Arligaad dhaxjoogtiyo ogaadoow ogoow in aad adigu leedahay asalkiisi hore iyo jubooyinka oo idil
Arligaad dhaxjoogtiyo ogaadoow ogoow in aad adigu leedahay asalkiisi hore iyo jubooyinka oo idil.
Waxaa mahad u sugnaatay alle weeyen kor ahaaye ii suura galiyay
in aan fikir keeyga idin soo gudbiyo .
waxaa aduunyada calamkan aan ku noolnahay ka jiro , waxyaabo sideedaba kaayabiya
oo ku beera naftaada sualo , badan oo soo noqnoqda kuwaas oo aad u kala garan waaydo
in dadka hadlayaa aaysan dhago hoodu afkaada maqal iyo in aay walan yihiin , waxaan oga jeeda walida hadii aan u soo noqdo , sideeda walidu waay nocyo badan tahay , oo mah mah carabi ah ayaa ti dhaah da sidan tan (الجنون فنون)oo aay macnaheedu tahay waalidu waay noocya badan tahay , waxaan ka wadaa taas, dadka somaliyeed ee ka hadlaya wax aan wax ka khusaniin maaysan aheeyn walidii nocyada bad neeyd mise maysan ku saleysmayniin ,maah maahdii somaliyeed ee aheeyd ,adoon cidankaada la rabin ooda culus qaade , aan u gudbo u jeeda deeyda, sideedaba , xaqdaradu waa mida kala geeysay umad dad dal iyo diin, ka dhaxeeysay oo maalin qudha ku dhaqaaqay ,xumaan xaasidnimo ku dheehan tahay ,in aay ku dumiyaan qaran dhisnaa oo dalka iyo dadkuba ku daganayeen , walow ay jireen wax yaabo laga tabanayay xukumadii markaas jirtay ee somaliya , balse waxaa iyana is waay diis leh ,? hadii aad garatay in aad dumiso qaran maka fikiratay waxii badali laha = jawaabtu waay iska cadahay oo 22 sano dalka iyo dadkuba diif ma muteeysteen haduu aay jiri laheeyd fikir saliim ah oo keeni kara in aad ku fikirto dumisaye dhis , hadaba ,hadii aan hoos u daadago , markii aay dalku gacanta u galay niman kii xag jirka ahaa ee dadka iyo dalkaba gil gilay ma jiro , qof ama aan i dhaahdo umada somaliyeed ,kamaysan hadli jirn jubooyinka iyo kismaayo toona ,taasi waxeey ku cadeeyneysaa in aay meesha ku jirto sual ?
balse waxaad moodan markii , shacabka dagan iyo umaduba ayahooda in aay ka tashadaan u dhaqaa qeen ,in aay dhaman , umada somaliyeed inta neceb wanaaga aay u dhaqaa qeen sidii aay oga hortagi lahaayeen , iftiinka nolosha jubooyinka , dabcan waa arin uu dareemi karo qofkii aqli u saaxiib ah , hada , suashu waxeey tahay ayeey khuseysaa arinta jubooyinka in aay ka hadasho ? taas jawaabteeda aan idin daayo , balse , dowlada uu xasan sheikh hormuudka ka yahay maxeey u hor ordeysaa oo aay gaashan daruurka ugu tuuraysaa arimaha jobooyinka , sual ,? waxaan odhan karaa anigu fikir ahaan in uusan xasan sheikh aheeyn niin aqoontiisa aqli ku darsaday waayo hadii uu aqoon lee yahay uuu san aqli la kaashaniin , waxeey sababi kartaa falalkan uu ku kacay oo kale , falaalkas oo aan saldhig ooga dhigi karo mid xamaasad qabiil sal u ah , hadaba , hadaan ka turjumaano dareenka
shacabka somaliyeed ee jubaland ,waxeey tahay , waay soo dhaafen xiligii aay ku jireen (sabarnaa waloow karahnaa,) waxaan oga jeedaa taas , macnaheedu , inbadan ayaan anagoo dhibsaneyna nala dhibayaay , oo aan ku samreynay , hada se, umad waliba ayeheeda in aay ka tashato iyadaa, leh , niinkii dool kuyimid baay geeridu dhibeysaa:
waxaan baaq gaar ah oo xusid mudan u dirayaa shacabka jubaland , in la gaaray wakhtii horumarka , caalada sinanta , oo , aan ka tagnay , ficilkii nimankii umada somaliyeed 22 hoos u dhigay ee ahaa ku qadimeysiid ee ku qabso.
