Afhayeenka Beelaha Hawiye Ahmed Diiriye “Dhaqankii Mooryaanimada Wax Lamid ah Ayay Ku Dhaqmaysaa Dowladda Xasan Sheekh” (Dhagayso).
Afhayeenka Odeyaasha Beelaha Hawiye Ahmed Diiriye Cali oo dowlada Madaxweyne Xasan Culusow ku tilmaamay in ay leeyihiin dhaqan Mooriyaan kadib Markii dhalinyaro ay isku beel yihiin lagu lagu laayay magaaalada Muqdisho.
Halkan ka dhagayso wareysiga Axmed Diiriye Cali MP3
waamonews.com
Markii horaba isgaa u buraan burayay iyagay u taalaa maxaa naga galay mooriyaan is dishay
Ma haday ogaadeen imisaanu lahayn Xamar waxaa taladii la wareegay mooryaan dawlad isku sheegaya yaa idin gaadhay dheh aaway duq xaad waa saasoo waliba uu hub doonayo inuu
la soo dego cid kalena wax ku yeeli maayo aan Hawiye Ka ahayn
Inuu goboladiisa ku noqdaa u fiican intuu Hawiye Hawiye ku hayo,
War dilka lama yaabanee, qarin la’aantu la yaabban yahay oo mooryaantu u baaqayaa inay wixii ay dilaan meelaas soo dhigine ay qariyaan. Ileen 22 kii sano isagay ka amar qaadanayeen oo kaabahoodii ahaaye. Mooryaanka direyska loo xidhay wixiisii umbuu yaqaan. Cidna dhaqan celin uma samayn.kkkkkkkkkkkk Indha cadde oo labisan miyaadan arkayn. Waa see through oo mooryaanimadii baa ka dhex muuqata
Waxa xamar lagu halaagey waa waxaas dadka ducafada ahna waa mustabaax iyo xalaal sida shabeelooyinka xamarwyne shangaani iyo baraawe kooda xoogana waa lama taabtaan iyo xaraam
walle xamar baan dagin maxaa nin islaam ah oon waxba galabsan dhigiisii qabtaa isma qabato somali qadhmuun.ninbaa yiri ( mar hadaan ka gabyay go’aygiina ka qaatay iglantaa gubamanys iyo Ingiriiska dhamaaday maxaa iiga gidiish ah ) culusow iyo in cumar geelaba intay Daarood isku dirayeen bay hoostoodii ka dhallatay,waa maxaa iiga gidhiish ah.
JAWAAB FAAY CADEEY:
Ina abti macaaaneey, DAAROOD ISMAACIL IN AAD TAHAY SAXAR IGAMA SAAREE, SOO DHOWOW, SULEEKHAAY, FAALADADO WAA NA DEEEQDAY.
Ina abti macaaneey: hal sheey aan kaa codsado: Magacaas FAAY CADEEY naga badil oo la soo bax: QALANJO DAAROOD>
Wa bilaahi tawfeeq
BARAWANI KING
Marag ilaahay in dawlada Xasan Qoslaaye mooryaan tahay. waxana taa caddaynaya:
1) in Xasan iyo kooxdiisa Damjadiid ay sagaashanadii uga baxeen ururka Al-islaax si ay mooryaantii Caydiid ugu biiraan.
2) Axmed Diiriye oo mooryaanta afhayeenkooda ah cidina kama badiso dhaqanka mooryaanta, isagana ka marag kacay, haduu marag galo.
3) Dawladi cidday rabto inay khaarajiso hoos hoos iyo siyaasad maldahan bay kula dhaqantaa oo dabadeed raqdood iyo ruuxood mar qura la waayaa, ee ma dad gacanteeda ku jiray oo lagu ogaa bay suuqa maydkooda soo dhigtaa. Mise shacabkeeday hagardaamadiisa Alshabaab uga soo hilba qalataa oo iyadoo afka dufankii alshabaab kuleh dad lasoo horfariisataa sida Kismaayo ka dhacday.
beesha waamo news waad maadsantihin siida add runta uga shaaqeynaysan , waaxan laayabe raagan waaxay ku noolayen xaaran waax 30 saanadod dhaan , marka illahay waa ka caafiyad daambigada isaga kaa gashay laakin waaxa illa quumaan inn ay toobad keenan oo xollay shaacaabka aay kaa haysteen haa iska celliyan . my advice to hag duuq mooryaan the thugs government in Somalia and his stoojes , while alive i have promised not to set food in sow call capital of somalia the assasin deen ,but do Hawiye have real somali patriot or is that all that xaaran that they been living since 91 have changed there behaviour where they thing it make two wrong to make it right ,toxaamr people the rest of the region want to have peace and prosperity and you have limited time to get it right