saraakiishii hore ah ee ogolaaday in darajo been ah oo jeneraal gaarta lala dhinac istaago. Ceebay tacaal, maxaa meesha lagu bahdilmay!!!

Leave a Reply