isku duubanaan waaye danteenu …
guntiiyo gabagabdii ayaan w adeegta , waxaan salamaya bahda waamonew ee sida wanagsan shacabkeena ogu adeegta goorwalba goob kasta, waaad salmantihiin
dhamaantiin
mhadsanidin .. s,c,w
qore mohamed khadar cabdullahi.
khadar_618@hotmail.com
MUQDISHO iyo HAG(hawiye action group) ma rabaan inay kismaayo dhisanto oo kala dambayn ka dhacdo. Horumarka muqdisho ka socda in lala wadaajiyo magaalo kale ma rabaan. Wax kasta way isku dayayaan inay soo diraan Sida ILKAYAR, RRA, ALSHABAAB. horumarka wadankeena yaynaan cidna u daba fadhiisanin, waliba dadku wuu isdhaamaaye HUUTU iyo rer walawayn.
@ wiil reer zino i wish i`could see u waxaan ku`oran lahaa inaad soo weeyseesato marka aad wax kasheegeeyso reeraha adiga kuleh weligeedna kulaa illah kasokow maxaa yeelay waad ogtahay misna waad maqashay taariikhda nuuroow sed lama saluugo aakhira intaan ayaa su`aal kuugu filan xigmadaas haddaan maqlin soowareeyso waxeey baad laga qaadi jirey ilkayarta oo gabdho iyo xoolo iyo dharba isugu jiro soowareeyso waa laguu sheegiye duqeeydiina daalan soo weeydii waalaguu sheegiye, mideeda kale waxaan ku`oran lahaa misna aan ilaah kabaryaa ineey colaad dhexmarto ilkayar iyo absame waa leeys baran lahaaye maxaa yeelay weli dagaal isagama eeysan hor imaanin xitaa waan kaxumahay haddii ay nabad kudhamaato oo jubbaland lagudhawaaqo leeyskuna afgarto maxaa yeelay raggu isma baranin soodhowoow sxb fardo leeysku haayo maxaa leeyskaga faaninaa!!!
Tumaal ree siyaaad dadkaadi baa dayacan oo kolba meel u hayaamaya dal iyo dibad ba waxa ku bah dilan waa ilka yar laangaab ayaad ka tahay soomaliya marka hadal ba kuuma yaale heeryada kusaaran iska qaad horta
Tumaal reesiyaad hal jibsin oo ogaaden ka mid aha ayaa kaa adag ismaaciil gum cadle ayaa kaaso eryay kilika ilkayar sokuwaan kasoqaday geeli uugaamaleey maha war miyaad ilowday taarikhdi ugaas nuur cabudhiye idin ku dhigay xoolahadi oo dhan baan kaa faramaroojiyay hadana anaad lahayste iitahay cid iga kaa celin majirto saa un baan ku kar baashi . Tumaaaal . Ilkayar
Nimanka ceytamayaa ma aydaan fahmin waxa wiilka Aqoonyahanka uu qoray marhore ayaan idinka Codsaday xishooda /xishooda ceyda jooji ya /daaroodka dhaladka ah ma ceytamaan
Xifaaltanka ama kaftanku waa meeshiisa, ani waxay ila tahay in la dedejiyo dhismaha dawlad-goboleedka jubbaland oo ay u dhan yihiin dadka asalka u leh, hormoodna u yahay absame iyo adeerkood.
