|

Dooro Calanka Uqalma dowlada Jubaland State of Somaliya

Waxaa isa soo tarayaa dadka soo gudbinaya naqshada Calanka Jubaland state ay la jecel yihiin. Akhristayaasha ayaa dooranaya Calanka qanciya kadib waxaa loo gudbini doonaa calanka naqshadiisa lala dhaco maamulka Jubaland.

Hadaba hoos ka daawada naqshadaha cusub ee na soo gaaray iyo kuwii aan horey idiinko soo gudbinay.

(calan 1)

jubaland flag maroodi

  (Maroodiga Afmadow iyo Ugaar Joogta Waamo)

Please vote for this flag. The design will be among the selection will be made at the Jubbaland State Conference in Kismayu. Also if you have question or concern please, do not hesitate to contact me at: Mhirsi26@gmail.com

(calan 2)

Jubbaland State Flag-2

Calankan waxaa soo gudbiyay Mustafe Xaaji..

 

calamada hoose waa kuwaan horey idiinku soo gudbinay haatana tartanka bay ka qeyb gelayaan, Waxaana noo soo gudbiyay Mohamed Abdirisaq Mohamed oo ku sugan Denmark

Jubaland waa meel khiima badan waxay mudantahay in loo doorta Calan quruxbadan oo ka tarjumaya deegaanka. Hadaba dhamaan dadka reer Jubaland way soo gudbin karaan calanka ay isleyhihiin wuu u qalbaa Jubaland state.

(3)

jubaland flag1

(4)

 

jubaland flag3

(5)jubaland flag2

 

 

Fikirkaaga hoos ka dhiibo iyo calanka aad dooratay.

 

 

59 Responses for “Dooro Calanka Uqalma dowlada Jubaland State of Somaliya”

  1. waxan u codeynayaa blue . Green kaas baan aad u jeclaan lahaa in laga dhigo oo waliba blue ga koor cagaarkana hoos xidigta cadna blue ga dhexdisa la saaro waliba qaybta kore only intaas baan u doortay dhexdana rabi tawakal looga qoro oo carabiya

  2. Wardher boy says:

    Asc dhaman akhyarta sharafta leh ani calanka 1aad. Iyo jwb ninka wata rer siyaad.ogow gbdh hadad caydo tina un ayad cayday e adr gbdha cayda nogada wa hadi ad tahay nasab

  3. Galty Buulo Amow says:

    Asc,waan la dhacsannahay aad iyo aad howsha,dadaalka iyo kartida
    aad muujiseen,waana idin garab taagannahay walaalayaal,waana guul
    u soo hoyatey Guud ahaan Somaliweyn,Gaar ahaanna Bulshada ku
    nool Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo….
    Calanka aan doorannay waa kan Kowaad ee Maroodga wata ‘No One’
    Hase yeeshee Sawirka Maroodiga ayaa u baahan in la beddelo,layare
    weyneyo lana Qurxiyo…. wax baa ka dhiman ayaad moodaa?
    Waad mahadsan tihiin dhammaantiin,wabillaahi towfiiq,wcs.

  4. Qoraxay ogaden says:

    Asc adegayasha wamonews wan idin salamay Waxan doran laha midka 1aad cagar gudud cadin iyo bulug lkn gududka kor hala mariyo

  5. Cabdi says:

    Waxaan inoo doorayaa kan u hooseeya wuxuna ka tarjumayaa Soomaliya Barwaaqo Iyo Islaam bishu waa calaad Islaam, cagaarku waa calaamad Barwaaqo, inta kalena waa calankii wadanka fadlan kaas halaynoo dooro waad Mahad santihiin.

  6. mahuran says:

    Maroodiga afmadow iyo ugaadh joota waamo. Waa astaanta jubada hoose lagu yaqaano.
    Marka astaantii jubada hoose lagu yaqaanay yawn laga tagin. Maadama kismanyo tahay magaalo madaxdii jubooyinka.

  7. Ali abaskuul says:

    Waxaan dooranlahaa 1aad ee maroodiga leh

  8. Abdalla says:

    ASC. Waxaan ucodaynayaa calanka 1, laakin maroodiga colorkiisa halaga dhigo madow.

  9. yoonis yare says:

    waxaan ka mid ahaa dadkii soo jeediyay calan red grean iyo white maroodi dhexda kaga jiro markaa i vote number 1

Leave a Reply