@DR wadani sxb waad mahadsan tahay ceeydana mafiicna waa runtaa laakiin sade daarood dhalad maahan qisada inaad maqashay mooyaane sade micnaheedu waxaa weeyaan gabadhu ninka weey sidaaye aansiino hor gal uu aahaa odeygi daarood islaanti direed wuu udhuuntay, inaad maqashay mooyaane gabadha doonbiro direed aheeyd in mudo ah ayaa odega doorood loo diidanaa sidaas ayaa ku kaliftay inuu garciyo daaroodna sidaaye ayaa curad u ahaa marki uu garciyey kadib ayaa lagu daray sade=weey sidaaye siiya!!! saas aawgeed daarood dhalad ah ilkayar hakasugin
horta dhalita halkan wax ku qorta dhamaantiin waan idin salaaamay, waxaan umaleeynayaa dhamaantiin waxdtihiin dayar aan taariikhda soo jiraaga ah waxba kalasocon sababtoo ah hadii aad wax ka ogaanlaheeyden tariikhda medandhahdeen afsame iyo ilkayar waligood isma dagaalin marka hore reerkan afsame ladhoh waa dad nabada jecel oo dulaaqaad badan hadeyse nabadu durukto waa niman markey cold qaataan aan la agmarmarin,hada kahor wax dhacdey sidan ookale ayaa ilkayar afsame lagakariwaayay halqoys oo afsame kamida ayaa dagaal kuqaaday makaasaa ilkayar lagugagabeyay dhuuso mareeb magaaladaas magaca waxuugu baxay markii ilkayar afsame kuyidhi ilkayareey masocon kartaan ma fariisan kartaan mana seexan kataan ayay dheheen ugaas kadaloob ma kujiraa mar kaasaa loogu jawaabey maya markaas bay noqotay kadaloob waa kuunto wadkeet,
malintaas ayaa ilkayar qax kutagtay gado maantana haday kamaarsan waayaan taa tulamida ayaa meel ku sugeeysa waxaase ufiican ilkayar ineey gaabsadaan maanta oo uusan tareenka uu wado afsame hu ay raacaan in tuusan dardarin waa saa lasocda.
slm ckm oll akhyaarta wllayaal waxanhy dad wlala ah.
Diin dhaqan, af dhamaan wadaago, waa laga fiicnyhy,in aan dib unqono,oo aan caay aflagaado iyo hurin dagaal ku laabano, anaa ka weyn iyo anaa kaa badan iyo anaa kaa fiicn waxba matarayaan, hala isu soo reebto,daaroood wa wlaaal, hadad qurbaha aragtaan,waad yaabeesaan sida dad aan waxba isu galin uwada noolyihiin, waxn heesanaa barwaaqo dhul baaxad weyn waa nagu wada filanyhy, aan ilaaah ka cabsano,dhulkiisana kucaabudno,anagoo ehela isu naxariisaneena,isu samreena,isu gargaareenaa, wlah hadann sidaa yeelin, cidnaa lagagamaa tagayo,gaala xun ayaa aakhirka na gumeesan,waanaa ka shalaaneenaa,plz qof kasta waxad masuul katahay,naba,waxd masuul katahay,caruurtaada,qoyskaaga,ehelkaaga qarabadada,iyoo qabiilkaaga,ana waxan idinka codsanaya,ninkasta,inuu dhisto gurigiisa,ka kuxiga ama dariskaaga,ha kuugu da,yo,war nabada nabada nabada,nbadaa naas la nuuga leh, anigu daarood ayaan ahay,nabadana waxn la jeclhay dhamaan umada somaliyeed,iyo muslimiinta
@nasteexe colaadaas waa ay yareeyd maxaa yeelay waagaas absame ayeey kamid ahaayaan un qaalin geel ah oo reer sacad leeyahay ayeey sooxadeen halkaas ayaana looga daba yimid qaalinta iidoor ayaa loosoo gaba gabeeyey waalagawaayey ayagaa loogu yimid sidaas ayeey cinqaabtu kutimid waadna ogtahay waagaas ayuu baxay mareexaan gedo riman kahore waxeey kamid ahaayeen maxamed subeer kadibna bahgeri oo ilaa hadda marki ay ogadenia joogaan ay sheegtaan haddii kale muuse gumacadle ayaa kasoo saaraayo sidaas aawgeed dad tolka kammid ah waa ineey kutiirsanaadaan,waagi dowlada ilkayarta siwalba aaloohubeeyey shilaabo muusa gumacadla ayaa ooga dhaartey soodaaya dheh waxa aya hayaan
halyeey waan kusalaamayaa laakiin taariikhda sidaas ma ah ee dib kasoo wareeyso oo kadaa malah
aad kucabirayso tariikhda dadka afka soomaaliga ku hadla maahmahdooda wax kamida tariikhdu been maqorto laakiin dadka ayaa kabeen sheega hada tariikhdan waa sida ay usheegtay nateexo soo wareeyso waagas afarsano oo iskuxigta ayaa ogaadeen la soo weeraray waxaan soo weeraray waxana sookala weeraray majerteen hawiye idoor mareexan afarta qabiil midwalba waxuu islahaa hada ogaadeen qoladii hore ayaajilcisaye ogoolkaqaad qolakasta ayada ayaa jabtay lagabagabeeyay
markaas ayaa waxaa soo baxday maahmaah ladhijiray nin ogaadeen maqlay sigay nin ogaadeen arkayna dhimay ee halyeey soobaro taariikhda